Lacagtii Hawada Soomaaliya oo Xasan Sheekh koonto gaar ah u leexaday!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 149

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 หลายเดือนก่อน +14

    Xassan sheikh maxkamad aduunka somaali saareyso dhaca hantida dalka iyo ciidanka somaliyeed uu laayey heeg baa noo balan inoo ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdaleYasiin
    @AbdaleYasiin 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qoos bahan illahy ayanu idka galny

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Warraxmatulli wa Barakaatuhi Jaalle Xuseen ❤❤❤

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 2 หลายเดือนก่อน +14

    Xasan munaafaq ilaahey hana-
    ga qabto aamin yaarabi.

  • @qadir2
    @qadir2 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha ku naclado Xasan Sheekh🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mds Farmajo hakusoonoghdho clean❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 หลายเดือนก่อน +11

    Waa Run Ku xumeen MD Qoor Qoor Lakin Beesha Mareexan 100kiiba 100 %100 Beesha Mareexan Wey taagerayaan MD Qoor Qoor sakiin liqa ku dheh kuwa mucaaradayo qor qor ❤❤❤

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +2

      Xaqiiq waaye m.a Qoor poor waa nin daacad ah
      From Qardho
      Viva Mr❤❤❤❤

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 หลายเดือนก่อน

      Hg ayaa midna leefkeefeysa midna nacaysa 😂 kkkkkk ciilan

    • @june6206
      @june6206 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@guuldoon1Ha ka dacada wa leef leefi lkn tuug xaranta ku korey oo dalka u tudhayan walaga hiilin may laba walal ah noqdan inta Hg Illhay taqan akhiro ka baqaysa wala tangerine Adi haday tuug dalka u soo xarsh tagey qabiil ahan iskugu ka midyihiin aqli qabiil bad haysa wanad ciilan tahay

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 2 หลายเดือนก่อน +1

      Imissaa aabo aabo nala lahaa, ma xaafad yar baan uquuriwaynaa dadka kale.​@@guuldoon1

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 2 หลายเดือนก่อน

      @@guuldoon1qofkii qaran nimamda waa la taageerayaablkn mooryaan maya.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 หลายเดือนก่อน +10

    Asc guuleyso walal huusen geesi qaran ilaah hano kaa xifdiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲 ❤❤❤

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 2 หลายเดือนก่อน +11

    Walee waayaab😟 ilaaheey Xasan gurguurte haina dhaafiiyo Dalkenana haino xafiido🇸🇴😭👈

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +1

      Allaahuma amiin yaarabi

    • @halimohassan3109
      @halimohassan3109 2 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi 2 หลายเดือนก่อน

      Amiiiin yaa raan

  • @maxamedjaamac-v1g
    @maxamedjaamac-v1g 2 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaaliya dhibaatadda heysata inta ugu yar waa intaas uu soo tabinayo Mr.HuseinJama.
    Bal eega boobka hantidda ummadda soomaaliyeed oo weliba cadeemaheedii la soo bandhigayo.
    XSM waa burcad u soo shaqo tagay hantidda ummadda soomaaliyeed!!!

  • @sadiyoaden2677
    @sadiyoaden2677 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dharagu uma dhawa xasan xabsade imanaka allah ha ka qaadee

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qabiyo tayo niman lahayn
    Nin kii qaran ugu fadhiya
    Qudhiisaa fiirsi mudan
    Qalbiga ruux baahi qaba
    Haduu qolotayn cabana
    Qaraac weeyaan bastiya
    Qabyaalad hodan ku ahi
    Inuu qaran kuu dhisaa
    Qaanuun ogol baan jirine
    Hadaaline dawlad qaran
    Farmaajo kaquydaree

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +5

    ASC Masha Allah Hussein Allaha ha kuxafiida Walal from SSC❤✊💯

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 2 หลายเดือนก่อน +2

      Asc akhii kariim hussein khayr ilaahay haku siiyo aduun iyo aakhiraba

    • @saynebboersma6635
      @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน

      @@yusufabdille3448 Amin Yarabi 🙏🙏🕋❤ All to Muslims Insha Allah 🙏👍

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 2 หลายเดือนก่อน +8

    musiibo alle kugu rid xasanow dalkii laguu dhiibey maanta meel kuma sheegi karto alle hakugu abaal mariyo ceqaab daran

