Heestaan runtii xasuus khaas ah ayeey igu leedahay waagey soo baxeysay halka aan joogay iyo waqtiga mcn ee aan kujiray ...runtii midaan hilmaami karo ma ahan sanadkii 2007
somaaliyeey barta taariikhdiina the person that sing this song originally was Bashiir Cali Xuseen illaah ha u naxariistee. RIP Bashiir Waa Abwaan Codmacaan oow Weyn. Please give him credit where its due. Even Fuad Omar gave him credit by remastering, and singing it again
Hestan 2010 ano iskul dhigto aya qofteyda ina bug u so gaday hestan bes ugu qoray ka diba hbn u geyay waliba wa xasusta barafun ki Paris la dhihi jiray biyo cml ina ugu qabesta aday sasey thy calaf uma yelan kamana xumi dumashidin hore qof abal guday wey thy wilkeda curadka eh ayey igu samisay iyada iyo wilkeda wan salama iyago ku nol dalka Sweden 🇸🇪 dib ina isku aragno ayan rajeyna 2021 insha Allah🥰
Wadnahaa ii olalayee ii dhigo abal *** Axdi beena lama galo Wacad lama illawo### xanun ayan daremay jacyl wu jiraa balse dadkisi ayan jirin November 2019😔💔😢
Adun iyo waayihii Hees aan marnaba ilaawi karin! Adigo waayo school Ku jiro iyo jaceyl ma isu kaa kaashaden marka jawi labo daran mid dooro ah ma gashay! Xasuus 8 sano ka hore ah iyo cawa oo ay tariiqdu tahy 13/12/2019 haben sabti ah! Lkn nasiib daro gabadha kala weecanay sedexeeye awadii!!!!
AFAR SANIYO DHEERAD ARIMAHAN DHISAYEY AAN IS IRI IDLAADEEN WADIGII IRDHEEYE OGOW NAFTA KU OMAN ADIGEE imisa adigo kale arji ila timi oofin maayo aan idhi awada u joojay ax 😢 👂💕1/18/2020
2020 anyone who is her heestan xasuus anoo berbera jooga ayn dhagaysan jiray oo gadhi aan lahayn oo dekada ka shaqayn jiray la socon jiray oo heestan markasta daran jiray adeerkay oo isna ila socda iga qadi jiray heesta
Ax commentigaN akhriYo oYeY wllhie allow izu zakHir dadka izjecL allow lapa kazto izjecL izu zo dhawe heeztaN dar alle ujeclhY iLa 2009 ano ciYaLa iLa iMinkana jeclhY Yaa iLa dawnaYa 2018
Heestan xasuus bay ii leahay maalin anigoo dugsi ka imid baa gabar wllkey sxb ahaayen warqad ii dhiibtey waxey igu tiri wllkaa u gee cidna yeey arg haye baan iri markii aan gurugii u dhawaadey baan 2 dhinac fiiri yey cidna ma joogto intaa furey aqriyeey heestaan baaba ku qoran ka dib wllkey u geeyey intuu isha igu gubay buu yiri maxa warqada ku dhacay ma ogi baan iri jecelku waa cajiib gabadhiina isma calfan
Xasuuus ayaan galay jacaylkaygii ugu horeeyey heestaan isoo qori jiray isma calfan aniga marwo ayaan ahay wxn urajaynayaaa nolosha farxad iyo rayn rayn
February 4/2020
Waan ilmeyaa markaan dhageysto sida uu jacelka uu xanuun badan yahay Allah uu sahlo qof walba oo wax jacel in oo helo jacelkiisa ❤️❤️❤️🌹🌹🌹
Amal Dahir aamiin wllshy
Amal Dahir aamin aamin
Amal Dahir aniga ayu ihayaa
Amal wlhi warunta jacalka qofka hadu kudhaco mababa
Waww hestan cathi maahan wanjecle runti
Yaa dhageysanaya heestan 2019 I like this song 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
Hadaad Dhagaysanyso 2019 ❤❤👍
Guray abdalla Wllhi wan dhagaysta
Heestaan runtii xasuus khaas ah ayeey igu leedahay waagey soo baxeysay halka aan joogay iyo waqtiga mcn ee aan kujiray ...runtii midaan hilmaami karo ma ahan sanadkii 2007
Aden Qarash injuries i
Nin calaacal kuma fiicno hadii jawaab uqalanto lasii lahaay mafiicnaa leheenoo walbo waqti and ubadan ka hor ayuu qaaday
Anaa sidhokalaa
Heeesta 2018 qofkii dhagesanayo farta taaag I love this song wlhi Kama daalo inaa dhaagesto
nalkiina hassan 🎙️💵🎧😍🖐️
nalkiina hassan yaaba kadaali karo qof waliba xasuus ayay uthy intii wax jeclaatay
shoombe
huno jcyl baa ihayo
Right here on late 2018
am here to Love that song'
Fuad Omar waa mid kamid ah fanaanintii aan ugu jeclaa 2009 heesahiisa mid la tuuro maleh❤
Isaaq, HY excellence 😍😍😍, reer abtigay nolaada, qurux ,xikmad iyo sharaf.
