15 SANO AYAY HABARYARTED SHAQALO U,AHAYD YURUB MARKAY GAYSAYSE BALAAYO AYAA KARACDAY OO BOLICE AYAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 215

  • @samiirabaashe7489
    @samiirabaashe7489 2 ปีที่แล้ว +12

    Alx ani waxan la noolahay eedo aabe la dhalatay wlhy waxan u ahay boqorad ilmeheed way iga hor marisaa 5 sano anoo jira la ikeenay ila hada oo aan 22 sano ahayna wn la noolahay Alle ha idhaafe eedo MCN 💋💋

  • @muniizaabdalla1190
    @muniizaabdalla1190 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc abayo qisooyinkaga waa kuwo macquul ah waana kula socda liketa kulama dhaafo ilahey haku barakeeyo abaayo ❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏

  • @ubaxaxmedxiiray1684
    @ubaxaxmedxiiray1684 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan waxaan jecelahay sida aad usoo raadidi dadka kugu xiran masha allh waan kugu xiranhay waan ku taageeraa walhi

  • @khadijoabdi5317
    @khadijoabdi5317 2 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم في العالمين أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم في العالمين أنك حميد مجيد

  • @aasiyah2601
    @aasiyah2601 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney byo isoo duceeya adiga iyo asxabta muraad bn leyahee😥🤲

  • @adoonyogadoonmailaaragtaa8292
    @adoonyogadoonmailaaragtaa8292 2 ปีที่แล้ว +12

    Ayaaney ❤💋😢😫 illahey Haku xifdiyo mcnto wlh waa No Wehel Aragtidaada iyo wax Sheegaagaba💋💋💋❤

  • @amina7327
    @amina7327 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kheyr abayo dhib kasto aad soo marto malin uun laga baxaa gabdha kheyr u rajeyn 🥹🥲

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +12

    Illaahayow habaryartay macaan janatul fardowsa aclaa ii gey allaahuma aamiin yaa rabi

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +1

    Hoodi hoodi yaaa iga soo horeeya habaryareey kamaad xishoon gabadhaada yaa allah ilaahow ha badin ilmeheena dad aan u nexeyn

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 ปีที่แล้ว +12

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 ปีที่แล้ว

      صلي الله على وسلم ♥️

    • @nimonorali4168
      @nimonorali4168 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

  • @ziimancaddy1353
    @ziimancaddy1353 2 ปีที่แล้ว +2

    Waryadha hanad io xamudii io cabdi qadir halaydin helo 💓🤴🤴🤴 mesha haso indho waynanine muqalka like saara hee Ani kolay wan shaqaystay 🤸🤸

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman7060 2 ปีที่แล้ว +1

    Nayaaa like saaar deee ayaaan waan kujecelahay

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney abyo aniga waxan jeclahy inaan daawado qisooyinka somalida eed soo deyso kuwa carabta kama helo sabatuna waxay tahy somalida ayaan isku dhaqan nahy wax badana waan kasii baraneynaaaa wax badana waan ka faaideynaaa qisooyinka

  • @saafiyuusuf3212
    @saafiyuusuf3212 2 ปีที่แล้ว +4

    Naayaa ayaaney wan kujeclhy alle dartiis Wllhi 😭malintaa vedio Soo dhigin jawigaa IGA qasmayaa 😢❤️🥰Hal vedio oo àdiga Soo dhigty aan daawan majirto blse comment kama Soo bixiyo 🙏🥰

  • @yazicisalvio1642
    @yazicisalvio1642 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada kadib ibaro quruxey ani comment madhiibto lkn video kasta waan dawada quruxey 😅🤪

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaan quruxeey
    Mcnto.wllhi maanta dhan ayaan kugu soo tashanayay inaa muuqaal soo dhigayso
    Waa ku farxay markaa arkay shukran mcnto😋😉✍
    Qli wllshy aan jclhy ayaa basra la iraa sidoo kale 11 caruura nahay
    m.a😀😘😘

  • @mohamudmohamed9209
    @mohamudmohamed9209 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayan wll qisoyinkaga wan ku taxanahay horayna u soco guul ku rajayna

  • @laylayusuf2209
    @laylayusuf2209 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah ayaaney shekooyinkagu wey igu socdaan iyo wacyo galinta ad dadka walaalaha u soo jedoyo ilhaye ha ku barakeyo aqliga saliimka ah.
    Dhagaha kama saaro gurigan ka ma saro wan ku shaqeystaa.

