Aflagaadadii yamyam loo gaystay wixii laga yiri qaybtii 1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @dii-1055
    @dii-1055 9 ปีที่แล้ว

    weldone bro wax aada aqoon u lahen ma fiicna inaad faraha la gasho yamyam na ilama ah qof somali ku yaraan karo allaha u naxariiste

  • @MohamedMohamed-kv8no
    @MohamedMohamed-kv8no 10 ปีที่แล้ว

    Asc.walalaha alle ha u naxaristo abwaan cabdiqadir xirsi aamiin mahamud ibraahim walale ana ku shegi xiliga xolaha la mayraco xolaha waa la mayracaa wixi ka bilawdo xiliga gabal gaabka ah ilaa fiidki oo casar gaabki baa xolaha loo soo rogaa dhinaca xerada markasa aayar la soo mayraca ilaaa fiidki ay xerada so garaan xiliga la mirana waa waqtiga dambe oo inta la maalo ka dib xerada aga gaarkeda xoluhu isaga mirtaan inad fahantay ban rajaynayaa inshaa allah

  • @axmeddahirmaxmed5480
    @axmeddahirmaxmed5480 6 ปีที่แล้ว +2

    Hada wuu wacan yahay ninka heesta fasilayaa lkn wax yar oo khalad ah buu heesta u fasilay waayo qofku markuu abwaan yahay suugaantiisa wuxuu doono buu u u isticmaali karaa lkn yam yam u jeedka heesta wuu fasilay heeesta xag sarbeeb buu noogu daray xag na toos buu u abaaray qoftii ay ku socotay lkn kan fasilayow bal did isugu noqo waayo eraygan waa mayrac guuraha waxaa la dhahaa casar gaab kii marka xooluhu af iyo adin ba ay isgu jiraan daaq iyo socod gaaban ku socdaan lkn xiligii aan la gaadhin xerada ay tegi lahaayeen abwaankuna sidaas darteed wuxu ka waday gurigii buusan gaadhin lkn waa oo waana uu cadayanay sidaas buu erayga u isticmaalay

  • @yareabdille1464
    @yareabdille1464 5 ปีที่แล้ว

    Abdi good wa cabtoy maxad ka wadan hadalkisa

  • @maajidmahbuub8960
    @maajidmahbuub8960 10 ปีที่แล้ว

    cabdi good waa alcholic maxaad oogu jawaabaysaan ,, abwaan cabdiqaadir xirsi siyaad qorax yamyam waxuu ahaa abwaankii ugu weynaa xaga suuganta marka haduu wax ka sheego caruurtaaba ku qoslayso,, yamyam aun

  • @mohamedciraaqi3390
    @mohamedciraaqi3390 7 ปีที่แล้ว

    maantana Ma Abwaankii Waynaa C/qaadir Xirsi Yamyam Ayaa Laysu Hayaa Midhiihiisa Ayaan Isla xishooda Isla Qajila

  • @qalax123
    @qalax123 10 ปีที่แล้ว

    Illahay ha u naxariisto C/qaadir Xirsi (Yam-Yam) waxaad wax ka waydisaan Abwaanada waweeyn sida Hadraawi. bal wuxuu yiraahdo horuu uga hadlay (Yam-Yam) qofkuu ahaa. hada se waa nin geeriyooday oo qof kasta oo been ka sheega maasoyinkisii wuu ku dabaabayo. dadka qaar baa ku dhihi wuxuu ahaa #1 xaga sugaanta/maansada!!!!

  • @raxmaabdi9402
    @raxmaabdi9402 10 ปีที่แล้ว

    waa jawaab saxa oo lasiiyey sarkhaanka cabdi good abees cabdi good xaas kiisii laga dhacey ee canada kunool ee labada` hablood udhashey cuqdadii uu ka qaadey kama biskoon tan kale nin ceeb wax ka dhinto maaha waa ninkii walaashii ninkii qabey dharaar cad suuqa hargeysa ku qabsadey deetana magaladii isugu soo baxdey oo waxaan ogeyn dhaceen

  • @fariixaquruxsan3134
    @fariixaquruxsan3134 7 ปีที่แล้ว

    illaah ha u naxaristo abwaan yam yam

  • @momamedmohomoud4280
    @momamedmohomoud4280 9 ปีที่แล้ว

    waxa hees karoon maad udoodid?

    • @dii-1055
      @dii-1055 9 ปีที่แล้ว

      +Momamed Mohomoud wax loodood wu istaahilaha al abwaan yamyam AUN

    • @momamedmohomoud4280
      @momamedmohomoud4280 9 ปีที่แล้ว

      +DII-10 walaal Allah ha u naxariisto yamyam iyo muslimiinta oo dhan lakiin anigu waxaan sheegayey heesaha

    • @dii-1055
      @dii-1055 9 ปีที่แล้ว

      +Momamed Mohomoud heesihu ma fiicna lkn hadana saas ee tahay waxad u maleysa in heesaha ama fanku ka mid noqdeen dhaqan ka ilaahe dadka haka madoobeeye

    • @momamedmohomoud4280
      @momamedmohomoud4280 9 ปีที่แล้ว

      +DII-10 waxaan qortay lama fahmi karo walaal baro afkaaga hooyo sida loo qoro silaguu famo waxaad u jeedo.

    • @dii-1055
      @dii-1055 9 ปีที่แล้ว

      kkk

  • @Suusuumo
    @Suusuumo 8 ปีที่แล้ว

    Duligan is moody bani aadam.

  • @mohamedciraaqi3390
    @mohamedciraaqi3390 7 ปีที่แล้ว

    maantana Ma Abwaankii Waynaa C/qaadir Xirsi Yamyam Ayaa Laysu Hayaa Midhiihiisa Ayaan Isla xishooda Isla Qajila