HASBUNA'ALLAAH WANICMAL WAKIIL!!!!!!!!!! Gabar shirqooleysa Gabar aamintay bal maxaa u dambeyn doono inkaar qabto Adduun iyo Aakhiro ALLA ku ciqaab!!!!!!!!
Myq abyo nag sxb wey gasha e adiga dad xun la saxibay nasiibkaga sas noqday mahane dadka ma wada xuma anigaba wan so arkay dad sidas cadaw u ah io dad gob ah o ila manta an saxibo nahay kuwa Ila dhashay xita an iskaga dhawnahay an is cawino isla talino midkena midka kle usan qalad ku eegan inta xun allah ayan ka magan galnay I.alllah dhamnten ilhy dadka xun noloshena haka saaro❤
Sheekoyinkan waxa jeclahay marka kufsi lashego in safan loga aargoyo lakin wabA nagu yartay farhiyo kufsi oo safican loga arkoostay nookeen marka laguu keno
Acuu bilahi mina shaydani rajiiim ma famliga noocasa mayba dhocil ay dhalen la socotey waraa qofyahy qasaara tahy mxa caqligaga u isticmali weydey marka dadka nocasa so dhex gashey yaasin😳😳😳
Abayo farxiyo qaali luuley Illahay xaa kuu barakeiyo aduun iyo akiro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Anigu. 2saiib.ayaan.leyahay🎉jira.oojoga.more.love❤❤❤❤lakiin dad qar. Saxibinimo maleh. Waan ka xumahay wixii. Kugu. Dhacay. Lakiin hasdhibin🎉habeen wanagsan dhamaaan soomaliyey ❤❤🌹🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐
👒👒👑👑🤩🤩🤩💎💎💎💎
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Samia jaceylki iney gadaal ka tuurto ayey ahayd markay aragtay dhaqanka reerka SUBHAANA'ALLAAH.
HASBUNA'ALLAAH WANICMAL WAKIIL!!!!!!!!!! Gabar shirqooleysa Gabar aamintay bal maxaa u dambeyn doono inkaar qabto Adduun iyo Aakhiro ALLA ku ciqaab!!!!!!!!
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Nag sxb magasho wlhi 2 gabar oo walalo ah ayaa sxbne oo isku school eheen daris neh waa eheen gabdhaha wee is cateyaan marka alx aniga cadaan ilhey ii dhaliye ayaa qabaa waji ahan neh xogo yar waa ka qurxonaa gabdhihii wexee isku dayeen bomato oo canbaar dadka ka soo bixineyso inee idhahaan abyo hoo marso saan wakasii cadanee naa isma cadeyeee waxaan ika dhaaf gesaha ayaa ika galeen marso wlhi quruxdada wee sii labo jibarmee bomatadii waa ka zoo qate gabar abtikey dhale oo iscateyso ayaa nala jogte markaas ee tiri nayaa waxaan dadka dhan wajika ka haleyse intee u watada markaas aa dhahay gabdhihii saxibada aa eheen ayaa isoo siyeen marso ayee iku dheheen walashey weba xanaqde intee u utagte ayee kutiri xasidiin ayaa tihiin quruxda yar ayaa u quri la tihiin miyaa wee ku soo qel qelise aneh inaa marsado maba rabin qashinka inaa ku daro ayaa rabe nag sxb ma gasho marka iska ilaliya
Bisinka😢xaasidsana
Bisinka quruxdey ku quri waye😢
@@ahlaamey3392 abaa xasinimo wxbo ma tareyso aqiro iyo aduun waa ku gubanee lee
@@Simraneyr bisinka 😭
Myq abyo nag sxb wey gasha e adiga dad xun la saxibay nasiibkaga sas noqday mahane dadka ma wada xuma anigaba wan so arkay dad sidas cadaw u ah io dad gob ah o ila manta an saxibo nahay kuwa Ila dhashay xita an iskaga dhawnahay an is cawino isla talino midkena midka kle usan qalad ku eegan inta xun allah ayan ka magan galnay I.alllah dhamnten ilhy dadka xun noloshena haka saaro❤
tii🎉cadowga kudhibtay.Adne❤udhiib.waridkagana.hawsheygin.waayo.walidiinta🎉soomalida.into da,badan.durufta.waykugu.dsyriyaan.😢sorrywll🎉team farxiya.Salan.gobeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Awlaad khayr qaba alaha siiyo
Farxiyo,abaayo,Alaah 'hanaxafido'dhamaanteen
Allah ha siyo
Nagey faa iido malihid😢subxana allah😥😓🫢🙄🙄🙄
Asc team cawa bilaban raba shekada😂
Salaam sister farxiya tawakal
Wallah Ani gabar dhan maba aa mino😢
