Mucjizada shimbrika tukaha oo waqti dhaw la ogaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 315

  • @msstalyaani6091
    @msstalyaani6091 4 ปีที่แล้ว +113

    Halmar nabiga aan kuwada salino scw ❤❤❤

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 4 ปีที่แล้ว +10

    Waa shibirkan ugu jecelahay tukaha waliba saxib ban la ahay Waxaan degenahay USA gurgayga hortisa waxa ku yaala dhul caws aad u cagaaran oo uu shimbirka tukaha qodo cawska oo uu wax ka cunayo waxbadan yaan cunto sinayay eegayay malin uunba ilahay i tusay cawski gurgayga hortisa ahaa ay qodostisii allaahu akbar qoren cajiib aad baan u egay oo waa exactly qoral carabiya ilaa tobaneyo somali ah iyo Pakistan iyo carab ah yaan tusay oo igu raace lakin qaar somali ah ya igu diiday malaa hingaada alaah yanay aqoon thnk so much bro 👍

    • @Gift606
      @Gift606 4 ปีที่แล้ว

      Igu caei walalo subscribe

  • @andrewdek3632
    @andrewdek3632 4 ปีที่แล้ว +16

    KU SALI NABIGA "صلى الله عليه وسلم" ❤❤❤❤❤

  • @markaawiofficialchannel
    @markaawiofficialchannel 4 ปีที่แล้ว +57

    Asxaabeey weligey like ma helin ee caawa iga farxiya like ha iga dhaafina plz😭😭😭😭

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 4 ปีที่แล้ว +80

    Hada aragti qoralkega alle kugu dharshe walashey iyo walalkey ii sara samiskarab fadalan wll qali

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 4 ปีที่แล้ว

      Maxaa soo gudbisaa walaashey

    • @jamalmuhumud7579
      @jamalmuhumud7579 4 ปีที่แล้ว

      Walashey nambar kaadha igu caawih waxan kujeclahay daar illah..... Ilasohiriir fatlaan

    • @Gift606
      @Gift606 4 ปีที่แล้ว

      Wanku sareyaa isar

  • @heegantechnology
    @heegantechnology 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaah Muslim naga dhigaa mahad iska leh
    الحمد لله الذي هدانا لهذا وما كنا نهتدي لولا ان هدانا الله

  • @aaryan_poi2730
    @aaryan_poi2730 4 ปีที่แล้ว +5

    My favorite Channel
    Annaga production🙋‍♂️💖

  • @abdulkaadir_ak9891
    @abdulkaadir_ak9891 4 ปีที่แล้ว +4

    Jazakumullaahu Kheer sxb👏🏾

  • @skyblackholles5403
    @skyblackholles5403 4 ปีที่แล้ว +16

    Ilaahow naarta hana gelin oo
    Janadaada nagali adigoo naga raali ah ee wllyl aan badino astiqfaarta iyo digriga ilaah danbigeena wuu badan yahay

  • @ayaanapdifarah3342
    @ayaanapdifarah3342 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnshllha bro parnamijyadada had Ayn iga helay🥰🥰

  • @kiinowmember36
    @kiinowmember36 4 ปีที่แล้ว +24

    Wax walba oo qusiiya dunida iyo qiyaamaha waxaa laga helaa quranka kariim

  • @rayarayi5283
    @rayarayi5283 4 ปีที่แล้ว +9

    sida ilaahay noo sheegay tukuhu wa kii in wax la aaso na baray qabiil markuu habiill dilay

