Daawo 15ka Dal ee Afrika Ugu Gabdhaha Qurxoon Iyo Kaalinta Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 751

  • @abubakaribrahim2748
    @abubakaribrahim2748 6 ปีที่แล้ว +55

    Iska daa africa'e aduunka oo dhan gapdhahay soomaaliyeed ayaa u qurxoon
    Maansha allah
    Runtii waan idinku vaana

  • @artsbyriyan6966
    @artsbyriyan6966 4 ปีที่แล้ว +4

    Somalia 🇸🇴 is the best east and west the sky 🌌 is blue the grass are green Ilove somalis

  • @muktarosmanafrah8174
    @muktarosmanafrah8174 6 ปีที่แล้ว +216

    Nooladda Gebdhaheena Wlhi aad ban ugu farxey iney kaalidka kowaad ka galeen quruxdda Africa aad ban idin jecelnahey hadii nahay wiilasha soomaaliyeed gebdhaheena Soomaaliyeeed👌👌👌❤❤❤❤

    • @maryamomar5888
      @maryamomar5888 6 ปีที่แล้ว +3

      Muktar Osman Afrah mansha allah

    • @salmaqaali475
      @salmaqaali475 6 ปีที่แล้ว +4

      Muktar Osman Afrah thanks anagaba wiilashena aadban ujecelahy

    • @muktarosmanafrah8174
      @muktarosmanafrah8174 6 ปีที่แล้ว +2

      Salma qaali thanks abaayo

    • @zamzamabdirahman7386
      @zamzamabdirahman7386 6 ปีที่แล้ว +3

      Mukhtar Osman Afrah aad baad umahadsantahay wllo anaguna aad idiin jecelnahay wiilasheena somaaliyeed waa lama helaan

    • @mohamedhassanjeilani1154
      @mohamedhassanjeilani1154 6 ปีที่แล้ว +2

      idil yussuf walal mid haduu xumaado kuli ma wada xuma gabdhaha somaaliyeed hadaan awoodo dayaxa walaahi waan ku dakxiisin lahaa lkn waqtiga iyo inyar ayaa magaceenii xumeeyey sorry qaali waan ku jeclahay walaashay 😍😍😍😍😍😍

  • @somalifans6237
    @somalifans6237 6 ปีที่แล้ว +47

    Mansha allah gabdhe henu qurux iyo diin wanag san bey isku dar saden alle haudin dhowro qurixina waa diin like sar hadad ka heshay😍

  • @muxiyadiincabdiamerica6833
    @muxiyadiincabdiamerica6833 6 ปีที่แล้ว +127

    Gabdhaha somaliyeed wax ka qurux badan ma jiiro aduunka noo nolada walalahy

  • @canabmaxamed1954
    @canabmaxamed1954 6 ปีที่แล้ว +22

    Masha alh quruxda wxaa noosii dheer asturnaaan

  • @bodayemediaproduction5242
    @bodayemediaproduction5242 5 ปีที่แล้ว +14

    Gabdhaha somaliyed inaba cadi maha masha Allah

  • @faisoismail5044
    @faisoismail5044 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah gabdhaha somaliyeed waxaan aanisanahay inay caalamka u qaadi lahaayeen laakiin Muslim ayaa nahay oo masoo bandhigi karo quruxda 😍😍😍😍😍😍

  • @hbrtaxasan2441
    @hbrtaxasan2441 6 ปีที่แล้ว +190

    hhhh jabuti iyo samaliya xagee ugala wadaaa Waa isku diin Waa isku AF Waa isku midab Ahahah inta igu raacsan guul somalia

    • @aishakim6312
      @aishakim6312 6 ปีที่แล้ว +4

      Maxamed Xasan maya diwlad ahaan cml

    • @hussienibrahin3778
      @hussienibrahin3778 5 ปีที่แล้ว +2

      meeshan din lama qimeeynayo waa qurux waxaaa laa qimeeynayey ee dee qurxda ineeyna somaliya iyo ethiopia laaga danbeeyo wan ognahy onqurxdaa laguu gadheeynin

