Hassan Adan Samatar Koredooy Kobing Meraashe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 2 ปีที่แล้ว +6

    Great song you believe or sahal maalin ciise ayaa alifiyay laxankana jiim sheekh muumin cadkana xasan aadan samatar

  • @HuseinMahmoud
    @HuseinMahmoud 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyadii abwan sahal macalin ciise

  • @redback043
    @redback043 ปีที่แล้ว +1

    Allaa kaa koreyee Xasan Aeden Samater 🌹🌹🌹🌹🌹🌼🌼🌼🌼🏵️🏵️🏵️🏵️🏵️🌸🌸🌸🌸🌸🌷🌷🌷🌷🌷

  • @aadancunaaye4762
    @aadancunaaye4762 6 ปีที่แล้ว +16

    Waan jeclahay heesaha xasanoow eeddin I like it

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 2 ปีที่แล้ว +5

    Anigoo kabahaaga tolaaya oo kuu ordaayaa ayaad karfanteeyda toleeysay waa hees macna weeyn ku fadhiso inkastoo aanan fahmeen marar badana asxaab aan leeyahay ii fasireen yaa salaam laxan durbaan cod kaban wuxuba waa is wataaan Samatar fanaanka la holin waayey ee maay iyo maxaa tiri

  • @mohamedabdiaden4667
    @mohamedabdiaden4667 หลายเดือนก่อน

    2024 listening from hindia New delhi ❤

  • @hugfiye
    @hugfiye 3 ปีที่แล้ว +3

    Tan hees iyo Badh waa dhaaftay ,waxaa la orankaraa waa labo heesood oo lays raaciyay.😍🤩

  • @زهرهمعلم-ش6ص
    @زهرهمعلم-ش6ص 3 ปีที่แล้ว +4

    2021 Anigoo Koboga tolayoo King dahiya nee Kabalaw Karfantaa Tolowa Inka Altee koroy in weloy.

  • @AbdirahmanAhmad-y5b
    @AbdirahmanAhmad-y5b 3 หลายเดือนก่อน +1

    YA SALAAM WAYO WAYO XASSNOW.

  • @zakariamoallimomarisiyaase4333
    @zakariamoallimomarisiyaase4333 4 หลายเดือนก่อน

    Kobon miraazhe 2024 marqaana ikeenay

  • @cabdullahixusencali6164
    @cabdullahixusencali6164 2 ปีที่แล้ว +3

    Korodoy waa hees macan

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 7 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhu qurux badanaa ayadoo make u marsan dadkii hore qurux kuwa hada jiro xuux waaye

  • @hassanibrahim300
    @hassanibrahim300 3 ปีที่แล้ว +1

    Great songs and videos on the legend's xassan aadan sahal macali ciise iyo daa,ud Cali masxaf

    • @ibrahimhassan4433
      @ibrahimhassan4433 2 ปีที่แล้ว

      Ibrahim hassan legends hassan adan mulimka alla u naxariisto sahal maalin ciise

    • @elias4499
      @elias4499 ปีที่แล้ว

      Kabanka dauud maha ee waa aweys goobe

  • @ابوبكر-ض7ذ
    @ابوبكر-ض7ذ 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxaana laah Gabadha Mik aab La aanwaaye Dhinaca ilaahay ay kasocataa

  • @AliAhmed-bu2ui
    @AliAhmed-bu2ui ปีที่แล้ว

    Ana Ali Oktobar Adan libe

  • @AbdiCaziiz-fd3im
    @AbdiCaziiz-fd3im 2 หลายเดือนก่อน

    🥺🫶❤️🩸 heestan afkii ayow ah wan jeclahay

  • @redback043
    @redback043 ปีที่แล้ว

    Shai kiin kiigagee.

  • @muniiraarsalo6495
    @muniiraarsalo6495 ปีที่แล้ว +3

    Wooof eesh cala hees waan jecelay maayga heesa ah waxaanan jecelay inaan barto kuna hadlo maymayga axyaa hees ...

