QISADI OGU HOREYSE LA OYO😭🥹QOF DANBE YALA AAMININ 🥹

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 874

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 2 ปีที่แล้ว +245

    *The best person ever the* *most knowledgeable and* *the most shine all Allah* *created is Prophet* *Muhammad* *ﷺ ﷺ* ❤❤❤ ❤

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 2 ปีที่แล้ว +18

    HodontaYda Wan ku farxsanhY inaad sidaadi noosii noqonYso 🥺❤️💪🏻🥰🥰
    strong Mom 💪🏻❤️

  • @nimciishnalka279
    @nimciishnalka279 2 ปีที่แล้ว +57

    Rabbi walalkeen abshir hauraxmado adiyo awladaadana haidin xifdiyo abaayo hodaney 👸❤

  • @hafsabashir1816
    @hafsabashir1816 2 ปีที่แล้ว +22

    كمية السعادة والفرح الله يزيدك ويطول عمرك

  • @afrah5198
    @afrah5198 2 ปีที่แล้ว +19

    Macha Allah illahayga noka soceliyey ba mahadle huno Hodan macan badan walashay so dhawaw wan ku jecelnahay❤ from Djibouti🇩🇯

  • @queenshaaza5973
    @queenshaaza5973 2 ปีที่แล้ว +30

    Hodan abayo aad baad ugu mahadsan tahay sida Quruxda badan aad Qisooyinka nogu soo gudbiso 🥰👑

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan u jeclahy qisoyin kaaga abyo mcn waa lagu wayay wayaa haan aad baa u yaraadeen qisoyin kaad noo sii deejirtay alle ha ku xifdiyo adiga caruurtaada abyo alle ha unaxariisti abahood

  • @mariasulaiman4023
    @mariasulaiman4023 2 ปีที่แล้ว +35

    Queen hodan rabi hku xafido abayo adi iyo ilmahaaga 🥰
    Marxuumkana rabi naxariisti jano hka wraabiyo🤲🌸

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 2 ปีที่แล้ว +4

    Anoo jiifsan rabo ayaan arkay vediogaga
    Then waan daawaday🥰❤️
    Queen Hodan noolaaw xbbti

  • @jamilaaxmed2820
    @jamilaaxmed2820 2 ปีที่แล้ว +11

    Allaah hakuxiftiyo run waxan jecelahay markad sidan u degantahay Allaah garabkaga hagalo

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah waan ku farxay farxadaada xbbti, walaashay baa aad kuu jecel aniguna sidoo kale haddayba TH-cam gasho channelkaagay hubisaa kadib bay meelaha kale aadaa.❤

  • @world.beautiful171
    @world.beautiful171 2 ปีที่แล้ว +3

    صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم 😘😍

  • @marwamohammed4481
    @marwamohammed4481 2 ปีที่แล้ว +7

    مشاء الله عليك حبيبتي الله يعطيك الصحه والعافيه ويطول بعمرك ويقدرك على تربية عيالك و الله يرحم ابو عيالك يارب العالمين

  • @geeseeyhaaji6812
    @geeseeyhaaji6812 2 ปีที่แล้ว +39

    Mash Allah sister hodan online 💖 we love you always ❤️ 💖 you and your family and kids ❤️ I hope you doing great

  • @eyma209
    @eyma209 2 ปีที่แล้ว +14

    Ilahey ha u naxariisto xapipti ❤️ maanta happy Masha Allah ilahey haku siyaadiyo 😊🤍

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a Hodan cadeey is back thnks sister Aniga Maser Iyo America gacan u tagaye 🤣
    Hodaney haben hore guriy igaso hor jeedo turkey biskolad maka dhicikarto hee cabsiy polic imade within 5mint

  • @nasriinahassan757
    @nasriinahassan757 2 ปีที่แล้ว +9

    Waliga gadal ha firin hore usoco
    Dadka xun xun okiyal bensal ka xiro bustooda
    We love you abayo❤️❤️❤️
    Happy New Hijri Year 1444⚘️⚘️