Mona Majestic hanar yuniis♥️♥️♥️♥️from gabar geeljecel ah gobtii isaaq
Waan xasuustaa , gabadhii iigu horaysay Ee aan bartay Herstaan ayaan dhagaysan jiray, Xaafada malaagsii ayaan ka qaxnay waxaana dagnay xaafada dhargeenley Ee madiino, waa xilligii Itoobiyaan 😂 2019 maalmo ayaa kadhiman, Asxaabta LIKES iigu kaalmeeya
Abdi Hassan
qcqhznxs
Abdi Hassan
Abdi Hassan
Xilliga xasuus wye cml kaliaa maha
Yes yes yes yes yes and yes I love
sxb dharkenlay maku dhageysan jirtay nah aniga waxaan islahaa hestaan adiga lee dharkenlay ku dhageystay cml hhhhhhhhhhhhhhhhh
What a lovely song. The lyrics, the voice, the music. It is amazing. Afka Soomaaliyeed ha noolaado.
Heestan intii Dhagaysanaysa 2018 farta taag fuad omar 😍😘
2011/12/13/14/15 shantaas sano ayaan jaceyl qarsanaaye xili walbo markaan hees jaceyl aan daarto waan iska ilmeen jiray 2015 markaan jaceylki u sheegtay gabadhi, Ayee igu dhooreysay, balse xiligaa kadib neefbaa iga fuqday uma sii barooran, maskaxdeyda wee ku jirtaa balse Sidii hore ma'ahan.
i dance all nite alone with dis song, its makes me feel so happy:)
wat a mazing voice, masha-allah
I love this song. I wish all of Somalia would dance to this. Wish I could sing the lyrics. lol
Beth Taurasi who Somalia I Don't know
Easy btw where are you from?
heestan wlhi xasuus weyn bay igu ledahay markan maqlo waa iska ilmeyaa alla jaceyl xanun badanaa
Imisaa adoo kale arji iila timidoo oofin maayo aan iri aawadaa ujoojiyay💔.
Wlhi inbadan ileen nafta hal qof markay ujeedo cidkaleba kuma iimaan qabto
I don't listen to Somalia songs that much but this song I can't get tried of listening to it idk why 😭😩❤️
My favorite song ..I’m from Kenya
M.a
Send me your namber
somaaliyeey barta taariikhdiina the person that sing this song originally was Bashiir Cali Xuseen illaah ha u naxariistee. RIP Bashiir Waa Abwaan Codmacaan oow Weyn. Please give him credit where its due. Even Fuad Omar gave him credit by remastering, and singing it again
Wallhi xusuus ayaan galay xilligii wacaa ee 2010 alloow cimriga noo barakeeee
I am from Ethiopia I like this song
Hestan si ila xad ah ayan u tageera more than any song. waxay dib iso xasuusisay haben u hortayda ka qaday Fuad cumar in melbourne
I grew up listening to this song Fuad omar🔥🔥 he didn’t get the credit he deserve
Ikr wallahi all his songs are lit asf
ax ax aadban u jecelahy heestan sidiisana taageraan u haya fuaad omer
noolaw wll
anba sidoo kle wll
Guleed yoolaac shokase nagadaya
zamiira abdilahi wlhi waa hees ad u mcn sidkle wlhi jclahay heestan
Who is listening 2018😓😓
Nathira hirsi
Me Lol 😝 2019
Imisaa adoo kale
arji ila timidoo
oofin maayo aan idhi
awadaa uu joojee/joogee 😃😆😆😆😅😅😅😅🙏🙏🙏.
