Siyaasi Fashiliyey SIR ka Fakatay Jabuuti iyo Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024
  • Siyaasi Fashiliyey SIR ka Fakatay Jabuuti iyo Somalia
    Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida

ความคิดเห็น • 46

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u หลายเดือนก่อน +2

    Absolutely 💯 MDW Muuse Abdi Bixihi is hero Masha Allah Somaliland guul iyo gobanimo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍♥️

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน +1

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

    Weriyahani waa indheer gara maansha allaah

  • @khadaraynanshe9093
    @khadaraynanshe9093 หลายเดือนก่อน +1

    Guuul guuul wa runtaa

    • @khadaraynanshe9093
      @khadaraynanshe9093 หลายเดือนก่อน

      Anagaa dooranay waa run doorana doona

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah walaahay dad badan bayidhaahda muusa ladidan yahay somaliland iyo muusa isaga darsan inadeer huwanta gudaha cimri dhererka dhigata❤️❤️❤️💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️😇😇😇😇😇😇😇

  • @cabdiqaadirmaxamed5556
    @cabdiqaadirmaxamed5556 หลายเดือนก่อน

    Way isku goyahin farhiga hal kaco waxaa hayska caliyo guul guul gobonimo

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 หลายเดือนก่อน +1

    guul qaraka somaaliland

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน

    W c s.ismaaciil.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน

    Muj ismaaciil.ilaahay.haku.sharfo.waxaan.kaa.cidsanaynaa.inaad.baaq.dheer.aad.Gaadhsiiso.xeer.ilaaliyaha.qaranka.jam.sland.craxman.jama.c..hayaan.so.hi.wax.yar.qabto.cid kasta.oo.xasaanad.sheeganaysa.oo.qaran.dumis.ah.si.uu.wax.uga.qabto❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r หลายเดือนก่อน +1

    Geela.caloolaya wuxuu mòdaya somaliland xamar.bahalagaleent caloolaye wada qaladan baada cagata saaratey geela wuxuu isa moodaye faranasiisa

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u หลายเดือนก่อน

    Wadani is behind all downfall that is happening, it's a shame

  • @Tuuyo
    @Tuuyo หลายเดือนก่อน

    Nac nacdiisii cay buu ku daray maanta

  • @faadumoelmi7439
    @faadumoelmi7439 หลายเดือนก่อน

    Iska qabta dadka dalka rogaya ee dhibaatadanba abuuray , markaa xaaladan taagan ha eegin ee eeg wixii sababay.
    Soomaalina waa isku mid joojiya dawlada Soomaaliland need cadawtinimada

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 หลายเดือนก่อน

    Gudoomiye xirsi iyo xaashi iyo barkhad batuun iyo maxamed abiib iyo kuwa lamidka ah waa in xeer ilaalintu dacwad ku soo ogtaa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

    Balaayaa ladhalay geele wadadhalasho haday jirtowaa laga aki ahh⁰😮😮😮😮

  • @khadaraynanshe9093
    @khadaraynanshe9093 หลายเดือนก่อน

    Waxan odhanayna soo jiidh wanaagaa jeenniga ku so qaad ama ooda jabi

  • @cabdiqaadirmaxamed5556
    @cabdiqaadirmaxamed5556 หลายเดือนก่อน

    Yaa ka awood yaar ismaacil iyo somalia baa

  • @Arligaygoow
    @Arligaygoow หลายเดือนก่อน

    Ma hooyadaa iyo iidoorbaa leh lughaya. hadii cidi ictiraaf idin siinayso ku raadso dagaankaaga wallow dhul somaaliyeed yahay sii dee oo ku raadso dhul iyo dagaan dad kale ha u hanqaltaagin cidkasta oo diinta dhulka iyo dadka nala difaacaysa soo dhawaada

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL หลายเดือนก่อน

    Free. Reer. Awdal
    No. More. Gooni. Goosato
    No. More. Xabashi. Xigsada yaal. No. More. Qoomuluud
    Macsuumayaal. No. More. Abaarso. Barwaaqo. Umad. Koda. Ku. Baabiyaal. No. More
    Guneydte. Xanbaarayaal.

  • @user-ij6tz4op5m
    @user-ij6tz4op5m หลายเดือนก่อน

    Ciise..rasaastaa..kamacabsodo..wa.kufarxaa...ha.ubiiqiin.ciise..jaww.

  • @amalabudhabi4757
    @amalabudhabi4757 หลายเดือนก่อน

    Sidaad dheh badhlaqabto badh baxsada jabuti kudheh

  • @gaashaamotv
    @gaashaamotv หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 21 วันที่ผ่านมา

    Walee ninkan runtaa ayuu farta ka saaray,Alyaxisag, barmaanka somaliland runta ayuu ka saaray

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL 12 วันที่ผ่านมา

    War. Reer. Qaran Qaran. Kaga. Dhegtey. Oo. Degan dhowr. Magaako. Hoosta. Ku. Sita. Pasporka. S m dhaqaalaha. Aduuntaduu. S m. Ju. Caawuso
    Saw. Ta. Qayvtiina. Xamar. Laydiinka. Soo. Dirroo

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    War kani waxba maaga waa qof wax ka si yihiin.
    Jabuuti muxuu ku samayn kara kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    War sheekada nagala tag

  • @amalabudhabi4757
    @amalabudhabi4757 หลายเดือนก่อน

    Caac markii laska lagaraacayay wuu kufaraxsanaa

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 27 วันที่ผ่านมา

    Mxa la dhakhdhakh leedahy joog gebiley baad leedahy isaaq baad thy sidee u iibin reero gurigeed fuleyohow hadhowna waad barooraneysaan rag iyo dumar hhh

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Beenaale beenaale dhalay dagaalka laascaanood aar goosi ayaad u soo abaabusheen lkn wixii aad 34sano lfahaad wadateen mid ka daran ayaad kala kulanteen

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Muuse fircoon dadkii uu u xabkayn jiray maxaa qaylo ka baxaysa. Doorashada waa laga helayaa bal.meeshaad aadaysaaan ayaa layska rabaa

  • @AliHassan-kx8ci
    @AliHassan-kx8ci หลายเดือนก่อน

    War xisho Ismacil nin taladona uubahan maha CISSU KADHASHAY WA GEESI XARKISA MAGADHID

    • @AliHassan-kx8ci
      @AliHassan-kx8ci หลายเดือนก่อน

      Waxa fashilmay beenti 33 sanadod laysku mawelinayay.way dhamatay,jabuti 24h baan kuqabsanayna marku leyihin War Cissanad aqon,xishoda somali oo dhanbaad kabaxdene,

  • @gaashaamotv
    @gaashaamotv หลายเดือนก่อน

    Muuse horta ina dhaafiya😂😂😂😂

  • @user-ly1mo1ll2t
    @user-ly1mo1ll2t 22 วันที่ผ่านมา

    beenale habash voleur vous etez venir a Djibouti sans papier et sans vetement haha haha tu sais quartier deux haha

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 หลายเดือนก่อน

    Muuse isaga ayaaa dalka ka naxaya cadow kalkaal loo dhiibi maayo

  • @JamalSharif-ze6gc
    @JamalSharif-ze6gc หลายเดือนก่อน

    Lafta nagaa

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 หลายเดือนก่อน

      Qotidii waa iskudhexyaacdey😂 I remember this buffoon before 25 August 2023😊

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    War kani waa beenaale waxba ma kala oga