  • @hagarlaawe2431
    @hagarlaawe2431 4 ปีที่แล้ว +52

    Mid anaga qoyskeeyaga ku dhacday baan kaaga waramayaa
    Goobtu waa berbera waxaanu daganayn xaafada daaroole magaalada waxaa aad ugu badan tukaha waxaa dhacday in nin ila dhashay oo yar ilaa 10 jir ah wuxuu hayay tukaan aan leenahay oo aad noogu dhaw qiyaas tii ilaa 100m noojira waxaa uu samaeyn jiray tukaha ayuu ka dili jiray dhasha ama ukunta kadib waxaa dhacday in uu mid wayn ku dhuftay nabar halisa oo ay lugta oo hagta hoose ilaa faruhu go een waxaa dhacday in wiilkii uu awoodi waayay inuu guriga yimaado ama ka baxo waxaana warar joogta ah ku hayay tukayaal aad ubadan iyadoo uu kii lugta ka goneyd uu isagu yahay waardiye aan dhinacna ka aadeyn marba meesha uu wiilku ku jiro guriga ama tukaanka isagoo fuushan laba geed oo midna guriga agtiisa yahay midna tukaanka Isla marka uu arko wiilkii oo soobaxay wuxuu u qeyliyaa kuwii kale Isla markaana weerar iyaguna bilaaba hadaba waxaa ugu yaab badnaa maalin wiilkii oo guriga jooga ayaa is yiri bax kadib waala soo weeraray kadib gurigii ayuu dib ugu soo cararay kadib laba gabdhood oo aanu walaalo nahay ayaa waxay u xireen dharkii dumarka diric iyo garba saar iyadoo si aad ah loogu xiray iyadoo la qarinayo kadib waxaa uu dhexda u galay labadii gabdhood weyna baxeen markey socdaan kalabadh kii guriga iyo tukaanka ayaa waxaa qeyliyay kii lugta gonaa Isla markiiba waxaa bilaabmay weerar lagu qaaday sadexdoodii waxasna dhacday in dhirbaaxo iyo afka oo uu kaga dhufto madaxyadooda kadibna lagu kala cararay waxaanay arintaasi socotay mudo 5 sano ah ilaa uu dhintay lugta kii ka gonaa markaa tukuhu waa shimbir aad u layaab badan hadii aad ila soo xidhiidho waliba waxaan kuu hayaa qisooyin fara badan oo ka dhacay berbera oo sidaan oo kala ah iyadoo dabeecadiisa xitaa aan kaaga waramayaa doono sida in uu raga iyo dumarka sida uu ula kala dhaqmo isagoo kala yaqaan tusaale dumarka wuxuu ka boobaa waxa ay xitaa gacanta ku hayaan isagoo aan wax baqdin ah ka qabin iyadoo ku dhawaaqda magac nin ama tiraa war kaalay waxan naga Eri ama tukow waa nin mooyee ma ka ag tagaayo lkn markey intaas dhacdo ayuu digtooni galayaa isagoo meel usoo fuulaya kkkkkk

    • @taloiyotusaale5690
      @taloiyotusaale5690 4 ปีที่แล้ว

      MARKAAD GACANTA DANBE NOOGU SARIFTO KA WARAN 😀😀😀😀😃💯🙏

    • @hagarlaawe2431
      @hagarlaawe2431 4 ปีที่แล้ว +1

      @@taloiyotusaale5690 adigu si yar baad u hadashay lkn waad ogaan kartaa hadii aad isku daydo arimo kale oo tukaha ku saabsan waayo waxaad u egtahay nin ku dhow magaalada aan ka waramaayo sxb🥺🥺🥺💯

    • @taloiyotusaale5690
      @taloiyotusaale5690 4 ปีที่แล้ว +3

      @@hagarlaawe2431 WALALKAY DACAAYAD BAY IGA AHAYD LKN WAANKA FAAIDAY QORAALKAGA WAAYO AQOON SIDAA USII DHEER UMAAN LAHAYN TUKAHA
      ALLE HAKU SHARFO BRO 💯💯🙏🙏

    • @ashcaribunow3432
      @ashcaribunow3432 4 ปีที่แล้ว

      Qisadaan waa la cajabay runti IQ giisa aad u heer sareeyo

    • @hagarlaawe2431
      @hagarlaawe2431 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ashcaribunow3432 war hadii aad si live ah ugu fiirsato waad la yaabeysaa war qasadaha biyaha laga dhaan sado ayuu xataa furtaa marka waar hadaad hoos fadhido geed oo uu soo fuulo asagoo u kasaya ayuu kugu doo xaarayaa mana kula weynaayo war wax aad ka yaabey sid

  • @husseinabdinoor1771
    @husseinabdinoor1771 4 ปีที่แล้ว +7

    TH-camr ka kali oo an like la dhaafin Msha Allah Wll Allah ku xifdhiya 🤘🏻

    • @Gift606
      @Gift606 4 ปีที่แล้ว +1

      Walalo igu cawi subscribe

    • @husseinabdinoor1771
      @husseinabdinoor1771 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Gift606
      Hye Wll qli