    • @hamdahazan1591
      @hamdahazan1591 5 ปีที่แล้ว +2

      Kulayl ka badalay wa dubmen

    • @qaalishmohamedwehliye6601
      @qaalishmohamedwehliye6601 5 ปีที่แล้ว +3

      Waryaahee inan isku xigsano laga rabay annaga iyo jabuuti illen wa isku annagii maxa nasoo dhexgaliyay waxan bas🙄🙄🙄

    • @idrisraage5134
      @idrisraage5134 5 ปีที่แล้ว +1

      Maxamed Xasan waa qaldameynee ama waxey u yeeleen waan isku dhawnahay intaba 4ta ugu dambeysa aniga jabuuti aanba siiyay sababtoo waxay ka sidataa dhaqankii oo sax ah...

  • @diyaayoungtiger1709
    @diyaayoungtiger1709 6 ปีที่แล้ว +12

    Waaaaaaw Masha Allah Wllhi gabdhaheyni soomaaliyeed ayaa ugu shidan

  • @abdirahmanmuutu5656
    @abdirahmanmuutu5656 5 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah allow no deeso waxaan naga dhashay Gabdhaha africa iska daaye aduunka ugu qurxoon
    Majiro rag naga nasiib badan

  • @SaidMElmi
    @SaidMElmi 6 ปีที่แล้ว +27

    yes .. somali women are the most beautiful creatures ever.. ALLOOW NOO DAA.

  • @abdalaibrahin5991
    @abdalaibrahin5991 5 ปีที่แล้ว +5

    Somali wllhi gabdho qurux badan wan hesana man Sha Allah. Alaha no dhafo

  • @mohamedabdirahmanmohamud1840
    @mohamedabdirahmanmohamud1840 6 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah Gabdhaheena Allaha idin Xafido Quruxda Kalinta Kowaad 😍😍🇸🇴

  • @dahabaabde2267
    @dahabaabde2267 5 ปีที่แล้ว +11

    The most beautifully in the wold is somalia🇸🇴🇸🇴🇸❤️💕👌 allow noo dhowr

  • @luqmaanladane40
    @luqmaanladane40 6 ปีที่แล้ว +54

    Djibouti comes after Ethiopia. The second country is our beloved brothers Djibouti

  • @cumardahir3528
    @cumardahir3528 6 ปีที่แล้ว +53

    All of africa anagaa ugu qurux ma igu raacsantahay

    • @fjxiyoofficial9347
      @fjxiyoofficial9347 6 ปีที่แล้ว +1

      Hoyada was somaliland medy

    • @guudka
      @guudka 6 ปีที่แล้ว

      Muna, send your pic reppin Somaliland to me.

    • @boss-eh7kb
      @boss-eh7kb 6 ปีที่แล้ว

      Cumar Dahir rasist

  • @qarandoon194
    @qarandoon194 5 ปีที่แล้ว +7

    Yes, I agree I believe 1st are somalian' girls in Africa.

  • @msalwemudugi
    @msalwemudugi 5 ปีที่แล้ว +9

    qurux iyo qaayaba gabdheheeneey usugnaatay ee aan ilaashano ragoow

  • @mandegmahamoud5167
    @mandegmahamoud5167 6 ปีที่แล้ว +25

    Djibouti is second and Somalia first

    • @user-pz9iz9bb2i
      @user-pz9iz9bb2i 5 ปีที่แล้ว

      Masha allah gibdhahena quruxdha leh dhanwaliba weykuqadhen quruxdhodha Masha allah