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 ปีที่แล้ว

    ASC ABAYO HODAN QAALI FOSEY IYO
    C/RAXMAN YARE MA FIICAN YIHIIN MAASHA ALLAAH
    ALLAHA IDIN XAFIDO UBADKANA ALLAHA KULA KORIYO AABAHOD JANATULFIRDOWSAL ACLAA ALLAHA IDINKU KULANSIIYO

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 2 ปีที่แล้ว +9

    Qiiq weeye wllh wa qoslay anjga aaway lahjadeydii😂😂😂😂

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 2 ปีที่แล้ว +4

    Yay kat cabsiin abayo guurso mid qayr qabo Allaha kuu sahlo

  • @hodanismail4500
    @hodanismail4500 2 ปีที่แล้ว +4

    Love you nafta nafteedii alla alle hakugu Asturo awlaadaa aabahoodna alle how naxariisto good luck

  • @fatimazahra7276
    @fatimazahra7276 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah❤👑

  • @Halla4321
    @Halla4321 2 ปีที่แล้ว +11

    ما شاء الله عليه هي أم عزباء ترعى أطفالها يرحمك الله

  • @ifkanolasha3258
    @ifkanolasha3258 2 ปีที่แล้ว +5

    Amin yarabi xppti ilaah naguma salido dadka qaar Marxumkana Allaha unaxariisto Awladana Allaha kula goriyo mcney ❤❤

  • @umusalmanbintimohamed63
    @umusalmanbintimohamed63 2 ปีที่แล้ว +1

    Xabibti alle Haa ina xifdiyo adi iyo carurtaba alle walalkeen iyo dhaman walalaheena dhinteen alle Haa uwadanaxariisto anaka alle maalinteena khatuma wanagsan haanagu dilo allahumma ameen

  • @somaliqueen521
    @somaliqueen521 2 ปีที่แล้ว

    Gabdha social media iso galisay ayad tahay abyo thanks qisoyin wacyo galin leh welcome back dear
    Wan sidan kugu bartay kuso labo shaqadadi
    We love you queen ❤️🙏

  • @mahamoudkahin8408
    @mahamoudkahin8408 2 ปีที่แล้ว

    MACHA ALLAH. HUNO HODAN MARWO
    ALLAH ADI CARUURTA IDIN BARAKEEYO.
    TAAS WAY JIRTAA
    SOMALIDEENA QISADAN WAY KU BADAN TAHAY

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaha welcome back Good see you 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 2 ปีที่แล้ว +2

    Hodaney qalbiga kugu hayay wlh hada tik tok kaa daawaaye 😭🩸😂♥️😘 queen

  • @luulabdullahi8498
    @luulabdullahi8498 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakallah

  • @sadiasiman5786
    @sadiasiman5786 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah queen 👑 so labasho wacan horey usoco mcn badan

  • @xanfaresh2024
    @xanfaresh2024 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hodan Alle ha idin xafido adiga iyo caruurta marxunka Alle ha unaxariisto

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 2 ปีที่แล้ว +22

    Mnsha Allah Sister imikaan islahaa daawe😂

  • @istareexomar4786
    @istareexomar4786 2 ปีที่แล้ว +6

    Ceeb weeye walaalo in aad adigoo video dubaaya aad wax ku dhex cunto ama aad mobil ku mashquusho sheekadu way macaanayd lkn dhadhankii bad ka qaaday iska ilaali kuwa danbe fadlan wallo hadii aad khalad ii fahan tay fadal iga raali noqo❤️

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 ปีที่แล้ว

    Duqaan waa AFKA CARABIGA MASHAA ALLAH HODAN WÀ KUUXIISNAY

  • @ayanahmed3005
    @ayanahmed3005 2 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back baby girl.❤️

  • @hippanuura5529
    @hippanuura5529 2 ปีที่แล้ว +1

    Best person mashaAllah❤❤

  • @LakiMuuse-wo2pf
    @LakiMuuse-wo2pf 5 หลายเดือนก่อน

    Ma Sha Allah sister

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 2 ปีที่แล้ว +9

    May Allah protect us welcome hodan

  • @jaamachaaji4903
    @jaamachaaji4903 2 ปีที่แล้ว

    Waa ku mahadsantahay iska ilaali caruurtaada ha u keenin mid iyaga iyo adigaba dhiba iinshaa Allah

