Ma run baa in Wasiir Balcad wakiil uga yahay Itobiya Soomaaliya xili la sheegay in xukumadda Abey...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 41

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALLAHYACIZZAK SHEEKHOW GESI WADANI AH ADOOKALE AYAA LOO BAAHANYAHAY WAA MASIIRKII
    SOMALIYEED

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Madaxweynahena waa tuug weynadey aan ilahey ka cabsaneyna allah nadhafiiya mel u dhow xamarweyna masidka dhulka ayuu dhiigey wuxu raaba kansiid in u ka dhiso talyaaniga ayuu lacag kaqaatey

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Cali balcad inuu Ethiopian yahay walaahi anaa ku dhaaranayaa

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Runti madaxdena waa shaqala etobiyan iyo imaraadka carabta xildhabanada waa dad laluush qaata waxa og ariimahuuda reer galbedka iyo sirdonaada u dhan in aysan maamuli kariin wadanka madaxdena waa dad bahaan u wadanka gadaanayan waa qayrul masul aan ilahey aan ka cabsaneyno waaye

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shiikh weriyahan xasan MUNAAFAQ baa lacag siiya

    • @abdulhassan8563
      @abdulhassan8563 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@cabdallealiorshe3334 walakeey waa runta waryaasha lacagba lasiiye xaqiiqda masheeygan

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sh waa runtaa xasan waa tuug waa beenale waa shaydaan xasan allow aamiin aamiin aamiin mahadsenid dhamaan toot waa tuug tuug ❤❤❤❤❤ Sh mahadsenid

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War. Xaqiqdu. Wa. Dalka. Darod. Aya. Hayay. Hawiyena. Wa. U. Gaday

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cali balcad wacadawga somaliya wajajus itobiya iyo imaradka

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxatihin cadawaga smaliya ee allaha haidinqabto

  • @abdullahiahmed6820
    @abdullahiahmed6820 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan maxow ahaay aan wareysiga aqoon oo markoo hadlo kadaba qeylihaa subxaanallaah

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wakaas Aqoonyahankii majeerteen Codkiisii& Aqoontiiba Qabyaalad weyndheh!!!!

  • @abdulkadirnuriman1421
    @abdulkadirnuriman1421 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariyaha SMS waxuu difaacayaa Ethiopia 🇪🇹 warka ayuu kuxerayaa ninkaan Runta Ayuushegay

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War. Cali. Balcad. Sanbaloshe. Wa. Ethopiyan. Wacadawga. 1. E. Somaliyed

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Majeerteen iyo itoobiya maxaan ukala jecleysaneynaa waa wada munaafaqiine

    • @foziaibrahimosman9842
      @foziaibrahimosman9842 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xagee majeerteen iyo ethipia ku aragtay mise xasan xarash oo abi gacanta ka dhunkanayaad ku khaldaysa

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waar soodawlad maha madax banaan maha seetahay waar dawlada siidaaya lugaha oo xishooda waa imaan beesheene xagee uwadaan soomaaliya magurigii aabihiin baa oo nin waliba kahalayo marka hore cabaareeya falalka aysameeyaan ninmanka maamul gobaleedyada ee maalin walba hubeenayso oo aad indhaha kuhaysan taa kahadal oo cabaareeya itoobiya waxaa looga adkaankara marka aad tiraahadaan maamul gobaleedyadu hakadabeeyaan dolada qasabay dowladu oga adkaanaysa itoobiya laakiin itoobiya hanaga baxdo iyo maabul gobaleekana wahubeenaysa isma daboolayaan ee waa jugjugtaada maashada looga

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SMS mardambe hadaad cawaankaan oo kale aad nookeentaan macsalaamo shiiq maahee waa sheydaan

    • @foziaibrahimosman9842
      @foziaibrahimosman9842 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma waxad ku faraxsantahay in ethiopia bad la siiyo ama madaxweynaha somaliya uu gacanta ka dhunkado abi

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marna culimada ka soo dhex muuqo oo xadiis iyo aayad soo qaado adigo iska dhigaya qof xal raadinaya marna dadka soo hore fariiso umada adigoo xumaan iyo colaad qabiil adigoo ka hadlaya lagaana dareemayo lakiin afka wanaajisanaya walee lagu barey