  • @libandhaqane1056
    @libandhaqane1056 4 ปีที่แล้ว

    Wad mahad San tahay zxp ilhy khyr haku siiyo waan jeclanahay barnaamijyadaada

  • @shooblediinowkafeydiinow5626
    @shooblediinowkafeydiinow5626 4 ปีที่แล้ว +4

    Allow Ku xafid Walalkey

  • @yuzufhashi2929
    @yuzufhashi2929 4 ปีที่แล้ว +8

    C/razhid.kep goinG🙏🥰

  • @sadamovich823
    @sadamovich823 3 ปีที่แล้ว

    waan arki tukah hada kahor odhi qiso tukah anigoo mombasa joga ayay nin odhi ay qabsati aso nin dili rawa karebi waqti walbo odhigo marku aa dhaa shaqadha tuka badhan ayaa so raca subah walbo wlh waa run shekadhan m.a waan lasocda annaga channel waqti walbo waan jecelhy qisoyinka tarikha maogi waha an ujecelhy wlh mashaAllah no soo badhi dabi dhaaf allah haka siyo ameen iyo anaga dawaneynana dhamatayna

  • @farxiyoaxmad7934
    @farxiyoaxmad7934 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw waanka helay runtii waa cajiib waana awoodda allah

  • @abdirashidmohamed6416
    @abdirashidmohamed6416 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashaa Allah diintenna waxwalbo waa aynoosheegtey iskudub duub waxa waxwalbo waxan oganay 1442 kahor lkn yaa fahmi karro waa qofkii barto diinta islamka quran tafsiirkisa axaadista axkamtw caqaidoyinka

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 4 ปีที่แล้ว

      Xaddiiskii suubanuhu wuxuu ahaa
      Qof cad iyo qof madow makala fadli badna
      Kulligiin waxaa tihiin ilma Nebi Aadan
      Aadamna ciidda ayuu ka yimi.

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 4 ปีที่แล้ว

      Looma nisbeyn karo
      Jiddaal,xabash ayaa madow

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 4 ปีที่แล้ว +5

    ANNAGA Production 👏👏

  • @maxamuudxaji2759
    @maxamuudxaji2759 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc sxb waxan ku weydiiyay Tukuhu waxa uu jeex-jeexaa Calanka faransiika ,askar baana dheemish kaga celisa .waa maxay sababtu plz

  • @Abdirizaksomali1
    @Abdirizaksomali1 4 ปีที่แล้ว +3

    Good information thanks bro

  • @CimaadCabdirashiid
    @CimaadCabdirashiid 2 วันที่ผ่านมา

    Subxanallh allow adiga xumaan kahufan 😢❤❤❤

  • @khalifbulle4194
    @khalifbulle4194 2 ปีที่แล้ว

    Mallahallaah jazakumullaahu khayr Amiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @mohazan6578
    @mohazan6578 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll qli ilahey cimrigaga haa dhereyo

  • @Mohamed-gl2zq
    @Mohamed-gl2zq 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahatsanid ustaad c rashiid

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 4 ปีที่แล้ว +2

    NAMAAADAN TUSIN MARKAY GODKA QODAYEEN OO ISXABAALEEN MARKA ADEER INGIRIISKA WAXAY DHAHAAN SEEING IS BELIEVING.

    • @famos4153
      @famos4153 4 ปีที่แล้ว

      Yawaye wllo engriiiska

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +1

    subaxaan allah ha waan ogahay waxasi wa run tan kale wuu ku xaaraa qofka denbi ka gala intu arko mar kale qisadana gabadh maha somalida ka dhiga qisada wa shaydnka ayaa ku yidhi abahaa kuma jecela walaalka habiil buu jecel yahay gabadh maaha sidanku maqlay

  • @abdifataaxjamaac1615
    @abdifataaxjamaac1615 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo mahadsanid kun jeer 👍🏾

  • @makabadeabdialigurhan5481
    @makabadeabdialigurhan5481 4 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiq maalin dhaw waxaan arkayy tuka Yaal badan oo dultuban mid ka mid ah tukayaasha oo markaas baqtiyy AMA dhintayba wali aad ayay u qaylina yeen tukayàashu aniga xitaa waan yaabay markan arkay ficilka uu sameynayo xayawaan kani