  • @hindaabdirashidhassan8604
    @hindaabdirashidhassan8604 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 🥰🥰

  • @fardowsaabdirahmanabdi3774
    @fardowsaabdirahmanabdi3774 2 ปีที่แล้ว +3

    Wcs qaali dumar masha allh so labasho wcn keep going insha allh caruurta aabohod qabrigisa. Allha u wasiciyo kuwi janda ku kulmay rabi ha idinka dhigo wall qaali carurtna allha kula koriyo Aamiin

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  2 ปีที่แล้ว +1

      Jazakallah khyr ❤️💯

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 2 ปีที่แล้ว +1

    Ahlàan waa sahlan allah yahfidak habo allaha kuu barakeyo

  • @samiyoqalanjo1364
    @samiyoqalanjo1364 2 ปีที่แล้ว +2

    Noosobadi waan ku jeclhy ❤ illaahy ha unaxariisto intii dhimatay 🤲🤲❤❤

  • @munacadey7171
    @munacadey7171 2 ปีที่แล้ว +1

    Alx hadiiba ilahey bagu kaa soo celiyey masha allah ilahey haidin xifdiyo adiga iyo owladada welcome back macanto

  • @princessaliishaa9443
    @princessaliishaa9443 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco hodan dadka youtube ka ugu jeclhy ka mid thy 🥰🥰❤❤

  • @mawadaraxma3997
    @mawadaraxma3997 2 ปีที่แล้ว +3

    M.allah hodan qurux abayo macan allah Haku xifdiyo adiga iyo caruurtan hooyada u,ahay

  • @mariyacilmi6403
    @mariyacilmi6403 2 ปีที่แล้ว +2

    Hodaney wa ku xisnay marxumka allah unaxaristo owlada allaha kula kuriyo insha allah abayo

  • @sumayoosmanabdi3631
    @sumayoosmanabdi3631 2 ปีที่แล้ว

    illhyow u naxariiso marti la jecelyahay illhy ha ka dhigo kitabkiisa midigta Alaha ka siiiyo qabriga Alaha u wasiciyo Amiiin Amiiin yarabi adigana abyo qalbiga Allaha kuu qabojiyo

  • @farhansaidkhalief5238
    @farhansaidkhalief5238 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah Tabaarakalaah, you are a good storyteller.

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah my sister ❤ ♥ nolal faexada leh adiga io carurtada ayan idin rajeyna like fara bdn iska sara fari maho wlhi waad io aad ayan ugu farxa markan arko wajigada aan ku arko dhola caden masha Allah alle ha ku ziyadsho 👍❤

  • @raqiyaabdullahimohamedrait9625
    @raqiyaabdullahimohamedrait9625 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abyo alx ugu danbeen wad soo labty abyo keep going 🥰

  • @fartuunsumayo1669
    @fartuunsumayo1669 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a abayo ❤❤ waa ku jeclahay walhi💝💝🥺

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hodanay qof la amino majiro Allah naga naga badbaadiyo

  • @xanancalin2417
    @xanancalin2417 2 ปีที่แล้ว

    soo dhawoow wallo aad ban kuutaageerna anaga famaligayga xalqad walbana wanlasoconaa sidaad ubilaawday like ta kama ilawno ilahay khayr badan haku siiiyo adiga iyo caruuurtadaba ilaahayna samir badan hakusiiyo ilove you hodan🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aasiyamaxamed3834
    @aasiyamaxamed3834 2 ปีที่แล้ว

    Si qalbiyana horumar wcn 1 mid ayd idaliilisay taso ah si kastod dhawac utahay inaad noqoto qof wax qabsan kara in aad kaliga nolol wadan kartid dhagahana ka furysatid dadka waxyalaha xun ka shegaya waayo aygaba wa la caya lkn isagu marna ma maqlo wllshy mcn from borama🤩

  • @ishqyboy
    @ishqyboy 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah that's was a well investigated domestic crime scene story 🙏
    By the way faculties like information technology, computer science & criminology studies are my favorite studies.