    • @zowjatisaleh9288
      @zowjatisaleh9288 3 ปีที่แล้ว

      Jabuti somaliland somaliya and rewanda are same

    • @zowjatisaleh9288
      @zowjatisaleh9288 3 ปีที่แล้ว

      Jabuti somaliland somaliya and rewand are same

  • @sowdaomar1599
    @sowdaomar1599 6 ปีที่แล้ว +25

    ولقد خلقنالانسان في احسنتقويم

  • @ibrahimabdi5202
    @ibrahimabdi5202 6 ปีที่แล้ว

    Man shallah Gabdhah soomalieyda ayaa igu shiidan ugan Quurax badan guul guul guul guul guul guul guul soomalia ilaheya ha noo xafadiyo

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว +77

    #Hablaha Somaliyed
    Alle hanoodayo Qurux rabaa udhameeyay 😍😍

    • @gadkargadka5508
      @gadkargadka5508 6 ปีที่แล้ว

      Kamal Abdullahi were when warrdibada

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว

      Gadkar gadka kuma fahmin sxp

    • @warsaniyoweedhsan9417
      @warsaniyoweedhsan9417 6 ปีที่แล้ว

      Kamal Abdullahi hhhhhhh hada mxd u gursan wayday iyaga wr iska amu sxb

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว

      WAR'SAN IYO WEEDH'SAN hhh😀😀 sxp wan guursaday hada adiga camal iska buulo ma ahi kkkk😀😀

    • @warsaniyoweedhsan9417
      @warsaniyoweedhsan9417 6 ปีที่แล้ว

      Kamal Abdullahi 🤣🤣🤣🤣 sxb iga dhac

  • @KaafiyaMOmar
    @KaafiyaMOmar 6 ปีที่แล้ว +10

    Alxm allah noo xifdiyo gbdhahena somaaliyeed waan frxay wllhi

  • @missmohammed4400
    @missmohammed4400 7 ปีที่แล้ว +84

    Gabdhaha somaliyed wax ka qurxon uma jedo

    • @axmedasad1931
      @axmedasad1931 7 ปีที่แล้ว

      Barwaqo Hodan t

    • @GALAYDH
      @GALAYDH 6 ปีที่แล้ว

      Ilko quruxsan Bilaan Mohamed aan carabta ahyn

    • @indhodeeraley4923
      @indhodeeraley4923 6 ปีที่แล้ว

      Ilko quruxsan Bilaan Mohamed xbbti dee iyagaaba 1 noqday

    • @fahiimamohamed7765
      @fahiimamohamed7765 6 ปีที่แล้ว

      Haa ugaaso boocow waye

    • @mohamdi6193
      @mohamdi6193 6 ปีที่แล้ว

      Abdikariim Nouh
      ilaa carabta wlhi

  • @mrkhalid7898
    @mrkhalid7898 6 ปีที่แล้ว +2

    completely i agree you lists so far
    love for somalia my country

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 ปีที่แล้ว +5

    Maashalllah callayk ❤️
    Waan ogaa inay hablaheenu ugu qurux badan yihiin

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 5 ปีที่แล้ว +1

    gabdhaha Soomliyeed qrx Iyo diin Eebaa siiyy alxm kuwan in nala grb dhigtaan waanba ka xnaaqayaa

  • @omarally1041
    @omarally1041 4 ปีที่แล้ว +2

    OF COURSE I AGREE 100% SPECIALLY WITH THE NO ONE ( SOMALI ) OUR WOMEN ARE THE BEST OF ALL !!!

  • @hinda6460
    @hinda6460 ปีที่แล้ว +1

    Allhmdulilah allihi somali Naga dhigay Ba mahad iskaleh🥰🤲❤

  • @xaliimoaxmed9232
    @xaliimoaxmed9232 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allah gabdhaheena soomaliyeedow waligiin hogaanka uhaya africa insha Allah

  • @Zackabdy
    @Zackabdy 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha Soomaliyed Qurux Dabecad Wax Kasto Laguma Gaaro Ilahaay Hanoo Deysto Gabdheheena Sharafta Badan We Love You Abaayashen 🙏🙏🙏

