waayahaaduunka
waayahaaduunka
  • 1
  • 134 715
YouTube Ubah Dahir Fahmo & Amina Isse Galbis
ubah dahir fahmo and Amina esse, waxay kor u soo qaadeen dhaqankeenii qumanaa
มุมมอง: 134 716

วีดีโอ

ความคิดเห็น

  • @Xxxtentacion_12134
    @Xxxtentacion_12134 ปีที่แล้ว

    Heestaan maxaan anoo yar daawan jirey 2012 😂❤❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว

    Anoo dugsiley ah ayan habeenkii hestan TV ga kadawan jirey xusuus

  • @Said-M0h-Said
    @Said-M0h-Said 2 ปีที่แล้ว

    Fav song

  • @mutasxasan6897
    @mutasxasan6897 2 ปีที่แล้ว

    Heestan aroosaad Ka maqan jiraa cawaa 2/4/2022 time 3:30mp

  • @asmaaxmed5746
    @asmaaxmed5746 3 ปีที่แล้ว

    Allow ii rumee riyadaydii heestan ayan ka shidaya arooskayga

  • @kunkaroon155
    @kunkaroon155 3 ปีที่แล้ว

    Www 2021🖐❣

  • @cabdiselaamxaaji8098
    @cabdiselaamxaaji8098 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah ubax Fahmo isaaa ayay ka tahayna soomaaliyeey?.

  • @saaxibulqaraam5848
    @saaxibulqaraam5848 4 ปีที่แล้ว

    Barmamij lags daadihin jirey 2006 ilaa 2010 melaha tyga qaranka somaliland ayaan ku xasuustaa oo ku so geli jirey

  • @hamdadeeqa9340
    @hamdadeeqa9340 4 ปีที่แล้ว

    Waxn ku xasuuusta Tvga qaranka ❤

  • @zamzammohamed2896
    @zamzammohamed2896 4 ปีที่แล้ว

    Who's watching 2020

  • @nuurkamooha6325
    @nuurkamooha6325 5 ปีที่แล้ว

    Inshallah arooskyga ani iyo my love muno mawlid ayan ka shidaya rabi haygu simo from frnce baris

  • @siciidxasan1960
    @siciidxasan1960 5 ปีที่แล้ว

    Wooow

  • @ahmedhajisuleiman6433
    @ahmedhajisuleiman6433 6 ปีที่แล้ว

    Inshallah mustaqblak dhow waan guursan rabaa markaasaan xaaskayga mustaqblaka marka lasoogalbinayo ayaan ushidi doonaa heestaan

  • @emmaelmi9538
    @emmaelmi9538 6 ปีที่แล้ว

    Yaano 😍 Thanks hppti

  • @liozable
    @liozable 7 ปีที่แล้ว

    Gabadha soo galbiyaay guud xariireey Gayaankeedi baa helayee gabadhu waa idilo geesi uu dhalay Iyo gaaridii dumaree Geedka wiil yimidow gob gobtiiyow Gudoon xulashadaadiiyee Golaha loo bilay iyo goobta lagu wado Alloow guri barwaaqeedee Gabdha loo bogay iyo gabano khayreed Alloow sii gurbood wacanee Ginida lacageyd iyo guunya xoolaad Guuloow hantina siiyee Hooy ina adeereey Idil habooneey Arooskiina aamiinee Waa akhyaar cabdiyoo Sal iyo maan leh Arooskiina aamiinee Aqalku idiin bilayee ilo xidhjooqleh Aloow raaski aan duminee Habla asaageed iyo ayni ka rooneey Allahayow adeeg wacanee

    • @yuusufhaybe9120
      @yuusufhaybe9120 6 ปีที่แล้ว

      nimo mohamed Mhdsnd Sidaad Udadaashay Waxaan Jclaan Lahaa Heesta Iyadooo Music La An Kucodeenaayo Makahelikaraaa ?

    • @yuusufhaybe9120
      @yuusufhaybe9120 6 ปีที่แล้ว

      nimo mohamed Masha Allah Maxaan Kudhahaaa ....

  • @painsterx
    @painsterx 7 ปีที่แล้ว

    Somali culture sucks anyway. May Jesus Crist come soon enough to destroy the ARAB DRUNKEN Somali culture!!!!

    • @yusufali3737
      @yusufali3737 6 ปีที่แล้ว

      LadyPauline Please go away and take ur medications on time and correctly

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว

    Riyadeyda aduun heestaan ayaa ka mid aheyd wlhi arooskeyga in laga shido Lkn riyadeyda waalidkey ayaa iga qasay hadana guurka geeri ayuu ila midyahay wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢

    • @wiilkacaanahageelashuba4487
      @wiilkacaanahageelashuba4487 7 ปีที่แล้ว

      Asmo Curada cida Ax Ax ma Xaajigi ayaa ka dhintay abaayo !!

