"Cid Kastoo Siyaasada Daaqada Ka Soo Gashay Qarankani Wuu Ku Hungoobey.."Wasiir Saleebaan Cali Koore

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #DEG_DEG_DAAWO
    Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
    Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyepart...
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

ความคิดเห็น • 51

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf หลายเดือนก่อน

    Saleebaan cali koore wuxuu u qalmaa for president.of Somaliland ❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaah
    Mhdsnd mdne wasir sare
    Saleban cali kore jsl guuul

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 หลายเดือนก่อน +2

    saleebaan cali waa madaxweynihi mustaqbalka noolaada adigiyo soomaalilanba

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Munafaqdii dhadiga isaaq

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 หลายเดือนก่อน

    Noolow oo Alla haku xiftiyo 🎉

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d หลายเดือนก่อน

    Ku saliya nabiga ❤

  • @user-horo
    @user-horo หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir koore waa nin caqli badan

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 หลายเดือนก่อน +1

    Saleebaan cali koore Libaax hal adayg leh Geesinimo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Munafaqdii dhadiga isaaq nacaskan ina koore

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf หลายเดือนก่อน

    WE LOVE SOMALILAND FOR EVER.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Nacaskan reerkood uu gaa hadhay xarantaa

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y หลายเดือนก่อน

    IDOOOOOOR WAAAA SHAY

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso หลายเดือนก่อน +1

    Waa horgal carruurtiisii qashay

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah !!!! FROM SAYLAC CITY

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Nacaskan Kaz hadhay dadkiis

  • @ismailhussein4875
    @ismailhussein4875 หลายเดือนก่อน

    Well spoken manshallah

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Munafaqdii

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi หลายเดือนก่อน +1

    Wasiirka Kore One of top political affiliation commonality character wisdom attain keep up the good work togetherness guul qarannimo Weldon wisdom attain.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      The only reason u like him because he is with ina biixi man who killed children and women of dhulbahante more than 200000 without reason. Ina koor is dumbest man the world

  • @mohamedamein4525
    @mohamedamein4525 หลายเดือนก่อน

    والله العظيم ورب الكعبه
    Wasiirka waa Runtii Hadalkaa in la isku Ixtiraamo oo loo kala Danbeyo
    ■Siyaasada
    ■Aqoonta
    ■Waayo Aragnimada
    ■Dul-qaadka iyo Samirka
    ■Hogaaminta iyo Maamulka
    Wasiir Hadalkaasi waa Dhaxal gal

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi หลายเดือนก่อน

    Wasiirka Kore rageedii Soo jiiraa hooray no doubt whatsoever Man your deeds are unpredictable keep the guul qarannimo kudos WA Bilahi Tawfiiq.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 หลายเดือนก่อน

    ❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 หลายเดือนก่อน

    Saleebaan waa ningo anle ongurgurin halkiisa ku adgeysda maaha raga hungurigogu usaamixiwayay inay meelsaldhigtan guulaso wasiir

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn หลายเดือนก่อน

    CAQLI CALI KOORE WAA ARDAYDII INA CIGAAL

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 หลายเดือนก่อน

    True story ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 หลายเดือนก่อน +1

    Odaygan culeys baa haysta, marka aanad deegaankaaga tegi karayn waa dhib.

  • @mohamedamein4525
    @mohamedamein4525 หลายเดือนก่อน

    Wasiir Markaa Anagu Taageerayaal Rasmi ah ma nihin miyaa
    Anagaa ba Qaranka dhexdiisa ku Noole oo dhib iyo dheefba ka waryahnee waa sidee wasiir
    ♡Kulmiye waa jirayaa waanu xukumayaa Dalka♡
    Waayo Waa Mujahidiintii Dalka iyo Dadka
    Please 💯 Wasiirka Iga gaadhsiiya fariintaas

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y หลายเดือนก่อน

    AWDAL TATIS OF SOMALIA AWDAL TATSTS OF SOMALIA WAA AWDAL TATIS OF SOMALIA AWDAL TATSTS OF SOMALIA GUUUUUL

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii afku kuma go,o u sheeg raga doobinaya ee dibadaha ku raaxaysanayay af xumadana meelahaas la soo istaaga inkastoo saajin aanu ka mid axayn af nijaaslayaasha iyo inta edebta daran ee dalka ama qasab baanu ku xukumi ama waanu dumin meelahaa kaga hadaaqa.