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
My therapy mamo Farxiya I love you 🥰🥰
Ani hal zxp ledahay waana jeclahay jcylkan isku qabnan waa midka walaltinimada okle❤
Asc team farxiyo tawakal ❤❤
حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم وكيل حسبي الله ونعم الوكيل 😂
Wcs Mahadsanid maamii❤wlhi sxip sanadkan ma jiro saan hadey sheekada mareysaa🥹
Alla saamiyaay fudayd badnidaa maxaa ninka u wacatay adigu asagu kuma jeclayn wuu isaga kaa sheekaynayey bisinka walaahay waan ka naxay ciwaanka sheekada jacaylkan baas oo gabdhuhu intaas sheegayaan oo dhahayaan ninbaa saas i yeelay oo waan jeclaa teeda kale reerka waaba reer wada waalan inaad ka carartid bay ahayd markaad aragtay gurigooda
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Jabair bin hayaan ana kaso baxay mashallh
Wcz Aayo❤💚
soomaliyey taladeyda🎉hala yabinina🎉 cidna ha usheegin hadii adan uur lahayn waqtiga guurkagana mesha habee eleen soomalida bigrada watolinkoda hadii uuwax kadubayna casumad usamee kadibna rag kufsada lacag kudhib xataa xad hadi adan hayn no calacal team farxiya❤habeen wacan
p
Subxanallah qalad Miya qalad lagu saxaa 😢
Abayoy Allah Ayaan kajari doono aduun iyo akhiraba adiga dambi ha isku galin
@@sweetamla2058sax wlhi aduun iyo aqiraba waa laga jaraya lkn in aad barejeyso may
Salalahu Caleyhi wasalam
Masha Allah 🎉❤🎉
Abaayo beentas ayaa wax badan kaa haleysay xuuma aduun ka yaa Allah
Masha allah farxiyo ❤❤❤
Qoonka soomaliida waxaa halagay waa dulmi taas ogada Somaliayey dullmiga faaidadisa waaheynaa manta wlhu wagu jabay subxana llaah
Wsc
Ax waa ka xumadey wllhi😢😢am sorry mcnto❤😭😭😭
Wcs
Sorry samiyo walhi saxib majiro ani qof adunkan saran on aminayo maba jirto goni usocd le ahana inta nolahy😢😢😢
Illaahay awlaad saalix sii intii awlaad la aan ah yaa rabi
Thanks 😊
Caagu Yaa jecel 😢 so many red flags miskin laakin gabadhaha yare hada anfaacay
Folxumo weye gapar wllsha Ah oo ku Amintay inad shir qoshid wlhi sorr samiya shekada ma dhagysan karo lkn wan ku ducaynayaa
Asc wankaxumahay samiyo nagsaxib tinier magasho halayska illaliyo nag cadaw wayka masereysa hadii aad ka quruxbadan tahay WA xasaf nag
Waleen inaaana daayeen naag saas i yeeshay aduunka kuwda .nolaaneen
Allh gabdhu indha adaga bal nin bay lanbarkisa weeydiinaysa
Ax sorry samiya❤😢
❤❤❤❤❤❤❤
Sheekoyinkan waxa jeclahay marka kufsi lashego in safan loga aargoyo lakin wabA nagu yartay farhiyo kufsi oo safican loga arkoostay nookeen marka laguu keno
Dadka wax kufsada waxa lasamen laha waxa lagajari laha hos ruuuf wlhi wajoji lahayeen
Wcs abaayo 😢😢
❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Saqajaan wuuba u hanjabay mey ka fogaato?!!!!!!!!!!!
Nin aan wax brasho ku ficnayn wuu iga dhintaa
Jaabir bin hayaan 😢
Hpo farxiyo mahamdd isman xaji aniga qisadeydah mad iga wareysatit hpoy an kugu na fise
So dhawaaw qaali 61 3270205 cod kusoo duub
Sorry naagi waaa cadow
😮
Ax qisada bilowgeda wa qalbi xanunka ilahow raga xun xun naga qabo ada raxmaan ahe
😂😅
😢😢😢😢😢😢😢😢
Acuu bilahi mina shaydani rajiiim ma famliga noocasa mayba dhocil ay dhalen la socotey waraa qofyahy qasaara tahy mxa caqligaga u isticmali weydey marka dadka nocasa so dhex gashey yaasin😳😳😳
Maxaa kugu soo celiyey
😢😢😢😢❤❤❤Wcs❤❤❤😔😔😔💛
😢
Walhi wey dhacda arinkaan sorry abyo wax walbo wa qoraal
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Naag zaxiib makasho waa qumayo 😢😢
Samia jaceylki iney gadaal ka tuurto ayey ahayd markay aragtay dhaqanka reerka SUBHAANA'ALLAAH.
❤❤❤❤
❤❤
❤❤❤❤❤❤