*Qasiido | Nabi Amaan | Hoyga Aakhiro | Kooxda Nice Stars 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ค. 2018
  • ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    somali music
    dhaanto dhanto hees somali music somalia waaberi caweyska dalmar dalmar46 somalia somaliya djibouti jabuuti muqdisho mogadisho hargeysa jigjiga hargeisa burco budul kafeya staahil geenyo salma shabcaan las qoray bosaaso galkacayo berbera kismayo baydhabo beledweyn dhuuso mareeb jowhar marka dhagax buur ogaden jig jigga jiga duire dhabe goday east africa gaarisa garowe canood Djibouti people Somalia
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 296

  • @khadaryussuf4843
    @khadaryussuf4843 4 ปีที่แล้ว +20

    Waxaan aad uladhacay hagoogta iyo xijaabka maamo fahmo ubaxey alle haku karameeyee sidaa ku soogal hawada wlhi quruxda kaa muuqata waa ramadaane alle dartii kuugu duceeyay sidaaa noo ahow marwalba samsam sharafna u sheeg ✋✋

    • @nimcosagaldeeqyusuf2314
      @nimcosagaldeeqyusuf2314 2 ปีที่แล้ว

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

    • @user-dl8hq7eb8h
      @user-dl8hq7eb8h 7 หลายเดือนก่อน

    • @muusemfaraxkkk9505
      @muusemfaraxkkk9505 4 หลายเดือนก่อน

      L.n walal alla soonta na nug dhameyo 5 day ❤

  • @ayuupdeeq5476
    @ayuupdeeq5476 4 ปีที่แล้ว +13

    ubax fahmo wan ku zalamay marka labad walahay way macantahay qasiidado lkn ramadanta soo soco ta ku sooceli inshalah

  • @sharmaakebaayaha6533
    @sharmaakebaayaha6533 4 ปีที่แล้ว +13

    Rabadaantii dhawayd qasiisadan xasuus ayay ii ahayd ilaahaw ta inagu soo foolnana caafimaad iyo cimri dharar inag gaadhsii kuligeen umada nabi maxamed oo dhan

  • @hanidualle
    @hanidualle 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa maalin Qamiis ah tariikhdu ay tahay 28 March 2024 Sannadka Hijriyadane waa 1445/ Ramadan 18kii Alle Cimri dheer iyo cibaado suuban hana siiyo Aamiin

  • @mabsuudcabdirashiid7643
    @mabsuudcabdirashiid7643 3 ปีที่แล้ว +35

    Yaa 2021 ila daawanay😁💞👌

    • @muusemfaraxkkk9505
      @muusemfaraxkkk9505 4 หลายเดือนก่อน

      Manta waa ramadaan walin 5 days 2024❤😂

  • @hamdajama3144
    @hamdajama3144 5 ปีที่แล้ว +20

    Rabbow nagu hanuuni jidkaga toosan Amen inzh allh

  • @toughnut3972
    @toughnut3972 5 ปีที่แล้ว +7

    Ish calaa qasido Nice stars caadi ma tihiin halkaa kasii wada howsha suxanyana music an caadi aheyn ayuu saarey Allah yaa cisag

  • @sallomohaofficial411
    @sallomohaofficial411 3 ปีที่แล้ว +10

    Allaw Aakhiro iyo duunba Noonaxariiso😭😭 Ramadan Mubarak ✋

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 ปีที่แล้ว +8

    Sow waxaan la helayn hawl yareey nafta maaha
    sow waxaan la hurayn hoyga aakhiro maaha
    ilaahay sw acmaasha soonka haynaga aqbalo soonka soo kiisana caafimaad qab iyo cibaafo suuban haynagu gaadhsiiyo Alaahu maa aamiin🤲🙏❤️

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว +15

    Qasiidadan waa Mid Aad U Macaan wlhi Erayo iyo Laxan ayaa iskugu tagey

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 5 ปีที่แล้ว +34

    Allow allow adoomahagi ayaan nahay ee noo naxariiso awoowayasheyna u naxariiso

  • @queenruun1417
    @queenruun1417 4 ปีที่แล้ว +4

    1st may 2020 ramadhan kuna 9 ayu marayaaa Alloow ramadhantan tisa kale nbd iyo cafimat nagugarsii Qeyrkana nasiiiii

