“sidaan camal manan filaneynin🫣*”|| sharma boy ilkacase hodan abdirahman dalmaryare||by adnanmodel

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +15

    You can ignore Somali Rappers But you Can't ignore Sharma boy 🔥🇸🇴 cadnaan Keep going

  • @xamdaabdixakiin375
    @xamdaabdixakiin375 ปีที่แล้ว +3

    wow meelay ilkacase qays Sharma by hodan abdirahman dalmar yare Ahmed jabiye isku heleen maxa ka fili❤❤❤❤❤ legend cadnaan❤❤❤❤

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN ปีที่แล้ว +1

    Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +2

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ😢

  • @MohamedAminAdan-b5q
    @MohamedAminAdan-b5q ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah bro this world is temporary 😢 😭😭 😭

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 ปีที่แล้ว +6

    Only Sharma 🔥❤

  • @abirahmanahmed8815
    @abirahmanahmed8815 ปีที่แล้ว +2

    Lagend adnan kabadanaa uqalantaa ina adeer 🙏❤️midakale challenge bilaabe dee sharma iyo dadkoo dhan soo qabo😂

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah Quruxow keep going InshAllah ❤

  • @Dalmardahirmohamud
    @Dalmardahirmohamud ปีที่แล้ว +8

    Nin wngsn matihid sxp sbbtoo ah sxpkaa Ck oo muddo kabdn 3sano isla jabhadeesen oo maanta sido kle sbb u ahaa inuu mgcga kor ahaado oo lagu qadariyo ayaa waxa ka raacdy oo waliba dhabar jabis ugu noqoty nin aad hda is barateen taas mcnheedo ma ahan sxptnmda aa naqaany saas na ragnimo ma ahan xtaa wxaa sharaf kuu ahaan lahyd inaa iska aamusto oo aad dhexdhexad ka noqoto lkn ma aysan dhicin kuma dhahaaye qabiil baa ku qaady lkn sxptmo hdii ay sharaf leedhy sharafteda adaa ku ciyaary sxp🤔

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @nasramohamedali2194
      @nasramohamedali2194 ปีที่แล้ว

      Sax waaye adnada waa 2 wajiile

    • @MunaAbdinour-ed8up
      @MunaAbdinour-ed8up ปีที่แล้ว

      @@nasramohamedali2194qofku so xor maaha labada wiilba waa saaxibadis ismana maagin ee ck oo waligisba maalin qofku khaldamo oo lagu dhaganyhy ka faidaysta baa ganaha surta marka ma inuu la Dudaa rabteen

  • @ifrahabdillahi4575
    @ifrahabdillahi4575 ปีที่แล้ว

    Mashal Allah hambalyo huno xalfadaa cajiiba ba ah da❤

  • @abdirahmanfarah9101
    @abdirahmanfarah9101 ปีที่แล้ว +1

    Adnan zxpow hada kahor na waan kusoo qabanaa waad idhahday ilaa hadana ilama maanan wadahadlin ee inteen kawada xariirnaa 🙏🙏

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 ปีที่แล้ว +2

    Coool place had lots of fun legends bashala😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +3

    Hanad bn arkaa wn salamaya🎉🎉

  • @cabdilahimohamedjamac1846
    @cabdilahimohamedjamac1846 ปีที่แล้ว +1

    Cadnan nin fahmay nolosha gulaysta adi iyo sharma ka sharma❤

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 ปีที่แล้ว

    Boqorka inaderkay hambalyo adnanyare❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdirahmanYare-s8x
    @CabdirahmanYare-s8x 8 หลายเดือนก่อน

    War sxp wlhi wakanaxay niyhow wlhi muqaladi wankakaxy ilahey kabaq wlhi 😊plz Sharma boy ilahey hasoonanunsha 😮 seetihiin xalada katama wll isooojawb😊

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰👍👍👍

  • @DekowHusseinAden-ld4ft
    @DekowHusseinAden-ld4ft ปีที่แล้ว

    Sharma k Sharma. Keep going

  • @manahussain6796
    @manahussain6796 ปีที่แล้ว +1

    Sharma ❤

  • @nasramohamedali2194
    @nasramohamedali2194 ปีที่แล้ว +2

    2 wajiile waa adnan mataqanid saxib tanimada qiimaha eey leedahay aaway ck

  • @aniita948
    @aniita948 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @abdul3785
    @abdul3785 ปีที่แล้ว +1

    🔥🔥🔥

  • @CaliYoz
    @CaliYoz 10 หลายเดือนก่อน

    Cadnanaw prank haankaa baraay shabalal iyo ayuub karloh kuma samaynay sid mise nariob baad kaga tagtay prank kaa sugaynah

  • @warrancade1864
    @warrancade1864 ปีที่แล้ว

    Legendary Mr Cadnaan!!!
    T solute penne siafue 🫡 🫡 🫡 !!!