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Siyaasadu ma ahan in masar loo go ,o ama turkey loo go,o barta siyaasad

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Darodow xatihin dabadhilifka cadawaga somaiya

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc wariiye qofka hadalkiisa waa u xuur sheikh xassan runta ayuu sheegey xaqiiqda jirta etobiya waa cadowgeyna kuwaad waxey raabta in badena qaadato turkiiga waa qaiieem weyn xssan sheikh waa manaaxey weyn waaye imaanka allah kaqaado

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood Waa Wareeray ,Siyaad Bare baa u saxiixay Somali Galbeed Ethiopia,Cabdilahi Yuusuf Baa Muqdisho keenay ,Hada Ahmed madoobe ,iyo Dani waa ku Xiran yihiin ,Hasan sheekh Waxay ku cadaadinayaan inuu Ethopia Bixiyo,ayga Rabo in ay u Daba maraan ,
    Ethopia markay u adeegayaan waa Dahab ,Hadii Cid kale la xaajooto waa Cadow Bada boobayo,

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BADAN WAA LAGAATEY SHEYKADEDA WAA DHAAMATEY ISMACII COMAR GEEYLE IYO MUSA BIXI WAAY IS OGYAHIIN

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hawiye. Isaga. Godkuriday. Somali. Horay. Iyo. Hadaba. Hubki. Iyaga. Qabil. Koda. Siyay. X. Culusow. Isaga. Labaxay. Macawislay. Xabashi. Kuwarejiyay. Bad. Iyo. Beriba

  • @hassanweli22
    @hassanweli22 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Idaacadan horta wariyeyaal xumaa

  • @LibanAhmed-d7u
    @LibanAhmed-d7u 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Su'ashu waxay tahay:
    Somalia🇸🇴 oon isku haleyneyn turkey iyo masar oo saan u kala daadsan isu qilaafsan ma iska celi kartaa ethiopia jawabtu wa maya sax marka inta aanka midowbeyno heahiiskan wa inoo dan wa sulhi. Ogaadana meeshaas annakaa is dhigney.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasiir dowlaha Arrimaha dibada Cali Balcad, inuu yahay nin daacad u ah dowlada Ethiiopia, hadda u shaqeeya PM Abie Axmad.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shicibka xududaha shegeyda barlamanke qeeybiyen jabuuti intey kunolyihin fananintoda jabuti dhanka eey barlamanka kulaheen isla jabuti ganacsatadodana hargeysa yana kenay bada harkeysa kahor waliba saxix dhanka kale shirako islashoray basabor sajuu

  • @Sunny45553
    @Sunny45553 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwa wadini yiinta iska dhagaya ee xasan sheekh kheyrlaawe ka so hor jeeda so mahan kuwi Deeni waji baruur ugu sacab tumaye marku wafdi Ethiopia u dirsadey waqtigi isaaqa ictiraafka ku waashey Oromada bada u saxiixeen, ama kuwi reer gedo ee nacaska axmed madoobe la shaqeystaa hi Ethiopia u dirsadey mar dhowed e Oromo askartoda isla so sawiraye, walaalyalow iskuma daba feyli kartaane qeylada naga yareeye , Ethiopian ki inti hore heystey inta so harteyna federal system ah bey no sameeyen , weyna naga caqli bateen , ilaahey ba Somali dad bakhti ah u badaley , ee naga aamusa ama wax kala maqla nacala idinku taale

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Etiopia waligeedba maraakiibay lahayd, baddahana maraakiib ayaa ka shaqaysta , kkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkk

  • @toddlerlearningvideos-barc4314
    @toddlerlearningvideos-barc4314 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cali balcad wa aqoonyahan

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan xoolo weeye, wuxuu og yahayna ma jirto...waa majeerteen baan u malaynayaa.., ayagaa noocaasi u hadla...

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tugoxun shayadin idinkaha

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    X. Culusow. Isaga. Lugaha. Isqabtay. Wukudayay. Hada. Yusan. Oran. Btln. Iyo. Jbln. Wada. Hadal. Ba. Nosocda. Waxasu. Wa. Ben. X. Culusow. Wa. Ku. Dayay

  • @MohamudHirsi-b5s
    @MohamudHirsi-b5s 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan ilaahay ha qabto dalka

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cali balcad wacadawga somaliya wajajus itobiya iyo imaradka