  • @abdimooge3469
    @abdimooge3469 4 ปีที่แล้ว +30

    Taariikhdu waa 30 April 2020
    Hijrigana waa 8 ramadan 1441
    Ma garanayo inaan ramadaantan ramadaanteeda halkan ku soo noqon doono. Ilaahay cibaadada iyo acmaasha wanaagsan oo dhan ha inaga aqbalo

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +1

      Aamin

    • @faaisodagan2836
      @faaisodagan2836 4 ปีที่แล้ว +1

      Aaammeen

    • @daarulmaqam3371
      @daarulmaqam3371 2 ปีที่แล้ว +1

      Aaamin

    • @abdimooge3469
      @abdimooge3469 2 ปีที่แล้ว +2

      @@daarulmaqam3371 alhamdullilah walashey waa nabad qaba Ramadanti hore ayan soo qorey waanigan ilahay tana wa igu simey alhamdullilah.

    • @daarulmaqam3371
      @daarulmaqam3371 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdimooge3469 mash allh cimr dher iyo cibado suban rabi kaga rajayhaa

  • @DAADBAY
    @DAADBAY 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah
    Nuunadaa yar ee ilka dhacsatay waa ubax fahmo oo yar soo bar baar fariid yar

  • @abeyaxmed7435
    @abeyaxmed7435 4 ปีที่แล้ว +4

    21/5/2020
    Waxaan jooga hargeisa
    Waa ramadaan 29kedii
    Waxaan leeyahay alle acnaasha haynoo hagaajiyo

  • @jaamaccabdi4747
    @jaamaccabdi4747 ปีที่แล้ว +4

    Soo waxaan la hurayn hoyga aakhiro maaha, brilliant words,27/9/2022

  • @sharmarkeahmed2593
    @sharmarkeahmed2593 4 หลายเดือนก่อน +5

    I love ❤3/3/24😢😢

  • @ubaxbintudaad6963
    @ubaxbintudaad6963 ปีที่แล้ว +1

    Hasegiina hilinka tosan mansha allah ubax fahma 2/12/2023 ramadan wax yar kahadhay ilahayow nabad iyo caafiimad nagu gadhsii insha allah wan soboqan dona

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inantaa yar maanta maalintaan ka duubayay caruur bay ahayd maantana waa qof way ilaahaw nagu sin sanado badan

  • @bigshowbigta1807
    @bigshowbigta1807 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa Qasiido dareen leh allh idin barakeyo

  • @salmaansiiro3645
    @salmaansiiro3645 4 ปีที่แล้ว +4

    rabiyaw nagu hanuuni jidka toosan
    aamiin aamiin

  • @najiadegan3810
    @najiadegan3810 5 ปีที่แล้ว +6

    🙏🙏🙏😰😰sow waaxan la huraYn Hooyga akhro ma ahn😰

  • @safiaamiin1609
    @safiaamiin1609 หลายเดือนก่อน

    M.a yaa ila so boqday 1 june 2024 sow wxan la huren hoygi aaqiro mahan ilahow ado rali naga ah na oofso yaa rabi 😭😭💔😭💔

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan muparak ❤🌙 ilahay hayno wada naxariisto InshaAallah dhamantenba 🤲🏻

  • @barlinsheikhmukhtar7562
    @barlinsheikhmukhtar7562 5 ปีที่แล้ว +5

    mshaa allaah waa waano allow idiin barakey rabiyow qaatumo San

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 5 ปีที่แล้ว +28

    I'm listening today nice qasiido thanks for uploading caweska dalmar

  • @barwaaqmahdi763
    @barwaaqmahdi763 4 ปีที่แล้ว +7

    Manzha allh ramadaaN 2020"4' 25
    Nayrobi🥰⚘🥀sabti Time 7*57

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 ปีที่แล้ว +1

    yaa iLa daawanaYa 2022 Ramadaan KariiM🥰🥰

  • @rahmacookingandbakery8196
    @rahmacookingandbakery8196 5 ปีที่แล้ว +12

    Inanta yar fahmo ayaa dhashey

  • @najmakhadar8276
    @najmakhadar8276 5 ปีที่แล้ว +7

    Sow waxan lahureynin hoyga Aakhiro maaha

  • @xasanmaal1938
    @xasanmaal1938 4 ปีที่แล้ว +13

    Qasiido masha allah noolow ilxuni kuma aragto habalyo

  • @farxaanzaki5588
    @farxaanzaki5588 5 ปีที่แล้ว +9

    alle run badanaa
    يا رب بحسن الخاتمه بجاه الحبيب صلي الله عليه وسلم وشيخنا جيلاني

