Barnaamij Gudagalkii SNM Ee Magaalada Hargeysa 31 May 1988

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 126

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว +6

    halgankii xalaasha ahaa SNM mujaahidintii intii shihiiday ilaahay hawnaxariisto

  • @weriyeguuleed7863
    @weriyeguuleed7863 2 ปีที่แล้ว +6

    Saab tv waan idinka mahadnaqaya taarikhda snm no soo gudbisan

  • @farduusibraahim6597
    @farduusibraahim6597 2 ปีที่แล้ว +2

    Snm ilaahay ayaa lajiray wayo waxay jabiyeen kalidii taliskii macan gaga.ahaa ee siyaad bare guuuuuuul snm guuuul somaliland

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 ปีที่แล้ว +1

    Wlh qarankan raga usoo dhintay dheel dheel kuma iman 👏👏👏👏👏

  • @ENGmuxumadaxmedCali
    @ENGmuxumadaxmedCali 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waligay waxbaan qarinaayey ilaa imika snm is waydiiso oo ah sidii taangiyada loo qabtay waxaan ka mid ahaa kuwii dajiyey nsidii laa qaban lahaa taangiyada xiligii 1988 ee magaalaga hageysa mujaahid kadtaana wuu ku wareeray arintaasi waxaa dhacday in aan dagaalkii hargeysa ku jiro mudo sadex sanadood ah markii hore waxay taagiyadu joogi jireen kalabaydh oo gabiley ku xigta waxay usoo wareegeen hargaysa😮 birheex waxaan ugu imid birjeex iyagoo bilaa shidaal ah isla markaana bilaa rasaas ah doonayana inay dalka ka baxaan una wareegaan itoobiya iyagoo sii maraya kalabaydh markaan birjeex ku kulanay markiiba waan tiriyey waxaanan ogaaday xaaladooda iyo dhinaca ay usii jeedaan waxaan hargaysa kala baxay lacag ilaa iyo alaybaday snmtii alaybaday joogtay ayaan is waraysanay waxaan u sheegay in jihada taangiyadu soo marayaan kalabaydh isla markaana loo baahan yahay sidii loo qaban lahaa iyadoo jidka loo galayo una sheegay inay baxsad yihiin wax shidaal ah iyo wax rassaas ahna aanay eadanin isla markaana ciidankoodu niyad jabsan yahay anigu xiligaasi waan xanuunsanayayey eaxaase qabtay mujaahidiin kale eaxaanan u sheegay in aan la qarxin si hadhaw loogu dagaalamo waanay dhacday taasi oo wAata maanta somaliland isku difaacayso

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +3

    hero SNM🌻🌼🌸🌹🌷💐

  • @omarsomaliland4563
    @omarsomaliland4563 2 ปีที่แล้ว

    Mujaahid Dr. cabdiwahab Nakruuma waa raga tirada yar ee taariikhdii SNM haya

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว

      Tirada yar? SNM malaayiin baa ka nool

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 ปีที่แล้ว

    Degawene ayaa ahaa

  • @XBXexalxaji
    @XBXexalxaji 2 ปีที่แล้ว +2

    Habenkas nimanku way isa soo biimeeyen o itopiya kiniino soo siisay
    Waaguna waa ku baryay wixi kadhacayna nin kii joogay ba waa ogaa malinkaas
    Qaarbadan oo an maxabis ahan u qabany ba noosheegay snm wixi ku dhacay.......

  • @salahisaaq3921
    @salahisaaq3921 ปีที่แล้ว

    Laxoox ayuu dubi jiray
    Waar muj ibrahim dhegawayne ka warayso.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว

    HOOYADAA IYO DHILADII KU DHASHAY BA KU YAALA GOORMA AYUU REER DHUUSO WEYNE DAGAAL GALAY JOOJI FAANKA IYO BEENTA REER DHUUSO WEYNE WAXAA AAD U JECEL HADHAAGII FAQASH WAAYO WEY IS OGYIHIIN

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว

    BAHAA BAHAA WAA DHAQANKA REER BAHAA BAHAA II WAD DHUUSADA WAA KUWA U DIIDEY SOMALILAND IN AY TALAABO QAADO XAGA KALE WAXAY KA WADAAN FAAN IYO FAATAA BAKH YAA LOO SHEEGAYAA REER CABAAD WEYNE II WAD DHUUSADA SOMALILAND MA LAHA CADOW KALE WAA IN AYNU QARANKA DIFAACNAA BURCO WAXAA LA SAARI JIREY BANDOO DHINACA BARIGA BURCO REER DHUUSO WEYNE WAXAY AHAAYEEN FAQASH WAA IN AYNU QARANKA KA DIFAACNA REER DHUUSO WEYNE

