Abayayaal waa run waxa aad ka hadleysaan ninkii aad jecleed ama ciyaalkaga abahood marka weysid ama qof aad jeceshahay 4 bil ka bacdi sas maad sameyseen😭😭
Gabadhaan hala dago in badan ayay oo yeesay ma waxaad rabtaan maalin walba diif ka muu qato.ilaahay halaga baqo gabadha yar aad dhali karataan ka daga bisinnka😳😳
Oo farxada ma in alle lagu caasiyo ayaa farxada laga raadiyaa musiibohadeey kugu dhacdo alle ayaa loo laabtaa oo amarkiisa la raacaa oo dadka wan wanaagsan lagu2 xirtaa maxaa fanaan is qaawin riwaayad dabo dhigay
Hodan wa gabar walashen ah jaceyl xaga idhege su asha waxey tahay way ad marki hore u asturnen od hada isku qawineysaa markasta alle kacabso marne haka cabsan qof bini adam ah
War ha ku mashquulinee iska daaya gabdha ilaahey ha u naxariisto ninkeeda mida kale waa Ineey is mashquuliso ma aha Ineey murugooto ka dhamaada please leave me alone
Waxaan aragnayba seyigeeda in uu u cel celin jiray markey xijaabka noo soo xiran jirtay markuu dhintayna ilaahey ha u naxariistee waaba tan xijaabkina tuurtay cayaar iyo iswalaaqa ka bixi weyday ilaahey hasoo hanuunuyee
Gabadha Haddii Ninkeedi Geerriyodey Miyey ka Dabba Dhimataa war Gabadha iskaga,Hadha ta Laga Dhintey iyadoo La Qabbo waxa ka XuN ta La furey in Laga Dhinto iyadoo La Qabbo waxey ka sharaf BadaN tahey ta iyadoo La Nool yahey La Furrey
Malusku mashqulaa heee naag ninkedaa ma dhinto wa mahmah somaliyed ani ma aliftay heee ko kale e hori ka guursaneysa naagi ninkeda ma dhiiinto bojada naga daya adiga xata wad sameyn laheeed
Gabadhan iska daaya ha ku can radsanineh mideda kaleh qof marka uu ninkedu ka dhinto xanuunan cidna dareemayn ayaay daremaysa ayaah ka war haya iskaga hadh gabadha inanay 🤨😒
Walaal aniga Hodan waan ka weynahay caruur waaweeyn ayaan heysta oo garabkey taagnaa hala yaabin gabadha marka laga dhinto dunida oo dhan ayaa kaa dumaysa meel ey wax ka bilowdo ayey waayeysaa.markaa waxaa loo baahan yahay saaxibada in ey fiiro gaar ah u yeeshaan geerida ka dib waqti badan ayey qaadataa qalbiga in uu daganaasho ku soo laabto
Daganaashaha ma sidaa ay samynayso ayaa lagu helaa ilahy ka baq ha ku raacin xumaante daganasho Alla laga helaa oo inoo tilmaamay wuxu qalbigu ku dago so jooji hadalkaaga aan faa' idada lahayn
That is true! however, she behaves a little differently , People grieve in different ways and we don't have right to judge her, please give her time ✌
That's true 👍 💯
hodan fananiin baa gacan ku dhigay allah sahlo talay u bahantahay
Asc masha Allah tabaaraka raxmaan gabdhaha ka hadlay arinta gabadha walaasheen khayr alaha idin siiyee run ahaantii 100% way ka run sheegeen nolol iyo geeri midna dan kameey lahayn isaga iyo ilmaha ilaah kala siiyey , islaamnimadana waxa ugu horeeya waa iimaanka. Gabdha ka hadlay arinkaana waxan idin leeyahay jzk asc
People heal in different ways
It is true
Yep!
Asc. Aniga walalkey ayaa iga dhintey walaahi 6 month qolka iyo musqusha ayaa u dhexeeyey SubxaanaAllaah.