  • @mohamedali3724
    @mohamedali3724 หลายเดือนก่อน

    Si aad iyo aad xikmad U leh ayuu U hadlay.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 หลายเดือนก่อน

    WAA TAARIKH INIGU MAALINTAA WAXBA JIRIRIN SI FIICAN AYAAN U GARANAYAA TOOS !!!!!!!!

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf หลายเดือนก่อน

    ŴE ARE KULMIYE FOR EVER
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 หลายเดือนก่อน

    runta hadii laga hadlo kulmiye ayaa siyaasada daaqada kasoo galay ooo ilqilaab ku qabsaday so caaaaac awooowo dhaaaf

  • @Umo580
    @Umo580 หลายเดือนก่อน

    HUUUUU HAAAAAAAA 😂😂😂😂

  • @yasinshirdon4155
    @yasinshirdon4155 หลายเดือนก่อน

    War dameerkan weli ma hadlaya Bella kaaa caacsiisay

  • @sireidleson7357
    @sireidleson7357 หลายเดือนก่อน

    Ina humbaliyoow kuwii waagii aad yarayd ku isticmaalayna ku dar

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h หลายเดือนก่อน

    Saleebaan qudhmiye kumuusoobaxayn haduu caqli saab uyahay ee wiubaqayaa.
    Saleebaan waa kiishay aylahaayeen wuubaxsanayaa.
    Saleban waa aqoonyahan ee waxa bahdilay heego.
    Meesha saleebaan dhiiqokujiro ee koronkii kahin kuhalqabsaday waa ismadhaanto heego.
    Saleban waa faraskii dameeraha ismooday ee labartay.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 หลายเดือนก่อน

    Haddii Somaliland la aqoonsado ha difaacato dalkeega. Somaliland dadkeegu waa xor nadiif calool wNaagsan, cid kastoo nacdaana Ilaahay way ka fog tahay, shayddaan baanay la shaqaynaysaa, rogmad baana u dambeeya.

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    Horgaleh way kah muqatah in aad tahay doqon mah xasusatah markih jamahituh idin ku so gashay hotel xamdih wixii idin ku dhacay waa Adigih derbigah Adigoh qawan kah boday derbigah malintah kah shekeh kkkk Adon idor

  • @AAYA23
    @AAYA23 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Orod dadkaagi Qabo.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Waxa falay habar awale anagaab qaar hoos fadhiyatuugraan habar awale naa faleen

  • @khadarjama424
    @khadarjama424 หลายเดือนก่อน

    Koran dhakhle futada ina kaahin baad kasoo hadaysaa

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h หลายเดือนก่อน

    Wali somaliland masoomarin xukuumad dhan oo ismodhasnto ah.
    Maxmed Ibrahim ahn ee beenta kadaaya.

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 หลายเดือนก่อน

    Waar u ardoo talkaa doon gabalkii laascaanood kulmiye ayaa gooyay ina cali koorow Maanta hadal kuuma banaana ee Qajil adiga iyo Kulmiyaba

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 หลายเดือนก่อน

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN

  • @Umo580
    @Umo580 หลายเดือนก่อน

    CAQLIMALI COORE IYO SNM WAMUR QUAAN LAAN BOQOL JIR BEEN LANOOL 🤣 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 หลายเดือนก่อน

    Haddii Somaliland la aqoonsado ha difaacato dalkeega. Somaliland dadkeegu waa xor nadiif calool wNaagsan, cid kastoo nacdaana Ilaahay way ka fog tahay, shayddaan baanay la shaqaynaysaa, rogmad baana u dambeeya.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 หลายเดือนก่อน

    Haddii Somaliland la aqoonsado ha difaacato dalkeega. Somaliland dadkeegu waa xor nadiif calool wNaagsan, cid kastoo nacdaana Ilaahay way ka fog tahay, shayddaan baanay la shaqaynaysaa, rogmad baana u dambeeya.