2020 /1/27
4:28 habeenimo ama waa bari wax iso jeedi waa jecel hadane iima oga 2009 ilaa hada ayaa dusha ka ilashada hadane wax uma shegan karo jecel dariska walhi iska dhib waye 😢
wow am saying masha alllah noolow fuaad cumarow walaaalo.n WE LUVE U MORE.jir oo noooloow weligaaaa amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
22/6/2019 hbeen sabti soogalyso 1:01am hbeen nimo waxan idinka oso alsamya wadanka swedan
Inta jiidka kudawnysay 👉igu shrfa
Hhhhhhh libaaax Frankfurt baan aanna trnsd ku ahy
HeesTaan anigoo yar baa maqli jiray 😑
2020 Yaa ila dawanayo 😢
sanadka cusub 2020 oo soo dhow weli dhageysaneyaa Xasuus igu leedahay
He's my cousin and I just I'm so in love with song Mashallah 💍💕💕📌
this is a great song, really it reminded me when I was in college...
Hestan 2010 ano iskul dhigto aya qofteyda ina bug u so gaday hestan bes ugu qoray ka diba hbn u geyay waliba wa xasusta barafun ki Paris la dhihi jiray biyo cml ina ugu qabesta aday sasey thy calaf uma yelan kamana xumi dumashidin hore qof abal guday wey thy wilkeda curadka eh ayey igu samisay iyada iyo wilkeda wan salama iyago ku nol dalka Sweden 🇸🇪 dib ina isku aragno ayan rajeyna 2021 insha Allah🥰
Afar Sano Iyo dheerad Arimahan Dhisayne An is iri Idlaadee 😘😘😘
Jacayl Iga dheh
Qalbiga waxa sugaya xanun bdan aniga heestani igu socota😢😢💔
weey heestaan record baanku dhagaysan jirey when i was garoowe 2007
قلبي يكاد يتوقف حينما اسمع هده الاغنيه تدكرني باشياء مريره
I love then ❤️ music
2019 yaa.ila dhageysanaya
Fuad Omar yare we love you indr best Somali song ever.
Imisaa adookale arji iilatimidoo oofinmaayo aan idhi aawadaa u joojiyey taasaan been aheyn misana aad faarax kale guursatay 😭😭
Who is listening 2020 ❤️❤️
3 jun 2019 😭 hestn tolow xilimay İGA bixi donta
Markan ku heelo
Wadnahaa ii olalayee ii dhigo abal ***
Axdi beena lama galo Wacad lama illawo###
xanun ayan daremay jacyl wu jiraa balse dadkisi ayan jirin November 2019😔💔😢
i love this song it reminds me when i live in Africa 😞😞
sayid ali
"when i live"Africa......😂😂😂😂
Adun iyo waayihii
Hees aan marnaba ilaawi karin!
Adigo waayo school Ku jiro iyo jaceyl ma isu kaa kaashaden marka jawi labo daran mid dooro ah ma gashay!
Xasuus 8 sano ka hore ah iyo cawa oo ay tariiqdu tahy 13/12/2019 haben sabti ah! Lkn nasiib daro gabadha kala weecanay sedexeeye awadii!!!!
Xasus this song back the days when i was in Minnesota in 2008
AFAR SANIYO DHEERAD ARIMAHAN DHISAYEY AAN IS IRI IDLAADEEN WADIGII IRDHEEYE OGOW NAFTA KU OMAN ADIGEE imisa adigo kale arji ila timi oofin maayo aan idhi awada u joojay ax 😢 👂💕1/18/2020
I love you fuaad cumar walal nooloow guul we love you so much
wow what a nice song I always dance to this song where ever I am at
.