Nin dhintay kabihiisa karoon
Adigu laftirkaada waxaad kukhaldantahay in aad dhahdo qaawanaanta ceeb maha
Agreed
Mashalah wa run
Sax sax wll
Abayayaal waa run waxa aad ka hadleysaan ninkii aad jecleed ama ciyaalkaga abahood marka weysid ama qof aad jeceshahay 4 bil ka bacdi sas maad sameyseen😭😭
Walaalayaalow anigu waxan layaabanhy faartan aad iskuwada hysan illahy dartii wax halayskugu sheego oo wixii illahy ogolyahy dheh hadii kle iska aamusa oo afkiina hysta haysku wada danbaabinee qofkii qalad sameeya hadan la waanineyn ama loo nasteexayneyn yaan lagu mashquulin illahii abuuray haloo daayo plz
Fathia Absiye she right 👍🏾👍🏾
Sawtay asturnayd markuu seyigeeda noolaa asturnaantii iyo dhowrsa naantii
Miyay dhimatay oo ma seygeedii bay qabriga la gashay CAJIIB❤
Qof an asxaab eheen geriyoday 30 may 2021 ila manta inaa tel iska dubo adunka u nacay marki hore neh haben io malin is dubi jiray
Leave her alone its her way of greaving everyone deals thinkes different way
Gabadhan ninkeeda ilaahay ha unaxariisto aadna yaan loogu mashquuulin lkn xoogaaa boodboodka ha iska yarayso
ilhay Ha u Naxriisto Amiiin
Habartan doqon ta ah Maxaa ka galay gabadhan Oo nolosheeda uga dhaman ladahay
Ascw abayo waxa laga yaba dhib dhaqtar u bahan inuu haysto marka adiga go' aan ha iska gaarin
Bis millaah shareecadu uma diidayso farxada
Laa kiin in ay isqaawiso
Ma fiicna
So iyadi asturneed is qaawin oga asturnaanti ma geerida odaygeda ayey raacday
@@rock_diamond9475 😢
@@rock_diamond9475
Waxaa lagayaa baa in naxdintu wax yeeshay
Masha allah si fiican ayaa uga hadashay
Bisnes kaga miyaa?
Maalintii iigu horeysey aan arkey baan fahmey iney mataleyso. Jacayl na ma ahayn walle is yeel yeel ayuu ahaa. Sidaan ku qiyaasey.
Walahi bilahi laisma walwaliyo murug baad ladooni miyaa xasisanidaa mawaxa u qarsoon iyo waxkale baad kala ogtahy
Wallhi wasax abayo hodan ilahay kabaq is astur
ASC HODAN waa itoobiyan
Gabadhaan hala dago in badan ayay oo yeesay ma waxaad rabtaan maalin walba diif ka muu qato.ilaahay halaga baqo gabadha yar aad dhali karataan ka daga bisinnka😳😳
Abayo sidas ma ahan hodan wan wada naqanay asturnan ayaan ku naqanay way ey hada isku qawisay
@@deqaaxmed3720 walal macn qaawani kama muuqato dirac ayey xiratay gabar walbo oo somali xaflad darac way u xirataa inyar mooye. Marka makeedaa wax kale ah bisinka gabar yar oo da yar oo laga dhintay oo intaa ooyeesay maxaa kalay sameen laheed. Haye teeda kale marxuunka kaaba yiri waligaa ii faraxsanoo morogi yeey ku qaban.walaahi soomaali wax kaleey wadaan gabadha halaga leexdo. Teeda kale walaahi hodon qof somali ka tahay magaranayo qabiil uguma hiilinayo laakiin waxani waa ka daroo looma adkeesan karo waayo qof ilma yar korinayo oo sidaan oo dhan loogu mashquulay. 🙄🙄
Oo farxada ma in alle lagu caasiyo ayaa farxada laga raadiyaa musiibohadeey kugu dhacdo alle ayaa loo laabtaa oo amarkiisa la raacaa oo dadka wan wanaagsan lagu2 xirtaa maxaa fanaan is qaawin riwaayad dabo dhigay
Maxaa kagalay
Waa runtaa walaahi maanshala ♥️
Walaal adigu xasisanida ma murugo iyo darxuma larabtay dinteena waa naxariis lamana ogala in sida galada oo kale inaan ilowno in uu ilahay na amray inaan wax walba Allah wayna cudad baxsay
Aad baan uga xumahay hooyo dhalinyaro ah oo caruur yaryar kaligeed ku ah in islaamo soodaalay ay gacanta kudhigaan oo kawalaan.
