Jubbaland ayaa Iclaamisay shir ay Soomaali iskugu timaado, si Dawladnimada Somaliya loo badbaadiyo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @seed3966
    @seed3966 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc salaaaaan sare wariye wadaniya guul iyo gobanimo dheh 😎😎😎

  • @mandermohamed6236
    @mandermohamed6236 2 วันที่ผ่านมา +2

    Jubaland waa dadkii sayidkii wallahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 2 วันที่ผ่านมา +1

    Jubalaan guul kurajenaa markasto insha Alla ❤❤

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan sheekh waa Al_shabaab iyo keligii taliye,

  • @SiyatHussein
    @SiyatHussein 2 วันที่ผ่านมา +1

    Guuul Jubaland❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 วันที่ผ่านมา

    Umada soomaaliyeed illaahay MD cadaallada yaa rabii🤲🤲🤲

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waxgaradka soomaliyeed waa inay badbaadiyaan dawladninada yar ee aan soobilawnay

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 วันที่ผ่านมา

    Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 2 วันที่ผ่านมา +1

    ASC wll Balwaan. Waa war farxadle😂 mashaa Allah Tabarakallah 👏👏👍waaso doweynena👍

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 2 วันที่ผ่านมา +2

    EXACTLY WAA LA ISU IMAANAYAA SI DEG DEG AH

  • @maryanshoodhe611
    @maryanshoodhe611 2 วันที่ผ่านมา +1

    Guul iyo goba nimo iinsha allha jubaland

  • @mohammedadde4173
    @mohammedadde4173 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc/ww/Balwaanow Allaah Haku Xifdiyo ,Xaqa Cadeyntiisa Aad U Taagan Tahay Allaah Hakaa Jasiiyo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 วันที่ผ่านมา

    Maashallah

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 วันที่ผ่านมา

    Waa in Dowladnimadii soomaaliya la Badbaadiyaa. Oo. Xasan gurguurte ehelkii Qabtaan.

  • @XuseenwaliSuudi
    @XuseenwaliSuudi 2 วันที่ผ่านมา

    Asc..cbdulahi.b.waligay.barnamijkaga.ma.falawgareyn.wayin.iyo.iskirib.aad.balagaga.jecelyahay..gar.ahan.jubaland.suxufi.guulayso

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 2 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah
    Balwaan so dhowow❤❤❤❤

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 2 วันที่ผ่านมา

    LIKED

  • @AaaJjj-h9e
    @AaaJjj-h9e 2 วันที่ผ่านมา

    Waa sax jubolaand waxa ay kubaaqday.xasan iyo xamse dalka waa in laga bad baadiyaa war siyaasiyiinta soomaaliyeedeey maxaad eeganaysaan ma marka dalku bur buro oo cadaw gacanta ugalo baad baraarugaysaan fadhigan iyo aamusnaantiino waa mid aan masuul nimo ahayn

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 วันที่ผ่านมา +1

    kkkk khori ayuu ku imaaday badboodo kharan iyo xoogiisa hadana xoog ayuu ku joogiyaa kkkk

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 2 วันที่ผ่านมา

    LIKEDSS

  • @moa.9902
    @moa.9902 2 วันที่ผ่านมา

    Xassan Sheekh, HAWSHA uu u qumay hadda, oo ah soo qabashada Axmed madoobe waa WAAJIB saaran, Haddii, marka uu kasoo FARXASHO dhiiqada Axmed madoobe uu u gudbo in uu XOOG kaga tuuro kursiga Deni, waan u HAMBALYAYN doonaa InshaAllah, annaga oo oran doonna MIDEEYEEEEE UMMAD MIDEEYEE

    • @AbdifatahHassan-l6y
      @AbdifatahHassan-l6y 2 วันที่ผ่านมา

      Dani iyo axmed waa kuwi xassan shalay ucala calayay isagoo dictator diidanaa isagana wixii shalay axmed iyo dani kii isaga kahoreeyay wax qaybsiga lawadaageen kadiideen xassan toban wajiile kama yeelayaan

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 2 วันที่ผ่านมา

      Waa riyootay

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 วันที่ผ่านมา

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mamul gobalad jubland waxey yiradan shir deg deg ha leys ku yimado dalka ha laga bad badiyo eedaysane odeyga 80jrka xasan munafaq marxun xamza doqn argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man

  • @MohamedAhmedMohamud-i6q
    @MohamedAhmedMohamud-i6q 2 วันที่ผ่านมา

    Alqushaashta uulaayay miyuukaxunyahay

  • @dhafoorqiiqahmed9529
    @dhafoorqiiqahmed9529 2 วันที่ผ่านมา

    Ogadeenow Walahi mj waa garabkiina hadad xamze nala aragteen anagu waxba inima qabno

    • @FartunK
      @FartunK 2 วันที่ผ่านมา

      xamse iyo axmed waa walaalo inagumeed yahoow

    • @dhafoorqiiqahmed9529
      @dhafoorqiiqahmed9529 2 วันที่ผ่านมา

      @ qaxbey nin culusow ushaqeeya nasab mahan

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 วันที่ผ่านมา

    C.balwaaaaaaaaaan Alxaqiiiiiiiiiqa

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 วันที่ผ่านมา

    ugaden waxan u shegayah inay difacan dhulkodah USD e u hogaminayoh xasan moryan waa in lagu jihadah