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin INSHAALLAHA walaal

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +4

    Subxanallah xassan bahane gurgurte iimanka Allah Ka qaado dalkii WA xarashay 😮😮😮

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah somali uga gargaar qawlelsato qos ah oo qaran dumis ah

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahow sharaftii iyo dawladnimadii ummada soomaaliyeed Soo celi

  • @SICIIDHassan-hl9hp
    @SICIIDHassan-hl9hp 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warkaaga Wax Ka Jira Malahan Adeer

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahow naga badbaadi tan waa nalasii quuseeysaaye

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliyey Gardaradda hala joojiya waayo Hoassan Sheikh lacag badan ayaa ka baxday si u madaxwayne u noqdo.
    Hassan Sheikh wax dembi ah dhinaca Somalida waayo Parliamentary aad dhaariseen ayaa doortay oo sidas aad u jeedaan kula socda.
    War parliamentary jail halagu wada guro, Hassan Sheikh na ha layska dhaafo.
    Musuqmaasuq Somali waa mehwradeedii.
    Sayed Mohammad Abdalle Hassan

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 2 หลายเดือนก่อน +3

    Badbaada Alle

  • @MaxamedJaamac-h7j
    @MaxamedJaamac-h7j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan wuxudònaya iney foswdo dhacdo siĺola xisabtamin hantidawàdanka eykadhaceen

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +3

    asc wllo see thy allaha wadanka kasaaro dhibta yaarabi illaahay madax caadila degdegda hanoogu keeno aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲allaha ku xifdiyo aamiin🤲🤲❤❤🥰💜💜

  • @hasanabdi7351
    @hasanabdi7351 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad inaadeer kusoco
    Tuugada sifiican uhurguf

  • @libanibrahim5300
    @libanibrahim5300 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dawladda taageer walaal sida Shine culey safiir ayaa laga dhigaaya

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waatas dowladnimada muqdisho taal iyo kooxda damal jidid

  • @maxamadAhmed-c8z
    @maxamadAhmed-c8z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shurun shuur ma dhargaan waa sidaan

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ha deynin falanqeyntii wll faa, iidaa ku jirtaye.

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilki shalay soo kacay oo yiri wadanka an ka qabano dowladan waa la ceyrsaday lacagtii dadka shacabka aya loo isticmalaya dhalinyaro cawan ah oo aan dowladnimo rabin oo xaaran lagu koriyey wey ceyrsaden ayago qabil walba leh see wax u jiran dhaliyarada dibada joogta aya ugu daran ilahey ka baqa dadka dalka u naxa ha is xoreeyane yaa rabi Soomaali midee ☝🏻☝🏻🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🏻

  • @MowlidAbdi-c6k
    @MowlidAbdi-c6k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you Ugaas Husen jama

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliyey Xassan dalka ha laga qabto .
    Madaxwaynaha awoodiisa. Shaqo way koobantahay waa ( ceremonial) yaa siiyey awooda dheeradka ah ee uu ku leexsado dhaqaalihii dalka iyo in dowladii ay ku soo aruurto Xassan iyo qoyskiisa .
    Sidaan dowladnimo ma aha .

  • @mahamedfaarah
    @mahamedfaarah 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saaxiib. Xasan garguurte waa Nin. Baahi ku soo koray waligiis na ma dhargaayo ee illah hanaga qabto baan leenahay

  • @SeyidcaliMahamed-si1sx
    @SeyidcaliMahamed-si1sx 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs legend

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tuugo yaa waqti u haaya guurguurte waa mujrim xoola boob ah

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xuseenow ayaamahan laguma arage lkn goormu dhergaya marki kafanta llagu xoro ilaahay dalka haka dhaafiyo guulayso xuseen from buntiland

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan Gurguurte waa diir diir umada soomaaliyeed lagu soo daayay 😢

  • @KhaaliFaaraxCali
    @KhaaliFaaraxCali 2 หลายเดือนก่อน +3

    ASC
    Magacayga waa Aden waxaan joogaa baardhere gedo somalia
    Suaal????
    Xuseen away lacagtii ama dhaqaalihii loo aruuriyaya buundooyinka burburay ee Baardhere iyo buurdhuubo

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 2 หลายเดือนก่อน +1

    War meesha dowlad kama jirtee
    Umada ayaan la marin habaabinin

  • @hirsirashid3741
    @hirsirashid3741 2 หลายเดือนก่อน +1

    great man

  • @SacdiyoGuled-x4t
    @SacdiyoGuled-x4t 2 หลายเดือนก่อน +2

    Saxiix

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sagaaradii markaad usoo davtiin ayuu dhergayaa.