  • @redback043
    @redback043 ปีที่แล้ว

    Oo raad ma kkeey❤

  • @NuurIbrahim-ge8pp
    @NuurIbrahim-ge8pp 8 หลายเดือนก่อน

    Qoraalka soraaci zxb❤

  • @redback043
    @redback043 ปีที่แล้ว +1

    Xasan eeden samatar 🙏

  • @redback043
    @redback043 2 หลายเดือนก่อน

    Hasan Aaden Samater Eeläay Wiiq U Sheeeg Karba Daandaa Mehee Xasan Aaden Samater In Sheek Adii Doow Ka Saase Ilaay Wiiq.

  • @sadiyomahad8671
    @sadiyomahad8671 6 ปีที่แล้ว +5

    Heesaha maayga waa macaan yahiin ❤

  • @barkhadhassan2767
    @barkhadhassan2767 11 ปีที่แล้ว +3

    woof caleek waa hees eed u macan fanaankeen Xasanow eden iyo abwanky wiinaay Sahal Macalin ciise.eda u mahadsanty yasin abicar.!!

    • @khatrahussein8857
      @khatrahussein8857 6 ปีที่แล้ว

      Hasanow edan

    • @raxiilali6665
      @raxiilali6665 5 ปีที่แล้ว +1

      Khatra Hussein Abwaan sahal macallin Ciise Ilaahow kuu naxariiso aamiin

    • @malunyaydid9928
      @malunyaydid9928 ปีที่แล้ว

      Gabadha waqurux miidhan

  • @ayubisak8304
    @ayubisak8304 หลายเดือนก่อน

    Anoo raxawen ah mafahmin ereyada qaar qoraal ahaan usoo qora heesta .

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka isaaqa layiraahdaa waxay waqooyiga soomaliya hargeisa iyo wixii lamed ah waa kuwa somaliya taariikhda iney laga baa,biyya gaaladu ay hesheeka la,galeen xaqi ayaa meesha yaal beenta ayey sheegeen ayagaa soomaliya no 1 dhibaata u guweyn ka dhaceysaa tuugsi ayay ku danbeynayaa munaafaqnimda illahey waqti ayuu siiyaa

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 ปีที่แล้ว +1

    Miraha iyo laxanka sahal m.ciise codka samatar

  • @xildiid6708
    @xildiid6708 2 ปีที่แล้ว

    Gurun hada laso kuuso dhiigdaar i tugaar laso aruuriya la igu kawiy biilala la igu karbaasho keligey waa didi ilaha igu koriyi laigama karo

  • @abdiyusuf3392
    @abdiyusuf3392 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaw hes an cabdi aheen waaye hees tan

  • @MohamedKariye-i1l
    @MohamedKariye-i1l 13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤🎉🎉❤

  • @aweysabdi7427
    @aweysabdi7427 7 ปีที่แล้ว +4

    Abdullahi fujir hadey hees dantahy maxaa kusoo giliyay halkaan micnahaga hilibka waa xaaraan maraqa waa xalaal miyaa kawadaa

  • @mussashire9889
    @mussashire9889 7 ปีที่แล้ว +5

    nin ka oranaya hesahu wa xaran adigu qudhada maxa ku kenay halkani i saga tag anuga aya ku caweyneyno sahal iyo samatar garan meysid eryada leys dhafsanayo

  • @abdinoor9259
    @abdinoor9259 4 ปีที่แล้ว +1

    maayga aniga ma aminsani inu lahjad yahay balse waa luqad.

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 8 หลายเดือนก่อน

      C/nuur, adeer aan ku saxo. Maayga iyo Maxaa-Tiri, waa labo lahjadood (afguri) oo Afsoomaaliga ku wada abtirsado sababtoo ah 100 eray ka mid ah erayada aan la soo amaahanin (asalka ah) ee Maayga iyo 100 eray oo ka mid ah erayada aan la soo amaahanin (asalka ah) ee Maxaatiriga haddii leys barbardhigo, 70-80% waa isku mid sidaa darteed hal af ayey ka soo wada jeedaan. Waxaa jira 3 af oo aan Asoomaali aheyn oo dalka deegaanno yaryar oo ka mid ah dalka Soomaaliya looga hadlo: afka Baraawaha ama Shinwiini oo looga hadlo dagmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, af Baajuun oo looga hadlo jasiiradaha Kooyaame, Juula iyo Jawaay ee gobolka Jubbada Hoose iyo af Mushiingili oo looga hadlo tuulooyinka ku hareereeysan degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose laakin Asoomaaliga intiisa kale waa afguriyo ka soo wada jeedo afka Soomaaliga sida afka Garraha, Jiiddada, Tunnida, Dabarraha iwm.