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 5 ปีที่แล้ว +1

      اللهم صلى حبيبنا محمد ورحم شيخنا جيلاني

    • @farxaanzaki5588
      @farxaanzaki5588 5 ปีที่แล้ว +1

      ءامين يا الله شكرا اخي

    • @anabjama9637
      @anabjama9637 4 ปีที่แล้ว

      @@farxaanzaki5588 18002427489

    • @farxaanzaki5588
      @farxaanzaki5588 4 ปีที่แล้ว

      @@anabjama9637 maxaa ula jeeddas abbaa

  • @umumaariyasaleebaan4751
    @umumaariyasaleebaan4751 4 หลายเดือนก่อน

    Hibadii hablaheenu waa hagoogta qurxoone halkaa kalasiihaya tayara hanaqoto inadandaawi oo kale Insha allaah qasaa idka hasoo labadhigto

  • @amiinyousuf5471
    @amiinyousuf5471 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadaan mubarak 2022 ramadam 3 ❤
    Saw waxaan la helaynin
    Hawl yari naftu maaha
    Saw waxaan la huraynin
    Hoyga aakhiro maaha

  • @fatumaahmed3629
    @fatumaahmed3629 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah yarabi nagu toosi wadada toosan

  • @adnaanmohamad
    @adnaanmohamad 2 ปีที่แล้ว +1

    Sow waxaan la hureyn hoyga aakhiro maaha.

  • @xamdasagal6197
    @xamdasagal6197 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahw no naxriiiso
    Yaaa ila daawanya
    10kii ugu danbeya ramdaan 26 ramaadn kriim🙏

  • @hamdaahmed3537
    @hamdaahmed3537 3 ปีที่แล้ว +2

    7/5/2021 26 Ramadaan

  • @user-oy2vs5ec9w
    @user-oy2vs5ec9w 3 ปีที่แล้ว +3

    Walhi qasiido mAcaAN BaDAN weeye ❤️💯

  • @axmedshaafi5962
    @axmedshaafi5962 4 หลายเดือนก่อน

    Amiin ya allah Ramadan kareem

  • @abdinaasirmustaphe8532
    @abdinaasirmustaphe8532 3 ปีที่แล้ว

    Inta dawanaysa 2021 so yaaca ramadan kariim🥰🥰🥰🥰👋👋👋

  • @mukhtaarafrah705
    @mukhtaarafrah705 3 ปีที่แล้ว

    sow waxan la hureeyn hooyga Akhiro mahan😭😭🤲🤲yaa rabi no dambi dhaaf

  • @kablowtube1886
    @kablowtube1886 5 ปีที่แล้ว +6

    Bila music aya laga digi lahay

  • @guleedsimbaofficial9529
    @guleedsimbaofficial9529 4 ปีที่แล้ว +6

    Wahi qasaaid aad u mcn😭😭

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 6 ปีที่แล้ว +12

    After one month finally got, ❤️❤️

    • @hayatibrahim2498
      @hayatibrahim2498 4 ปีที่แล้ว +1

      Zavsbhavjjbavbabhah8mmbhqovbmjgjgjit

  • @QADANQaran-dh6oq
    @QADANQaran-dh6oq 4 หลายเดือนก่อน

    Alle jidka tusan lagu hanuuni❤😢

  • @farhiyaahmed6664
    @farhiyaahmed6664 4 ปีที่แล้ว +5

    Soo waxaan lahelayn howlyaray nafta mahaan

  • @adnaanmohamad
    @adnaanmohamad 4 ปีที่แล้ว +2

    8marso 2020
    15ramadan jimce
    From boosaaso deeqa

    • @adnaanmohamad
      @adnaanmohamad 3 ปีที่แล้ว +1

      13/42021 talaado
      bosaaso

  • @hibaaqbintumahamed9216
    @hibaaqbintumahamed9216 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw jiidka toosan nàgu hanuuni saw waxaan lahurayn hoyga akhiro maaha maalinta halista wayne qora da halkan lakeeno

