DEG DEG: Mukhtaar Roobow Oo u Jawaabay Cali Dheere Si Adagna u Weeraray Alshabaab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 129

  • @40Durkiya
    @40Durkiya ปีที่แล้ว +6

    Inta dadka maatida iyo culimada la laayo ayaa hadana wasiir la iska noqonaya ilaahayow somali waad ujeedaa kaliya diinta noo badbaadi 🤲🤲🤲🤲

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yaa rabi

    • @abdibaasidfarsamo98
      @abdibaasidfarsamo98 ปีที่แล้ว

      Waar zxp ilaahay kabaq

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 ปีที่แล้ว +1

      Wll haduu too badkeeno , qalbigiisana lagu soo dhaweynayo dhibkaweyna lagaga hartagayo maxuma in xil loo dhiibo

    • @Caruurtasomali
      @Caruurtasomali ปีที่แล้ว

      @@abdiqaniahmedjama4326 hhhhhh dilaa miyaa qiil u raadineysaa allaba qiil uma raadinine ninkan hadii gacantiisa lagu dhiman afkiisa lagu dhintay

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiqaniahmedjama4326 ma nin umad laayay baa umad utalin karo

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 ปีที่แล้ว +5

    Scw scw scw l love

    • @qanciyeyare6891
      @qanciyeyare6891 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw ❤️

    • @anaasir3889
      @anaasir3889 ปีที่แล้ว +1

      waa khaayin wadan
      bal hacaayo shabaab
      caawa dhan amaanka buu leeyahay ma tuugada ayuu ka hadlayaa iyo ciyaal weero
      horta yuu ka hadlayaa
      war waxaan oi kale
      lama dhegaysto walaalayaal
      bisinka

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 7 หลายเดือนก่อน

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 ปีที่แล้ว +5

    Birina waxaa noo wacdi doona cali dheere,waa hadoow ilaah hanuun ladoona

    • @40Durkiya
      @40Durkiya ปีที่แล้ว +1

      Oo goorma dhiiga muslimka uu hanuun yeeshay inta la dilo maatida iyo caruurta 😅😅

    • @abdibaasidfarsamo98
      @abdibaasidfarsamo98 ปีที่แล้ว

      Hala yaabin qof khaldamy oo dib usoo laabtay Alle ayaa Hanuunka Hayee

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 ปีที่แล้ว +5

    Wixii dad ilmohood oo la khaldan oo is dila umadana dila layiri xagee loo raacayaa, wale ilahay wax ma iloobo mana hilmaamo

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 ปีที่แล้ว +3

    Hadiyo minalah ilahay hakusohanuniyo

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 ปีที่แล้ว +4

    Macalinkii beeray miyaa naga dhaadhicinaya ardadii aan wax baray ayaa xun

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 ปีที่แล้ว

      Al shabaab miyuu ahaay asiga

    • @anushkamohamed2165
      @anushkamohamed2165 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@poorindiansanddogsarenotal1276Haa al shababta waweyn aha 😂 isaga kuwii aasasay ku jira al shabab hadana wa wasirka diinta

  • @user-zo7uj9je1t
    @user-zo7uj9je1t 5 วันที่ผ่านมา

    Scw❤❤❤

  • @samafale3336
    @samafale3336 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 ปีที่แล้ว +6

    Scw 🥰 scw🥰 scw🥰🥰🥰

  • @boramaproduction
    @boramaproduction ปีที่แล้ว +2

    Umadii aad dhamaysay yaa loo racaya fidnadii aad kicisay wataa ilaa maanta socota .....

    • @abdiazizkuli8755
      @abdiazizkuli8755 ปีที่แล้ว

      Muqtar robow keliya maxa karabtan mahad salad xada dadka dilayo ma iska qabatan Ahmed madowe muxu ahaa mise raxweyn waye camal miya idinka kina ma arkesan adeer xaqa kaxadla

    • @jjy5507
      @jjy5507 4 หลายเดือนก่อน

      C.lahi yuusuf iyo sheekh sharif so madaxweyno meysan noqon mise waa beentay

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkiii aad xasuuqaday miyaad Ilowday In aad Ummada Somaaliyeed Soo Hor istaagto oo hadana laguu ogolaado maysan ahayn
    Ciqaabta Eebe Alla Ku marsiiyo