  • @fartunosman9010
    @fartunosman9010 2 ปีที่แล้ว

    Maa sha Allah Ayaan Allah haku barakeeyo aamin

  • @filsandheeman9795
    @filsandheeman9795 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayan quruxey mashaallah wan ku faraxsanahay muqalkaga ❤❤ ayanti horee ee firfirconayd Allah ha noso celiyo Salan saree from Djibouti

  • @askaxaaji4228
    @askaxaaji4228 2 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allah abaayo aad umahdsanthy qalbi uroon Allah keep you my queen

  • @khadijoabdi5317
    @khadijoabdi5317 2 ปีที่แล้ว +2

    فدكرالله يدكركم
    سبحان الله والحمد الله والله أكبر ولا حول ولا قوة الاباالله

  • @xamdaabokor3232
    @xamdaabokor3232 2 ปีที่แล้ว

    Manshalha walshye qali horye usoca😇😇

  • @munoomar24
    @munoomar24 ปีที่แล้ว

    Wcs abayo qali manta dhan niyada kugu hayay hada marka mobelki firiyayna masha allh qisada ayaan qurux nosoo deysay an arkey masha allh allh ku xafido adiga iyo reerkaga halmalin hada ku arkin waxanba modaa is buuc inan ku arkin dhib alle kuma tuso mar walbana waxad ku faraxdo allh ku tuso ❤❤❤❤❤❤

  • @xamdaancadeey9763
    @xamdaancadeey9763 2 ปีที่แล้ว

    Abyo ayaney kujecliya abyo mcney alle haika dhoro hawiwati adi io carurtada io xajigaga quruxey qisoyinkaga markan arko horan kafirsada ano hol hayo xita mcney adna alle hakula garab galo alle haku fududeyo waxa jeceshahay o janatul firdows ugu horeyso mlpey 🥰💋💋💯💋🥰🥰💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 ปีที่แล้ว

    ilmihiina
    haysta oo Cidna ha ku aaminina

  • @laylakhadar898
    @laylakhadar898 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashalah aleh haku xifadiyo qali

    • @laylaxuseen6394
      @laylaxuseen6394 2 ปีที่แล้ว

      Subxaana Allah Alla arxan darana miyeysan aheyn hooyo jexed Allahu Akbar m.A alla gabadha samir iyo dulqad badneynaa ilaahayow cadawga kaxafid
      Teda kale ayaney part 2 ino sodadaji haduu Rabbi idmo

  • @hamdiahmed6980
    @hamdiahmed6980 2 ปีที่แล้ว

    Wana nabad qabnaa ayaney apyo alx

  • @queeniptizaam8462
    @queeniptizaam8462 2 ปีที่แล้ว

    Habaryar waa hooyo oo kale allow idhowr habooyin key meel kasta ay joogaan

  • @deeqadeeqa1180
    @deeqadeeqa1180 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 💝 qali

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana Alaah Shan sano maxay kala ogtahay. Naxariista Ilaahay kaa qaad

  • @saabiriinali6559
    @saabiriinali6559 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qisoyinka so gudbiso ayan iska jclhy🥰keep going sister allow ku dhowr 😍

  • @monaabdilahi8030
    @monaabdilahi8030 2 ปีที่แล้ว

    Mncha Allah my favourite TH-camr ❤ Ayaan gobdoon Alle haku xifdiyo dar Ilaahey baan kuu jecelahay wlhi 😘🥰

  • @walaalkaweyn3121
    @walaalkaweyn3121 2 ปีที่แล้ว

    Ayaane hoyadeda ku dawaado anigoon ku aqoonin hooyo igaa bartey wlhi 🥰

  • @hazaanipio1083
    @hazaanipio1083 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah ilaahow dadka xaqa tus

  • @nasraaliaden
    @nasraaliaden ปีที่แล้ว

    M.a Alle hakudeyso mcnto ❤

  • @farhiahared5087
    @farhiahared5087 2 ปีที่แล้ว

    M.a mcntii ayaaan mahdsanida ayaan

  • @fartunhassan3408
    @fartunhassan3408 2 ปีที่แล้ว

    Asc macaantoo waan ku salaamay
    Naagnool illaah haku barakeeyocaafimaad sareecan haku siiyo❤️

