Waa kuma albaabka ninka jibiyay xasan sheikh adis ababa lagula xiray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

ความคิดเห็น • 55

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 6 หลายเดือนก่อน +5

    It doesn’t make sense clans he is somalia hero who protected his president so i don’t understand why somalia likes clans before the nation we all suppose to we are proud of you sir that is it

  • @rahh4137
    @rahh4137 6 หลายเดือนก่อน +1

    ASC walaalayaalow farqi ma samaynayso wiilkani qolada uu yahay muhiimadu Waa wiil Soomaaliyeed ee waxa aan kala wadno ma fiicana ee Soomaalinimada nagu daaya. zin wiilka la sheego qoladiisa ma Xuma. qola uu yahayba Waa geesi Soomaaliyeed oo waajibkiisa gutay ee Ilaahay ha barakeeyo. ❤

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allaha guuleso wiilkas
    Geesi somaliyed weyaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 6 หลายเดือนก่อน +4

    Labadan wiil wa iskumid shaqadoda ayqab sadan ha qabilayn ee kadhaf qabilka wa cidan somaliyed waka dalnay qabilka

  • @marainid7626
    @marainid7626 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nin wadani ah qeer Alle ha siiyo maashaa Allaah tabaarakallaah

  • @sahraigal1493
    @sahraigal1493 6 หลายเดือนก่อน

    alah sharfo ale ha caafiyo wilka somaliyed xasan shiikh wa in u dalacsiiya

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8w 6 หลายเดือนก่อน

    Labada wiilba waa wiilal soomaaliyeed oo aan. Anaga dhalnay waana ku faaneynaa

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wiikaas bilad sharaf ha la siiyo👏👏👏👏

  • @user-fp6zl5ni3p
    @user-fp6zl5ni3p 6 หลายเดือนก่อน

    Labadaduba haday ahaayeen staff ka madaxwaynaha waa team ha kala qaadin abwaan

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 6 หลายเดือนก่อน

    waa geesi Somalia 🇸🇴

  • @nashmaamaxamed21
    @nashmaamaxamed21 6 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir biijole iyo dad kale a gurban utumey o darood ah

  • @abdiadam1322
    @abdiadam1322 6 หลายเดือนก่อน

    Marhaduu yahay ä raxanweyn ama mareexan soma ahan dadkii Xasan dhiiqo dawladnimadii kasaaray

    • @fadumaomar3215
      @fadumaomar3215 6 หลายเดือนก่อน

      Adigeey dhiiqo ku dhashay xasan xoreeye cidna doowlad kama saari cidii is buufiso cid soo tuugeeyso ma jirto ilaaladuna waajibkoodeey guteen waana shaqadooda

  • @maxamedcade5137
    @maxamedcade5137 6 หลายเดือนก่อน +1

    Idiga Garadow maxakaagalay labada ni waxey ushaqeyan Qaranaka Somaliyede?

  • @user-rg2cq1th7y
    @user-rg2cq1th7y 6 หลายเดือนก่อน

    2012 ila iyo hada u la shaqenaya Madexweyne HSM ibrahim dayow gesi

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 6 หลายเดือนก่อน

    Waa geesi 🦁🥷🏿🇸🇴

  • @khadrahussein6251
    @khadrahussein6251 6 หลายเดือนก่อน

    Both of them are Somali heroes we will forever remember them and love them

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 6 หลายเดือนก่อน

    Waaa isku mid labadaba

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 6 หลายเดือนก่อน

    Koley waa ilma jabarti oo ilma adeer ah

  • @user-ey6zn9rl6t
    @user-ey6zn9rl6t 6 หลายเดือนก่อน

    Inta aad leedijiin waa reer hebel, waligiin hirmar ma gaaraysaan, war meesha ma taagna qabiil ee kor u fikira