  • @Kismaayomedia
    @Kismaayomedia ปีที่แล้ว

    Subxaanallah marka qiyaamada soo dhawaato Rasuulkeena Muhammad Scw waxa uu dhahay umadda Muslimka waxaa ugu Wanaagsanan doona لكع ابن لكع waa la waydiiyay oo la yiri noo macnee waxa uu dhahay waa kan aan akhlaada lahayn ee aan diinta lahayn ee aan iimaanka lahayn ee Dayuuska, Subxaanallah Hadda ninkii Roobow ee gacmihiisa dhiiga muslimka ka qoayanayeen ayaa maanta na hor taagan oo waliba waa wasiir Arimaha Diinta & Awqaafta la leeyahay

  • @muusaguled4250
    @muusaguled4250 ปีที่แล้ว +1

    Intuu Hooyo dilay oo ubadkiina la laayay qaar qaarna nagu saliday ayaan xisaab lugu heleyn.
    Gacantaadan goynkarin waa la dhunkadaa.

  • @kingsahal24
    @kingsahal24 13 วันที่ผ่านมา

    Bahdil meeshii ugu liidatay ayad taagan thy roobow

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel1202 ปีที่แล้ว +1

    Adiga iyo xasan sh miyaa wadnka wax u hayo dastuurki alle ayaadk tagtay kii qoomluud ayaad difacday naftada marka hore wax u sheeg kadibna bulshada adeer

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay ha xafido gabdaha somaliyed

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 ปีที่แล้ว +1

      @sahro Mohamed: Maxaa laga wadaa Ilahay ha xafido? Amar miyaa Ilaah la siinaayo, codsi miyaa, duco miyaa? sidee rabtaa in loo xifdiyo? Xero maaa lagu soo xidhaayaa? Dumarka marka hore waa in ay iyaga ka xoroobaan tuugadan marba dhar u soo gashanaysa.. oo iyaga mustaqbooda gacanta ku dhigaan..

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 ปีที่แล้ว +1

    Alshabab waxa ku dhacaya waa wax iyaga dhexdooda ka imid waxay ahayd in ay dhiiga shacab is ka ilaaliyan qof ka wax u sheegana is ka daayan dad ka is jeclaysiiyan lakin gaalada iyo kuwa la socda in ay shaqo ka qabtan way ku saxan yihiin

  • @abdirashedelmi1604
    @abdirashedelmi1604 ปีที่แล้ว +1

    Somaliya ayaa laga arkaa nin kii xasuuqa gaystay inuu xil kuu qabto Allahyow sidii khyrleh adaa og

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 ปีที่แล้ว

    Allah aya laxisbtamiyo iskadaya. Allah ha soo hadeyo umadda Somaliyed Aamiin.

  • @user-by3fl4pu2h
    @user-by3fl4pu2h 7 หลายเดือนก่อน

    Dadka iska horfadhaya xita wa bila dhiig wlhi niinkan maba arkii karoo wana bila xishoon indha adag waliba

  • @dsf9824
    @dsf9824 ปีที่แล้ว +5

    ilaahay naarta haku fogeeyo
    Bal intuu umad xasuuqay
    Ayuu maanta iska jees jeesayaa

  • @omerali6064
    @omerali6064 ปีที่แล้ว +1

    Tolow haween ka ma inuu iskuqarxiyuu rabaa

  • @saadjac9131
    @saadjac9131 ปีที่แล้ว +6

    Af adakaa afku ku go,

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk 7 หลายเดือนก่อน

    Towbada Alihii kuwaafajiyey baa mahad leh. Roopow dadkii la qalday buu ku jiray Godane iyo Axmed diriye baa fikirkan guracan dalkeena keeney

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 ปีที่แล้ว +1

    In uuu qarxiyo miyuuu rabaaa dumarka??

  • @amalcarale9259
    @amalcarale9259 ปีที่แล้ว

    Maxaa isbedelay sowtaad dhihi jirtay inyar ayaa nagashahiideysa inta Kalana xalaneey kutakbiirsanayaan

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 ปีที่แล้ว +1

    danbeele

  • @hanadahmed6322
    @hanadahmed6322 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 ปีที่แล้ว +4

    Kan waqti kasta wuu isqarxin kara iska ilaaliyo adeer.