  • @khaliifshiikh2289
    @khaliifshiikh2289 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan kaa codsanaya inaad nooso dhigtid arrimaha masoonida iyo sameenta aduunka ku leedahay

  • @abshirawil1380
    @abshirawil1380 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal waxaraba wax nafsadeda qoseso in akoseko bels walal icawi alh hakoxaveda ensalah asc

  • @faadumomuxamed8137
    @faadumomuxamed8137 4 ปีที่แล้ว +1

    mashallh wall horay usoco

  • @anfacabukar8185
    @anfacabukar8185 4 ปีที่แล้ว +7

    Duke saakay lee dhagax kuburiyay wlhi lkn mar danbo maya😂😂😂

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 ปีที่แล้ว

      Laakiin ✅
      Lkn ❌

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 ปีที่แล้ว

      Xayawaanadda unaxriiso

  • @abdulkadirmuhumedgure5865
    @abdulkadirmuhumedgure5865 4 ปีที่แล้ว +3

    waxaan isku dayaa in aan tijaabiyo ladhaqanka tukaha, waxaa jiro tuke ku nool xaafadaheena tukahaasna waxa uu la'yahay lug aniguna waxaan isku dayaa in aan caawiyo oo cunto siiyo. jawaabata la soo baxdo waan nila soowadaagaa I.a

    • @AminamahamedIbrahim
      @AminamahamedIbrahim ปีที่แล้ว

      2 sano kaso wareegtay ee tukihii noso gudbi cilmi baadhisti siduu la kugu ogyahay

  • @kowsardhagatage3764
    @kowsardhagatage3764 4 ปีที่แล้ว +1

    Coodkada masha allah waa jeclahay

  • @mahadyare5686
    @mahadyare5686 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustad tukuhu so koma jiro xayawanada layiri hala dilo

  • @dayibxasan
    @dayibxasan 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaad kaloo ogataa tukuhu wuxuu leeyahay hal xaas oo u gaar ah hadii ay dhimato mid kale ma doonayo ilaa inta uu ka dhimanayo

  • @sucaadali8171
    @sucaadali8171 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga walalkay ayaa isagoo yar caruur ka dilay mudo badan ayuu eryan jirteen timaha ayaan ka xiirnay may iloobin ilaa magaaladii laga soo kexeeyey

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks walaal

  • @rweydadiriye8729
    @rweydadiriye8729 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wll wax badan baan ka fauday aniga ahan

  • @abdirahmanabdiazizgesey2063
    @abdirahmanabdiazizgesey2063 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad cabdirashiid bisada ama mukulaasha inoga so samee muwduuc

  • @sulekhahadhiye7815
    @sulekhahadhiye7815 2 ปีที่แล้ว

    Thankz brother

  • @ruwaydadaahir2298
    @ruwaydadaahir2298 4 ปีที่แล้ว +4

    Walal tukaha waxasid sababtoah simbir ukunteda kufadhiso ayuu ukumihii qaday ayu qoley ukumahedi ugusobadalay

    • @xogbaar
      @xogbaar 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk see ku ogaatay
      Inuu soo badalay wuuba cunaa hadduu ukun helee😆

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 4 ปีที่แล้ว +1

    walalkey waankusalaam horey usoco brother

  • @nuurabdibare827
    @nuurabdibare827 4 ปีที่แล้ว +3

    Hoyo mcn 🥰🥰😍

  • @hfhdjjtiir4u329
    @hfhdjjtiir4u329 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh horay usoco sxb

  • @adanmhmou9451
    @adanmhmou9451 4 ปีที่แล้ว +3

    Mhtsanid rag badan oo somalida waxtar u leh baad ka mid tahaye💊💉

  • @abshiromahamed8977
    @abshiromahamed8977 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaalaheyga iso duceya

  • @hoyganabada5763
    @hoyganabada5763 4 ปีที่แล้ว +3

    Aniga ayaa markhaati ka ah mudo laga joogo 16 Sano aniga iyo tuke waxaa na dhexmartay qiso cajiiba maalin Ayaan anigoo yar tukayaal xaafada jooga Aan ul ku tuuray kadib mid ayaa ku dhintay kuwii kale oo dhan aniga ayay isoo weerayeen dirqi Ayaana la igag badbadaadiyay ilaa maalin kii guriga kamaan soo bixin iyagun guriga ayay dujoogeen markii danbana way qaateen kii dhintay qisadaasi aniga ayay igu dhcday waa la yaab tukuhu