  • @hanaanhassangalde5446
    @hanaanhassangalde5446 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah hodan wa ku salamay habo marka xigta fosiya and a rxman I dhunko qisoyinakana nolaso dhakhaso go forward 👍👏 mar kasta habo gulayso

  • @AyanCeebla
    @AyanCeebla 4 วันที่ผ่านมา

    Hodan noolow wll wlhi wan ku jeclahay adiga uunba ku fiirsada ❤❤❤❤

  • @Hanni_Hilowle
    @Hanni_Hilowle 2 ปีที่แล้ว

    In badan waan la socdaa channelkaaga wax badan ayaana kaa faa'idaa illaaheey haku sharfo hodan.

  • @princesselsa2188
    @princesselsa2188 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah ❤❤❤❤❤

  • @aminaali75
    @aminaali75 2 ปีที่แล้ว

    Marasalaadeedkaas xasuus buu chennal ka ku leyahay the only queen of TH-cam is back ❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @bahjajamac8525
    @bahjajamac8525 2 ปีที่แล้ว +2

    Hodoney family ka colosow caawi alle dartiis maaanta cawinaad ayey ubaahan yihiin 😔😔😔😔😔😔

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey8424 2 ปีที่แล้ว +3

    M,a wllshy qalia hormar wcn kuu rajeynaa dadaalkaagana halkaz kazii wad respect full 🌕 ❤❤

  • @hanisahassan250
    @hanisahassan250 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha welcome back 🙏 sister 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 2 ปีที่แล้ว +1

    HodaniYe welcome back wll (👸🏼💯 4sure )

  • @fardowsaabdelliahmohamed686
    @fardowsaabdelliahmohamed686 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah allaha kuu siyaadiyo abaayo farxadaada waa jeclahay🥰❤

  • @nimonunow8624
    @nimonunow8624 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله

  • @abdifatahyarow1971
    @abdifatahyarow1971 2 ปีที่แล้ว

    Illahi kabaq iskajar cidiyaha ;xanuuna badan ayey kenan wana nadaafa darni.
    Mideda kale wax daxal ummada u ah o hada geriyoto ajir lagaga qori sogudbi .
    Sida siirada Nabigena s.a.w. siirada saxabada iyo salafka.
    Lkn gaal bakhtiye o lagashekeyo wa un waqti dumis.
    Illahi s.w waxan weydisnaya in uu wanada kugu anfaco .
    Jazakillahu kheira .

    • @IqroCcasiis
      @IqroCcasiis วันที่ผ่านมา

      Haddi aadan ubaahnayn qisoyinkan maxa udhagaysanaysa dadka commontiyadoda uga bax like raadis tahay

  • @bishaaroclaahiegal8437
    @bishaaroclaahiegal8437 2 ปีที่แล้ว +8

    Hodan byo keep going qisooynkaga aabaan utaageraa 🥰🥰

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa akhiri sabaan oo waa wakhtigu nabigu sheegay dadkan yaga is wda dhamaynaya

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc mamo Adiga iyo caruurtiba inaad caafimaad qabtaan caawa waxan ku farax sa nahay inaan noqdo qofka ugu horeeya ee lake saara💯💯🌹🌹🌹♥️💋💋

  • @anisabdikarin4322
    @anisabdikarin4322 2 ปีที่แล้ว +11

    Hodan abayo hore usoco garab gaaka ayaa nahay 💓💖💓💖💓🙏

  • @soleeqocaaqil2
    @soleeqocaaqil2 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a hodan allh kuxafiyo sidan iyo sikawanagsan kurajayna insha allh noso noqo

  • @sahrodawo1369
    @sahrodawo1369 2 ปีที่แล้ว

    Farxadada wafarxadena quruxey masha allah sodhawoow marxumkana alle ha unaxariisto aamiin yaarabi gadashisna alle namafidneyo

  • @carabxuseen1865
    @carabxuseen1865 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha aallha

  • @qayrkeddhaan8870
    @qayrkeddhaan8870 2 ปีที่แล้ว

    Markan shaqo qabanaayo waxan ku shaqeeya sheekoyinkad noo soo gudbisid thanks wllo

  • @mohamedabdilahi2971
    @mohamedabdilahi2971 2 ปีที่แล้ว +3

    Again welcome back 🙏 ☺ 😘 hodan family

  • @warish9081
    @warish9081 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah habibty welcome back

  • @ilhaamadam1402
    @ilhaamadam1402 2 ปีที่แล้ว +2

    My Fv TH-camr hore usoco 💕

  • @fotball_a6931
    @fotball_a6931 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah tabarakalaah alow ku is yaadi

  • @khadracabdisamad4884
    @khadracabdisamad4884 2 ปีที่แล้ว +3

    hodaneey waxan ku faraxsanhy baa ah
    inan kugusoo biiray adoo an boqolkun gaadhin
    ilaa ad sadex boqol gaadhayna aan kula joogo oo ilhy igusimy🥰♥️

  • @hodanisha4621
    @hodanisha4621 2 ปีที่แล้ว

    Sami qaali dartaada uso gala wlhi waan ku jeclahy abayo ilaah haku xafido

  • @hanibintumohamed974
    @hanibintumohamed974 ปีที่แล้ว

    Aamiin wllo qali ilahy qof xun wax monogu daro wllo qali

  • @Aliyah_jano
    @Aliyah_jano 2 ปีที่แล้ว +6

    Hodan my Best sister i love you qali ilahay nolosha khyer haka siyo aqirona najo adiga iyo wlalkay marna abahay ilahay ha u naxarusto 😇 amin ya rab

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว

    Warun sister hodantii hore bad u egtahay hore u soco wll

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku dhowro xumantana hakaa qabto sidaan kuwad sheekooyonka kaliya waad ku qurux badantahay heesahaha iska dhereey dhowrananta badai alle haku xafiyo adi iyo caruurtaada insha.allaah

  • @Tiktokreaction431
    @Tiktokreaction431 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waku jeclahay allah subxana allah watacaala waxan kaga baryaya in uu alle kula koriyo awlaada

  • @suaadnoah9945
    @suaadnoah9945 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wall hodaney hore usoco adigiyo carurtaadaba khayr iyo caafimadban idiin rajaynaya♥️

  • @mahamedadam
    @mahamedadam 2 ปีที่แล้ว

    Abayo vedioyada waad gaagabin jirtey markii hore lkn vedioygan waa dheeryahay sidasaanan jecelnahay halka kaga hay we love you ❤️💋

  • @nimcofarah4341
    @nimcofarah4341 2 ปีที่แล้ว

    M n allah abyo hodan alle hku xifdiyo adi iyo awlda wxa thy the best person an katagero intern

  • @khadanyusuf6791
    @khadanyusuf6791 2 ปีที่แล้ว +3

    Hodan online Walhi wan ku jeclahy Hbo mcn ❤️❤️

  • @hamdahamdamxmd8310
    @hamdahamdamxmd8310 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a hodane congratulation wll allaha umada hooyo iyo aabo hakaaga wad dhigo

  • @Fofo-ii2rn
    @Fofo-ii2rn 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh Ilhey haku siyadiyo farxada🥰🥰🥰

  • @fahiimohassan978
    @fahiimohassan978 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah tabaaraka raxmaan xbbt alle Haku barakeeyo garabkaga nahay anaga mcnto alle dartiina Wan ku jeclahay

  • @zamiyazidra4063
    @zamiyazidra4063 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh hodaney inad noso noqoto wa no farxad keep going huno🥰

  • @shkuri4537
    @shkuri4537 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa qiso xanun hadan welcome back hodan qurux noosoo badi

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 2 ปีที่แล้ว

    Thank you sister welcome back

  • @nalkanurkisa2447
    @nalkanurkisa2447 2 ปีที่แล้ว +2

    walahi san kugu xiisay hodaney ilhay unba og ♥alx rabi hadu kuso nabad celiyay adoo no faraxsan marxumkana janatul firdowsa alha ugu bishareyo amin ilmahana alaha kula koriyo abyo 👩‍👧‍👦

  • @khasanoabdiabdullahi2189
    @khasanoabdiabdullahi2189 2 ปีที่แล้ว +1

    My favourite channel Queen hodan online ❤❤❤