Yaab! Cisbitaalka Gaboose oo Baarlamaanka looga dacwoonayo iyo dhibaatada uu muwaadin ka dhaxlay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 20

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilaahay baa kuu sahlay nimankan ajanimka ah ilaahay ha inaga qabto dawladii hore ma heshiisbay la ahayd dadkan ajaanibta ah wax halaga qabto

  • @GuleedAli-u3e
    @GuleedAli-u3e 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahay hanaga qabto dadqalatada

  • @qoorc499
    @qoorc499 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Usheeg. Inta. Aydacwadu. Socoto. Yaanuu. Wadanka. Kabixin. Ninkaa. Kudilay.

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar dembiga dhawtaku waa carab la soo kiraystay ee waxaa dambiile weyn ah oday gaboose. Anigu waxaan hubaa xitaa gaboose in uusan ahayn nervous ee waa saykaaterk cilmi nafsiga waana cadow Illaahay aduunka iyo Aakhiroba haku ciqaaboeh.

  • @suho7712
    @suho7712 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Qaab kad u sheegayso wax waxay sheegaysaa in aad run sheegayso , ilaahay baa inakala xisaabin

  • @faadumoaxmed-sr5dz
    @faadumoaxmed-sr5dz 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masaridu wa tuug ee yan lotagin

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 วันที่ผ่านมา +1

    Xeerkii khaladaadka dhakhaatiirta wax kagaga qaban lahaa hadda ayuu baarlamaanka hor yaal. Waa wax fiican wixii ay khaldaan inay masuuliyadeeda qaadaan oo aanay dadka ku cayaarin

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa Masaridu Waa tuuga walhiiy
    Waan xasiida masarid bilaaden mahee

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walle Yusra harti somaliland waya usoo shaqa tageen yuuuur imaanlaawee!!!

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u วันที่ผ่านมา +1

    Gaboose munaafaq alla hakaqabto umada

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhakhtar Masri ahi inuu Somaliland joogo maba aha. Masar waa cadawga Somaliland ee raba in Somaliland la waayo.

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamsecabdi8679
    @xamsecabdi8679 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtii

  • @luulamaxamed684
    @luulamaxamed684 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bisin ka. Waa khatar

  • @محمود-ذ2ي-ث9س
    @محمود-ذ2ي-ث9س วันที่ผ่านมา +1

    War reer hargeysow warkani ma dhaba ?

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 วันที่ผ่านมา

      Caafimaadku waa ganacsi bani Adam dan lagama leh

    • @maxamuuddahir6331
      @maxamuuddahir6331 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      من الحقيقة ؛ان معظم الأطباء هم منطببين وليسوا دكاتركمايزعمون بل لأجل المال والطاقة.
      أتوا من أطراف المعمورة بل أقصى الأرض.
      حنى انهم لايرحمون جزارين قاتلهم الله انى ......؟؟؟؟

  • @AdanCali-qi1mn
    @AdanCali-qi1mn 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Callaamo degdega allaah haka iftiimiyo gaboose waxa uushaqaystaaba waa qudhum iyo xaaraan nijaas lagudalacay wuxu isuhaystaa dhakhtare imisa waalaa oo maryaha sitaymarkii logeeyeybaa kininkiisii maryahakutiurzy oo kasodarayo qaawan ana og oomaragka ah qar gurigayga lagakexeyey oo ilaahada aanumiyirkakalanhayo markiihore maryaha xidhnaa oo sexanayeyo dadka kalagaranayeyo hada saxzrada qasanaya oo weliba dumara oo ximaysa oo cawro ah allaah ayaa kalaxisaabtami iimaanlaeahaa islamka sheganaya