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 ปีที่แล้ว

    Wow Wow ⭐️👈💎💯👈🦁👑🦁👑🌹🎉🌹👏👏👏

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 6 หลายเดือนก่อน

    Heesta waa belo hodan abdirahman loo heesayo wow laakin fanaanka magacis?

  • @sahrojawaani
    @sahrojawaani ปีที่แล้ว

    Walalkey Qaali hore usoco cadowgaga cagta hostisa❤❤❤❤❤❤

  • @KafimohaabdiSalad-vy8pi
    @KafimohaabdiSalad-vy8pi ปีที่แล้ว

    Legend❤

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohacabdijibaar7809
    @mohacabdijibaar7809 ปีที่แล้ว

    Walal maxaa daaray viewska 😂😂😂 jaaw🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡

  • @JamkaOmar
    @JamkaOmar ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @MaracadeHarun
    @MaracadeHarun ปีที่แล้ว

    ilkacase boqorka rabka

  • @abdul3785
    @abdul3785 ปีที่แล้ว +1

    Boss 🫡🔥

  • @Maxkamadda-runta
    @Maxkamadda-runta ปีที่แล้ว

    Sxb mar Hore tagtay america 🇺🇸 xaflad badan sida miss world midi ck mid badan wa tagtay xaflad only reason ku heshay wa farxiyo kobayare ku xumeyn lagu xumeynayaay 😂 say thanks kabta xaaji

  • @hanimahamed7620
    @hanimahamed7620 ปีที่แล้ว

    Only dalmar yar❤️❤️

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 ปีที่แล้ว

    Team darbi oo dhanba meesha lagu soo dhawaynaya😅😅

  • @abdiwalixajiraabi3158
    @abdiwalixajiraabi3158 ปีที่แล้ว +1

    Shaydaan unbaa lagaga farxiyay meeshaa waxaa igusodhacday ayadii ahayn macnaheedu kuwa jecel inuu kufaafto xumaanta muminiinta dhexdooda waxay leeyihiin cadaab aduun iyo aakharo ah

    • @rowdamohed1127
      @rowdamohed1127 ปีที่แล้ว

      إن الذين يحبون ان تشيع الفاحشة في الدين ءامنوا لهم عذاب أليم في الدنياوالاخرة والله يعلم وانتم لا تعملون.

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱⚘⚘⚘⚘⚘👍👍👍👍👍

  • @SamiaCaddow
    @SamiaCaddow ปีที่แล้ว

    Hurdaye aawey😢

  • @nasramohamedali2194
    @nasramohamedali2194 ปีที่แล้ว

    2 wajiile waa adnan saxibtanimada waxna maka garaneysid

  • @samiraali3635
    @samiraali3635 ปีที่แล้ว

    Alla Somalidii dad xun bay noqdeen dadka dhan wiilkaan waxay u caynayaan Maxaa sharma boy sxb ula tahay Willkaan xor waaye plz ka xishooda hadaa afaaro qabiil ku caynasiina dee sheegta ck iyo asaga waxa dhex maray miyaa taqaaniin why labo wajiile u dhahaysaan meelkasta afaaro qabiil baad la joogtaan xishooda

  • @hassanikran
    @hassanikran ปีที่แล้ว

    Awal wan kudawan jiray balse hada maya kuma rabni qabilayste bad tahay

    • @MohamedsalaadMohamed-pi6fi
      @MohamedsalaadMohamed-pi6fi ปีที่แล้ว +1

      Langab batahay nin mj ah cidna uma bahna North America mj ba leh iyo darod adeer

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 ปีที่แล้ว

      Maxa qabyalad ah adeer hodan laqabiil maha ayuub laqabiil maha dalmar laqabiil maha miss world laqabiil maha hal qofka qabiilaystaha adba bal sheeg

  • @abdifitaxoshey3134
    @abdifitaxoshey3134 ปีที่แล้ว +1

    Raaxayso sxb nin yaqaan dhalinyarada loo dhex galo

  • @haniindhoz7770
    @haniindhoz7770 ปีที่แล้ว

    Saas umidaysnaada waligin

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr ปีที่แล้ว

    Hooyada was

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 ปีที่แล้ว

    Hodan ilakcase sharm

  • @lilsmoke1043
    @lilsmoke1043 ปีที่แล้ว

    qabiilki ku qaday kuma dhigo😃

  • @ayanmaxamed9631
    @ayanmaxamed9631 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