ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Waligiisa waa macaarid kani
Si uu yahay kitaab quraana ayuu u soo boodayaa.Adeer dastuurkeenu waa wax aynu qoranay kolba sidii umada raali galinaysana waa laga dhigayaa
Waa diini wixii aanu ku heeshinay inaynu ilaalino
Guuleedaw ilaahay kitaabkiisa udood waad dhimanaysaaye tastuur bila aadan qoray waxba hawaynayne ilaahay ayaa wayn waa kagu dilaya kugaboojinaya haduu doono kumaamulaya biyihiisa aad cabayso irsaaqadiisa aad cunayso
@MythTrek walaal khayr kuhadal ama iska aamu
Xeer aan xeerka alle ahayn ayaad difaacaysaa maalin walbana xeerka alle ayaa lgu tuntaa
Salaada so tukada warka joojiyoo
Inuu tukadey iyo inanu tukanin yaa kuu sheegay wll ??? !!!
❤❤❤ garyaqankyga
@@shaficiaxmed9769 caalmani xadhkaha goostqy aragtiyaha reer galbeedka la dhacsan aad ugu mintitada oo ilbaxnimo uu arka falsafadana ku jiro.marbana la sheegeya inuu daayanka aadaanka ka dhibsado oo uu laha naaqusa
😂😂@@shaficiaxmed9769
Adna tafsiirka quraanka iyo axaadiista rasuulka sallalaahu calayhi baro wll
Tastuur jebin badheedha sameeyay odaygii isagaan tobaadba ahyn xilkaga
Sida raaga ayad uu hadshay waa saax aniga guleed iyo cirro isku hayib ayan nahay hadana guleed ruunti weeye wan ku racsanay 🎉
Riyaal dadka badankoodu ma dhaatana waxa u Guuleed ka hadlayo, waxay moodayaan inu cid mucaaridayo!
cirro durtaba watch dog helay !!!! kii aqonta sheeganay markku cadaan mushhar ka qaato ayaa cadaaliya ??????????? 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ issaqow cadow aan idinka ahayn somaliland malaha
GUULED. ISKA. NASO. WAAD. DAASHEYE
Hadaad taqaano quraanka akhrintiisa baro tafsiirka quraanka iyo axaadiista rasuulka sallalaahu calayhi wasallam hadaanad aqoonna higaada carabida baro hadaad aakhiro doonaysid inaad badbaado
Waar sow tii wasarad ahayd markii silanyo ale ha unaxariisto jano fardawsa hageeyo
Kkkkk way kamuuqatay reewadani inanay dastuurkaba akhrisan waxay xukumadii hore kuhayen ayaa laga gartaa
Waligiisa waa macaarid kani
Si uu yahay kitaab quraana ayuu u soo boodayaa.
Adeer dastuurkeenu waa wax aynu qoranay kolba sidii umada raali galinaysana waa laga dhigayaa