  • @faduma1286
    @faduma1286 2 ปีที่แล้ว

    Asc eeedo ure usoco alaha kubarakeeyee

  • @jacfarabdi940
    @jacfarabdi940 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo I miss you waan mashquulay baryahaan

  • @suhaylaaliabdi8346
    @suhaylaaliabdi8346 2 ปีที่แล้ว

    Ayaneey xbbti qisadii gabadhii coryaanta ahaayd qaybtii 2 meeday

  • @nasriinkhayre1854
    @nasriinkhayre1854 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah walaashey hurmar wcn

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    caleyhi salaatu wasalaaam💓💓💓💓🌷🌷👑👑🌻🌻🌻👑👑🌷🌷🌷👍👍

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    wll waaan kujeclahay💓💓🌻🌻👑🌻💓🌱🌺🌺💓👑👍👍👍👍

  • @sacdiyacali3354
    @sacdiyacali3354 2 ปีที่แล้ว

    Dar illaahay ayaan kuu jeclahay wllo mcn

  • @farxiyoaxmedcali1460
    @farxiyoaxmedcali1460 2 ปีที่แล้ว

    Thans abayo sida aad nogu soogud biso qisoyinka

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 2 ปีที่แล้ว +2

    Yes maanta anaa uhoreyoh replay isoogal macaney ayaan qurux🥰🥰🥰🙏💋❤💗

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +3

      ❤️😘

    • @queenfatuush4379
      @queenfatuush4379 2 ปีที่แล้ว

      Abayo mcn m.a

    • @nimcaibraahim3434
      @nimcaibraahim3434 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 Asc

    • @nadarabshir1221
      @nadarabshir1221 2 ปีที่แล้ว

      Ayaaney Anigu waxaan ahay maamo weyn wana aan ku daawada marka aan khadka aan kaa waayana maseexdo illaa aan kaawayo

    • @naimaabduqadir9906
      @naimaabduqadir9906 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 Abyoy comen,t ba ku so Qoray hadan Axsan Aqri xataa,Anyoyo ilaah Haku jeclade

  • @NafisoXasan-e4p
    @NafisoXasan-e4p ปีที่แล้ว

    Ayaan qurx❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abyo mashallah Allha kuxfdo gul inshll

  • @sagalsaafi2215
    @sagalsaafi2215 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo Allah ku xafido ayaney aniga maku jira dadka kamaqan 😂😂😂😂

  • @samiirabaashe7489
    @samiirabaashe7489 2 ปีที่แล้ว

    Ayaaney Alle ha ku sharfo mcnto wlhy wax ka faa iiday wax badan 💖💖❤💓

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Soo dee hee qeybta labaad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @shukriahmed719
    @shukriahmed719 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllo ayaan waxan ka mid ahey asxabtada cusub wan ku salamay ... Qisadan oo kle aniga ayey igu dhacdey lkn alxamdulilaah hada waan ka baxay alle ayaa mahad iska leh

  • @warisabdi9576
    @warisabdi9576 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshalh walashay ilahay haa kuu xifdiyo adiga iyo fmaliigaga❤❤❤❤

  • @fatumaomar153
    @fatumaomar153 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abayu quruxey 🥰🥰🥰

  • @basrocali9719
    @basrocali9719 9 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaney manta janalkag ayan wada dawanayay markas ayan qisadan lakulmy oo gawar samideda ah kudhacdy ilove you abyo ayaney ❤❤❤❤mcnto ❤❤❤❤

  • @niciima9218
    @niciima9218 2 ปีที่แล้ว

    Ayan qali shukran wllo

  • @fartunnuur6759
    @fartunnuur6759 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah abyo🥰

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว

    subxaa nallaaha cuqubda mawaaagsna🥺

  • @najmaomar2620
    @najmaomar2620 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney anii rer community mahii lkn hal qiiso imadhafto like madhafo e ibaafii

  • @asiaahmed4856
    @asiaahmed4856 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan qurux baryahan wan kaa yara maqnaaye miss you

  • @aishaabdi9897
    @aishaabdi9897 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah, every sad story 😞 😪 😢