Wah! Forever fav😍..who is here 2020?
waxay aheed xili aad uqurux bdn waqtigu waa 2010 xawaaro dheer ayay dib ulaabatay jacalda xasuusteyda
waxa kunoola wadanki hooyo
waxa ahaa arday dhiganayaye dugsiga dhexe
noloshayda waxa kuso biiray jacel dhago iyo indho midna laheen
waa nolol fcn blse hadi lagula wadin sibirka waa ka qararyahay
maanta aya dib uhelay heestan anoo jiifa sariirteyda dusheeda
ilhy waxa kabarya meel waba aad jogto farxad ina kunoolato
ilaa hada nolosheyda qof walba kuso biira waa iloobi waaye qoftii
learn more wlhi sxb qalbiga u huray
learn more ax ax alla xanuun badnaa sxb samir loobahan yahay aniga xitaa wlhi hada lee wax daremoya lkn iyada iima oga
learn more jcYL dhapa pillhi
Waw
@@alishaxasan1783 haa walaga gudby somahn waqtigi fcna akujira alxm
i love this song
Gabar Aad U jecel ba heesta U qaadi jiray xasuus cawe 2005 waaqtigu wa hilaac Ordayaa
Who listen my song 2017 to day I remember wen I was Burco 😰
me
👀✅
Lana eid me today 3/3/2018
Sada Harir Me
2020 anyone who is her heestan xasuus anoo berbera jooga ayn dhagaysan jiray oo gadhi aan lahayn oo dekada ka shaqayn jiray la socon jiray oo heestan markasta daran jiray adeerkay oo isna ila socda iga qadi jiray heesta
imsa adigoo kale arji ilantimidoo oofimayo aan yidhi hadaad tahay qof jacalka wax ka yiqaana like iisaar
Oh my goodness, I truly love this song!!
Inta wali 2019 dhagaysaneysa like-ta iigu tagera asxapey💝
until wali wan dhagesanaya😭wlh 2019 hees murugo lasocoto wlh
ogadu kufafo diday inaan adkeysto ii ka asteyo iguka eryayee this part is amazing I love the song listening to it when I feel broken
waaw hees macaan weeye
waad ku mahsantahay aliel69
Xusuus jacaylkaygiu hore 2011 sad broken my heart
Markaan jaceelkeyga isku dhacno baan ku nastaaa
Imisaa adoo kalee arji iila timidoo oofin maayo aan irii awadaa ujoojee ....
2019 ka yaaaa dhageysanaayo
Heestan eray iyo lababa Kuma qeexi karyooo
Only am say one of the best song 😘😘😘😍😧
Hestan xasuus eeeiku ledhy 2018 aya wil xrir yelany asa isobandhgty anh wan jcladey wlahi siwaliya si aan uhilmamo oo uku sheko ine qwekis jiran aya dhuhijirey imisa adokle arji ilatimid lkn qalbiga waaakajcla anh ilmenjirey asi wuu naga badna waxunh ikasheken jirey nagihi oo sojcladey kulaha faranti la aaaaisiyey hadyad ahan wan turey ani wan fakirey hadyad aham waxa usiyey kutub quran si uu xasusuteyda oo uturin haba ture jclkygh wxu iku qasbi jirey ina ucalacalo ila waga oo kabaryayo marka ilmeyo wu qoslijirey postiga oo faceboka oo sodhgo wxu idhihijirey bro ikaso dheh xanunbadna oo gabdho lascdey waa oka wanh lascdey dadka mawalanthy naaa amangali laidhihijiey computr aaka istcmalijirey qadka mopl mahesen wlhi asnh wuu iqiyamay ar nina sase thy wuu iplcky ano jcl anh mirka beley koranta iqabsatey subaxi aan ku arky jmcdi wuifiriyey anh cil ihayo ano dhigbaxayo ayn wacey wxu iku dhbey wlalakis anh waraqd aaadhigygh ukuqrey xumada cashaqa xanunbadna 18 malmod kdib buu plcki ikaqadey anh waka hariwayay xita waxa naftyda kuciqbay hada lahadshid inankas 3 malin oosana sidasethy kama amusijirin oo si said ujcladey inta yar oila hadlayo aa jano hesty mudo 3.bil wan kadaba dhacayay uku danben waiska amangaliyey asnh xariraklo laha wuu gursadey inan baujokto lkn asi ma oksono wxu kajaro ani in gabadhisa sasokle laakli dono ilahada niyadeyda asiye jirta lkin wanka marmay hda oo dad ijcl wan hesta alxml ala ika gargarey jclkisi 😥😰😰😰😰😰😰😱😱😱