Waa sax saaxib taas waan kugu raacsanahay jacelku wx la isga yeelyelo waa ka weynyahay
Hodan wa gabar walashen ah jaceyl xaga idhege su asha waxey tahay way ad marki hore u asturnen od hada isku qawineysaa markasta alle kacabso marne haka cabsan qof bini adam ah
rabiyoow unaxariiso aaaaamiin aaaaamiin aaaaaamiin✋🤚✋🤚
Ruunleey Farxiyo cabsiye
Waa mahadsan tahay walal gabdha noga leexo
😂😂😂😂😂😂 gabadha maxey ugu mashquulayan ma ayaga aroosaya pisinka
War ha ku mashquulinee iska daaya gabdha ilaahey ha u naxariisto ninkeeda mida kale waa Ineey is mashquuliso ma aha Ineey murugooto ka dhamaada please leave me alone
Way qaldantay alle haso hadeyo inay gerida ku wano qadato oy u diyar garawdo oy alle rali galiso ayay a Hayay a hay wll
sax
Yes waa runtaa wallshey
Aad iyo aad ayaan kuugu raacsanay wixi caqli lehna wey arkaan laakin waa leys indha tiraayaa
QOFTAN .MAXAA RABTAA .IN EE HODAN NIN KEEDA WAA DHINTAY .ALAHA U NAXARIISTO..IN EE KADABA DHIMATAA..CEEB WAAYE QOFKA LUUQA UGU NASTEEXEY..LAKIN ..JOOJI FADEEXADA ..
Maxaa lagu mash quulay hodan .Maan fahmin ilaah ka baqa .u nasteexeeya sidey ka dhawaa jisay naciimo. She can do what ever she wants to..
Lkn nolosha qof kaa dhintay looma istaajiyo 🤔🤔🤔🤔
Raga ba 7 bari oo haweenda dhinsan ayeey aroos galaan. Haweenadan. cududeeda way dhameeysatay 4 bilood ee asayga ah ka dhamada. iyada noolasheeda leh!
Qofkii dhintay allaha u naxariisto. aabo iyo hooyaba laga samir iyo seyba gabadha yaan lagu maseerin.
Naa walal waad qaldan tahay hodan wax qalad ah masamayn
Waxaan aragnayba seyigeeda in uu u cel celin jiray markey xijaabka noo soo xiran jirtay markuu dhintayna ilaahey ha u naxariistee waaba tan xijaabkina tuurtay cayaar iyo iswalaaqa ka bixi weyday ilaahey hasoo hanuunuyee
Gabadha Haddii Ninkeedi Geerriyodey Miyey ka Dabba Dhimataa war Gabadha iskaga,Hadha ta Laga Dhintey iyadoo La Qabbo waxa ka XuN ta La furey in Laga Dhinto iyadoo La Qabbo waxey ka sharaf BadaN tahey ta iyadoo La Nool yahey La Furrey
Waaxas waxan u areeka farxadeda ine adka xuntihine gofka walalka ee wanaga ad laa raabto iskii uu gu sheeke e intane sofiidhiso waxd dontiin ku hadla walaga ficanyahay gabdha ariimehega amane iska siiya tiina daryela horeta Muruteda faarxad haaka dhiganina isla xishoda horay uu soco Habo Hodan online ifrah Mohamed from 🇩🇯
Waad ka xuntihiine ka daga gabdha kada bismilah reer cuqdid baad tihine
Waa kadar waxay sameyneyso gabadha. Ha noolato wey ku saxsan tahay in eey nolato lkn in eey sidaas isku dhigto waan ka yaabnay
Anigu waaba ka shakiyey iney ayadu Ninka ........... walle oohintii oohin yaxaas bey u ekkkayd.