    • @Bintuabdala
      @Bintuabdala ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk warunta

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk lakin waxay ahayd inu qirto danbi u galay cafisna dadka waydisto

    • @anaasir3889
      @anaasir3889 ปีที่แล้ว +1

      hadalkiisu ma cada ninkaan weli wuu u hamranayas alshabaab

    • @anaasir3889
      @anaasir3889 ปีที่แล้ว

      adeero ka hadal
      bahalaha arxan laawe yaasha alshabaab
      amaanka amaanka ayuu ku meeraysanayaa
      waa labo wejiile khaayin ah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว

    Mr Roobow dhibka Alshabaab ha Ku fogaan waayo dadku waxay xasuusanayaan dadkii dhintay intii aad Alshabaab aheyd, inkastoo sida la sheegay adigu aad aheyd qof fican oo aan ogoleyn in qof la dilo oo qofkasta oo gacantaada soo gala waad sii deyn jirtay taasi waa sababta wasiir lagugu sharfay,

  • @omerali6064
    @omerali6064 ปีที่แล้ว

    Qaraxii shaamow 😢😢

  • @amalyarey4729
    @amalyarey4729 ปีที่แล้ว

    Yaab badana ninkan marbo war ka imada

  • @amalcarale9259
    @amalcarale9259 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk oo waad kamid ahayde

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 ปีที่แล้ว +2

    guuul l love roobow

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 ปีที่แล้ว +1

      @khadijo Cumar: Roboow ma qabiil ayaad ku jeceshahay? mise shaqsi wax fiican sameeyey?

  • @ahmedosmanafrikaner1966
    @ahmedosmanafrikaner1966 ปีที่แล้ว

    Waasiirka dumarka waa ku qaldantahay in jaanis uu dadka kula hadlo siiso mujrinaka gamcahiisa ka tifqayaan dhiiga dad aan waxba ka galabsan.

  • @maxamedmaclinaadam3556
    @maxamedmaclinaadam3556 ปีที่แล้ว

    Layyaab

  • @safioismail1406
    @safioismail1406 ปีที่แล้ว

    Waa yaab Belaayada yaa aas aas Adiga lee waaye

  • @shariifohassan4949
    @shariifohassan4949 ปีที่แล้ว

    Muqtar dadka lalaayay ee muslimka ah ee ladilay ayago ashahadanaya lodilad dowlad baatahay bal wax kadhe lugna aad kulehed

  • @storyofmylife2102
    @storyofmylife2102 ปีที่แล้ว

    Somalida gabdhah miye asi jireen toolo?

  • @anabhasan5908
    @anabhasan5908 ปีที่แล้ว

    Bisinka

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 ปีที่แล้ว

    Niow qofkan dadka ka hor dhaqaajiya waxa uu dad laayeey baan ognahayee
    Berin Cali dheere ayaa idiin khudbadayn doona siga oo dad laayeey

  • @cabdibaashiilyaas4650
    @cabdibaashiilyaas4650 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhhhhhh

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 ปีที่แล้ว +1

    Mashruc losodibtey weye

  • @umu_abdirahman
    @umu_abdirahman ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk

  • @storyofmylife2102
    @storyofmylife2102 ปีที่แล้ว

    Diinta gabdhah weye ku xaad guud taye.. dhiigg yaacabka qurafaadka carabta gabdhah haa ku siirin.. Koontan iyo caqali yare beeye diinta ku teel maantey gabdhah 😅

    • @ayodee8808
      @ayodee8808 ปีที่แล้ว

      Somaliga iska sax wax at least wax la fahmayo soo qor Islamnimada iyo Carabnimadana kala saar

  • @hassanshariif6244
    @hassanshariif6244 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhahabadan lakinrakayalayay adikasomaaha

  • @ahmedmohmedmohamed1124
    @ahmedmohmedmohamed1124 ปีที่แล้ว +2

    Kani bahal dad cun ah ilaahay umada kaa qabay

  • @hakiimoqaje7690
    @hakiimoqaje7690 ปีที่แล้ว

    Madad ajnebi kallah inta isukentay ayaad weliba hadleysa mukar ayaad uhorsedY sorry xaqi ataad jawecatay subxanalkah lavashare ayaa amunay sorry

  • @hassandeeqhassandeeq1066
    @hassandeeqhassandeeq1066 ปีที่แล้ว

    Munafaqan Murtadka ah oo Mabdaisa Kalabtee yu wax ushegaya. Kufaarta uu Sharaf karadsaday haku kalsonaado.