  • @ENGmuxumadaxmedCali
    @ENGmuxumadaxmedCali 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waad mahadsan tihiin afraad snm waan ku jiray anigoo ah mujaahid muxumed axmed cali waxaan halganka kabilaabay markaan ka baxay secondry school faarax oomaar 1984 kii waxaan tababar u tagay madheera waan ka baxay lana sanadood dabaded wuxuu dagaalku noogu dhacay mandheera oi snm ka soo gashay cadaadlay waan ka qaxnay waxaan u gudubnay barbara kadib waxaan nilaabay inaan hageysa dib uvusoo laabto dhinaca wadada waxaan soi raacay baabuurtiu faqashta ee qaxootiyada raashinka keenaysay halkaad ayuu halgankaygu ka bilaabmay anoo ujeedadeyde ama mawqifkayga faqashra u cadeeeyey anoo baabuurta saaran dagaal ayaana naga dhex dhacay rasaas ayaa la igu bilaabay dilna waa la igu xukumay markaan joogo biyo xidheenka hargaysa ka hoiseeya waanan ka baxay waxaan soi galay hargeysa

    • @ENGmuxumadaxmedCali
      @ENGmuxumadaxmedCali 8 หลายเดือนก่อน +2

      Run ahaan ma dhamayn karo qoraal mudo 54 sanadood soo socday mudo kooban ilaa imija raadayn ayuu igu sameeyey dagaalkaasi eaxaan bixiyey naftaydii iyo xoolahaygii oi ma kala hadhin maantana waxaan noqday dadka ugu liita somaliland qof isoo hadalqaadaana ma jirto oo maanta waxaad moodaa in halgankii taariikheed ee aan kahaa in aan maantuun ka hadlay

    • @FilzanApdi
      @FilzanApdi หลายเดือนก่อน

      ❤geesi😊​@@ENGmuxumadaxmedCali

  • @Atoor01
    @Atoor01 ปีที่แล้ว +4

    Adeerkay mowliid maracade waxa uu ahaa qofkii ugu horeyay ee lagu dilo guda galkii magalada hargaysa waxa an ahay dhal mujahid somaliland manta waxa ay ii tahay ma hilmaamo aderkay iyo dhigii walidkay meshay ku dateen ka kibro lagama yabo😢😢 adeer alle ha ku naxaristo

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tariikhda u ruriya maa ha insiyar tariikhdu inagu dhafto ha loo dhigo carrurta mujahidiintii inta ka hadhay ha la daryeelo.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว +3

    Mujaahidkani maxuu inoo sheegay ciidankee uu ka socday halkuu weeraray,maxaa dhacay maxay qabsadeen,General gaani ma ba joogin ee qeybta 26aad waxaa taliye ka ahaa General Markaa weriyow guutadii Sancaani Doon sida gaashaanle xariir buuri oo qeybta 31aad ee birjeex jooga Kani wax ba inoo ma sheegin warkiisu waa bawsi

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว

      Saaw umad mushaahid u waalatay maaha

    • @ugbaadeisa7870
      @ugbaadeisa7870 8 หลายเดือนก่อน

      Khaladaadba ku jira wll se waa iska ok.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +3

    SNM🍀☘️🌿🌱🌹🌷💐🌾🌻🌼🌸🌺

  • @saakiyaroble9991
    @saakiyaroble9991 ปีที่แล้ว +1

    SNM inti dhimtay Allah haw naxristo inta noolan cafimad iyo farxad ha ku joogan aduunk korkisa

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 ปีที่แล้ว +1

    Yes c/Ramadan axmed cali ayaa guusha keenay laakiin Soo galkii axmed maxamed maxamuud ayaa geesinimada samayey

  • @SuldaanMaxamedfoodcade
    @SuldaanMaxamedfoodcade 7 หลายเดือนก่อน

    Sidaaweeyi mujaahid indadkaan danbe labaro ayaa meeshataal in nabada iyo qaranimada xinjiro looqubay rag u xabaalanyihiin reer sheekh isxaaq na gaarlooguxasuuqay

