Axmed Madoobe oo Laftagareen & QoorQoor albaab cusub ku furay, jidka doorashada maka badbaadi karaan
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024
- Axmed Madoobe oo Laftagareen & QoorQoor albaab cusub ku furay, jidka doorashada maka badbaadi karaan
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
axmed madoobe hore usoco wadanka wad badbaadisaye oo xamse hadu kuso aado lugaha dhaadheer kajejebin
😂
Hamze waa zxbkii waxana waaa siyaasad wayna iska dhamaan
Soo dhacyeey
🥺🥺🥺 🥺 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Axmed madoobe was kansarka siyaasada soomaaliya, waa in aay siyaasiyiinta u midoobaan.
Way ukala dhuuntaan maxay umidoobayaan maamul goboleedyadu waa danaystayaal
Axmed madowa keep going
Ahmed dacaad forever
Ahmed madoobe must go
Axmed madoobe is smart man because he is working within the legal framework of the constitution but Hassan is working outside the boundry of the constitution he is deadman walking.
Keep going
❤❤❤
Hebel waa sidaa ah oo Xilkaasii ku helay ama ku waayaya uun baa laga hadlayaa lkn Danta Shacabka cid ka hadlaysaa ma jirto Qab qab layaal cusub oo mid Gobol xidhay 20 sano oo Dambe baa lagu jiri Arinkaas
ahmed madoobe waqtigiis ayaa la gaaray Games start ahmed 10 wajiile.
Getlan mar marka qaar wararkiina in la dhageyso waa waqti lumis, oo wax news cusub ah malahan oo u jira, aad ayan iidn tageeeraa idiin dhageystaa lakiin warku ahaado mid uun wax cusib amaba wax aadan ogeyn aad ka oganeyso mahadsanid
Mahadsanid
Asc
Ahmed go head
Laftagareen.guudlaawe.iyo.qoor.qoor.qadiyadooda.waaxoogaa. iidhiib.waxbamamucaaradaan
Daaroodku waa mishiinka wada
Dawlad nimada somalia
is. faanin xiligaan waxay i tuseysaa inadan wax sameen ah na malihid!
Qudhun qadhaadh weye is urursaday
Waa Kuwee??????....
1:29 😮
qac buu kayeedh siiyay walee sayid axmed islaam
Villa somalia
Allow wadankeena noo hagaaji robow😢
Nio waa kuwata geylan wax walbo oo shegto waa imada🫡🫡
13 2:32 ❤
Tarenka xasan waxan ka haray markas jarmalka so kiciy 😢
N iyo N
Somali heshiis ah 😅
wax xor ah waxaa jira maamulada daarood waxa kale waa lahaaystayaal
❤❤❤❤❤👍👌🙆♂️🆗️🆒️👍👌🙆♂️🆗️🆒️
Y
13 2:17
Kkkk arkana
Xasanow vilada kasoobax kkkkk kkkkk kkkkk.
War ninyohow nagakaladaah xayeysiisbaan FARAHA baden maslaxada kumajirtee tuugada
Madoobe ayga ibnu xaaraanka ah ee amxaradii qabri dhashay waa la yaqaan wuxuu yahay askarta kenya uu ugeeyo hooyadii iyo walaashay ku hoos jiri maayo kuukuuyo lkn sidiisii ayuu orad ku tegi kenya iyo dhooblay isaga oo dulsysan
Ku geylan saaxiib
Waxaas sheeko weeye ama doowladnimada baa dalka ka soconeeysa ama qolo kasta halkeeda beey maamulaneeysaa wiilkaagaan qanjaha weeyn farmaajo markuu galmudug weerarayey oo maamulka la'geeynayey soow ma'jirin rag madax sheeganayey oo meesha laga wareejiyey this oo kale baa xamse laga doonayaa waa inuu axmed madoobe meesha ka leexiyaa
AR XASANOW XAMAR ISKA DHEX DAWAAF
Hadiixasan saxibadis hardankan donayan iyo dorashodadban xasanakuqasbanado inu m.muladakale farahakaqaado g.mudug xasan maxumayndona qor qor ousoohogansamay manaugahiilindona saxibadisa hoskacunayay?
Kuligood.waa.danahood.wax.ey.wadan.ee.Somaliya.dan.umahayaan.qowleysato.somalya.dib.udhigay
War wayn kaa sugaynay intaan lee maa noo sheegi rabtay? 😂
runta marka laga hadlo waxa wadanka burburiyay nimanka dowlada kujira ee jilicsan oo aad uliita ee daarood kaso jeeda wayo waxay ahayd inay xasan kaso horjestan oo khalad kuraacin
Ninkii qayrki loo xiirayow adna qoyso marhadii layiri axmad sharciyad uu wax kudhiso mahaysto oo macnaheedu yahay anigaa skin kara sharciyad maxay sugayaan!!!
😂🎉😢😮😅😊❤ 2:50 1000th I
xasan munaafiq wuxu iskudiray oo qorta kuskugeliyay reer ssc oo marba kuso hubeynaya gaalo raacyada idoor wuxuna ssc kadhex helay budhcad calooled an reer ssc wax dana uhayn
beelweynta daarood marxuum labaad uso kordhay wa firdhiye oo jebka xasan ugalay oo jebna xamsa kujira jeebna firdhiye
FIRDHIYE ISAGA LA BIREEYEY E DAROOD WAX KUMA KORDHIN DALKA SOMALIYA WUXU U QAYBSAN YHY BRITISH SOMALI IYO ITALY SOMALI BA KU QORAN MEESHA CHAPTER 3
@dilara-jj5yj adoomadi gumeysta ee isaaq ba aaminsan waxas ee soomaaliya wa mid soomali baana leh ee gumeyste iyo adoomadisu dhul maleh
@@firdowsmusay-ze9gs HHHHHHHHH RIYO WACAN
Axmed madoobe waa cancer somaliya lagu beeray
Jupal Land anuu love you
Dadka ayaad been u kala geeysaa garland media waa in la xiraaa umada soomaaliyeed
Waarun