اللهم انك عفو كريم حليم تحب العفو فاعف عنا يا الله اللهم نسألك إخلاص العمل ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما صليت على سيدنا إبراهيم وعلى آل سيدنا إبراهيم وبارك على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما باركت على سيدنا إبراهيم وعلى آل سيدنا إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد
inta ka aqaano socdaalka, visaha maraka aad gashid ayaay kaaga bilaabaneysaa ee maahan marka aad visaha soo qaadatid tusaale hadii visa lagu siiyo kowda bisha hadana aad wadanka gashid labaatan cisho ka dib maka visa lagu siiyey waxaaa laguu xisaabinayaa maalinta aag gashid wadanka aad u socotay.
Baba sadax saac transit aan ahay wa quracanaa kabacdi ne wan jifanaa kulahaa! Airportka room service ayuu leyahay ma laga so dhacdhac siyaay? No wake up call sxb next time read a book and stay alert
10 danbe Ramadan dhmd ah please 🙏 iso duceeyo riyo iyo raja leyahy 😢
Alaha ku rumeyo riyadada wall
اللهم انك عفو كريم حليم تحب العفو فاعف عنا يا الله اللهم نسألك إخلاص العمل ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما صليت على سيدنا إبراهيم وعلى آل سيدنا إبراهيم وبارك على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما باركت على سيدنا إبراهيم وعلى آل سيدنا إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد
War dadow soonka allaha naga aqbalo😊❤
Keep going baba❤
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
ASC babajay wankulajoka Russie ❤❤
Sxb qaali iga caawi rusia iman shiheeda
Hore u soco
Masha Allah ❣️🙏
Masha allaah
Beenlow yow ka garbax
Waa beeen caadi ah ooo seeko ah 😂😂
Alla baba jeey been badana ramadan. Mabey ahayn😅
Wlxi run waye
Asc brother Sirtaada qarso
Weli ma Adan Gaarin danti
Aa u soo baxday please
Lama sheego Ee ogow
Waa iga talo brother
hadaan ku dhaho tukaan kaaga is kaxir ma xiri lahyd marka ninkaa waxaan waxan waa uu ka bariiseen
Nin transit ah seexanayo waa another level
Hhhhh
Dadka caanka ah saas waaye 😂
Axqul ciid sxb baba
3 saac transit ah see u jiifty adi baba beenta naga yaree
Exactly, that is what i was tryna say too, 3 hrs layover is nothing
Baaasabooruu igaqaaatay wuu iseecxiiyay diyaaradii aa igatagty 😅
Caruur maanahy taliye 2:45
Allaha kugarab galay allaha baa mahadleh balse qisadada waxaa babajey iga qanciyay waa markaa tiri markaa haysato xaas raliya ah ee nolosha kuka fahmeysaha sida hooyo ookale weeye xaskaagu hadad haysato xaas nolosha dhib iyo dheef kula qeybsatah waa nimco allaha dumaashiday baba noo barakeeyo
Mashallah tabarakallah xaskaga wa gabar wanagsan rabi haku dayo wll❤❤❤❤❤❤❤
Babà jey ramadan waaye. Hoogo yarey noh
Maansha Alaaah Alaahu Agbar maansha Alaah 👑👑👑❤️❤️👑♥️♥️👑👑👑👑❤️
Dumarka nocaas cml lama hilaayo waa boqroad alh haa deysto dumashidiin😢❤❤
Subxaanalaah bbj waad silicdaba ILahay hakui fududeeyo
First comment saying Ramadan moubarak ❤
Baba jey meeqa qarash kugu baxday wll
Iso jawaab keep going baaba❤❤❤
Babajay in Russia 🇷🇺
Sadka runta usheeeg waa lafahmay
Baaba jey waa bil ramadhaane alle garabkaaga hagalo dhankasta..hawshana inta hadhayna alle hakuu fududeeyo...aamiin...waxaa jira dad aad uxun oo somaali ahayn commentiyada kugu aflagaadeenaya ee iska igneergaree
Babjeyy idiriska lacagta u soo dir warka joojiyoo 😂😅
😂😂😂
Xaaska wngsan waa janada aduunka❤
BEENTA WAREEGTA MIYAA?🤣🤣😜
waxan ahay yutuber weyn maliga dareemaa😂😂
Lacakta bixiskeda xanun waye lakin shekada kuwa passport ka qaday in ey diyada albabakeda ku geyan ey ehed wheelchair wala hor mariya mar walbo
😂😂. HADA ka yeelo. 😂saaas 😊
Ciyaa ayaa ku jirtaa adoo safar ah ayaaba seexanee another level ayaa thy😂😅
inta ka aqaano socdaalka, visaha maraka aad gashid ayaay kaaga bilaabaneysaa ee maahan marka aad visaha soo qaadatid tusaale hadii visa lagu siiyo kowda bisha hadana aad wadanka gashid labaatan cisho ka dib maka visa lagu siiyey waxaaa laguu xisaabinayaa maalinta aag gashid wadanka aad u socotay.