  • @xassan4446
    @xassan4446 6 ปีที่แล้ว +3

    Djibouti number one I'm so proud

  • @neecawtvchannel8755
    @neecawtvchannel8755 6 ปีที่แล้ว +4

    1.qurux dumarkeena
    2.raganimada raga somaliyeed iyo calool adayg
    3.marti soorka
    intaaba haidan uleenaay somaliley

    • @loopes6707
      @loopes6707 6 ปีที่แล้ว

      xamse somali 👏👏👏

  • @abdulkadir_ak5869
    @abdulkadir_ak5869 6 ปีที่แล้ว +17

    Maasha allah aad iyo aad aan ugu raac sanahay

  • @muzeyboy8787
    @muzeyboy8787 4 ปีที่แล้ว

    Proud to be a somalian but Rwanda should be number 5

  • @Avacado.A
    @Avacado.A 6 ปีที่แล้ว +5

    yeah! wuu saxanyahay list-kaaga waana run, wadanka ugu qutxoon gabdhaha waa somaliya...

    • @sharmaakeyare3463
      @sharmaakeyare3463 6 ปีที่แล้ว

      masha allah gabdhaheena somaliyed nolada waligiin jira oo jooga

  • @ahmedfaahim3787
    @ahmedfaahim3787 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wan ogaa in gabdhaheena ay kaalinta koowad geli doonan dhan walba.
    Alle ha idin dhowro gabdhaheena meel walba oo ay jooganba.

  • @mohajaabir7179
    @mohajaabir7179 7 ปีที่แล้ว +49

    Hhhhhh wlhi waxan maqli jiray yaabka yaabkiis kenya iyo uganda aan ogahay fildarada ay qabaan aa qurux lago shegoyaabo yaaab anagaa aragnay lkn dhabdha somaliyed mid ha ugadan gabdhaha africa ugo quruxda badan iney yihiin kaliya waxa looga danbeyseye iney mislinmiin yahiin ayna xijabam yihiin

    • @Rama____1
      @Rama____1 6 ปีที่แล้ว

      Moha Yare sax wlhi uganda aan ani arkay kuwaas ayaa hada lagu dhahoyaa wey qurux badan yihin

    • @aliamohamed7168
      @aliamohamed7168 6 ปีที่แล้ว

      Moha Yare Uganda gabdhohooda quruxloshin waaye

    • @Rama____1
      @Rama____1 6 ปีที่แล้ว

      Aaliya Cadey 😂😂😂😂 adi ayaa jooga miyaa 😁

    • @aliamohamed7168
      @aliamohamed7168 6 ปีที่แล้ว +1

      jecliya jawiga buulay wlhi waa quruxloshin

    • @Rama____1
      @Rama____1 6 ปีที่แล้ว

      Aaliya Cadey ok qali

  • @filsanqaalicumaryare4609
    @filsanqaalicumaryare4609 5 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha somalia waa gabdho qurxoon m.a ilaahey ha inoo xafido

  • @aminyasincabdi2108
    @aminyasincabdi2108 4 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allh gabadhaheena somaliyeed aad baan farxay awalne waan ba ogaa inaa gabadhaheena xijaaban qurux lagu dhameen ee Allah Sw ha inoo kiin xafido aameen

  • @ramlomaxamed4645
    @ramlomaxamed4645 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah wax waliba waa asturaan quruxduna waa asturaadaada m.a

  • @abukarabdule4347
    @abukarabdule4347 5 ปีที่แล้ว

    Wax kale somalia masha Allah gabdhahena somali allaha nodesto inta iku racsan like ha iisarto

  • @fatmaabdikadir942
    @fatmaabdikadir942 6 ปีที่แล้ว +11

    wwwww viva reer somalia

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 5 ปีที่แล้ว

    somalia inay number one nqonayso wansii garanayay
    waxnaga qurux bdn
    africa mahe caalamka ma jiro allow na xfid

  • @axmadsahaljamac864
    @axmadsahaljamac864 5 ปีที่แล้ว

    Anu umahaysto inayjiran gabdhaha somaliyad gabdho ka quruxbadan adunka xita dhaqankoda luv u Somali girls

  • @abdow4104
    @abdow4104 6 ปีที่แล้ว +2

    namber one somalia🇸🇴☝️

  • @khatramohamed4009
    @khatramohamed4009 6 ปีที่แล้ว

    mashllh quruxdu waa udhalasho.rabi baana gabdheheena kumanaystay qurux dabiici ah ❤❤❤❤mashllh ha cunina gabdhuhu waa somaliyee.