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 4 ปีที่แล้ว

      Waa cajiib! Waxaan filayaa in aad yareyd sxb waxaan kugula talinayaa inaadan dilin xayawaanada way noolyihiin sidaan u noolnahay oo way tarmaan carruur inay heystaan laga yaabaa dhulkan kaligeen ma lihin noolayaasha dhan waa hoygooda haddii ay isdifaaci karin caqlina laheyn inaan dilno ma ahan

  • @sheikabdiwahab7881
    @sheikabdiwahab7881 4 ปีที่แล้ว +4

    wll haabil maaheen ee waa qaabil wxa faldil uguhoreyey dunida.

    • @rayarayi5283
      @rayarayi5283 4 ปีที่แล้ว

      afsomaliga ku dhibaya malaha ee wiilku wuxu ku dhahay qofkii ugu horeeyey ee faldanbeeyed lagu dilya ama ku dhimta

  • @aqoonyahanjimalesuleiman6509
    @aqoonyahanjimalesuleiman6509 4 ปีที่แล้ว +5

    Wajigii qarsoonaa ee dalka Cuba, wali noomaad soo gudbin walaal.

  • @mustafahmed9132
    @mustafahmed9132 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going🙌

  • @hassanmohamedhassan9117
    @hassanmohamedhassan9117 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll hore usoco

  • @Tustusaale
    @Tustusaale 4 ปีที่แล้ว +7

    SU,AAL
    Wll Magacaygu waa ahmed kuna nool Somali
    Su ashaydu waxay ka hadlaysaa midabka madawga, qof midabkiisa amaba shay midabkiisa
    Hadaba waa maxay sababta midabka madawga loo cunsiriyeeya diin ahaan amaba dhankalaba aqoon buuxda ayaad u leedahay ayaan filaya cunsirnimada ka jirta aduunka amaba soo dhacday
    hadaan ka eegno xaga diinta
    TUSAALE
    1: diinta muslim ka ah waxa ay qoraysaa dhimashada kabacdi xaalada qabriga qofka waxa uu la kulmayaaa camalkiisa hadii xumaa iyo hadii wacnaa hadaba marka uu camalka qofku wacnaa waxa u imanaya nin CAD oo nuuraya oo udgoon oo faraxsan oo dhar cadcad xidhan!!!
    2: dhinaca kalena qof ka camalkiisa xun yahay waxa u imanaya nin uraaya oo murugaysan oo oo madaw oo dhar madawna xiran!!!!!
    Tusaale kale
    1: ninka shaydaanka ah ee kacbada bur burin doona waxa uu yahay nin madaw oo sida ibliiska u dhaqmaaya tilmaamihiisana waxa ka mid ah in uu timo adag oo madawyahay kana soo jeeda ardul habash !!!!!
    2: diija cawar waa nin timo adag oo xadiis yada intooda badan waxay u jan jeedhaan inuu yahay nin timo adag taasna waxay ku cad tahay in uu yahy nin madaw ileen qof cad oo timo adag hore looma aragee!!!
    3: diinta islaamka waxay qoraysaa qof ka dila adoon in aan loo dili karin oo mag laga qaadanayo balse hadii uu qof adoon ah dilo qofkale waa in loo dilaa!!!!!!
    4: waa maxay sababta loo wayay qof madaw ah oo rasuul noqday amaba nabi diinkastaba ha ahaatee ???
    5: hadaba hadaan intaas kaga baxo diinta waa maxay sababta ay waxkasta oo cabsi ah badankoodu u noqdeen kuwo midabka madawga koobsaday way jiraan wax madaw oo qurxoon lakiin ma badna oo waa faro ku tiris lakiin xumaanta madawga madawga waa said cunsirnimana iga ma aha oo ana ba ah madaw waana ku farax sanahay.
    Waa arin layaableh
    Waxaan ahay muslim 100% su aalahan aan ku waydiyayna waa kuwo aniga nafsi ahaan aan isku waydiyay waxaan anan rabaa in aad iga jaahil bixiso wll asc.