  • @abdirashid4648
    @abdirashid4648 4 ปีที่แล้ว +1

    Hasigina ilanka Toosan masha alaah rabadan kariim

  • @hafzayusuf5168
    @hafzayusuf5168 4 หลายเดือนก่อน

    2024 ramadan ay 1 noqonyso
    Ilahooow diinta islaamka iyo xaqa nagu dil

  • @abshiroahmed5568
    @abshiroahmed5568 6 ปีที่แล้ว +9

    Mashaallh mashaallh mashaallh mashaallh 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @anabjama9637
      @anabjama9637 4 ปีที่แล้ว

      😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😉☺☺☺☺😊😊☺☺😊☺☺💔💔❤❤💚❤💚💘💞🎽👚👖👔👒👞🙇💼👙👗👠👑👰👜

  • @user-zz6oe4hd5x
    @user-zz6oe4hd5x 4 หลายเดือนก่อน

    10 3 2024 oo bari soon ah Allah yow nawad iy cafimad naga dhamey oo kiisa kale na gaar sii❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaedmohamedhajji9584
    @khaedmohamedhajji9584 4 ปีที่แล้ว +4

    MaZhA allH

  • @ismahaantaajito7076
    @ismahaantaajito7076 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh mashaaallh

  • @abdifatahfeysal3516
    @abdifatahfeysal3516 4 ปีที่แล้ว +4

    Alow adoomahaagii baan nahaye noo naxariiso

  • @axmedguuleofficialtube5823
    @axmedguuleofficialtube5823 4 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan kuluc💓💓💓

  • @abdifatahfeysal3516
    @abdifatahfeysal3516 4 ปีที่แล้ว +8

    Aamiin

  • @xuzeyniDA
    @xuzeyniDA 2 ปีที่แล้ว

    Qasiido mcn. Soo waxaan la helayn hoolyarey nafta maaha, Soo waxaan la hurayn hoyga aakhiro maaha.27/4/2022

  • @user-wh4kb9bs2s
    @user-wh4kb9bs2s 4 หลายเดือนก่อน

    8 / 3. /2024 ramadaan waxa ka dhiman 2habeen keliya alle hayna gaadhsiiyo

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone 4 วันที่ผ่านมา

    يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ ضُرِبَ مَثَلٌ فَٱسْتَمِعُوا۟ لَهُۥٓ⁠ ۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ تَدْعُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ لَن يَخْلُقُوا۟ ذُبَابًا وَلَوِ ٱجْتَمَعُوا۟ لَهُۥ ۖ وَإِن يَسْلُبْهُمُ ٱلذُّبَابُ شَيْـًٔا لَّا يَسْتَنقِذُوهُ مِنْهُ ۚ ضَعُفَ ٱلطَّالِبُ وَٱلْمَطْلُوبُ ‎

  • @shaadiaqueen3173
    @shaadiaqueen3173 5 ปีที่แล้ว +6

    Samsam sharaf shiikhad iska dhigaysa halka IGA muqatay😀

  • @nagadcabdi
    @nagadcabdi 4 ปีที่แล้ว +10

    Soo waxaan laheleynin hawl yarey nafta maha
    Soo waxaan la hureynin hooyga aakhiro maha

    • @mohamedxaji8015
      @mohamedxaji8015 3 ปีที่แล้ว +3

      Allah hayno danbi dhaafo ramdantan allah haynaga aqbalo Amiin Yaa rabbi

  • @UgbadAbdi-ol5bl
    @UgbadAbdi-ol5bl 3 หลายเดือนก่อน

    Sow waxan la hurayn hoyga akhiro maha😢

  • @deeqasahal7534
    @deeqasahal7534 ปีที่แล้ว

    Illlahayow khatumada kheyr ngu khatin❤

  • @nicimoqueen2275
    @nicimoqueen2275 6 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allha mansha allha ❤️❤️😘😘😍😘😍❤️

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 4 หลายเดือนก่อน

    Wa Ramadankii Afraad 4 een Dib udhagaysto 2024 ilaahow Aniga io inta ila midka Ah ba Caafimad iyo Cibaado Suupan noogu Dhamestir Bisha Barakaysan intii Dhimaty Alle Naxariistii jano Hakawaraabiyo 😭🌙

