Masha Allah Allahayow Magool u naxariisto Janatul FARDOWSA Allahayow gee. Fanka SOOMAALIYEED wax badan ayaa heestan dhagaysanayey aad ayana u jeclahay ila soo xiriir insha Allah.
sanadku waa 1983kii waa abaaro 12kii ama 6saac habeenimo waxan ku jiraa safar from hargeisa ilaa muqdisho gaadhigu waa basaskii dhaadheeraa ee u kala gooshi jiray hargeysa ilaa muqdisho rakaabku way luloodeen nin kastaana waxa uu ku gam'ay kursigiisii waxanu soconaa garowe iyo gaalkacayo dhexdooda markii uu darawalka gaadhigu heestan uu ku riday rikoodhkii gaadhiga markaas oo ay dadkii hurdadu ka duushay waa xasuus fog runtii ilaahaw wadanka amaankii noogu soo celi
why's everything qabiil focused? Why can't people just enjoy the artistry of the lyrics and her beautiful voice?! We all know Hadraawi is a wordsmith and Magool was one of a kind so lets just enjoy the collaboration.
Gudcur dama habeen dumay Isu taag duleedkoo Dabadeed u yeeroo Qunyar daadaheeyoo Meel durugsan geeyoo Deeqsii warkeygoo Soo saar dushaadoo Badda soo dabaaloo Soo maax daruurtoo Ishu ha ii dillaacdee Soo dago agteyda💋💞 Ilahy inta kla maqan ha isuso dhaweeyo, o aniga iyo seygeyga u horeyno😥🤲💞💯
Ya ila daawanoyo xiligan corona virus 😪😥. East, west north and south wherever you might be keep hope we will be united one day inshaallah ❤. Homeland 🙏
Ruuxii alifay iyo kan qaadaba one of the best song in all somali songs Maashaa allaah erayo, cod, laxan, murti, intaba weey ka dheeli tirantahay waa sida eey aniga ila tahay
Alaaah ha kuu naxariisto maamo waxaan dhagaysanayaa maalin salaasa taariiqda 1/4/2022 wadanka jabuuti goor duhur ah wixii iga dambeeya waan din salaamay
Jaceylku waa naxariis biniaadamka alle ku abuuray weeyaan alle laba qofkastoo is jecel alle haysasiiyo ani waxaan jeclahay inan asma la yidhaa iyaduna way i jeceshahay laba qof oo is jecel ayaanu nahay isku kaaya duceeya alle in naga yeelo kuwii nolosha alle calaf iskugu daro oo ku guulaysta jaceylkooda waxaan soo xasuusan doona hadii alle calaf iigi daro ayaan soo booqan doona xasuus ahaan waa haabeeen axad ah isniina soo galayso 2:06 habenimo weeyaan taariikhduna tahay 16/5/2021 Meel durugsan geeyoo Deeqsii warkaygoo Soo saar dushaadoo Bada soo dabaalo Soo maax daruurtoo Ishu hay dilaacdee Soo dag agteyda Alla yarxamak maamo xaliimo khaliif magool janatul fardowsal aclaa haku geeyo.
Shimbiryahoooow ma duuusha ma dabayla raacda dadka ma u adeegta oo ma u dadaashaa . Alla yacizaka magool Allah naxariisti janno hakaa waraabiyo wacadd fanaanad sharaf leh baad ahayd
Waxaan qoraalka qoray habeenimo ay taarikhidu tahay 24/7/2024 habeen ay talaado baxayso khamiisna soo galayso waxaan la caweynaya dad agtayda qiimo ku leh siciido iyo siciid oo aan isla sanadkan bartay ❤🇸🇴❤️
bro i didnt say magool was isaaq the guy who wrote the song was isaaq he was expressing the veiws of his people from the north with this song mashallah
Qof walba o dhagaysanaya ha u duceeyo fanaanadii Qaranka Allah naxariistiisa jano hakawaraabiyee ❤️🙏🏾RIP
Aamiin
RIp our fanan
Alle ha'unaxariisto
Amin
Amiin
Masoogaartay qoraalkan hada manoshahay adigu waqtigaaga mayahay hamoodin dunidu inay hada bilow tahay waala soo joogay waana lagatagay adna waad ka tagi waxa wanaagsan inaad sahaydaada qaadato xariirka allah wanajiso isku diyaariso teeramkaaga inaad wanag hormarsato qabyaalad ka fogaato walalka somaliyed dalka iyo dibadabo ku saacida naxariis u muujisa warkiisa dhagaysataa ka hormarisa midkan kugu afka aheyn kugu diinta ahyn arxan iyo asxaan midna kuu heyn
Haga jeesan walalka h u jeesanin midka ajanabiga ah hamoodin ilbaxnimo walalka oo u liidaa midkle ajanabi ah hadu ku xumeyo walalka u samir wa walalka oo qaldamay majiro ruux kuu badali karo mahadsanid iisodiceeya walal waxan qoray qoralkan 01/06/2023 malin qamis ah
Waxan ugu talo galay kuwa iga dambeyndoona kuwa hada jooga iyo jiilka boqol sano kadib insha allah
01/06/2123 sanad wacan❤❤❤❤
Masha Allah Allahayow Magool u naxariisto Janatul FARDOWSA Allahayow gee. Fanka SOOMAALIYEED wax badan ayaa heestan dhagaysanayey aad ayana u jeclahay ila soo xiriir insha Allah.