    • @cumaraxmed3259
      @cumaraxmed3259 4 ปีที่แล้ว

      Cajiib 🤔

    • @eldieselmr9680
      @eldieselmr9680 4 ปีที่แล้ว

      Nabi musa (cs) wuxu ahaa nin madow oo African ah tusale kaas baa kuu ah

    • @Tustusaale
      @Tustusaale 4 ปีที่แล้ว

      @@eldieselmr9680 nabi muuse waxa uu ahaa african lakiin muu aheen madaw waxa uu kasoo jeeday masar wad ku nahadsantahy jawabtada tnx

    • @eldieselmr9680
      @eldieselmr9680 4 ปีที่แล้ว

      Siiradiisa wxn ku maqley inuu ahaa inu aha nin tin adag mrka laga shekeynayo nabiyada

    • @Tustusaale
      @Tustusaale 4 ปีที่แล้ว

      @@eldieselmr9680 waa kuu kali aniga ma maqlin mana jirto qof masar u dhashay oo madow ah lasoco masar waa dal carbeed ah! Haka sugin qof carab ah na inuu timo adkaado

  • @wlljapuri9150
    @wlljapuri9150 4 ปีที่แล้ว +1

    Suaaal tukaha dadka muslimiinta ma dhaqan karaan al ustaad haa ma maya replay igu soo sheeg thanks

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 ปีที่แล้ว

      Dhaqasha aa sar meeshi lugu arko Waa ladilaa😂

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 4 ปีที่แล้ว

      @@muhamuudbille9158 Walaalayaal horta in noole la iska dilo wax fiican ma ahan diinta way sheegtay lkn idinka oo diinta heysta waad iska dayn kartaan maxaad u dili weyday cid ku leh ma jirto! Lkn ka waran haddii aad disho oo ilaahey idin weydiiyo maxaad u disheen noole aan abuurtay waxba idinka galabsan? Waxaad leedihiin sheekh hebelaa sidaas yiri ilaaheyna idinku jawaabo war miyaan caqli idin siin? Sidee sheekh hebel warkiisa u yeesheen ma xayawaan aan aniga abuurtay inaan amro maalaa yacni hala iska dilo sidee ku ogolaateen? Walalaal caqliga iyo fakarka waa waxa ugu weyn ee aan noolayaasha kale dheernahay diintiina heysta lkn marka ay noqoto dilka maalaa yacniga ah haku dag dagina naxariista insaaniyadiina ilaashada haddii kale sida wuxuush duurka ku jirto ayaad noqonaysaan caqlina laheyn

  • @adammahad3707
    @adammahad3707 4 ปีที่แล้ว +2

    Annaga media Fadlan iiga Jawaaba Tukaha waxa uu ka mid yahay Xawayaanada nalaku amray in la dilo Tukaha abeesada Dibqalooca , sidee asxaan loogu samayn hadii dhiigisa la baneeyay???

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 4 ปีที่แล้ว +2

      Walaalayaal horta in noole la iska dilo wax fiican ma ahan diinta way sheegtay lkn idinka oo diinta heysta waad iska dayn kartaan maxaad u dili weyday cid ku leh ma jirto! Lkn ka waran haddii aad disho oo ilaahey idin weydiiyo maxaad u disheen noole aan abuurtay waxba idinka galabsan? Waxaad leedihiin sheekh hebelaa sidaas yiri ilaaheyna idinku jawaabo war miyaan caqli idin siin? Sidee sheekh hebel warkiisa u yeesheen ma xayawaan aan aniga abuurtay inaan amro maalaa yacni hala iska dilo sidee ku ogolaateen? Walalaal caqliga iyo fakarka waa waxa ugu weyn ee aan noolayaasha kale dheernahay diintiina heysta lkn marka ay noqoto dilka maalaa yacniga ah haku dag dagina naxariista insaaniyadiina ilaashada haddii kale sida wuxuush duurka ku jirto ayaad noqonaysaan caqlina laheyn

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 4 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib abdirashid waxaan rabaa in aan fiirsado video ga cudurka autism ka

  • @shariifff1346
    @shariifff1346 4 ปีที่แล้ว +2

    First comment teacher

  • @omarvlogsuk7496
    @omarvlogsuk7496 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaah waa qiso cajiib ah