Haku danbaaabin wll
miyaad iscadeeysay mise waamidabkaada uu ilaah kuu sameeyey
😳😂wah
waan kusalaamay warka keen
@@salahmoalim2664 😂wan ka qaday wll balse miya is cadeysay maxa kawadayana la hadleysaa wan yabee
gabar quruxbadan aad tahay marka hee waxaan isiri bal weey dii in aad is cadeey say iyo in kale
@@salahmoalim2664 😳😳😳😳
Ninkeeda hadey jaclaan laheed sidaan ma samey laheen
Nicima iyo fathia aya sificaan u waaniyey hodan
Subxaanallaah yaarabi
Waxas la iiga darane maxay tahay qaawanaanta hodan stress maa dharka kadhigey 🧐🧐🧐
Naaguhu waxay kecel yihiin lacag iyo qqurux iibaankoodfunbaa waa intaa
Mawaxaad rabtay ineey timu raameystan taada ku mashquul hadii aad wax usheegeyso usheeg iyada kaliyah hanoosheegin anaga 😏😏
Gabadhan hodon odayka jacayl uma haynin because just like that nonono wat matalaysay sidan u arko
Naa hodan kadhamaaw duqyaheey xuntaa gabadha mainaad daruufteda aragta rabtay queen is always queen 👑 hodan waaa queen magaratay qaraarka iska daa
Qofka difaceysit iska firi xaq mu ku taganyahay mise sababto beri ilahay wu ku wedin dona
Adiga maxaa hodan ku dabadhigay . Irsaaqadu ma hodan bay kaa gashay
Taasi waxba kaama galine kahar gabadha iyadey utaal
Waxay ku ducaysan jirtay ilaahay inuu dhaafiyo
MA WAXA BEY AHEYD IN BUUFIS , MURUGO XASUUS KU WA LATO. DHIIRA GALI GABADHU.LIFE GOES ON
Naa nadtaada hoos u fiiri edeb yeelo wasaqyahay
CAJUSO KADHAMAW HODAN ONLWYN CEB XISHOO ISKADA GABADHAS XISHO
wlhi saxiix wye wx wyn ayaa qaldan
Eeeee asayada hadey ka dagtay maxa ka rabtaa inantaaa
Adaa qaldan islanyahay
Malusku mashqulaa heee naag ninkedaa ma dhinto wa mahmah somaliyed ani ma aliftay heee ko kale e hori ka guursaneysa naagi ninkeda ma dhiiinto bojada naga daya adiga xata wad sameyn laheeed
Yaab whye
Abaayo Marko Diinthay waba is Badashery
waxaad tahy qof xun oo aan xanuun dareemyn runtii waxy ahad xalfad qalbiga loogu qabaajinayo ee amaan sii inaanta hodn waa geesiyad nolo
Abaayo marxuumka hilmaankiisa iyo lebiska ayaad ridka waa Kala labo markaad dadka ku dhex jirto iyo markaad keli tahay waa Kala duwan tahay laakiin muhimadu waa ale ka cabsiga ilaah hanagu irsaaqee
Ayaa ku dirsadey
Naagta haguursato Maxaa ugu dhagan tahay adiga
Gabadhan iska daaya ha ku can radsanineh mideda kaleh qof marka uu ninkedu ka dhinto xanuunan cidna dareemayn ayaay daremaysa ayaah ka war haya iskaga hadh gabadha inanay 🤨😒
P
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Walee juje ma tahey
Walaal aniga Hodan waan ka weynahay caruur waaweeyn ayaan heysta oo garabkey taagnaa hala yaabin gabadha marka laga dhinto dunida oo dhan ayaa kaa dumaysa meel ey wax ka bilowdo ayey waayeysaa.markaa waxaa loo baahan yahay saaxibada in ey fiiro gaar ah u yeeshaan geerida ka dib waqti badan ayey qaadataa qalbiga in uu daganaasho ku soo laabto
Daganaashaha ma sidaa ay samynayso ayaa lagu helaa ilahy ka baq ha ku raacin xumaante daganasho Alla laga helaa oo inoo tilmaamay wuxu qalbigu ku dago so jooji hadalkaaga aan faa' idada lahayn
Naa amus
Kadhamaada gabadha xaflada ayadaa loo dhigay oo qalbiga loogu dajinayey
Shaqadada waxay noqotay inad baraha laso fadhiisato inad af lagadaysan idinko meela sharif KU lahayn
Naa ka dhamada wayo waa gawar yar wayo inee nolatee aq uleedayay kabaqa alee
Ku washa hoodande habrhowo
Nacam been maahan
Runtadaa walashey nagtaan wadhilo hodan ladhahayii
Waa qadaf kelmadaasi nasteexo liwaji allaah akhii istaqfurunllaah bidebil cadiim