sanadku waa 1983kii waa abaaro 12kii ama 6saac habeenimo waxan ku jiraa safar from hargeisa ilaa muqdisho gaadhigu waa basaskii dhaadheeraa ee u kala gooshi jiray hargeysa ilaa muqdisho rakaabku way luloodeen nin kastaana waxa uu ku gam'ay kursigiisii waxanu soconaa garowe iyo gaalkacayo dhexdooda markii uu darawalka gaadhigu heestan uu ku riday rikoodhkii gaadhiga markaas oo ay dadkii hurdadu ka duushay waa xasuus fog runtii ilaahaw wadanka amaankii noogu soo celi
Hada uu eey tarikhdu thy 2023 ayan dhagesanaya anigo joga muqdisho waliba dagmada hodan sacaduna thy 2duhurnimo guriga ayan joga waxa iso jetay nabad aad wagaas ku safresay hbo cimri dher cfmd rabi haku siyo hdi aad dunida ku nolen qabriga rabi haku wasiciyo wlhi waa naga nasiib badneden wx nabad la dhaho wxn ka arkay 6bilood ee maxkamadaha la dhahay wana yara bale xabad la,aan 6 bil ku nola waligey xamar mel u kuma bixin dalkeyva waan jclhy wx ku bartay kuna koray mana rabo inaa waligey ka tago ilabey nabad ha ina tuso
Ax yaa fanaanad..wlhi inaan magool isku qabiil ahayn waxaan u qirsanahay inay ahayd gabadha ugu codka macaan fanaaniinta..waxana leeyahay Alla ha u naxariisto janadiina Alla haka waraabsho.aamiin
Abwaan Maxamed ibraahim Warsame Hadraawi ❤️🥀🥀 Alle ha shaafiyo
ملكة الاحساس بلا منازع الفنانه حليمه خليف مغول ..... نسأل الله تعالي ان يغفرلها ويرحمها
Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa soo boqatay 2020!!
Kkkkkkkkkkkkkkk alla wadnaha
Fartuun bal balaadhku maanay Fanaanad soo Baxday noqon😂
Heeso waa kuwi hore
😂really wlhi😭
hhh wa runta wlh wa iga qoslisay
The queen of Somali music ......Magool. God rest your soul in eternal peace.
Amiin
xasuus hooyadey baa qaadi jidhay hooyo gacaliso noolow intey nololi 2020😥😥😥😥🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Heestan AHNX Magool ayaa qaadi jirtay bal hooyadaa magaceeda noo sheeg waanu garan hadii eebe idmo eh, salaam.
Eebe cimrigeedi ha raajiyo hooyo
Legendary singer Magoool😭😭. Allah yarxmaki. Heestani waa heesta aan ugu jeclahay heesaha Magool. Abwaan Hadraawi , curiye soomaaliyeed oo wax badan sameeyay.
magool illaahay haunaxariisto jannatul fardowsa kawaraabi amiin
Hooda36 amiin
Shibiryahoow maseeexataaa
Aamiin aaamiin
Magool illaahay haunaxriisto januatul fardowsa kawaraabi amiin
hooda36Somalilander
AaamiiN AamiiN
why's everything qabiil focused? Why can't people just enjoy the artistry of the lyrics and her beautiful voice?! We all know Hadraawi is a wordsmith and Magool was one of a kind so lets just enjoy the collaboration.