  • @ayaanleabuukarabuukar3336
    @ayaanleabuukarabuukar3336 4 ปีที่แล้ว +3

    like saraa hadaa maqashaay toke

  • @mohamednourqaadi1374
    @mohamednourqaadi1374 4 ปีที่แล้ว +1

    Maahmaah soomaalieed ayaa ahayd,
    Libaax nin galadey iyo nin galy og

    • @Gift606
      @Gift606 4 ปีที่แล้ว

      Abayo igu cawi subscribe

  • @mohamedabdi7005
    @mohamedabdi7005 3 ปีที่แล้ว

    Wax leyshegayaan ar ! Siyasada soobadi mayA noocaan%

  • @islamisthereligionofpeace1922
    @islamisthereligionofpeace1922 4 ปีที่แล้ว

    In aan korsaado waaye tuko inshallah

  • @saynabahmed7316
    @saynabahmed7316 4 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH ALAHA KUBARAKEYO 🤲🤲🏻🤲🏼🤲🏽🤲🏾

  • @aldacwaislaami3664
    @aldacwaislaami3664 4 ปีที่แล้ว

    Shukran walaalkeey

  • @cgnmcnmmgasjkzzmnk1165
    @cgnmcnmmgasjkzzmnk1165 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @hassanolol1292
    @hassanolol1292 4 ปีที่แล้ว +4

    Hada ka hor baan ukumo tuke ka soo tuuray geed la yiraahdo jiic oo aad udheeraa Allow iga cafi

  • @feysalshawelomaxamed6866
    @feysalshawelomaxamed6866 4 ปีที่แล้ว

    Istaad please tariqda somaali bantu da kasohadal

  • @rahmahodaninaahmed1141
    @rahmahodaninaahmed1141 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @maxamedcabdikarin8428
    @maxamedcabdikarin8428 4 ปีที่แล้ว +1

    Mac-hadka AL MUCAAD ONLINE QUR'AAN waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan dadka jecel barashada qur'aanka Iyo culuumtiisa in uu qaadanayo arday cusub ee hore ugaadh. Nagala so xidhiidh Tell: 0634801035. AMA kusoo biir group what's app kan👉👉 chat.whatsapp.com/I52edeBLXWU5CRnS4k57gg

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan maqlay in tukaha hala dilo la yiri ma runbaa ? Hadesa run tahay maxaa sabab u ah?

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaalayaal horta in noole la iska dilo wax fiican ma ahan diinta way sheegtay lkn idinka oo diinta heysta waad iska dayn kartaan maxaad u dili weyday cid ku leh ma jirto! Lkn ka waran haddii aad disho oo ilaahey idin weydiiyo maxaad u disheen noole aan abuurtay waxba idinka galabsan? Waxaad leedihiin sheekh hebelaa sidaas yiri ilaaheyna idinku jawaabo war miyaan caqli idin siin? Sidee sheekh hebel warkiisa u yeesheen ma xayawaan aan aniga abuurtay inaan amro maalaa yacni hala iska dilo sidee ku ogolaateen? Walalaal caqliga iyo fakarka waa waxa ugu weyn ee aan noolayaasha kale dheernahay diintiina heysta lkn marka ay noqoto dilka maalaa yacniga ah haku dag dagina naxariista insaaniyadiina ilaashada haddii kale sida wuxuush duurka ku jirto ayaad noqonaysaan caqlina laheyn

    • @sardevichuwalie9811
      @sardevichuwalie9811 3 ปีที่แล้ว

      @@iskahubi3264 tukaha meshii lagu arko wa la dilaa nabiga ayaana amray wuxuuna ka mid yahay shanta xayawaan uu nabiga amray in la dilo

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 ปีที่แล้ว

      @@sardevichuwalie9811 Dambiga uu galay ee loo dilayo muxuu yahay?