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 2 หลายเดือนก่อน

    Waran aun waa maxamed cilmi amaan waa adeerkay reer cadaadley arab axmed cabdalle burco ayuu ku dhintay nin dheer buu ahaa 1974kii baa ciidankii xoga dalka somalia loo qaatay Bula burte ayaa la geeyey oo loo tababaray Gaadiidkii gaadhamaa ee somalidu Baybayga u taqaaney wuxuu ka qayb galay dagaalkii 77 waxa ay isku ciidan ahaayeen dhawr nin oo reer cadaadley ah oo ay isku jilib yihiin maxamed shabeel qayre xasan dhega weyne carraale Waran ninkasta oo snm ah oo waraysi bixiyaa waran waa soo hadal qaadaa

  • @shakurshire7252
    @shakurshire7252 2 หลายเดือนก่อน

    Dadku taarikh ayay u bahan yihin lakin taariikh been ah uma baahna cidanki nageeye ee birjeex galay maad xusin ma aqoondaro ayay ka tahay mise reerka aad shegayso ayaad taarikh u samaynaysa?!

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว

    REER DHUUSO WEYNE II WAD XAARKA ADEER QARANKA SOMALILAND MA LAHA CADOW AAN ADIGA AHAYN MAANTA WAXAAD GASHAY GACAN LIBAAX MAXAA GALAY GACAN LIBAAX MA SIILKA HOOYADAA EE URTA BADAN REER CABAAD WEYNE REER DHUUSO WEYNE II WAD DHUUSADA

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 2 ปีที่แล้ว +2

    Raggii Hargeisa xorreyay ee Sancaani maalin kaliya maad xusin inkastoo manta aanad nin Hy waraysan

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 ปีที่แล้ว

      SANCAANI galbeedka hargiesa oo dhan xoreeyey

  • @ENGmuxumadaxmedCali
    @ENGmuxumadaxmedCali 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaan u jawaabayaa wixii faqash bah ee maanta kasoo horjeeda somaland wali dagaalku waa inoo dhexdeena hadii geeri lagu faano nina janada ayuu ku galaa nina cadaabta waxaad caabudaan waa kuwii xaaraanta ahaa ee daarood ee u tafo xaytay siday kaligood u lahaan lahaayeen somaliya laakiin taadi waxay socotay 59 sano waanay guul daraysteen iyagoo bilaa tamar noqday oo indho la oo cudur ku dhacay oo waxay ka hadlaanba ay tahay yaa alla waxsiiyey ninkii ku daydoow adna taasaa kuu dambayn iyo cadaab ilaahay oo ku sugaysa oo lagu wAydiin dooo imisaad xaqdaro ku dishay adoo dawlad kusheeg ku dagaalamaya wakhti 22 qarmi ah ilaa imikana waxaba ka ogolayn waligaa ku dhamayso wakhtigaaga isaaq nacayb

  • @mohamudibrahim6603
    @mohamudibrahim6603 3 วันที่ผ่านมา

    Muiahid Abdiwahab Nakruma Masha Allah ❤❤❤❤

  • @saakiyaroble9991
    @saakiyaroble9991 ปีที่แล้ว

    War horta guutadi saancani maxd waraysi uga qaban wayday

  • @salahisaaq3921
    @salahisaaq3921 ปีที่แล้ว

    La xooxda ka sheekee muj ibrahim dhegawayne nool oo xaye.

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 2 ปีที่แล้ว +4

    Maanta Nin HY ahayn Ayaad Waraysatay

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

      Dee Hy saw lafdhabarta halganka may ahayn yaad kalee waraysanlahayd?

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 ปีที่แล้ว

      Waaa Sacad muuse filaya nakruuma gabilay kasoo jeeda

  • @gulaidismail4584
    @gulaidismail4584 หลายเดือนก่อน

    SNM geesiyaal guul guul guul

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan kaa rabaa hadaanad garanayn ragii sancaani ee habeenkaa inaad waraysi kasoo qaado ninka la yidhaa
    (Xariir buuri) oo hada gaashaanle dhexe ah kana mida saraakiisha milatariga xerada birjeex fadlan raadi ninkaa keysoow

    • @amiinsaleban7908
      @amiinsaleban7908 2 ปีที่แล้ว +1

      Waan jeclahay reer abtiyashay arab ano hyonisa 13jirahaa marki hargesa laso galY joogY mashalah reer abtiyashay burco wXa glad cidN hyonisa hargesa arab

    • @omarsomaliland4563
      @omarsomaliland4563 2 ปีที่แล้ว

      Guutadii sancaani miyaanay SNM ka mid ahayn SNM ayaa laga waramayaa oo iskuwada jirta ee maaha maalintii guutooyinka

    • @jamaabdullahi4736
      @jamaabdullahi4736 2 ปีที่แล้ว

      @@omarsomaliland4563
      Sxb ujeedadu sidaa maaha laakiin maad fahmin waxaan ka hadlay mujaahidiintii sancaani ee habeenkaa dagaalka ku jiray qaar badan ayaa nool maxaa iyagana loo warsysan layey weeye ujeedadu
      Gaas dhagoolka kuwii kaga qayb galay ee snm ku nageeyey hargaysa oo qayb sancaaniya oo reermiyigii ahayd ayaa jirtay 750 Nina ahaa loona bixiyey wakhtigaa ciidankii gaas dhagoolka nageeye miyaad aragtay wax ka sheekaynaya waa Maya markaa maaha halkankii in la siyaadadeeyo ama dad Gaara la waraysto waa ceeb
      Kayse axmed digaalana waxaan leeyey sxb suxufinimadaadu dad Gaara inaad waraysato yaanay ku eegaan fadlan

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 ปีที่แล้ว

      @@jamaabdullahi4736 sancaani Arab kaliye ma aheyn mida kale labaad masalah ciidagale dega

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 ปีที่แล้ว

      @@amiinsaleban7908 Masalaha ciidagale leh wax kale sheeg

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc keyse
    Weli nin ciidankii sancaani ah kaama hayo
    Habeen dhawayd ood mujaahidiintii cadaadlay waraysanaysayna fariin tanoo kale ah ayaan kuusoo qoray
    Markaa jawaabteedii aan kaa helo

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 ปีที่แล้ว +1

    Yes I agree with you

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 ปีที่แล้ว

    Snm no majahiidiin waayo Somaaalind ayaba galada tuunka walada siidan jidheen oo gala lajiir aha ee mujahaiidiintii dhanta ahaa daaraawiishta ssc ilma daaraawiishta ismaciil ee no snm juudaan kulmiis snm ee mujaahiidiintii waa sayidka m/ cabdalle xasan allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta ssc ee geesiyadii daaraawiishta ssc somaliya jale m/ siyaad barre allaah u unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta ssc somaliya allaah idiin xafiido guuuuuuuul amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta ssc ee snm beenta daa waayo daarood ismaciil waa geesiyadii daaraawiishta wadakana ayaga leeh somaliya ee no snm juudaan waxad rabtaa afka inaadku dhacdo dhulka somaliya ee daaraawiishta ssc somaliya tanlabad waxa tahiin kansrka somaliya subxan allaah allaah ha idiin kala xiisabtamo 33 years ayeey cudurka somaliya tarmeeyn somaliya ee reer laascaanood guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🦁🥰💗🇨🇦🤔💕♥️💜👍💋💙❤️💪🧡🙏🤍🤲👌🆘💯💯😍💓💛🇸🇴🦁🦁🦁💙🤍💙🇸🇴🦁🦁🌎🌎🌎🌎🔵⚪️🔵🇸🇴🦁

  • @cabdishiineadan4061
    @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว +1

    Saab TV waa inuu ka sheekeeyaa taariikhdii iyo haybadii dawladii somaliyeed ee laynoogu dawgalay haduu yahay TV somaliyeed hadii yahay mid isaaqna xaarkiisa hayska walaaqdo

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      cabdIsheene Adan
      taasi dawlad may ahay ee daacuun ayay ahayd ragbaase naga daweeyay!!

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว

      @@ijoxasan9132 adeer waxbarasho biyo iyo caafimaad bilaashaan ku qabnee midna manoohaysaa dhakhtarkii ingiriiskii iyo sariirihii ufo oo daxalaystay ayuunbaan meesha ku arkaa

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdishiineadan4061
      dee adaa ku qabay biyo waxbarasho iyo caafimaad balse anaga dil dhac iyo boob ayay nagu haysa

    • @ismanabdulkadir2991
      @ismanabdulkadir2991 2 ปีที่แล้ว

      Adu maxa ka rabtaa somali wa tii malin cad weerartay hargeisa taas ma no shegee

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว

      @@ismanabdulkadir2991 afar tii iimaanlaawe ee imikana dalka boobaya ayaa habeen madaw hargeisa weeraree dawlad wax ma weerarin

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 ปีที่แล้ว

    21:12

  • @qosoliyoqaraaxo8926
    @qosoliyoqaraaxo8926 2 ปีที่แล้ว +2

    16 jir ayaan ahaa wllaahi habeenkaa waan la socday

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 ปีที่แล้ว

    Walee xiisab alle weey idiin suge waayo damaciini darteed 33 years ayad kuburburiseen yaa kulmiis somaliya waxakutihiin calaq laturo snm m/ siyaad barre. Waa wadani dharaf leeh allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari 🔵⚪️🔵💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💪💪♥️♥️♥️🔵⚪️🔵

    • @tamerat.
      @tamerat. ปีที่แล้ว +1

      Hoyada xisabtu wastay ey ey dhalyba tahy

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

    xagaanay diyaar ka ahayn burco dagaalku wuu ka socdaye!

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 ปีที่แล้ว

    Duhur sida uu hadraawi ala ha naxariistee duhur la wasadajjiro hadaanu la ha goblmo dalwenuhu I mean qomiyada waayo anagu xaq baanu ku taaganahay as Somalilandet

  • @sakariyeahmedahmedsakariye3409
    @sakariyeahmedahmedsakariye3409 2 ปีที่แล้ว +4

    Saabtv taariikhda snm noo soo badiya thank you

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 2 ปีที่แล้ว

    Yaa Odin watey taliyuu yuu haa gutoyinka yaa kala watey sedexda guuto ee hargaysa sogalay iyo gutadii tiknikada kala sheeg?

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 ปีที่แล้ว

    Guul Banu hasana

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 ปีที่แล้ว

    Somaliland will prevail no one in whole world can't be defeated we are always Victoria's

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

    gaanimaahee waa moorgan

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว

    BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 2 ปีที่แล้ว

    Muxu deroow ninka door kii kuugu diriraa, uu dameerkuna kuu dabra oo kuugu dambariyaa

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 ปีที่แล้ว

    Very nice waa taariikh IYO dhacdo xiise LEH we

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 ปีที่แล้ว

    I mean duhur laysu wada hadaan guusha la I dayn

  • @xamseaxmedaadan1655
    @xamseaxmedaadan1655 2 ปีที่แล้ว +2

    muxuu ka hadlayaa qudhmistii miyaa guddaafaddii burco iyo hargaysa dumisay hhhhhh

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว

      Burco iyo hargeisa uun maahe somali oo dhan bay dumiyeen allah haduleeyee wax allah wax programs ah ooy qarankii la dumiyay kusoo kordhiyeena majirto

    • @saakiyaroble9991
      @saakiyaroble9991 ปีที่แล้ว

      Hooydadi faqshta ahayd was hargeisa burco isaga laha waka dhistay marku ka hurgufay xaywanki ku so dulay

    • @saakiyaroble9991
      @saakiyaroble9991 ปีที่แล้ว

      @@cabdishiineadan4061 hoyada somali wastay wata hargeisa iyo burco quruxda ad dawato dhigi SNM ayan ku hadhsana faqash in la xasuqay oo la kufsday ayey ka yeeelen

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 ปีที่แล้ว

      @@saakiyaroble9991 adiga sinaa lagugu dhalay ama xaaraan waayo hooyadii ku dhashay maad caaydeen

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 ปีที่แล้ว

      @@saakiyaroble9991 quruxdaad sheegaysaa xagay taala miyaanay ahayn hargeisa tan booyadaha loogu dhaamiyo u ooy siyaad barreh TouchPad ku maydhanlahayde maantana waata gaajo isu wada daldashay 2 ninbaa oo reer jigjiga yar ah ayaa bishan oo kaliya is daldalay baahi darteeed maalinkasta 1000 dhalinyaro ah ayuu libaaxu bada kucunaa waxbarsho la aan. Caafimaad la aan. Shaqo. La aan.cadaalad la aan. Qabyaalad iyo musuqmaasuq ayaa laga dhaxlay qudhmis nabsigii soyaadbaa nahaya wallah

  • @cabdishiineadan4061
    @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว

    Illahay karaamada iyo sharafta idinka qaad dal iyo dad islaamay baabi iyeen ooy waliba sharaf moodayaan Kuna faanayaa

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      Cabdishiine Aadan
      dad muslin ah weydeganaayeen hargaysa balse. dawlad xunbaa haysatay SNM 🌹🌷💐🌾🍀☘️🌿🌱🌻🌼🌸🌺

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว

      @@ijoxasan9132 dawladii xumayd waan ridnay maxaanse ku badalnay ((( caafimaad la aan waxbarasho la aan biyo la aan shaqo la aan tahriib musuqmaasuq cadaalàd daro qabyaalad kudarsoo caasimada hargeisa booyadaa biyaha u dhaamiya waana magaalada aduunka ugu biyo qaalisan maxaa soo kordhay een dhibaato ahayn ))))

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdishiineadan4061 waar ilahay ayaa naga kexeeyay rajiimkii hadana ilaahay ayaanu nolol wanaagsan kasugaynaa qabyaaladuna waa dad qabiilkii oo dhibma ah

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว

      @@ijoxasan9132 waxaan kuwaydiiyay la kaxeeye maxaa kadanbeeyey

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdishiineadan4061 waxaa bedelay wanaag iyo farxad riyaaq iyo badhaadhe

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 ปีที่แล้ว

    Bee naale ayaad tahay ilaahay KU cadaab waan joogay anigu

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 ปีที่แล้ว

      Adiga ilahay naarta kugu fogee faqashyow

    • @ababejama7505
      @ababejama7505 ปีที่แล้ว

      @@fardusaw9688 xaaramadan aqliga xunle kkkk adigaa

  • @محمدعبدالرحمن-ت2ج7س
    @محمدعبدالرحمن-ت2ج7س 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ayaa lajiray

  • @yonezcrown1909
    @yonezcrown1909 2 ปีที่แล้ว

    Zaab tv inoosoo badiya halgankii dalkan
    Loo soo maray

  • @khadarali8847
    @khadarali8847 2 ปีที่แล้ว +1

    Qabyaalad & dagaal qabiil taariikh maahee
    Caruurta haku mashquulunina waxaas
    Waa laga xishoodaaye

    • @jamaabdullahi4736
      @jamaabdullahi4736 2 ปีที่แล้ว +1

      Adoo kale iyo inta la midka ah ee taariikhda runta ah iyo iska xorayntii faqash ka xanaaqda waan aqaan oo kuwii dalkan Laga xoreeyey ayaad kasoo jeedaa markaa layaab ma lihid ee ciil naftu hakaa baxdo adiyo reerkiinaba

    • @absjones2916
      @absjones2916 2 ปีที่แล้ว

      Faqash are still alive thanks SNM democratic ideology.

    • @aliseedi4247
      @aliseedi4247 2 ปีที่แล้ว +1

      Faqashtu markay taariikhda SNM dhagaysato waa sida jin Quluxiya lagu aqriyey. Balaayo😀😀

    • @jamaabdullahi4736
      @jamaabdullahi4736 2 ปีที่แล้ว

      @@aliseedi4247
      Been maaha ku darsoo markay snm gudaha ama wadooyinka laamayga galaan ee ay hawlgal ka fuliyaan dabadeed noqdaan ilaa intay xuduudka ka talaabayaan ciidamadii faqash ee meel walba deganaa marka lala hadlo ee la yidhaa dhexda u gala waxay odhan jireen baqaha ay ka qabeen waanu ku daba jiraan oo Beena hhhhhh walaahi raadkoodu halkuu Maro markay arkaan askri waliba inaanu kaadida xejisan jirin xaqiiqdii
      Bili ayey lahaayeen dhulkuna wuu u hiiliyey iyo xaqu allaahu akab ayaan leeyey

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว

      @@jamaabdullahi4736 ninkani Cid muu caayin ee runtuu inoo sheegay taariikhbaana kaa maqan diyaarad beena iyo lafo beenaa lagaaaga sheekeeyaa s n m waa koox gangs ahayd oo ka cadhootay musuqmaasuq la aantii siyaad imikana waakuwaase maxay noo qabteen biyo la aan caafimaad la aan waxbarasho la aan musuqmaasuq tuugo iyo qabyaalad baan ka dhaxalnay

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 2 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahidki taliyaha ka ahaa wareyso mujahid ibrahim dhagaweyne

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 2 ปีที่แล้ว

    mujaahidow xaal qaado Dagaalkanoo kale fitan baa loo yaqaan

    • @saakiyaroble9991
      @saakiyaroble9991 ปีที่แล้ว

      Waa mujahid nin dhulkisa iyo hantidisa dumarkisa caruurtisa lagu qabsday

  • @burjibiixi2317
    @burjibiixi2317 2 ปีที่แล้ว

    Cabdiwahaab waa mujaahid tariikh ku leh halgankii