  • @zaytum
    @zaytum 2 หลายเดือนก่อน +3

    Somalida iyaga ayaa isdayacey oo aan ka hadlen ama muduraad ka samerynin Boobka uu dhiiqo ku haya dhaqaalaha Somalia uu ugu qaato aduun. Somaliyeey ka dhihiya oo wax ka qabta dhaqalahiina ayaa akono dubia bahane ku subteey. Somaladii wey is wada fiirisaneyaan oo ayaga isku maqan ..dhiiqo xasan waa tuug qubare gate

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 2 หลายเดือนก่อน

    Wa run xasan wa balayo alle hanaga qabto😢

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ogoow in kaligaa god lagu geeynayo waxba qabiil kuuma tarayo ee ilaaheey ka cabso

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 2 หลายเดือนก่อน +2

    A s c w w, xuseenow, waa yaab iyo amankaak waxa uu sameynayo c sh m, waxase ka sii yaab badan, doolad gobaleeyada mid walba uu fiirsanayo dantiisa gaarka ah, si kasta uu xasan sh wax ugu cayaaro, tan kale, warbaahinta oo aad moodo ; ha ahaato wadani ama shisherye oo aamustay, wixii aan sheyn xuseen jaamacow iyo sh Candi xersi!!!! Allow naga Soo gaar adaa a wood lehe amiin smiin.

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 หลายเดือนก่อน +2

    Husaan kaa sohaadaal sacid cabdulahii daany mahaa raar xasaan kaaliyaha family yashaa dhacaayaah xoolihii umadaah somaliyaad nina hauqaariin dhaca ay gasanayaan thanks

  • @bby6
    @bby6 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hassan qabuure faagte wa madherge mooryan ah ilahay umada haka qabto inshallah

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 2 หลายเดือนก่อน +2

    Greed is cursed Ilaahow arsaaqada meel xun haga gelin😅

  • @ilyaas2000
    @ilyaas2000 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wadamada heer galbeedka markey sidan ufashilmaan wey is casilaan laakin heer baadiyo jaahil ka yimid hiiraan jalalaqsi baadiyaheeda sida xasan shiikh iyo caruurtiisa xishood ma jiro xasan iyo faamilgiisa waa aafo waa musuq waa ma dhargayaal waa qowleesato aan dhargeen alaha ka qabto umadda soomaaliyeed reerkan shaqa ka dhigtay dhac boob iyo shiid iyo abaar iyo shaqo la'aan
    subxaana laah

  • @NabilaAbdalla
    @NabilaAbdalla 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs wr wb illahay hakudhowro ee noosheeg xaqiliqada xasan gurguutre iyo damuljadiid

  • @farahalielmi5530
    @farahalielmi5530 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cw xuseen jaamac

  • @ZiyadDahir
    @ZiyadDahir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Halyey.

  • @aminamohamed1570
    @aminamohamed1570 2 หลายเดือนก่อน +1

    Parlamanka aan kartida lahayn kuwa badbadinaya wadanka maha yaa u ciidana wadankan la roogay

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 2 หลายเดือนก่อน +1

    Viva madaxwayne xasan sheekh maxamuud hero weeeyi

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 2 หลายเดือนก่อน

      Burcad waaye xassan ma dharge

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kaas MW ma ahee alle hana dhaafiyoIsagoo afka qaloocinaya ayuuba ku jees jesay dhalinta somaliyed eku dhibataysan faqriga dalka yaala dhaca dilka iyo dayaca
    Ilaahayoow hadan dalkaan xaq ku lenahay nadhaafi tuuga gur gurte Aaaamiiiin

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kan madaxwayne maha WA tuug baahane dadkii ayaa Nacay xassan duufle gurgurte WA qof gaajo Ku soo korey Kan Allah dalka dhaafiyo😮😮😮

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mw wxa ugu xun lagu tuhmo wa dhacida lcgta dowlada allow ceeb hanoo dilin🤲
    Qorqoor dadki asaa isku dhameyay siba beesha ceyr allah nadhafiyo baladu lawaregayo mid kaqeyr kaba i.a allah nookeno🤲🤲🤲

  • @saciddhere6481
    @saciddhere6481 2 หลายเดือนก่อน +2

    waan dhow nahay suxufi Hussein jamac

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aqiro markii carad isha looga shubo

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks 👏 👏 👏. Please kasoo hadal dhaqaale xumada ka jirta Turkey 🇹🇷 . Si ay dadku update u ahaadan

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa raba tuug inuu daawado!