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 6 ปีที่แล้ว +3

    Lahjadda mayga si fiican uma fahma, lkn waa lahjad ka laxan cajiibsan MAXAA TIRIGA,, Yasir Abicar ,, waxaan jeclaan lahaa lyrics inaad u sameysid heesaha at least wax fiican baan ka fahmi lahaa dulucda AHU Sahal Macallin Ciise, abwaan iyo laxamistihii weynaaa!!!

  • @amranibrahim9322
    @amranibrahim9322 7 ปีที่แล้ว +5

    heees ii nus leee oodheh

  • @aadanyareaadanyare3687
    @aadanyareaadanyare3687 4 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 ปีที่แล้ว +2

    Best song

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Leeyrks in weeley mehelaasoo ma aragnee janasy

  • @thelieder7249
    @thelieder7249 6 ปีที่แล้ว

    Wn ka helay mcnka heesta laxanka iyo Codka Legend Hassan Adden
    Plz yaa igu caawin kra Lyrics May iyo Afsomali caadi ?

  • @abdulah5624
    @abdulah5624 6 ปีที่แล้ว +1

    Erayada qaarbaan fahmayaa lakiin waxa ku iloiw siinaaya cod macaan ee xasan aadan samatar fanaan hadaad maqashiin waa ninkaan

  • @abdibaardheere.2258
    @abdibaardheere.2258 5 ปีที่แล้ว +3

    His music and voice is really beautiful

    • @ahmedganey1843
      @ahmedganey1843 4 ปีที่แล้ว

      Wwww heestan cadi ma aha nice pic %%%%%

  • @abdilahihirad4673
    @abdilahihirad4673 8 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay kabaqa heesaha iska daayaa anagana hana danbaajinina

  • @alihaji6601
    @alihaji6601 5 ปีที่แล้ว

    Hees run sheeg ah

  • @husseinahmed9473
    @husseinahmed9473 6 ปีที่แล้ว

    Ani oo koboga tolaayo kinkuu daahiyane kabalaw www

  • @mussashire8440
    @mussashire8440 7 ปีที่แล้ว +2

    waxani ba murti la oran kara wayo imikada hesaha la qadayo ma ahan murti wa kan af may macanti

  • @faadhigeabshir2848
    @faadhigeabshir2848 2 ปีที่แล้ว

    H2o

  • @husnimbr399
    @husnimbr399 4 ปีที่แล้ว

    ileys ubax hoyo

  • @amranibrahim9322
    @amranibrahim9322 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaw

  • @sahramoalim8345
    @sahramoalim8345 7 ปีที่แล้ว +5

    ANIGOO KAABOWGA TOLATO KINGUDAHIYANE KABAALAW/KARFANTA TOLOWA INKU ALTEKOROY INWELOY.

  • @hasanguush3274
    @hasanguush3274 4 ปีที่แล้ว

    Shareero

  • @kushiticman137
    @kushiticman137 6 ปีที่แล้ว +2

    Bilcaanta Sawirkeeda ka muuqdo Meesha kabdhihi xalaasha ahaa waaye
    Af somali bad waaye Waan jeclahay maayka afsomaliki saxaabada 😅

  • @redback043
    @redback043 ปีที่แล้ว

    Y inloo,

  • @mohamedismir4364
    @mohamedismir4364 ปีที่แล้ว

    😂

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 ปีที่แล้ว

    Www

  • @xskiiart
    @xskiiart 11 ปีที่แล้ว +1

    i need weerarow dooyow oo kaban ah,

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 2 ปีที่แล้ว

    Isaq evils and and world

  • @habriir7235
    @habriir7235 7 ปีที่แล้ว

    hees oo dheh

  • @isaqisaq4320
    @isaqisaq4320 3 ปีที่แล้ว

    Bin

    • @ibrahimhassan4433
      @ibrahimhassan4433 2 ปีที่แล้ว

      Isaaq bin he is evil yahuuda ingriiska mareykanka khaliijka all is bin

  • @amranibrahim9322
    @amranibrahim9322 7 ปีที่แล้ว +1

    the original kor odoy