Beenta dhaaf jiisyahow waa Ramadan
Maseer aaigalay😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮
Wadaayow adi maxaa useexatay nin seexda siciisa dibi dhal ayaa la dhahay hurda dhan maba iga so dhici lahayn
Going baaba❤
Babajey iyo sharma cayaarta naga daaya he's our eid song
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Part 3 baba jeey la soo orad
Sxb bahasha biyo nogadar dee sxb
lacag isoo dir ❤
Baabajeey libaax baa tahay hore usoco🎉❤
Waa xake mesha carabiga loga hadlo
Baba jeey indha adeeg nimo ya ka tahy horta 😂😂
Hadaan ka yeelo 😂😂😂😂😂
nagal dultag sheekadan isku aadiska ah😅, 3saac aa transit tahay saas iska seexaneee diyaaradda mrkaa soo raceysayna maadan tabin hurdo ma isbixinee😂
Abaa waalaahey baa kujecel
Been baad sheeegtay Qof ku dhahay part2 majiro 😅
3saac taransit miyaa hotel qof lageyaa waxaas hanogu shekeen
Reerkaaga u laabo warka badan ee aan meala ku salaysnayn jooji
😂😂😂😂 maxa sidas u dihi?
Dadka beenta ka dhaf nio jiisow 😂
Intaaan maa 10ka bari la maqneeed war waxa no sheeeg ama nagala tag yahudaye
Wcs mr Europe yan 😂😂😂😂
Baba jeey intaa waxa qabsanayso aamus waxyaabaha qaar😊
Part3 babar pls 🙏 ❤
Aduunka waxaa ugu daran ben aad shegaysid oo la og yahay nagajoji bahasha
Maaha allah
QOf weyn Oo og inu 3 sacadood haysto kuleh hadana waan seexday
Qaahira baan kaaga Jari lahayn waa uu jabanyahay
Imisa maraya qahira wll ticketku
Part 3 please 😢😢
Maxaa ku seexiyeye..😅
Part3 aa rabnaa
Lacagta kugu baxdey meeqa waaye baba 😂
Baaba In ee Ramadan tahay ma ogid benta MXa ka faa idaa subxanallah Umada we ku fahan san yihin benale
😂😂walhi waa bentada baba wax macquul ah inoo sheeg
Guulyso pwe babajey
Baba allh ku dhowro😊
Ma maraykan but tagay babajey wa Ina waaalay 😂
Zxp waalaraagtay😢
Wll parta 3 sogaly
Baba jeey meeshan naxariis ma talow paro
Hadii aadba transit tahay lama swexdo
Tickets, haduu qasaaro lacagtiisa hore aa la dhiibaa waligey ma arkin, lacagta 400 ama 500 lagu daraa ma adaa lagu gaaday mase beenaa sheegee😅
Kanmatahriiba.mise.waadalxiis.miiskaagii.ayaakuhuran.war.waa.dan.waydee.hadaan.taageero.kuu.ahay.waxan.jooji.sxp
Been badanaaaa 😂
One baaaba❤
3 saac transit sidee u seexanee
Adigoo 3 saac kuu dhimantahay see ku seexatay inaa garoonka iska fadhise eheed
Part two. Nosobobsii sxp Babajey wax badan aya ka faidnay
War babaga 1m aan gadhsino zxpyal
Baba mar kle idiriska iyo kabtanka Soo garbash
baba abaal malihid zhpkaa yow maxaa sas ugugashay😢
Waxaan sugeynaaba waa part 3❤
BAABA WAXAR U EKAATAY MARKAAD KOOFIYDAAN XIRATAY 🤣
Qof safar ku jiro see ku seexankara.
3 saac oo transit ah hdiba aad ku sexatay another level cadi ah aheed😂😂😂
Maxaa ku seexshey
Halka wuu ingu dareyban filaya wayo macqulmaha
BAABA JEEY SIRTAADA QARSO TAHRIIBKA WAA LA QARASADA IYO LEYNKA AAD SOO MARTA LAMA SHEEGO
Asc Mr europen
Hi 💶
Ck oo kle runta u sheeg pro
LAKIIN CAAACOOW 3 SAAC TARENSID SIDEE KU SEEXATAY OO ALRMI LA AAN U SEEXATAY OMG WAX WEYN KA QALDAN WLHI🤐
Asc baba
baabajey ticket online lagu jaranaayo halboosna banaanyhy maxaa baryo keenay been badnidaaa
Baba sadax saac transit aan ahay wa quracanaa kabacdi ne wan jifanaa kulahaa! Airportka room service ayuu leyahay ma laga so dhacdhac siyaay? No wake up call sxb next time read a book and stay alert
Maba lagu talagalin meel lasexdo
@@Mohamedyg112 sariir ayaa la igeyay madhihinoo
Ma fahmin qaabka diyaarada kaga tagtey sababto ah 3 sac layover inta adga gate ka raadinoysid kama badna be, balse allahu wacallam