Alaha unaxaristo fananadena qaaliga ahayd magol
Aha mahad iyo mar labaad.Thx2Time
I agree with you 100 percent."That was well said"
Sahra Mohammed why people don't comment in Somali :P
👏🏽👏🏽 well said
Oct 13 2019 Hargeisa gurigaya daaradiisa ayaan ku cawynayaa laydh macaan.😭😭😭😭
Allah
Hakuu
Naxariisto
Xaliimo
Khaliif
Axsan
Hees
Waa
Habeen
Axada
8 match
Pm 10:37
Kaligay
Ayaan
Kudhagaysanayaa
Qolkayga
waxaan leeyahy alle hau naxariisto 2023 inta iga dambeeysana isoo duuceeya ana adunka waa maalmo qura dhamaan teena alle hainoo naxariisto
who's here 2019...love from Nairobi
😭😭😭 2019 January yaa daawanayo
Waa lagula jooga
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Y
Aniga wllhii
Hani Channel aniga
Gudcur dama habeen dumay
Isu taag duleedkoo
Dabadeed u yeeroo
Qunyar daadaheeyoo
Meel durugsan geeyoo
Deeqsii warkeygoo
Soo saar dushaadoo
Badda soo dabaaloo
Soo maax daruurtoo
Ishu ha ii dillaacdee
Soo dago agteyda💋💞
Ilahy inta kla maqan ha isuso dhaweeyo, o aniga iyo seygeyga u horeyno😥🤲💞💯
Aamin waxa rajayn saygaagi waa wada joogtaan ugu danbayn
Duco idin rcshey
Ameen habibty
@@omersaid5363haa kal iyo laab bowe❤ alle wu aqblay
Who is here in 2024❤
😢
Alle haw naxaristo magool
Wa ereyadi abwaanka qaaliga ah
Ee maxamed ibraahin warsame hadraawi
I am from hargeisa
30 may 2020
At work
Yaa ila daawan 27 june 2019 ❤
I still kama Daalo Hestan😍
Xalimo khaliF (magool) allaH Yarxamaka🤲
Me
@@nasrafarah178 😍
Can't we just enjoy the song without bringing qabil into it. It's a lovely song and I couldn't care less what hidden message is carrying.
ASC all somali i love you
Waa sax enjoi The best voice of Somali
Let’s just pretend almost one million innocent civilians died and she took part of it just because she is a sign.
Justice for the dead!
@@IsmaAragto fuck you
2019 yaaa dawanya like isaara
I’m sorry Somali will never leave qabiil
Ya ila daawanoyo xiligan corona virus 😪😥. East, west north and south wherever you might be keep hope we will be united one day inshaallah ❤. Homeland 🙏
✋🥰
HADDA ma Nooshahay zhp Qali Reply ii soo gal 🤔
@@faizaabdi7927 After 1 year 🙄
6
2019 hitaa waan dawanaya , this songs never get all 😭
😍😍😍 17 February 2019 Like Saar If U still Love the Song
ma
FRECKING LOVE THIS SONG!!!!! makes me think of the somalia my parents grew up in, listening to it sends me there...#startsdreaming!!
MashAllah. Also... Have you visited this beautiful wonderful country...
Ma moshshay😢 11 years ago ❤😊
Xasus dheer hestan 2011 iyo wadada u dhaxeysa xarar dheere iyo hobyo galab aan gaari ku marayy waah waah iminka waa 2019
Www dhulkaygi ahaa hobyo godan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🏠🏠🏠
Dulkii laygu dhalay xardheere
@@mariyacabduqadir3949 so dhwow ina ader hilha iskugu kena yale
@@habiibacabdi3191 nasab bad thy kamila wa ku slmya wlle
Abwaan kii sameeyay oo dhintay, hadraawi alle hawnaxariisto, 2023🖐
😢😢😢😢😢😢
@@nuurhubane ku soo biir bogayaga rasmiga ah
shinbiryahow ma duusha ma dabayla raacdaa dadka ma u adeegtaa oo ma udadaashaa 😭 Allah ha u naxaristo xaliimo khaliif magool Amiin 😍
juanery 2019 magool Allaah ha u naxariisto
Ruuxii alifay iyo kan qaadaba one of the best song in all somali songs
Maashaa allaah erayo, cod, laxan, murti, intaba weey ka dheeli tirantahay waa sida eey aniga ila tahay
Waa hees fiican
It's one of the best of all time. Laxanka , codka io miruhuba waa heer-sare. Allah yarxmaki Magool.