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 6 หลายเดือนก่อน

    Wax albaab ah
    Oo lagu xiray xasan sheekh
    Maba jirtaba
    Waa war beena
    Oo dadka
    Laga dhaadhicinaayo
    Adeer dal aadan u dhalan bastoolad laguma xoreeyo
    Waxaas hanoogu sheekee mina

  • @user-lh1jl1bq7p
    @user-lh1jl1bq7p 6 หลายเดือนก่อน

    Thank you whoever are ❤❤❤❤

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaa ku filneyd soomaalida inuu soomaali yahay laakiin reer faanaaye ma nastaan, oo xitaa fircoon sheegteen...
    Iyagoo Ibliis sheegtana waa arkeysa..Reer faanaaye fuleynimo badan...

  • @sahraahmed686
    @sahraahmed686 6 หลายเดือนก่อน

    Albaab la xiray ma jiro ee prapaganda Daarood especially mareexaan oo guusha Birmade xasan xafidulaah dhibayso oo xabashigii abiye la safteen
    Dhamaan wiilasha ilaalada Madaxweynaha ayaa wada difaacday qof kaliya waxba ma qaban karo wiilasheena dhamaantood way ku mahadsanyihiin

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 6 หลายเดือนก่อน

    Ewalaanba yaabaayay daarood aaxasan badbaadinaa

  • @nashmaamaxamed21
    @nashmaamaxamed21 6 หลายเดือนก่อน

    2 daba mahan wa wiil waceysle ah madaxweynaha na ader u yahay

  • @user-hz1wz9oq9u
    @user-hz1wz9oq9u 6 หลายเดือนก่อน

    Adeer maxaa kukalifay beeta wiilka raxween loodafiray waa yaabe

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t 6 หลายเดือนก่อน

    Bro qabkiinu ha sareyo labada wiilba waa wallahena kii saas sameyayna waa shaqadiisa iyo wadaniyad nimadiisa bro marka dhalinyarada cidannka xoga hakala qadin qabiilna malahee taasi baa na anfaceyso bro waxa meshan na dhigay ba waa Reer hebel iyo waxan jirjnidku haysano

  • @user-ks2wm1el3r
    @user-ks2wm1el3r 6 หลายเดือนก่อน

    ALBAAB LAGU XIRAY OO LAJIBAYAY MAJIRO EE ILLAH KABAQA HOTELKA AFRICAN UNION MEEL AY XUKUNTO MA IMAAN KARTO ETHIOPIA SHARCIYA EE KALA KICISKA ISKA WATA REER TH-cam

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 6 หลายเดือนก่อน

    Wiilasha la socday Madaxweynaha dhammaantood waa halyeeyo qaran, Billad geesi iyo Abaal marin bey xaq u leeyihiin, Dowladda ayaan ka sugeynaa sidii loo maamuuso.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 6 หลายเดือนก่อน

    Albaabki ninkii aad disheen ee isaaq ayaa ladinka rabaa wixii jabiyey kan ladinkama rabo

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 6 หลายเดือนก่อน

    War wiilka iskadaa waa daarood nacsyb

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 6 หลายเดือนก่อน

    Adi maxaa kaa galay mar hadusan hawiye ahayn raxanwen waa daroode wan ku fahmaynaa waraa

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 6 หลายเดือนก่อน

    Eeey ayaa tahy warka waa kahoreeyey cuqdada daroood udhimo illahy kagabariney qurunle abwan matihid labada wiil waa iskumid anaga dorood iyo raxwayn kakalajeclin waa nin somaliyeed un

  • @umuahmedumukhalid412
    @umuahmedumukhalid412 6 หลายเดือนก่อน

    Hada kadib qabiilka as karta yaan lasheegin hala aqriyo

  • @user-nh6fh6is1j
    @user-nh6fh6is1j 6 หลายเดือนก่อน

    Adiga labada ninkii jabiyay waa istaafa madax weynaha maxaad qabiilka ugu daba waadaa qacin wadan haadad maqli jirteen waa ninkaaN muxuu ku heli dad somaliyeed dadkaas sida qabiil looga rebaya sheega