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayaan xafida ka allah

  • @hawamohamudali2510
    @hawamohamudali2510 2 ปีที่แล้ว

    Salaan sare ayaan

  • @muuna8
    @muuna8 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @maryanibraahim2677
    @maryanibraahim2677 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayaanee

  • @mariamabdourahman5592
    @mariamabdourahman5592 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Ayant anigu waxan ahay gabadh rer djbouti ah oo aad iyo aad buu jecel kula dawata lakin komanti ma soo qoro

  • @badrimahamud7729
    @badrimahamud7729 2 ปีที่แล้ว

    Ayaney mansh allah abayo qurux iyo garti isku darsatay abayo Allah cafimda tam haku siyo abayo

  • @sans123-d8c
    @sans123-d8c 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo allaha kucaafiyo

  • @Bushroahmed5678
    @Bushroahmed5678 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayaanay sethy xbbt allh hakuu fududeeyo

  • @asmaabdi9237
    @asmaabdi9237 2 ปีที่แล้ว

    Mash allha alle ku xifdiyo

  • @umulqalid3548
    @umulqalid3548 2 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wacan xabibti albi 💛💙💝💖🌹💐

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 2 ปีที่แล้ว

    Koley anigu mashquul baan ahee laakiin waan joogaa

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan hore usoco Abidka ha niyad jabin tagero buxda macnto

  • @istarcali5020
    @istarcali5020 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @nimcoguunchannel2066
    @nimcoguunchannel2066 2 ปีที่แล้ว

    Aaamiin ayaan qaali

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 2 ปีที่แล้ว +1

    M,a abyo ❤

  • @terrebonne8464
    @terrebonne8464 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax wallo ayaan waan ooyay Walsh Waxan xasuustay habaday Say iigashay,😪😪😪😪😪😪😥😥😥ax

  • @naimohussein1596
    @naimohussein1596 2 ปีที่แล้ว

    ayaaney illahey ku ziyadiyo cafimaad lnsha allah

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc ayan qaliyey

  • @afnanduran6524
    @afnanduran6524 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah wlsheyn ayaan taageero weeyn ayaan kuu ahay kuuna ahaan doonaa markaste ayaan kudaawada qaali hore usoco aad iyo aad ayaan u jecelahay qisooyinka aad soodeyso markastana waan kaa sugeeynaa inaa noosoo deeyso nolow qaali

  • @ayubsaabir8129
    @ayubsaabir8129 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wllo

  • @xaawomaclin979
    @xaawomaclin979 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah alaha kubarakeeyo abaayo

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 2 ปีที่แล้ว

    Nayaaa ayaaaneey wan kuuu xiiizay 😘😘😘😘

  • @ayanupdilahi1665
    @ayanupdilahi1665 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว

    Asc asxabta juma karim 🥰❤️🙏 dhamantin

  • @xaawomuuseciise8281
    @xaawomuuseciise8281 ปีที่แล้ว

    mashallah

  • @naimohussein1596
    @naimohussein1596 2 ปีที่แล้ว

    subxanallah Alle Ayan ka magan galey

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 ปีที่แล้ว

    Mashlh ayaany

  • @akariimsalma224
    @akariimsalma224 2 ปีที่แล้ว

    Wcs
    Masha Allah 🥰

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 2 ปีที่แล้ว

    Arxan darnaa ax sorry masha allah ayaan qaali thanks

  • @sacdiyacali3354
    @sacdiyacali3354 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wllshy qaali waan kusalaamay

  • @rumaancabdiraxmaan8356
    @rumaancabdiraxmaan8356 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo mcn seithy adan kutagera Kulama soxariiro Mel aan kala soxarirana wan wayay lkn muqalada aad sokalisid wan sugin way ee qeybta kale sodhaqso xabbti waa walsha oo kujecl 🥰🌺

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 2 ปีที่แล้ว

    Ayaney bal so dhawaw mcney waana kula socdaa 🥰

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Habaryartaasna xaqa allaha tuso

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Waa qiso xanuun badan

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayaney wankusalamay walaley naga sogaba gabee gabadhii gared shekadeda habaryartii laxiray kaso shekee asc

  • @najuuppequrux6205
    @najuuppequrux6205 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo waan ku salamay teeda kale abyo qeebta kale nosoo gali adoo mhd san meel fcn ayaad noogu jartay