Alle ha kuu naxariisto
Erayada hadraawi ilaahay hawnaxariisto
Alaaah ha kuu naxariisto maamo waxaan dhagaysanayaa maalin salaasa taariiqda 1/4/2022 wadanka jabuuti goor duhur ah wixii iga dambeeya waan din salaamay
Majirto fanaanad codka ku gadhaysa waliged😘alle ha u naxariisto😭
ax 😭😭
20/09 2019 haben sabdi ah ban dhagesanaya 😰
Illahy ha unaxaristo😭 mama magol cod bay la galbaty wllahi💯
Ax ax yaa fanaan allaha unaxariisto my hooyadey 😘😘😘😘
Shanlyste Dahir Alshukri Magool Waligeed Marada Lagama Furin Baa Maqlay Naag-nimey Beey Aheed 😂😂😂😂kooxda Fisqiga Somalia Xitaa Hadii Aay Dhintaan Caaydooda Weey Banaantahay
Mahoyadawaye🤔
Alah unaxaristo😥😥😥😥😥
+AHMETOVIĆ CM istaqfurullh
Shanlyste Dahir Alshukri amin
Lord
Comotigygan waxn akhrin doona markaan lakulmo xabadkyga🙂❤
Jaceylku waa naxariis biniaadamka alle ku abuuray weeyaan alle laba qofkastoo is jecel alle haysasiiyo ani waxaan jeclahay inan asma la yidhaa iyaduna way i jeceshahay laba qof oo is jecel ayaanu nahay isku kaaya duceeya alle in naga yeelo kuwii nolosha alle calaf iskugu daro oo ku guulaysta jaceylkooda waxaan soo xasuusan doona hadii alle calaf iigi daro ayaan soo booqan doona xasuus ahaan waa haabeeen axad ah isniina soo galayso 2:06 habenimo weeyaan taariikhduna tahay 16/5/2021
Meel durugsan geeyoo
Deeqsii warkaygoo
Soo saar dushaadoo
Bada soo dabaalo
Soo maax daruurtoo
Ishu hay dilaacdee
Soo dag agteyda
Alla yarxamak maamo xaliimo khaliif magool janatul fardowsal aclaa haku geeyo.
Ilhy haydin midye wllo mcn😭😭
Asmo iga warn calaf ma ku gashay
ilaahaye ha u naxariisto leave that to Allah don't judge
she had good voice
aloow kuu naxariiso xaliimo qaliif magool jinatul fardooso alha kaawaraabshu ma sha alh
Soomaali ilaahay ha unaxariisto. Markay Soomaaalii dhab yihiin. SOOMAAli hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ruux ku dalaay lee diidanyhy
Ana aanan dayneeeeyn
Yaan donayaaayo
Dawadaydu noqotee💕💕💖best song😍😍😍😍
2019/2/15 hada dhageesnee like👍👍👍
nadia Abdulkadir 3/31/2020 reply kudos dahe ❤️💋
caku heestan waxn xasusnta Mara an wil an jecla o IGA maqan u dhagesan jirayi am so sorry wa IGA dhintayi alyo raxma calf iskuma yelan
Hani Hassan Allah ha unaxariisko wiilkaas badal khayr qabana Allah haku siiyo
ilhy haw naxriizto amiin 😰😰
Hani Hassan hhhhh
Hani Hassan allah u naxariso abayo
Hani Hassan waan kanaxay hadalkaaga Allah ha unaxariisto
march 2019 yaa ila dhageýsanoyo allow janatul firdowsa ku arzaaaq magoool
Shimbiryahoooow ma duuusha
ma dabayla raacda
dadka ma u adeegta
oo ma u dadaashaa
.
Alla yacizaka magool Allah naxariisti janno hakaa waraabiyo
wacadd fanaanad sharaf leh baad ahayd
The queen of all time Magool ❤❤❤
Till the five corners of my star are reunited... I can't rest....and may y'all neva rest too....