  • @a.j2428
    @a.j2428 6 หลายเดือนก่อน

    WAA LABA SARKAAL OO LABADUBA DIFAACA MADAXWAYNAHA HEEGAN U AHAAY, MAXAAD KALA GUREE ADIGANA MACNA YARIDAA. SAAS MAABA ABWAAN KUTAHAY. WAR NINYOHOW SHEEKADA KOR NOOGU QAAD. INTAAS INAAD DHAANTIDAAN KU MOODAAYE, MAXAA SARAAKIISAH MADAXWAYNAHA U KALA RIIXRIIXEEY , WAA RAG LABADOODUBA INAY MADAXWAYNAHA NAFTOODA U HURAAN, OOWLA SOCDA. REER BAADIYAAN TAHAYE.

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 6 หลายเดือนก่อน

    Maxa dibah hadu so badabaya madxa wan somall 🇸🇴 dadka danbu u ahy yah

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 6 หลายเดือนก่อน

    Beenta jooje adi iyo wax sheegsya maanaan arag

  • @xasamaxamed9322
    @xasamaxamed9322 6 หลายเดือนก่อน

    Mahada Ninkaan Ayaa Albaabka jabiyay Iyo Kanaa jabiyaa ayaa Meesha la Soo istaagteen Adinkoy indiinku Xerantahay Bulsho Soomaaliyeed Ladaninba Qabiil ma ahee waa Qaran Ee Ka hadla Arimahii bada Mase Waxaan ayaad nugu mashqulineysaan

  • @nashmaamaxamed21
    @nashmaamaxamed21 6 หลายเดือนก่อน

    Darood iyo wixi bubuniyey beenta uyaka ey utala

  • @caaishacuudcaaishacuud
    @caaishacuudcaaishacuud 6 หลายเดือนก่อน

    Been maahan waa jeyte ninka albabka jabiye ee adi ma meesha lagu jabiye albabka taagned marka irumesta leedahy 😂😂

  • @ibra11yusuf87
    @ibra11yusuf87 6 หลายเดือนก่อน

    maxaa dadka u baree

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 6 หลายเดือนก่อน

    Waar iska daaya qabyaalada
    Xun ee caata qaadnimada ah
    Bal waxad ka dhigayao day news
    Beri dhowayd
    Labo bilood ayaa layaku hayatay
    Gabadh maraykan wax yar ka noqotay
    Belo ku daawatay daciif kiyow

  • @shideways4418
    @shideways4418 6 หลายเดือนก่อน

    Hooyadaadii dhillanimada kugu dhashay u sheeg

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 6 หลายเดือนก่อน

    Beenlow beenlo

  • @SarahA1217
    @SarahA1217 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nashmaamaxamed21
    @nashmaamaxamed21 6 หลายเดือนก่อน

    3 wiil o wardiyaha u ah wa waceysle

  • @user-jl2bd9lo6q
    @user-jl2bd9lo6q 6 หลายเดือนก่อน

    Beenataa alabaabaka waxaataagan wiilak a aada kaqaadaya kaaraamada ee beenta jooj

  • @ahmedroble219
    @ahmedroble219 6 หลายเดือนก่อน

    Adi qabyaalada iska yaree

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 6 หลายเดือนก่อน

      xaqiiqada marka laga hadlaayo qabyaalad miyaa utaqaanaa 😂😂😂

  • @museosman8296
    @museosman8296 6 หลายเดือนก่อน

    Yaa huu ilayn waad isqarin jiran daarood cudur ladhaho waa in dambeedka lagaa gubo

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 6 หลายเดือนก่อน

    Beenaale beenaale dhalay baad tahay khaniis xun oo xanuunsanebaad tahay waana Lagu wasaa adiga iyo eelaayga aad xayeysiinta u samaynaysidba cuduroow yohow cuduroow gu dhalay jaahilka ahi