    • @Caruurtasomali
      @Caruurtasomali ปีที่แล้ว

      kaligii mahane qof walboo idinka mid ah khawaariij ah waxaa tihiin munaafiqiin 100 dad ulaaya hal hadafna malihidiin hadii nila qabto waxaad oroneysan waanala qalday baahi baahi shaday ayaa tihiin hungurigii baa idinka galay nafta islamka gufaar adaa ah aan is 👹 ogayn

    • @hassandeeqhassandeeq1066
      @hassandeeqhassandeeq1066 ปีที่แล้ว

      @@Caruurtasomali Diinlawa Yahow wax iskufal Kufaar ya ku adoonsata oo diintada kafara marojineysa kuna Cabsineysa qashinkooda iyo Dhaqan xumada. Markas yaad hadli sida Rux Sharafleh. Jahliga iyo Qafladad kusuganthy Allah yan kamagan galay. Intad isledahy kufaar Cizi iyo Sharaf karaadi Cadaab kuhobo nef yahow

    • @Caruurtasomali
      @Caruurtasomali ปีที่แล้ว

      @@hassandeeqhassandeeq1066 adiga heesaha carabigana waxad u heesataa qeyr kuwa soomalidana waxad u hesataa dambi caqligaaga ayaa caalamadiihii khawariijta ayaa leedihiin aniga alle ayaan aqanaa adna kagama baahni aqoonsi Islam diinta ayaa si qaldan laguu baray caqligaga wuxuu soomaraya
      Xiligii khawaariijta ey nooleed ee islamka la iska galeesiinayay xoolohoodana labaneesanay iyo dhiigooda taasi diin islam mahan ee diinta shabaabka ee mala awaalka ah

    • @hassandeeqhassandeeq1066
      @hassandeeqhassandeeq1066 ปีที่แล้ว

      @@Caruurtasomali Jahil yahow waxa qawarij lagunoqdo sobaro horta haiska hadline. Qof weyn ayaad ueagtahy bal waxad kuhadli firi. Ya lalalolama mesha an ka ahayn Murtadiin kitabki Rabi tuurtay oo dhaquut uxugun tagtay. Ma in kuba lagu baxa qawarijnima ah. Waxa laiskuhayoba ma aqontit marka wad iska hadleysa. Adigo kashidal qadanaya wadaad xumayaal diintoda Lacag dhafsaday.

    • @Caruurtasomali
      @Caruurtasomali ปีที่แล้ว

      @@hassandeeqhassandeeq1066 adiga qoralka aan kuu sooqorayo ayu ale iigu caroonaa aniga iyo adigaba cida aan jeclaanay lagarab noqoneynaa aaqiro Usha intee qoyan thy ayaa latoosiyaa kufarax muslimiinta masaajdadada lagu hordilayo ana waxaan ku farxaya khawaariijta baa ba ooda 2023 magaareesiin ana kuu balanqaaday qof waxaa thy hadeertan loo daaro muuqalo jihad ah hadertan ma aragtay qof lagu jihaado adi yaa ku jihaadee yaase ku gumesto adaa is gumeesatidi last comment

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 ปีที่แล้ว +2

    انا لله وانا اليه راجعون....
    Ninkii dhamaa ee mujaahidka ahaa wakaa dumarka u qudbadeynaya, lax kasta meeshay is dhigto ayaa lagu gawracaa miyay ahayd.

    • @simand3465
      @simand3465 ปีที่แล้ว +3

      Dumar hDumar loo qudbeeyo
      Maxaa ka fiican qeesiga iyadaa dhashay aamin iyadaadhashay hogaamiye iyadaa hashay iyadaa dhashay dumar caaye adigoo kale
      Fadhi ku dirir ah C a a a c l e

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 ปีที่แล้ว

      @@simand3465 dumar ma caayin walaal, lkn wasiirka diinta iyo awqaaftu ayaa bahdil ku ah muslimiinta. Dumarku madaxa ayay noo saaranyihiin, wey na dhaleen weyna noo dhaleen, walaalo, eedooyin, iyo habaryarona wey noo yihiin, waliba hooyadu aabaha saddex jeer bey ka xaqbadantahay lkn ninkii dhamaa ee madaxweynaha dhigiisa ahaa ee mujaahidka ahaa ayaa markuu dulinimo doortay meeqaam hoose tagay. Waa intaa u jeedkaygu. Lkn dumar, waliba kuwa soomaaliyeed waa ashraaf. Inta uu hada saga sheegayo waxaa maalin kasta sheega wadaad kasta oo islaam ah, Sh. Abu Dalxa ayaa intaas inooga filan.