Allow baryadena ugu naxriiso 😢👏 mashallaah cod macan aan ever maqlo fanaanadii fanaaniita haweyneed
From,canada=Dal,yaqaan matahayoo,14-APRL!2020 xili corona?virus uu aduunka gilgilay ayeynu taaganahay,allha inaga badbaadiyo cudur oo idil mama xaliima qaliifna allha uraxmado aameen
ALLAH ha Naxiiso xalimo Khaliif iyo Geesiyadii Soomaaleed
Meeshii lagu diro dowgeed ma garataa😢Allow kunaxariiso
M.a ilaahay ha unariisto hooyo khaliif magopl ilaahppw u narioso
2019 november yaa iladaawanaya😓💗💗💋💖❤
😢😭 maalmo quruxbadan oo tagy 2005 intii ka horaysay intii danbe technology ayaa na so galy iyo mobilo casri ah waa la ilaabay noloshii habiga ahayd iyo faynuuskii ayaan u xiisay
😉😉😉 cawa adaa ila dhagaysanaya farxad ku dheegeso
2003 ayey geeriyootay wll
2019/12/29 yaa iila dawanayo ama iila dhagey sanayo 😭😢😭😢😭😢😭😢💔💔
hbo mcn allha qabriga kuwasiciyo waxad aheyd fanaanad qaran ilaahey danbigaagii hadhafo qabrigana beer beeraha janada kmid ah allha kaga dhigo😥😥😥😥😥2019
Still 2020 Watching AUN 🇸🇴
Wlhi xasus itahay
يا سلام ذوق واحساس الله يرحمك يا مجول
HEESO WAA KUWII HORE WALEE YAA IGU RAACSAN XIGMAD LEEYIHIIN CIYAALKAN HADA QAYL QAYLINAYAAN KA FADHIISTA MAGAALKA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😁😁😁😁😥😥😅😅😂😂😂😂🤔🤔🤔🤔
HAWIYE HANALODO DHAMAAN TOOD🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪💪
2019 xalimo 😥😥😥🥰
Anigu adiga ayaan kugu xasuusanayaa
Waxaan qoraalka qoray habeenimo ay taarikhidu tahay 24/7/2024 habeen ay talaado baxayso khamiisna soo galayso waxaan la caweynaya dad agtayda qiimo ku leh siciido iyo siciid oo aan isla sanadkan bartay ❤🇸🇴❤️
Axsan abwaan
Allaha kuu naxariisto qabrigana Allaha kuu qaboojiyo Ya Rabi this songs talks about me
Wxaan soo buuqday halka tariikhtu tahay 14jun 20023 sacadu tagy 3:13daqiiq duhurnimo malinta tahay arbaca alle ha unaxariisto magoool alle jantul fardawsa haka waraabyo hadaa nolhy wana soo booqan donaa markle anoo nolshydu sida ay hada thy iska badashy insh allh
bro i didnt say magool was isaaq the guy who wrote the song was isaaq he was expressing the veiws of his people from the north with this song mashallah
2021 yaa daawanaya heesta like kama daalo magool alle haw naxariistee
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Wa soomaaliya picture ka gar ahan caasimada muqdisho quruxbden masha Allah
Ale naxristi janada hku ziiyo mamo maGol😥🙏🏻
Waxan dhagaysanaya maanta oy taariikhdu tahy 24 /1 / 2021
Magool
Cod macaan iyo hees mcn ilhay kunaxristo dheh like 😍💋💋💋
Ilaaahay unaxriiisto boqorada fanka geeska africa
Waryaa nool o iga dambeya 2022 hees io nus allow ku naxariisto
Qof waliba Oo Dhagaysanayah Ha U Duceyo
Fananti Somaliyed inaga Horeyay Allow U Naxiraso Amen 28 August 2020
Hooyo ilahay waxn kaga baryaya janadi inu ilhay ku galiyo aamin yaa rabi
Allh Ha U Naxariisto Janatul fardowsa Allh Ha geeyo Aamiin 😭😭😭😭😭
2020 iyo Lock down ya ila dawanya like idhaha please
Qofkii akhriyay qoraalkaygan
Waxan rabaa inaad isheegtan xasuusta heestan idinku leedahay?
