Siyaasiyiinta Hawiye oo Si fudud ku iloobay Abaalkii ay u galeen Saciid deni iyo Axmed madoobe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah
    Balwaan afkaga cano lagu qabay.
    Deni iyo Ahmed Madowe ayaa codkoodi siyay wuxuna ugu abaal guday..

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ahmed MADOOBE Adero Guul inshaaalh❤❤❤❤

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 3 วันที่ผ่านมา

    Laaaaaaaan Dhere Banaaan Dagay kusoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 3 วันที่ผ่านมา

    Guuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FadumaAbdisamed
    @FadumaAbdisamed 3 วันที่ผ่านมา

    Scw

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 3 วันที่ผ่านมา +3

    Wariya soomaly dacadkah waa balwaan umada daacadakale alahakawadhiga soomaliy waa kugufanta waa wariyah runtKahad

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wa runtiis famaajo hawiye waxay kudacweyen dani iyo axmad yaa looga dacwooda hawiyow xasan shiikh

  • @AbdiqadirMaxamed-u1e
    @AbdiqadirMaxamed-u1e 3 วันที่ผ่านมา

    Hawiye Dowladnimo SOMALIYEED Waakaxaaraan INSHALAH Dibdambe Looguma Qaldamidoono,Wbt

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 วันที่ผ่านมา

    Labadubah khyr umah kenin darod labadan tpilf in shah Allah may islah duntoh

  • @SadoaliIbrahim
    @SadoaliIbrahim 2 วันที่ผ่านมา

    Abe axmed❤❤❤❤❤❤❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 วันที่ผ่านมา +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run hawiya awal malaha labada nin ee mw puntland siciid dani mw jubland asxan weyn bey ku la yihin hawiya mantay wey ku jisaram waxa ku direy odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey sas ogo wlkn abdulahi balwan iyo somaliweyn marki hawiya dhahay mw puntland siciid dani mw jubland labadana hanaga tagina jer mw farmajo naga saratan

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 4 วันที่ผ่านมา +2

    Sax 💯❤️

  • @mowliidaden5259
    @mowliidaden5259 3 วันที่ผ่านมา

    Xsheeekh Abaal maleh.

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 4 วันที่ผ่านมา +1

    Hawiye waa bilaa abaal

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 3 วันที่ผ่านมา

    Hadalka runta ah Balwaan ugu kaalay..

  • @FardowsorageElmi
    @FardowsorageElmi 3 วันที่ผ่านมา

    Saxix bro balwan

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 วันที่ผ่านมา

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdulahi yuuusuf xataa abgaal abaal weyn buu ugalay xamar gacantuu u galiyey abgaal

  • @husseinalio2437
    @husseinalio2437 4 วันที่ผ่านมา +2

    Horee usoco Mr balwan

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 3 วันที่ผ่านมา

    Cabdilahi balwan yaab buu Lee yahay hawl buu naxasuusiyey

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 4 วันที่ผ่านมา +3

    ❤️🙏🏻❤️🙏🏻🙏🏻❤️🙏🏻❤️🙏🏻❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪

  • @sahraqasim486
    @sahraqasim486 4 วันที่ผ่านมา +2

    Abdullah balwaan beentu waxaran ee waa niin ilaahay kabaqa dadkana runta usheega hawiiyena runtafarta kasara.Abdulaahi garabajaga ilaahay hagalo .somaliya wayku ogyihiin

  • @Timir104
    @Timir104 3 วันที่ผ่านมา

    Waliba aan kuusaxee puntland
    Ayaa xilka ugu wayn qaadatay

  • @attoshhussein1915
    @attoshhussein1915 4 วันที่ผ่านมา +1

    hassan iyo sharriifka loo diiday in ay tagan balladween histore iga dhah

  • @johnosmaankhayrahmed1959
    @johnosmaankhayrahmed1959 4 วันที่ผ่านมา +1

    Balwaanow sxb run badnidaa weli ma arag qof kaa dhex dhexaadsan

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 4 วันที่ผ่านมา +2

    Runta kuku wataa walahi

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 3 วันที่ผ่านมา

    Kismaayo caasimada mustaqbalka xamar unukaa leh nabadeeda adkaysta

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 4 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 3 วันที่ผ่านมา

    Cuqubadiidii Farmajo ayaa ku dhacday Ahmed Madoobe, Saciid Deni and Hassan Sheikh
    Allow Geesigii Farmajo amba mid la mid ah ummada u soo celi

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 3 วันที่ผ่านมา +1

      Farmaajo tuug buu ahaa asaga iyo Fahad yaasin umada somaaliyed dhaqaalahoodi beey dhaceen xaqi baa kasoo baxay waa isdagaaleen nabad iyo nolla wixi ladhihijiray bur bur baa kudhacay tugo

  • @hananali4200
    @hananali4200 4 วันที่ผ่านมา

    Balwanoow dani axmad madobe. Iyo group kiiniii waxad ku hishiiseen xaqdaro oo illahey idinma mogo 35 sano aduunka aa nugu dhibteen waxan idinkga dawcooodaa illahey subxanuhu watacaalah ee aan xaqa mogeeeyen

    • @bby6
      @bby6 4 วันที่ผ่านมา +3

      Xaqdaro lagugu sameyey wa in ad wadanka ad babisan o xata qabuurihi ad fagatan ader dani iyo Ahmed madobe waxay raben in an loo arkin in ay farmajo o ina adeerkod ah ay qabiil ku raacan lakin hawiye ba fahmi wayey hadi kale meshan wax xaq kutagan maleh runti

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 3 วันที่ผ่านมา +3

      Xasan iyo mooryaanta lashaqeysah illahey baan ku dacweeynay qabuurihi beey lafihi kasoo svaren oo cashuur kaqaaden guryihi masaakinta beey kudumiyeen rabi Hanagaqabto mooryanta vil

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 3 วันที่ผ่านมา

    Mw iyorw saasbaanqabnaah

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 3 วันที่ผ่านมา

    Gado biriijka ay ubaahnayd waa kanbuundada go an ee buundo jubaland umabaahna

  • @kosafare-om5mc
    @kosafare-om5mc 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @sacdamobarak6540
    @sacdamobarak6540 4 วันที่ผ่านมา

    Iskawaranaftahan

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 3 วันที่ผ่านมา

    Hada gado baa ugurmatay sisal waxaa ah labada aan ishureyn ayey ishalayn kkkk farmajo reermaaha ee waa siyaasi gado biriij loomaro jubaland diiday daarood talo gaaray aan siyaasi ahayn weeye hiilku

  • @moa.9902
    @moa.9902 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaad ku hadaaqdaa in siyaasiyiinta Hawiye ay illaabeen ABAALKII Deni iyo Axmed madoobe. Runtu waxay tahay in siyaasiyiinta Hawiye ay yaqaanaan labadan nin ee WASQAAMIINTA ah. Waa SAX in ay codka ka qaataan, dabadeedna ay dhabarka ka jabiyaan. Aniga oo Daarood ah ayaa fikirkaas qaba.

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 3 วันที่ผ่านมา

    War raali ahow intee joogtay marka sadaq joon uu ladajaamay shirkole ciidan dowlada iyo beeshii abgaal oo ciidankoodii kulansaday farmajo isgaa isku baqay Wallahi

  • @FadumaAbdisamed
    @FadumaAbdisamed 3 วันที่ผ่านมา

    Waalewainioowalalakofarmaajodhabarkatoogotoogotaanmaatawaankufarxasanahineegarbkaiskagaaleeneeguulestamarkalagaareeen206farmaajodidusooceliyainshaalah