Axdi manaad gashid waa la oofiyaa Axmad shariif killer

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @asiyacabdulqaadirchannel2740
    @asiyacabdulqaadirchannel2740 3 ปีที่แล้ว +9

    Ilove real promist wanjeclhy balanta dhabta walhi aduunka waxn ugunecbhy beeenta

  • @anisanur2189
    @anisanur2189 4 ปีที่แล้ว +4

    Iska maaga ma roonee eed minaad tirsaneeysee afka iiga cadee uurmaadka dhaafee Alaheeyga ka yaabee ✌️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️eesh calaa fanaan boqorka vodka 👋😍

  • @anisanur2189
    @anisanur2189 4 ปีที่แล้ว +8

    Afka iiga Cadee uur xumaadka dhaafe Alaheeyga ka yaabe 🤙🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ woooooooooow ❤️

  • @boodka3
    @boodka3 3 ปีที่แล้ว +4

    waa ruwaayadii Damac Adduun ee berisamaadkii iyo 80 kii

  • @abdirahmansaidbaafo5719
    @abdirahmansaidbaafo5719 4 ปีที่แล้ว +2

    Afka iga cadeey uuur xumanta dhaafe allaheyga ka yaabe 😭😭😭Adeer kuu naxriso baaba kileer

  • @husenabdi4083
    @husenabdi4083 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanit walaalkey🥰🥰🙏🙏🤲💜💜👌aduduun waakaas

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 6 ปีที่แล้ว +11

    Damac Aduun aaaaaaax xusuus weyn AUN al fanan Axmed SHariif Kiler

  • @musashiekh8081
    @musashiekh8081 5 ปีที่แล้ว +7

    qofkii dhageysanaaya 2019

  • @fortnitelive4630
    @fortnitelive4630 6 ปีที่แล้ว +8

    Waa ruwayadii damac aduun kiler Alaha u naxariisto

    • @MUQDISHOMEDIA
      @MUQDISHOMEDIA  6 ปีที่แล้ว

      aad iyo aad amir thnks xusuus

  • @liibaan1990
    @liibaan1990 5 ปีที่แล้ว +10

    Heestan qoftoo 3 sano wada soconey markaan soo dhoofayey igo soo macsalaameysey. Iyada Ausralia lagu qabaa 6 caruur ayey leegahay.. Ana 11 caruur ayan Sweden ku leeyahay, Calaf wa kaa..Hada qorshaha waa in wiilkeyga iyo gabadheeda isu guurino.. :-)

  • @LondonAngala
    @LondonAngala 8 หลายเดือนก่อน

    Waaw xasuus Allow kunaxa riiso baba

  • @ashaali1195
    @ashaali1195 5 ปีที่แล้ว +6

    Allaha u naxariisto kiler

  • @anisanur2189
    @anisanur2189 4 ปีที่แล้ว +2

    Isticmaarka ma roonee EEd minaad tirsaheeysee 😭😭😭😭Afka iiga Cadee Uur Xumaanta daayeeeeeee✌️ Alaheeyga Ka yaabeeerreeee ❤️🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ilaahoow kuu Naxariiso Amin💵💵💵💵💵💵💵💵

  • @xadiyosalebanyusuf4232
    @xadiyosalebanyusuf4232 5 ปีที่แล้ว +1

    aaaaah aah waa xasuus igu qali aahaa damca aadun intaa gashay iyago lamano aahaa ayaa daremin karah aaaaaaah illahey hu naxaristo

  • @ashaali1195
    @ashaali1195 5 ปีที่แล้ว +5

    Cabdirashiid shukran ilin aa iga timid walee😍

    • @MUQDISHOMEDIA
      @MUQDISHOMEDIA  5 ปีที่แล้ว

      Asha Ali in reer magaalkii Muqdisho kamid ahayd waa Xaqiiq Kileer heesihiisa Dadkoo dhan ma wada fahmi karaan dareen ahaan