  • @DhooboJamac
    @DhooboJamac 2 หลายเดือนก่อน +1

    XASAN. QASARA. XASAN. BAHANA. LABA. LABADISA. AYDHAG. SANAYA😂😂😂😂

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 2 หลายเดือนก่อน +1

    Macquul ilahay wa ku weydinaya

  • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
    @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi waa su aalo aan isweydiiyo oo ah inu xishonen xasan shekh bal uu kufakari wayay ama dadka udhaw ula talin layihiin inu halmar umada dhul kakicis kubilaabay oo isdhihin bal xoogo u Kala dheeree xitaa ugu yaraan halmar xamar gudahisa iyo daafahiisa Umada kaqyli siiyay

  • @bashkacaraaye3144
    @bashkacaraaye3144 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mr cpp waqtiga cabaad yuunan kaaga dhamaan mr cpp

    • @samawadeahmed4380
      @samawadeahmed4380 2 หลายเดือนก่อน +1

      Adigu maskaxda ka xorow oo noqo qof qab iyo qami leh

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warqadda aad sheegeysid in ey sax tahay ma caddeynkartaa?

  • @feysalcali9337
    @feysalcali9337 2 หลายเดือนก่อน +1

    Acww hadalkaasi waa khalad goormaa dhergeysaa ilaahay u noqo ogow qof waliba wuxuu shaqeysto ayaa dhaxal u ah mahadsanid.

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salamulah wall ❤❤❤❤❤

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iimaanka alle hakaaqaado
    Yacni hantidii wadanka buu
    Shisheye uhaayiray 2baqald
    Buu galay 1 wadan shisheeya ah buu acoonada kafurtay
    2 nin shisheeya ah buu
    Masuul uga dhigay hantidi
    Qaeanka laakiin macal fanaya
    Oo masiin doonaan waa maya
    Waayo lacg tuuva ah kama
    Xigaan iimanka waaye
    Awalba wuu dhacayey muu
    Wadanka lacagta udhigto
    Si aan loo dhicin

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax 2 หลายเดือนก่อน +1

    hussein jama wankusalaamay tiktok ayaan kaalasoconaa solabasho wacan ❤❤❤❤❤

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mee isla Xisaabtankii laga rabay in Baarlamaanka Somaliyeed iyo Hanti Dhowraha Guud Sameeyaan?

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +3

    ASC Hasbiyaallah Subhanallaha Allahu Akbar 🤲🙏💯
    dalka iyo dadka iyo dinta 5 Somaliyed Allaha no xafido insha Allah🤲🙏💯❤👍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 หลายเดือนก่อน

    Asc mudane ❤❤❤

  • @saciddhere6481
    @saciddhere6481 2 หลายเดือนก่อน +1

    dhankanaga subax wanaagsan hussein jamac

    • @Abdullahi_abdi20
      @Abdullahi_abdi20 2 หลายเดือนก่อน

      Waa habeen wanaagsan in here northern America 🇺🇸

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kolley Farmaajo, wuu ka hunguri yar yahay, laakiin dalka qof isku haaya ayaase loo baahan yahay.

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan xaaluf ma baxaayo asaga rabo inu wadanka haysto ila uu ka dhinto ka dibna wiilkiisa cumar geele jidkiisi fiirsada Soomaali oo dhan hadii aadan iska qaban hader melitariga dhan asa dabada gashtey akhas gaalo jecla tuugada uf

  • @AliMohamed-si4yv
    @AliMohamed-si4yv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hassan Sheikh waa tuugii ugu weynaa ee abid soomaali soomaro. xitaa AS asaa ka daran qatarta ay wadanka ku hayaan marka loo fiirsho

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maamul Xumada Ka jirta Dalka ayaa Ugu wacan In Ay ku Tagrifalaan Awoodaha Dowladu taasi ayaa U fududaynayso Musuqa Baahsan ee Haatan Jira