  • @guulwadetube1564
    @guulwadetube1564 5 ปีที่แล้ว +1

    Alhamdulillah I'm Somali person my country taken by 1

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 6 ปีที่แล้ว

    Wow all African girls are extremely beautiful 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @istarliindhayman5703
    @istarliindhayman5703 5 ปีที่แล้ว +2

    waxaan
    maqlay
    somalida
    waxa
    ugu
    gabdho
    qurux bdn
    Gabdhaha
    gabooye

  • @khalidkaynuuni6494
    @khalidkaynuuni6494 6 ปีที่แล้ว +3

    IL😍VE SOMALIA

  • @fowziassecretrecipes
    @fowziassecretrecipes 7 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah Somalia is number one happy 2 see that Lkn away Masari, Sudan libiyan south African maxaa loo iloobay

    • @mahdimaahir3275
      @mahdimaahir3275 6 ปีที่แล้ว

      oo kuwii tuunis iyo marooko maxaa looga tegay

    • @mascamo2629
      @mascamo2629 6 ปีที่แล้ว

      c m lagama hadlayo afrikada cad ee waxaa laga hadlayaa africada madaw

  • @maxamedadem923
    @maxamedadem923 4 ปีที่แล้ว

    Waa been waayo waxa la ilaaway masar iyo liibiya gabdhahooda inta igu raacday like dhac ku sii Gabdhaha soomaaliyeed yay been niyada ku dhisan

  • @mohamedarale2754
    @mohamedarale2754 5 ปีที่แล้ว

    Gabdhaheena Qurux wlhi Aad ban ugu farxay Gabadhaha Somaliyed Magama helayo Africa Gabdho Ka Qurux Bdn Ethopia Aa naso Dhaweyso Only

  • @mohamoudaden7882
    @mohamoudaden7882 6 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allh
    Somaliya
    Hableheenu qurux iyo qiimo badanaa

  • @ciisesharif8490
    @ciisesharif8490 6 ปีที่แล้ว

    I am proud our girls somalia the way of the beuti the way of the gargeous and the somalia girls has doupled beuti that has no anather country of africa

  • @kheyrbahiyechannel7065
    @kheyrbahiyechannel7065 6 ปีที่แล้ว

    Waaw gabdhaha soomaaliyed Gabdho asturan allow barakeey🍀💖💖🍀💖💖🍀
    💖💖💖💖💖💖💖
    💖💖💖💖💖💖💖
    🍀💖💖💖💖💖🍀
    🍀🍀💖💖💖🍀🍀
    🍀🍀🍀💖🍀🍀🍀

  • @fardowsamohamedamiin9229
    @fardowsamohamedamiin9229 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Qurux iyo asturnaan bey isku darsadeen
    I proud inaan ahay gbr soomaaliyeed
    Thnks channelkena

  • @halimafarah8012
    @halimafarah8012 6 ปีที่แล้ว

    mashaallah khurux waxaleh gabar soomaliyeed sharafta labiska iyo midabkeeda yaa yaah

  • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
    @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah gabdheheena qurux alaa u dhameeyay manshallah xabadoo carab ah iyo midoo american ahbaan sheekeeysaneenay BA's waaye hada waan isdeenay ileen gabdhaha soomaliyeed saaneey u qorxoonaayeen bas waaye waan u gooyay carab iyo american