    • @ismaaciilmacaawiye2218
      @ismaaciilmacaawiye2218 5 ปีที่แล้ว

      Alla xaada ayaaba i joogsatay weliba caloosha ayaa dab cml ii hurtay aduun waa dhamaadi

  • @fortnitelive4630
    @fortnitelive4630 6 ปีที่แล้ว +4

    Alaha u naxariisto Axmed shariif

  • @maancabaas6343
    @maancabaas6343 5 ปีที่แล้ว +6

    10+ sano aa raadinaaayey heestaan, waxa ku heesan jirey cajal LX Mogadishu, TH-cam wax badan Waa ka raadiyey . AUN Axmadeey Aamiin .

  • @asiyacabdulqaadirchannel2740
    @asiyacabdulqaadirchannel2740 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah yaah rahma legend ilahow dambigaga dhaaf

  • @Ali-du3tr
    @Ali-du3tr 5 ปีที่แล้ว +3

    Cabdirashiid qaraare aad ayaan kuu salaamay shaqadaa balaadhan eed qabatay waayo waxaad so ururisay wax Somali ka lumi lahaa ooqaaliya heesahan Somali oo dhan ayaa leh maaha Banaadiri kaliya waayo anigu waxaan ahay reer Awdal waanan jeclahay heesahan iyo ruwaadayahan. Mahadsanid markale

    • @ismaaciilmacaawiye2218
      @ismaaciilmacaawiye2218 5 ปีที่แล้ว

      Waaaw reer awdal oo qadiim ah baad thy xaqiiq alle haku dhowro wll

    • @MUQDISHOMEDIA
      @MUQDISHOMEDIA  5 ปีที่แล้ว

      Muqdisho media center weeye maaha garaar walaale tnks

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 2 ปีที่แล้ว

      @@MUQDISHOMEDIA mahadsanid waxaan raadiyaa heestii marwooy muuna maamuleeysee ad madaxaagaan ku gaaree midigtaada is aaree codsi ❤ 😍 💖

  • @sadamabdi5
    @sadamabdi5 2 ปีที่แล้ว

    Es calaaa heees axsan xamari

  • @yahyasufi8544
    @yahyasufi8544 5 ปีที่แล้ว +2

    Meeqo sano ayaa raadinaay mahadsanid bro

  • @abdibiley2237
    @abdibiley2237 4 ปีที่แล้ว +1

    Axdi iyo fanaankii Killer AUN - Damac Aduun Walaalaha wardhiigley iyo Iftin Band 1988 (aduunyo ku dhaafti looma ooyo) waqtigaas soomaliya dib ma u arki doontaa!

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 2 ปีที่แล้ว

      weligaa arki maysid sababa badan.

  • @LondonAngala
    @LondonAngala 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulahiali2104
    @abdulahiali2104 5 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib

  • @abdiyusuf5894
    @abdiyusuf5894 4 ปีที่แล้ว +1

    Axdi mana ha shidee wala ofihaye is ilali aduun waye inkirada ma rone ed mana tirhese?

  • @zaynabmohamud7835
    @zaynabmohamud7835 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaaw eeshcalaa heeeeees

  • @abdiyusuf5894
    @abdiyusuf5894 4 ปีที่แล้ว +1

    Uur xumanta dhafe alaheyga ka yabe ?

  • @mustafahmed5100
    @mustafahmed5100 5 ปีที่แล้ว +1

    Maan sha alaah

  • @abdiyusuf5894
    @abdiyusuf5894 4 ปีที่แล้ว +1

    It tuach me special place?

  • @abdiyusuf5894
    @abdiyusuf5894 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma la ilobikare nag Ku a miinte

  • @abdiyusuf5894
    @abdiyusuf5894 4 ปีที่แล้ว +1

    Mala ilobikare nag oo Ku aminte

  • @abdirahmansaidbaafo5719
    @abdirahmansaidbaafo5719 4 ปีที่แล้ว +1

    Mala ilowi karee naf oo ku amintayeee