  • @hamdihussein4680
    @hamdihussein4680 ปีที่แล้ว +1

    Yaaa allh nagu hagaaji suaasha toosan🤲🤲🤲🤲

  • @asiahussein8481
    @asiahussein8481 5 ปีที่แล้ว +4

    Alla mxay is qiraysiinayaan wacnaan lahybaa iyagoo caqiidsan

  • @ubahjibril2009
    @ubahjibril2009 6 ปีที่แล้ว +5

    Mashllh mashllh

  • @nimomead3878
    @nimomead3878 6 ปีที่แล้ว +4

    mashallah waa run.Aallow nagu hagaaji jidka toosan.

  • @xamdaxamdaqueen3191
    @xamdaxamdaqueen3191 2 ปีที่แล้ว

    Yaa ila daawanaaya 2022🥰

  • @saadmustafe7849
    @saadmustafe7849 3 ปีที่แล้ว +1

    𝐌𝐚𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡

  • @sabirinali5122
    @sabirinali5122 ปีที่แล้ว

    Hlkn yaa imaaday mnta 23/3/2023alx ❤

  • @xamdialixamdiali3593
    @xamdialixamdiali3593 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax qasiiso mudana cibri qadasho

  • @farduusasiciid8803
    @farduusasiciid8803 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila dawanaya ramadaanta 2022

  • @CabdifataxMahmed
    @CabdifataxMahmed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ramadan kariim 🎉❤

  • @cabdiqanimaxamed2184
    @cabdiqanimaxamed2184 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha. Allah

  • @maariaahmed3695
    @maariaahmed3695 ปีที่แล้ว

    Allaw noo naxariiso wadada toosana nagu hanuuni🤲🤲😥😢😪

  • @hannadyare8482
    @hannadyare8482 2 ปีที่แล้ว +5

    Cawayska dalmar ❤❤

  • @fadumamaxamedbulaale6282
    @fadumamaxamedbulaale6282 5 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allha mansha allha

  • @filsanfouadahmed7055
    @filsanfouadahmed7055 2 ปีที่แล้ว +1

    Macha allah wa qasaid wanagsan macha allah

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah. Saado Cali ( Aun) ayaad u cod eg tahay xabiibti.

  • @mohamedbiihi3600
    @mohamedbiihi3600 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaalah gabdho wanaagsan guuleysta

  • @ladnaabdilaahi1200
    @ladnaabdilaahi1200 5 หลายเดือนก่อน +4

    M.a😘😘❤🌏🌏

  • @ahmedibrahimaik1144
    @ahmedibrahimaik1144 3 ปีที่แล้ว

    msha alah qasiido mcn 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @osmanmuuse6797
    @osmanmuuse6797 3 ปีที่แล้ว +12

    MASHA allah😍❤

  • @hodhanqali2574
    @hodhanqali2574 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤❤❤❤💖💖💖

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 ปีที่แล้ว

    soonka nabad allaha nagu gaarsiyo

  • @muunaaadan7938
    @muunaaadan7938 ปีที่แล้ว

    Wan kahelay wll mcn ❤❤❤

  • @Abdiezi
    @Abdiezi 2 ปีที่แล้ว

    BILaa music ka macan wllahey

  • @xalwodhukuro7903
    @xalwodhukuro7903 4 ปีที่แล้ว +2

    Hawl yar nefta maaaha😭

  • @user-gn2ku3sy7z
    @user-gn2ku3sy7z 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤allhu akbar

  • @musasaltupe3651
    @musasaltupe3651 4 ปีที่แล้ว +1

    msha llh allah bisha khayrkeeda ha nasiiyo

  • @azmaomar2291
    @azmaomar2291 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 💋💋💋🤲🤲🤲🤲🤲💋💋💋🤲🤲🤲

  • @faadumomohamed4532
    @faadumomohamed4532 4 ปีที่แล้ว +4

    Realy wlhi

  • @nacimaahmed4494
    @nacimaahmed4494 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alallh qasido❤

  • @abdullahomar1635
    @abdullahomar1635 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @fatimokhadarcalibar4019
    @fatimokhadarcalibar4019 3 ปีที่แล้ว

    mnsh allh alow wadad toosn ka barina

  • @Amina-yf9hl
    @Amina-yf9hl 28 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah