Waligey ma arg rawaayd ka xikmad wanaagsn oo mca qaabka loo jiliy ma arg rwaayd udhow oo saas oo kale loo jiley naxriisti jano rabi hagu siiyo abwaan sangub
Ruwaayadaani waxay matalaysaa somaalida maanta ,2018 jajajaj aduunyo. Luuqada talyaaniga maan aqoon lkn maanta waan ku hadlaa bello così" naaya stai zitto + be quiet. Mrky is caayayaan" tu sei uno vecchio rimbambito che non conosce niente + Adigu waxaad tahay nin da 'weyn oo aan waxba garanayn lol inte kale way dada jinaysaa ma fahmin lkn io sono hee!
The best somali movie ever, reminds me of back home live stage shows we use to watch in Djibouti 🇩🇯
"stupid down, always down" am weakkkk 😭😭😭😭😂😂😂
7y6y67uu7oo09
Hahahaha 😅
Dhaqankiisa Nin diiday oo Shisheeyaha doortay meel xun buu ku danbeyn 👏🏾👏🏾👏🏾
Walle somali ii nay yihin xayi dad nool wadan shisheye ayeey ku jilayan dhaqankodi gaala xata cabsi malah gaal aqli malaha ayaga laga hadlaya illahay cadawga naga qabo
Waligey ma arg rawaayd ka xikmad wanaagsn oo mca qaabka loo jiliy ma arg rwaayd udhow oo saas oo kale loo jiley naxriisti jano rabi hagu siiyo abwaan sangub
Aad iyo Aad
Ruwaayada fiican oo soo baxay burburki ka hor 1980's aad u fiican laakin Qabyo waa ruwaayad fiican 1998 ayey soo baxday
waa ruwaayad laga soo shaqeyay fananiintii somliyed ee magaca laha ayaka buuxa noo lada ayan leyahay qasatan abwaan sangub
Best alle iyo diinta
Sangub alla yarxam😢😢🤲🤲
Hhhhhhhhhhhhh ruwayadaan macno ayee leedahay
Ale haunaxariisto abwaan sangub
2019 inta dawaneeso like ta igu qabo wll MCN mhdsanid
Ilaahy ha unxariito abwaan sangub
For someone who speaks Af maay translation is funny 😂😂 Love it 2023
Raxma roose ku jirta flimka
Waa qofta wadata ninka Cadan ka ah😘😘😘😅
Falinka walashe iga ween ayan firsan jirtee balse aniga mafahmi jiran wayo wan yara lkn Hada wanfahme filinka filinka kamacan walige markin in my life somali hano lato
Kkkkkkkk
2001kii baan dawaday anigu iyo 2020ka
Waa riwaayad aad u wanagsan marwalba waan xayaysiiyaa
SubxanaAllaahi intey nin naag kadhiganayaan ma waxey wayen naag la dhigto ruwayada carada illaahey mey kabaqaan qisada waa qisa wanaagsen oo larabo in lagu waano qaato lkn musigada iyo naagaha qaawen iyo ninka naagta kumatalaayo ayaan unacey somalida Allaha sohanuuniyo.
Masha alla intee nool eyo intee dhimatay allah unaxareto dhamaan
Mahadmed cade Inta kale waa noolyihiin xitaa hibo nuura iyo kuwa kale balse waxaa dhintay Nakruuma iyo Abwaan Sangub labada flimka hogaaminayey
Saqiirka hakanixin and AF AF lohaya ba ay I like it
Alle ha u naxriisto
Ilahay abwaanka ha u naxariisto
Allah ha u naxariisto sangub
Naa eedadaada janada ku tagi meysee saqiirka haka nixinin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hassan Xaaji Lucky hh
😂😂😂😂😂😂
Mzha aLaH mustephe kiiko😄😄😄
😂 😂 😂 😂
Mustafa kiiko waaba naag caadi ah 😂😂😂😂😂
waa very clear walahay waan xiiseeyaa dawashadeeda riywaayadan Qabyo 2, aad buu u mahadsanyahay abwaankii sameeyay ee Abwaan Singub.
Yaarabi unaxaresa abwaan sangub
Ingirisidiiba waad leexiso xaafad kalaad ka dhigatay ahahahha mustafe kiiko hahahaha
MalclomX Somali kkkkkkkkkkkk wadnahaa i cadaaday sidaan u qoslayay 🤣🤣🤣
Kkkk😍😘
waa gubaabo iyo xaqiiq jirta wali qurbaha dhibka laga dhaxday ayuu aad uga hadlaa
Chicken yarna wuu ii yaalaaye😂
Odayga faashkay ku qabatay walaahi
Xasuus. 2006 aan ceeldheer ku fiirsaday. ..
Ruuxna ruuxna kama fiicna reern reerna waxma dheera
Kkkkkkkkkkk rueayadan qosol ayee lethy wlhi ninka naagta iska dhigayo qosol kugu dilayo
riwayadan wa jeclahay wallahi 2012 ayan firsaday markeykeyki igu horesay hadana wa 2018
Riwayadan anoo yar ban fiirsaday
An this down time 2017
Ninka nagta iska dhigaay bes aa flop eh filmka inta kale superhit waaye... Luvvv It... Ruwayadan kama xiiso
Kaaas ayaaban kuhaystaa anu asal🤣🤣🤣🤣
waa kaan ugu jecelahay anu
waaba kaan u daawado dartiis
Isagaa ugu qosol badna walahi😂waad la wayday
Cambaro yooma
Gurigeedii laga wada Didyee ,oo dadku kaa Cararee.