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว

      Halyeyga Somaliland maya wallkey nin igama dhimanin Ee waxn ka waday heestaan markaan soo caqliyeestay ayee soo baxday 2009 Markaas ayaan dhihin jiray arooskeyga laga Dara Lkn nin ayaa la igu daray ayaan ka waday oo diyadeydi iima rumoowin Mahadsanid walaal

    • @drbella7237
      @drbella7237 7 ปีที่แล้ว

      Asma Curada cida 😰😰😰😰 sory abyo waka xumahy wlhi illahy ha kula garab galo

    • @simanzakariye7182
      @simanzakariye7182 4 ปีที่แล้ว

      Gabdhaan dhowr meel comment calool xuma ku arkay abyo ma cafimaad qabta hada

    • @khaalidT7
      @khaalidT7 8 หลายเดือนก่อน

      Abaayo Asmo alle haku boga dhayo gabadh akhlaaqbadan oo gob ah ayaad tahay wlhi wllka khaled weeye oo heestan soo bookhday asma mayow kula kulmay marlabaad 😢 alle guur khayr ku leh haku siiyo Ameen

  • @runcadeyibrahimyusuf2088
    @runcadeyibrahimyusuf2088 7 ปีที่แล้ว

    Cademahan wankahelay

  • @AhmedMohamed-en9hh
    @AhmedMohamed-en9hh 7 ปีที่แล้ว

    heesta heesaha iga dheh

  • @runcadeyibrahimyusuf2088
    @runcadeyibrahimyusuf2088 7 ปีที่แล้ว

    Www nic one good

  • @---7573
    @---7573 7 ปีที่แล้ว

    Love this song arooskaygan shidanaya insha allah

    • @wiilkacaanahageelashuba4487
      @wiilkacaanahageelashuba4487 7 ปีที่แล้ว

      xamda cali hhhh ma jinbaa ku aroosayaa

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว

      xamda cali abaayo riyadaada rabbe hakuu rumeeyo Aniga riyadeyda weyn iga halaawdee hadane guurka geeri ay uu ila midyahay wlhi 😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢

    • @abdihakemahmed673
      @abdihakemahmed673 7 ปีที่แล้ว

      Abayo sidaas maxa naftada ugu ciqabesa

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว

      Abdihakem Ahmed waa runteey Wallkey guur dambe niyad umaba haaye 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @yuusufhaybe9120
      @yuusufhaybe9120 6 ปีที่แล้ว

      سہأظل أكآآبر -حتے أجد-مہن يسہتحق-تۈآضعے Huuno Hadda Malaguguursaday Maakulunsan Adigoo Mahadsan Xishoodkana Yusannakalaqarin

  • @mohamudabdi6890
    @mohamudabdi6890 8 ปีที่แล้ว

    wa hees mcn maamoyinka allaha idin dhowro amin iyo ubax

  • @raliyamohamed928
    @raliyamohamed928 8 ปีที่แล้ว

    woow beautiful

  • @fatahoreey5575
    @fatahoreey5575 8 ปีที่แล้ว

    wwww nce one

  • @hodanali3478
    @hodanali3478 9 ปีที่แล้ว

    Waa todobadiyeee ........shaash haloo saaro. ii dhameystira please.

    • @naasiraadanabokor5843
      @naasiraadanabokor5843 8 ปีที่แล้ว

      halkeey kaga jirtaana heesta intaasi waan ka waayaybe markay intee daqiiqo marayso weeyaan

    • @umuaymanumuayman9147
      @umuaymanumuayman9147 7 ปีที่แล้ว

      waa todobadiiyee tagina meynee tolmoon shaash haloo saaree

  • @OmarAli-hu2jm
    @OmarAli-hu2jm 9 ปีที่แล้ว

    Trerrrtetyeytgdgftt

  • @mohamedomar4037
    @mohamedomar4037 10 ปีที่แล้ว

    Nice song.

  • @SuperLimzy
    @SuperLimzy 11 ปีที่แล้ว

    Beautiful song mashaAllah

  • @SuperLimzy
    @SuperLimzy 11 ปีที่แล้ว

    I love this:-)

  • @mohamed-radwan2448
    @mohamed-radwan2448 11 ปีที่แล้ว

    Waa cajib hestanie

  • @kaysejamal4462
    @kaysejamal4462 11 ปีที่แล้ว

    Somaliland culture is da best

  • @Cabaysmedia
    @Cabaysmedia 14 ปีที่แล้ว

    Wooooooow, waa hees nin garnayaa garanayo, kii kalena loo sheegimaayo. Cod iyo qurux wax isku darsada, waxa inoogu dambaysay Maanqeed iyo 1970s!

  • @AliJibril
    @AliJibril 14 ปีที่แล้ว

    Ubah and Amina, waad kusoo baxdeen heestan, Tacabkeyguna muu khasaarin.

    • @emmaelmi9538
      @emmaelmi9538 6 ปีที่แล้ว

      Ali Jibril U r the director

  • @SomaliRoyale
    @SomaliRoyale 15 ปีที่แล้ว

    amin walaal