    • @osmansaid4601
      @osmansaid4601 ปีที่แล้ว

      Ma Cid ka wacan baa jirta hooyo soomaaliyee iyo gabadh soomaaliyeed duf ku bax dameeryohow hooyadii ku dhashay baa kugu khasaartay

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว +1

      Yu ku jihada ma dad Muslim ah acudubilahi mina shaydani rajim

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j ปีที่แล้ว +1

      Bal,firiyah,bentisah
      wAxa,warabiyey,oo,kabtisah
      Kusokhaday,biyah,waa,nin
      Gal,oo,kujanah,tagey,,eygas
      Ukuh,warabiyeh,kabtisah,oo
      Usokhaday,biyo
      Markah,mahan,nag,ee,waa
      Nin,Sidas,wAxa,khabah,
      Culimadah,ee,waydiyah
      Iyagah,Suh,ashes,wadiyah
      Culimadah,somaliyeed

  • @user-by3fl4pu2h
    @user-by3fl4pu2h 7 หลายเดือนก่อน

    Nacala hooyada ku yaal nacala tula caleeg kuwad dishayna aragtii aya naga dhaxeysa adiiga ila hada shabab ayad tahay ilinta yaxaska hana maqashiin dad badan ayaad iga dishay

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 ปีที่แล้ว +1

    Usheg kuwa leh xuquq ba nagamaqan

    • @fuadcalirashiit4753
      @fuadcalirashiit4753 ปีที่แล้ว

      Sheqa wa dacat ala xifdiyo kuwa soqoraya wa alshabab ma oga miya degaladi u lagaley alshabab ee wilkisa u uga shahedey inta hadat ku aminiweysey maxakala ku amini laheyden

  • @mohamedhussein8431
    @mohamedhussein8431 ปีที่แล้ว +1

    Af Soomaali baraxtiran kula hadal shacabka si laguu fahmo

  • @waqtiwanaagsan4232
    @waqtiwanaagsan4232 ปีที่แล้ว +1

    Been abuurka alshabaab, diinta ugu gambadaan waa ninkaan oo kale, dhamaantoo waa aduuyo doon caruurta ku shaqeystaan. Umada qarxiyaan, goowracaaneh ayagoo ku been abuuranaayo diinta.

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 ปีที่แล้ว +3

    Dumarka maxuu u maleeyaa tuugaan argagixsada ah in ay ka caqli yar yihiin,, 4 ayaa la guursankaraa, caqligoodaa naaqus ah, marqaatigooda waa badh, kaligood ma bixi karaan, madax ma noqon karaan.. sidee loo karaameeyey?

    • @suleeqohappy6285
      @suleeqohappy6285 ปีที่แล้ว

      Naac naac kuso dheh dumr hdaldaaada waa kuwa ugu xun abid nacas yhow intaas aad shgyso waad xumynrysaa ee ala aya karameyay hweenka afkada jermiska leh kabixi dumrka

    • @saidhoussein4856
      @saidhoussein4856 ปีที่แล้ว +1

      Adigu diintee Haysataa ? ku.dhaqan wixii aad aaminsantahay.... Islaam ka.sheeladiisa iska.dhaaf

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 ปีที่แล้ว

      @@saidhoussein4856 Ani ma aaminsani diin! Waxa hadda ka socda dagaal Somaliya waxay salka ku hayaan "diin" alshabaab waa kuwa ugu saxsan marka loo eego diinta islaamka... dhiigyo cabkan Roobow wuu cagawareejinaayaa... dhibta waxa keenay waa diinta

    • @saidhoussein4856
      @saidhoussein4856 ปีที่แล้ว +2

      @@kalisocodkali4469 Diinta islaamku dhib ma keento,.dhibtu waa.dadka,

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 ปีที่แล้ว

      @@saidhoussein4856 Sax, laakiin dadkaa diinta wata, diinta kaligeed ma socoto.. eeg: Af-ganistan, BukoHaram, Al-shabaab iwm .. ururadaas dhan waxay rabaan in diinta Islaamka iyo kitaabka wax lagu maamulo.. "Dadkaan diinta isku maamulin wuxuu Eebe soo dejiyey waa Kuffaar/Faasiqiin/Daalimiin" suuradah Maidah.. haddii laga amba qaado quraanka iyo sunada Al-shabaab way sax-san yihiin, wanna sababta loo waayey wadaad naqdiya.. diinta iyadaa wadata qasab iyo argagagixisonimo marka runta loo kaco ... ama sida loo turjuman karo..