Yaa uu wehelaa .
oo yaa ucidaa.
Waxan donawanaya 2022 oct,26 for the million's time i guess
Dhaxalkii abwaan Abdullahi ciise (singub)
6:53 I am crying 😂
I love mustafe kiiko
1:53 naa iida nimaadaada wxba ku fali meeysee saqiirka ha ka nixinin, hibo nuuro aaa saqiir eh kkkkkkk
Mustafe kiiko ayaa riwayda xalad u yeeelay
Wayo wayo Horeee
riwayadan anoo yar baan fiirsaday waayo waayo
Hay Jili
ruuxna ruux kama.fiicna reerna reeer wax ma dheera
Ali Garaad dgnj
Dhameystir waxad tahay qof riyoday oo raadkiisi dib uraacay 😂😂👌
Isug fadhiga aan qurxistee af af loohayaa ba.ay kkkkk at mustafe kiikaa
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war kan naagihii uu ceeeeebeeyay isug fadhiga aan waxaysteeh
Abdinaasir Albaani hhh
Abdinaasir Albaani hhhhhhhh
😂❤
Somali dhab ah
Iska qaad bahashan jidhidhica weynaa hhhhu
I like Mustafa kiiko acting
Qabyo waxaa ugu khatarsan
Abwaan sangub
Nakruuma
Kiko
Luul jaylaani
Wrheeedheee odaygaan magicii nagta iska dhigaaaya
Siciid Farax mustafe kiiko weeyaan
asal hargeisa thnks wlo
Siciid Farax waa mustafa kiiko
kkkkk sidey isugu jiyeen banka heley caadi maaha dadkani
Naa edada janada ku gali maysee saqirka haka nixin
Rahma ros barigaa maan aqoon
I am sorry father
Hhhhhh Riwaayadaan
Cay baa jiqda la is kaga dhigey
Mustafe Kiiko ala beerka
mustafe kiko ma ninka naagta iskadhigayaa abayo wuu iga qoslisiyayay ma isaga mistafu hu
@@gabadhaheerdarawiishlascan7365 haa wll
2021
Odayga diraca xidhan qosol iguma hadhin 😁
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 heer dumoow yaaku lahaa
Adigu qAado kulahaa hhhhhhhhhhhhhh
shin down shemis down
Ileeen raxmo rose ba kujirtay ruwwaayada qabyo Maanta kahor ma ogeyn
@SoldierGirlSsc Sxbeyb wuu shactireynaa lknse macnaha wa necbeystay in u sidi naag uso labistay bes :P
sangub is a decent actor the rest are quite bad, script is terrible in saying that there are alot of funny bits
Shopin xun down 😁🤣🤣😁
Kkkkkk Walahi last 5 a years waxan umalenaye naag
Naa get lost sangub get lost adiga ah hhhhhh ilaahow ku naxaariso
faysto bagaare
Suldan serar
walhi waa xasus rubaya dan qabyo wayo ani go yar ah ayan fiir saa day
Vyvo
Xakeaorr
Kkkkkkwalahay inan madaxa ku feerin
Hhhhhh naa anagaa eedo u ah kkkkk kiiko nin daran 😂😂😂
naaa eedo janna kuma tageysideee saqiirada haka nixinia kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Enrisigiiba xafadkalad ka dhigtay
Beeldaajiyad bey aheyd muu Yiri hahaha Beeldaajiye Lee maqli jiree
dhaqan did down down
yx
0:32
niyaw islaantan dheer ma ninbaa mise waa naag
shahramaan
Kkkkk
shahramaan waa fanaan
khadra ahmed hhhhhhhhh
shahramaan waa nin waxa la dhahaa mustafe kiiko
They’ve been divorced for long time lol 😂 like seriously 😒
shopping xun down kkkkkkk
Shopping xun mey dhaheen hahahahaha
edada wlhi we jishay wa furay e magacisa ishega
Mustaf Jilicow mustafe kiiko
Kiiko jiriirico badanaa Kkkk
Mustafa kiiko 😂😂😂😂😂
sooraan
Kkkkkk adigu qado kkk
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
hhhhhh reer dhumow ayaa kuleeh
Ruwaayadaani waxay matalaysaa somaalida maanta ,2018 jajajaj aduunyo. Luuqada talyaaniga maan aqoon lkn maanta waan ku hadlaa bello così" naaya stai zitto + be quiet. Mrky is caayayaan" tu sei uno vecchio rimbambito che non conosce niente + Adigu waxaad tahay nin da 'weyn oo aan waxba garanayn lol inte kale way dada jinaysaa ma fahmin lkn io sono hee!
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Qofkan raxmo ros o yar u ee kaa
Hhhh
hhhhh
Ax sorry waaa ruwaaayadiiii sanjub lagagaso musaafuriyay dibadaha
Oo ma pasportigii baa lagala noqday
Hvvb
😂😂😂😂😂😂
sureya nuur h
sureya nuur sdr
hhhhhhhhh
Kkkkkkkkkkkk. Jiinikolojiada kkkkkkkl
0:58
😂😂😂😂😂😂