  • @kosafare-om5mc
    @kosafare-om5mc 2 วันที่ผ่านมา

    👍👍👍

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 2 วันที่ผ่านมา

    LIVE

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 2 วันที่ผ่านมา +1

    JUBOLAND WAA DHUL HARTI DAAROOD WAAN DIFAACEYNAA INSHAALAAH GUUUUUL INSHAALAAH FROM JUBOLAND KISMAAYO VIVA

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 วันที่ผ่านมา

    Balwaanow farmaajo maradaad huwisay adigàlkn wuu aamin san yahay fikrada xasan sheikh isaga iyo fahad yaasiin

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 2 วันที่ผ่านมา

    Wax sinaan ladhaho majirto shalay meeshii lajoogaajo doorasho qof iyo cod ayaa loo dareeraa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 วันที่ผ่านมา

    ma ogaatey daarood iyo hawiye waagii ciydiid ayaa u dambeysey waa maslaxo markey is khilaafaan ha ku dhex dhimanina ciidanka badbaadiya labda dhinacba dirsanayaan

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 2 วันที่ผ่านมา

    Shiikh axmad maxamed islaan halasoo qabto waa daandaansigii ugu weynaa oka dhaca gudaha soomaaliya waa kibir ragow kibirka waa lagu jabaa ee kahala ogaado kibir kibir dhalay wakano kale

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan dugaag wuxuu rabaa
    In uu dalka dagaal sokeeye
    Geliyo,ka dibna isagu boqor
    Isu caleema saaro,
    Marka intaan burbur cusub
    Dalku gelin waa in loo hawl
    gala sidi loo badbaadin laha
    Dadka iyo Dalka somaaliyed
    hadii taas la waayo waa inan
    lagu tashan in dib loo midobo.

  • @haras2143
    @haras2143 2 วันที่ผ่านมา

    Somalida waa kuma🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    12 Sano ka badn ayuu 1 Maglo iska heesta Dastuurkii dhn u bedely si uu usii Joogo!!!!
    Somali kulhaa🤣🤣🤣

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 2 วันที่ผ่านมา

    Shir Degdeg ah oo Soomaali arimeheeda looga tashanayo
    Kkkkkk
    It’s too late
    Dowladaani way socotay loona joojin maayo Qof, Qoys ama Qabiilo isbaheystay

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 2 วันที่ผ่านมา

    Kuwaana wax fahmeenin ee sanboloshe maba qarsado af buuxu ku yiri no mor daarood fiqina waa nin hg ah neceyb shishaa ku jira xasana waa kii lahaa 1991 dii loo noqonaa taas ma iyagaa qarsaday caadiyee

  • @SuperNasiim
    @SuperNasiim 2 วันที่ผ่านมา

    Adinka waaba idiin sheegey xasan Iyo kooxdiisa in dagaalkii ah liga ee 1991kii loo noqon maxaad sugeyseen

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 วันที่ผ่านมา

    hawiye iyo daarood waxey ku heshiiyeen oo u tageen cadowgii sugaayey goormey isdagaalayaan dalka idinkaa heysta ka faa iideysta ayaa la yiri saaseyna ku socdeen oo mid walba dhinaciisa ayuu meeshii gadmeysa gadayey markuu farmaajo imaadey ayuu joogiyey guntoradyadii dalka lagu gadayey waakey isugu tageen dowladihii cadawga ahaa ayaana lacagta lagu ridayo bixinaayey imaaraadku marka uu lacagta bixinayo mareykan ayaa amraya

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 2 วันที่ผ่านมา

    Balwaan been masheege

    • @abdirazakali333
      @abdirazakali333 2 วันที่ผ่านมา

      MAYEE RUNTA MIYAA KUDHIBEYSA

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g 2 วันที่ผ่านมา

    Goorma ???

  • @moa.9902
    @moa.9902 2 วันที่ผ่านมา

    Nin DAAD qaaday XUMBO cuskay. Waa kuwama kuwa soo aadaya Axmed madoobe iyo shirka uu iclaamiyey, aan ka ahayn QAWDEYAASHA sida Deni, Sheekh Shariif iwm. Ninyahow, waxaan ku oran lahaa ISKA DAA TAAGEERADA Axmed madoobe iyo Deni, sababtu tahay DAAROOD ma rabaan labadan nin.

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 2 วันที่ผ่านมา

      Ma Darood kale ayaa jira aan iyaga aheyn oo dowlad ah marka lagu daro SSC, beesha Sade, beesha Tanade & beesha Awrtable. Mise Hamzaha Xamar lagu gumeysto ee Aabbihii HSM wax walba gacanta u geliyey ayaad u aragtaa in uu Darood matalo ?

  • @kaynaanofficialchannel8777
    @kaynaanofficialchannel8777 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkaasi axmed alqacida hadalkiisa waxaba hawad wadin waan lasoogawanyaa xitaa xadii knya aado intarboolka ayaa lago

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 2 วันที่ผ่านมา

    LIKED