Ohhh abyo waa xanun wlhi waaan ilmeye bisinka intaaas dhan qof maba udulqado karo aniga wlhi axxx 😭😭😭😭
waaaaw waaaw eesh calaa hees waayo maanta ooy taariikdu tahay 12/12/2019 maalin khamiisa waxanu baxaney safar anigiyo ardeydayada jaamacada new genaration aanu boorama kasoo uririnaney data collaction waxa dhageysananey heestan
Wlhi xasuus weyan ithy😰❤️💋
What A Song😍👏🙌
Ruxi ku aminaa lagama indho sartee 😢😢😢2018 taught me a lot
Heestan jacaylkaan uqabay
Xataa naag iga wayn baa igu
Dishay🤣🤣🤣 anoo yar jigjiga anoo kusugan 2005
Yaa dhagaysanaya 2019/2020
Like 👍👍
codkaaaa idiley walahi masha alllllah
Axlaa Fanaan Fuad Omer Abdi
2013/6/30 baan dhageysan jiray aniga iyo jacaylkay indho iYo dhaga asaga ihaa cidkle mA AAMINSAAN JIRIN HADANA WAXAD MODAA dad aan waligod xariir dhaxmarin Waxana isjclyn 8yrs hadana cidla kLa jognaa yaab waye
hmmm so true axdi beeen lama galo Soomaalaaay :-) nice song
Jacylkaga marka ilalsan waydo o ciyaar ciyaar ka dhigatid iyo jes jes manto kala ka shalayda😢xasus
2019 any one else ?😊❤
imisaa adoo kale
arji ila timido
ofin mayo aan iri
Awadaa u joojee
adana maxa igu bashay meel cidlaa iiga dhaqaaqday caku caashaq xanuun badnaa 😭😭😭😭😭
Manta jcyl kii ugu macana dhex oga jiraa i love u amino buluug....
My favorite song ever
Hadaad dageysaneyso 2020 👍♥️
Ax commentigaN akhriYo oYeY wllhie allow izu zakHir dadka izjecL allow lapa kazto izjecL izu zo dhawe
heeztaN dar alle ujeclhY iLa 2009 ano ciYaLa iLa iMinkana jeclhY
Yaa iLa dawnaYa 2018
Me 2020
wow esh cala Hees mar wlba wan dhagysta wlhi ya dhagysnya 2017gacnta hatago
back 2009 iyo bilawgii shukaansigayga
2020😍hestan qof waliba xasuus mee ku leedahay waan yaabe😂😃
Yaaa yaqaaan heee aniga xitaa saan comment u aqrinaayay wanba yaabay
@@hayeeydoliga3519 waliiska camirana somalidan
Who is stil listening it. In 2018💟
Comments kaH iga ooHiyaY tLhi Dadku waaBa waDa Qays IYO layLa oo qudha
MiDka 2020 daawan doonoW baL like ❤️ iisaar aan Soo xsusTee😂
was shaqshi jecel dunida heeataan waxay I soon xasusineysa ruxaan igu jelaa dunida
🤗It was 2010 mrkn brty hadadasna wali dhgystaa 2018 hit like.
I'm falling in love with this hees
great song!
Sirad Godi
Wlhi hestaaan xasuus bey igu tahy
fav from day one
Still here in 2019I 🎆
Fuad omar horta music xagu kasooqata waaban yaabe..😙😙😙
iska yab sxb
Ilove somali music 🇸🇴❤️🇯🇲🔥🔥
Heestan xasuus bay ii leahay maalin anigoo dugsi ka imid baa gabar wllkey sxb ahaayen warqad ii dhiibtey waxey igu tiri wllkaa u gee cidna yeey arg haye baan iri markii aan gurugii u dhawaadey baan 2 dhinac fiiri yey cidna ma joogto intaa furey aqriyeey heestaan baaba ku qoran ka dib wllkey u geeyey intuu isha igu gubay buu yiri maxa warqada ku dhacay ma ogi baan iri jecelku waa cajiib gabadhiina isma calfan
sharaf xaaji HMmm pro wad zi khawiztay
Jaceelka Awoood weeynee
2019 October inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂inaba caadi ma aha heesta
imasa ado kale arji ila tim 😥😥
Xuzuuz gaara wlle
Xabiibti hadaad ogaanlaheed suurahaba waad iga yareenlaheed wadnaha I olalayee ii dhigo abaaloo arinteena meel mari war jaceelku waa cadow