  • @cgnmcnmmgasjkzzmnk1165
    @cgnmcnmmgasjkzzmnk1165 4 ปีที่แล้ว +3

    Wall qisoyinkan tukaha sobadi

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 ปีที่แล้ว

    Allaahu Akbar waa awooda Ale ee aan laqiyaasi karin

  • @Somali122
    @Somali122 4 ปีที่แล้ว +1

    #mahadsanid wll qli

  • @keynaanmusic349
    @keynaanmusic349 4 ปีที่แล้ว +2

    2 duko ayaa ii joogo waaana caqli socdo ayaan baar cunaayay anoo cunaayo hoo yo iiwacday saxanka ayuu jiitay miiska hoostiis lagalay

  • @suhuurabib4808
    @suhuurabib4808 4 ปีที่แล้ว +1

    Macaan ayuu ahaa

  • @farganwaraf1386
    @farganwaraf1386 2 ปีที่แล้ว

    Waxakaloo kayaabay shimbirkan miyo iyo magaalo wuu joogaa, waxakalo jira xayawaanka dhib iyo dheef way leeeyihiin, waa su'aale meelaha raqda ee baqitiga iyo lafaha yaalaana laga mawaayo, dadka qaarna midabkiisa madow bay kabaqaan maxaa ka dhaxeeya taas, waxakloo doonaya inaa ogaado midab kale miyuu leeyahay aan madow ahayn, waxa la dhahaa marmar xujo waa haddii tuko cad la arko?

  • @mohammedabdinasir8365
    @mohammedabdinasir8365 4 ปีที่แล้ว +6

    Keep going 🙏

  • @soulehassan
    @soulehassan 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad saad dhagaysanasiin intaad,tuke tuke, kawaran nimanka aqalada hoose , sare iyo maamul goboleedyada kuwa haysta iyo waxa lagu magacaabo siyaasiyiin iska qabta.

  • @cabaasmaxamed6778
    @cabaasmaxamed6778 4 ปีที่แล้ว

    Wan ladhacay

  • @sahankaguusha2543
    @sahankaguusha2543 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll tukaha hala dilo nabiga Ayaa amray magaratay

  • @hamzaabdi6513
    @hamzaabdi6513 4 ปีที่แล้ว

    Tuke is somali bird from the beginning of our tradition

  • @abdijibaar6706
    @abdijibaar6706 ปีที่แล้ว

    Scw❤❤❤❤❤❤

  • @dhadhanmusic1170
    @dhadhanmusic1170 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan maqlay inuu yahay tukuhu xawaanka kaliya ee hal lamaane sameesta xitaa hadey dhimato mid kale ma sameesto

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 4 ปีที่แล้ว +5

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 6k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲j

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 4 ปีที่แล้ว +9

    Tukaha waa xayawaan taxadar badan si sahlan aan lagu qaban karin 🤔💉😥

  • @ZeynabshAdansalah
    @ZeynabshAdansalah 4 ปีที่แล้ว

    Noosoo badi qisooyinka xawanada

  • @kawsarosmansalah
    @kawsarosmansalah 4 ปีที่แล้ว +1

    Lkn aniga aya diley beri hore tuke waxbana iguma semen miyuu ijakidhaya hada😥 omg

  • @MohamedAhmed-zv1mp
    @MohamedAhmed-zv1mp 3 ปีที่แล้ว

    Cajiib allaaahu akbar

  • @skillsfootball4703
    @skillsfootball4703 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll ninkani Horta waanka yaabay
    Wxn uu malinkasta dhuro halkuu kaasoo maqlay

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 4 ปีที่แล้ว +1

    Qisada qaabil Ku dilay haabiil may ahayn gabadh, ee waxay ahayd faan ay iskugu faaneen aqbalaada alle ee alle birigooda,

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 4 ปีที่แล้ว +3

    Millions subscribes bn kusin lha hadan ku awoodo, zhp

    • @Gift606
      @Gift606 4 ปีที่แล้ว +1

      Walalo igu cawi subscribe

  • @252SomaliQuran
    @252SomaliQuran 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว

    Great details

  • @abdirahmanabdiazizgesey2063
    @abdirahmanabdiazizgesey2063 4 ปีที่แล้ว +2

    Anaaba arkay isago laamiga wax kucunayo ma ogi kahor inta uusan jabinin

  • @abshirismailelmi1903
    @abshirismailelmi1903 4 ปีที่แล้ว +1

    Tukaha su caqle badanyahay

  • @hindafuaad5610
    @hindafuaad5610 4 ปีที่แล้ว +2

    Markad xarafka R ku dhawaaqayso waanka helay😂

    • @badeed1523
      @badeed1523 4 ปีที่แล้ว +1

      Inkaar badtahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