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkii doortay ilaah ma aqoon

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hassan shiek sheekadisa nin madoow company lagu qorayo una shaqeey nayo waa sheekadii ismail omar geele ninka madoow kadhigtay jabuuti Airlines as a manager marka Hassan shiek waxaa taba baray ismail omar geele

  • @saidahmed5502
    @saidahmed5502 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xoorku waa xayawaanka aan qacin aanan dhergin

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waxan lah yabay tugan xamar fadhiyah waxah lo dawanayoh moryantan yah siyay inay boban xolahah umadah waxan lah yabay kuwan ku dawanayah tugan xasan moryan xolahah umadah waxaan lah yabanahay tugan waxaa lo dawanayoh moryankan

  • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
    @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan shekh aaqiro su aalo uu jawaabo u haynin ayaa suggeeso illhy xaqa hatuso ama hanaga wado madaxweene maahn

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waryaa saqajaan yahaw jooji aflagaadada balaayo hakugu dhacdee,

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 2 หลายเดือนก่อน +1

    waar saqa jaanyo qajaha wayni kadhamaad xasan sheekh maseer baakuhaya ee dantaada raac oo doqoniimada iskadaa hadaan qoysaka xaqbay uleeyiin waamiwaadiniin waaqaban lahaa ma aabahaa

  • @anasaxmedmacalin5387
    @anasaxmedmacalin5387 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oday xasan xala qac baa ka yeertay. Asago madaxwaynii dalka ah. Wax xiisa ah ma ba lo hayo. 😂🤚😝 daawa shadiisa

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 หลายเดือนก่อน +1

    4:18😂😂😂😂😂😂😂

  • @saciddhere6481
    @saciddhere6481 2 หลายเดือนก่อน +1

    asc xussein jamac

  • @cagajabeymedia6229
    @cagajabeymedia6229 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilmihii ciilka iyo naceybka kuso koray warkooda waa leedahay ee madaxweynaha guska uga fuq haka laalaadine

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan ma dherge 😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAR WAXAN OO KALE WELI ADUUNKA MA KA DJACDAY?
    !!!!!!!!!!

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 หลายเดือนก่อน

    Xayawankas xasen tukgas hawiye folxuma nacaladas dilla kujihada moryantas xamar jogta kujihada xasen tukgas hawiye waa cawantas nacaladas tukgas

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in parliament haduu jiro deg deg u fadhiisto hassan sheikh arintan xilka uu ku waayo weliba sida ugu dhakhso badan lagu soo maxkamadeeyo qofna sharciga kama weyna dalkan soomali baa iska leh hadii dhacdadan foosha xun indhaha laga qarsado soomaliya way ku daysay

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 หลายเดือนก่อน

    M.sanid .

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan wuxuu 100% ka fiican yahay farmaajo oo aan waxba soo kordhin lacagtii intuu cunay qadar iska fadhiistay

    • @sagalshariif2023
      @sagalshariif2023 2 หลายเดือนก่อน +1

      Farmaajo nin disciplined leh ayu ahaa waxaan sidii dugaaga u dhaqmaya oo kale maaha 😂

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂🤣🤣

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 หลายเดือนก่อน

    Husseenow waan ku salamaya marka hore waanad ku mahadsan tahay kuwii wixii somaliya la oran jiray halaagay iyo siday wax u halaagayaan inaad dadkay halaagayaan inaad tusto waa wax in lagugu mahad celiyo aad mudan tahay lakiin anaga caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 inaad na dabo wado xaq uma lahin labo hadii Hawadii wixii somaliya la oran jiray uu culusow iibsaday muuse kufaar umaleen maayo hawo uu leeyahay ama Dani hawo uu leeyahay inuu iibsan karee hawadeena maxaa kuu diiday inaad tiraa see ka yeelaa? Ama sidee ku iibsanaa anagu. .. husseenow ku dar hawadaada iyo dhulkaaga sidaad uga ilaalsan laheed ibnul sharmuudiinta somaliya wixii la oran jiray halaagay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan Qoyskiisa miyuusan dhergin Maxay tahay Boobkan soo noqnoqday Ee familka kufoogan

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 2 หลายเดือนก่อน

    Dokumiintiyo cabdalashideeye ah ogow cadaymala.aan cidi kaama aqbalidoonto ee udiyaargaroow saxib laysagama haridoono sxb😂