Waxey igu ledahay xasus aan caadi ahyn waxaan dhageysan jiray 2015 xili aan kala dheeraanay qof aan aad isku jeclen
2014 xiligi iiigu horaysay aaan jeclaa wiiil aan isku meel joognay kadibna uu meel iga fog jaamacad u aaday kadib xiriirkygiiba halkasu ku dhamaaday alx hada ayaan haysta qof nolozha dhan ila fahmay ina ilowsiyay waxkasta 😘😘😘
Waxay igu leedahay xasuus aan marnaba ilaawi karin....xili aan daganaa magaalada kismaayo baan maalin shaah ka cabay maqaayad ay gadaysay gabar aad u qurux badan...kadib gabadhii waan isbaranay waxaana noqonay ul iyo diir keed...mudo kadib waa laqaxay oo kala carar baaa dhacay waana kala dhunay....sidaas baan Kenya ku galay ayadiina waxaa laiigu sheegay inay magaalo soomaaliya ka mid ah joogto..markaas baan heestaan dhagaysigeeda badin jiray.
Fathi Hassan waad ka samirtay qof kaas lkn waxaad ogaataa inaan marnaba la ilaawi karin qof aad jaceyl soo wada qaybsateen oo waa idiga hadaba ka sheekaynaaya...sax?
@@iknow_my_enemy9750 allah haku soo dhaweeyo bro
31/1/2019 yaa ila daawanaaya
Anii heestan markan dhageesto meelkalay igaysaa
😂😂😂😂😂😂👍
Old songs is golden 😍
Still listening 😢
Heestan waa ugu jeclahy ilaa 2010 waa dhageysanayey ilaa caawa 2021 November 25 😘
2019 march realy heart touchng song nd voice😢
ale hawnaxariisto
CAJIIB! Waa hees qiimo leh runtii. Erayada ku jira waxay ka soo baxeen qof filosofi ah AMA psychology ah.
Alle hawnaxariisto manta labaduba waydhintee, waa hadraawi boqorkii shimbiraha dirsan jiray
Ruxaan ku daaaloo lee didanyahayoo aana aana deyneen yaadonayaa 💋💋💋😭😭😭☹️☹️☹️👇🏻👇🏼🤙🏻⛹️♀️🏃
Cadayda iska daya Somalia and Somaliland ba fananad garta malagahelayo magool allah ha unaxariisto
Khadra daahir aya ka horeysa
@@xidigahargeysa297 ma wxd ugu danaanineysa iney rer somaliland tahay magool cid gaarta majirto huuno
@@dagan1586 khadra daahir iyo sahra axmed iyo maandeeq 3das cid ka horeysa fanka dumarka maba jiro siiba Hooyada jaceylka khadra daahir
@@dagan1586 uma dananinaye Magool fankeda anaga so saarnay oo hargeysa ayay kaso baxday heesahana abwanada u sameyay dhamantod waa reer somaliland haba ugu horeyso heesta ay ku caantahe jaceyl dhiig malagu qoray oo hadraawi laha
@@xidigahargeysa297heestanba hadraawi leh
الله يرحمها الفنانة الغالية... هذه هي الصومال الحقيقة
Shinbir yohw ma dusha mada bayla racda magol hadana waxa la maraya wakhti fartun balbalarku somali fanain u yihin 2020/6/25
2019 waye before 19 yrs in 2000 xtaa wadhagaysanayay
Duq
Alle Ha unaxaRiist0 😓😓
Xsuus waan qayilayaa hapeenla
till watching 20 / 12 / 2020
Alle ha uu naxariisto faananadi qaranka magool
Ishu hay dilaacde soo daga agteydaa😰😰😭 rabbi maruun hyka tuso 😰
Viva Shacabka Soomaaleed Guulwacan
M.a hestan jeclhy 11 july 2020 dawanoya allaha unaxaristo magool jana firdowa allaha geeyo❤❤❤❤❤❤♥️♥️♥️♥️💯💯
وفقها الله جنة الفردوس
Aabe siyaad waqtigii baa igudan baysay heesta allow una xaiiso magol iyo aabihii umada soomaaliyed
Waxan qoray qoralka Malin Ciid ah tarikhda ay thy 10/4/2024 jiilka iman doona 2080 itobi,a wa marxalad ay badena isku. Dayeso inay xog inooga qadato misna ay dadkena qabiilo Isku hestan😢allow Somali midey❤
Ilaaahay ha unaxaristo xaliimo khalif magool fananada qaran pororadda codka
ilaahaw u naxariiso
Waa codki halasiga ahaa ee Aun fananad magool axsan cod iyo hees cajiba 👍😍