    • @ji8698
      @ji8698 6 ปีที่แล้ว

      macluumaad daahsoon macluumaad daahsoon lol

    • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
      @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 ปีที่แล้ว +1

      Kadra Dahir haa waa iga dhab wllo wllhi gabar somalibaan u soo jeestay adi soomali lahubo ma tahay lol

  • @furintafoore9368
    @furintafoore9368 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah gabdheheena noolaada kaalinta koowaad ayaad kujirtaan koobka quruxda africa

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah waan ogaa anigoon fiirsan inaan ugu quruxbadanahay gabdhaha afrika woooow

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 6 ปีที่แล้ว +3

    Gabdha Soomaalidu waxay ka sii qurux badnaan lahaayeen hadday qaylada iska daayaan oo ay hoos u hadlaan, markii la salaamona weji faraxsan ay muujiyaan. Laakiin waa dagaal iyo qayla badan yihiin, taasoo quruxdooda hoos u dhigta.

    • @safiaali9957
      @safiaali9957 5 ปีที่แล้ว

      Lol attention u bahan yihiin

  • @awaalehinaqobcade47
    @awaalehinaqobcade47 5 ปีที่แล้ว

    Mnzha alleh habla ha somalidu wa kuwa ugu quruxda badan AFRICA

  • @ahmeddacad3701
    @ahmeddacad3701 6 ปีที่แล้ว

    Viva gabdhahena somaliyet adbaa ugu farxay wlhi m.a

  • @ridwaanfuaad8069
    @ridwaanfuaad8069 6 ปีที่แล้ว

    Sidaan qabo anigu Somalia hablaheedu kama quruxbadna lkn waa XIJAABKA Djibouti oo garab ah kaalin ahaan XIJAAB yaaIgu raacay ra'yigaygan☺✋

  • @mohamedomarali7119
    @mohamedomarali7119 5 ปีที่แล้ว

    Qarri Jiqood fadlan muusikada kuu saran waa heestee mida kale aad Ayaan uGu farxay qaabka aad u soo gudbisay

  • @OsmanAlinoor
    @OsmanAlinoor 6 ปีที่แล้ว

    MaashaaAllaah gabdhaha Somalayeed waxe kalinta kowad ku qateen waa xijaabka.
    Xijaabka ayaaba qurux iyo dharaf wato MaashaaAllaah gabdhahena iyo gabdhaha muslimaadka dhan Allaha dhowra.

  • @mamasouleymanekonneh3268
    @mamasouleymanekonneh3268 6 ปีที่แล้ว

    Hablaha somaliyeed afrikaan iska daaye weli hablo ka qurux badan ishaydu ma qaban mnsha allah allah hanoo kiin xifdo@):-

  • @nasrialijalax2512
    @nasrialijalax2512 6 ปีที่แล้ว +2

    somalia djibouti and erhiopia
    is where somali girls are live

  • @cabdulaahiyare8006
    @cabdulaahiyare8006 6 ปีที่แล้ว

    Viva soomaaliwayn ish calaa gabdho qurxoon

  • @zeynabahmed7610
    @zeynabahmed7610 6 ปีที่แล้ว +15

    Waxan Ben aheen Somali wax qurux ku gara inusan jirin ithopia iyo eletaria Ayana ku xigan waxa kle o qurxoon manan arag

  • @ibrahimcali4294
    @ibrahimcali4294 5 ปีที่แล้ว

    Somali 🇸🇴 number 2 waaye waayo Ethiopia 🇪🇹 ayaa ka gabdho qurxoon run ahaanti dadka lama xaqiro soomalaay

  • @baxarbooorya7263
    @baxarbooorya7263 6 ปีที่แล้ว +2

    msha allaH haplo qurxooN alle ayaa ina siiyay

  • @mohamedbest283
    @mohamedbest283 6 ปีที่แล้ว

    somali Is the Beutiful African girls Oh Segnificeince

  • @muxiyadiincabdiamerica3243
    @muxiyadiincabdiamerica3243 6 ปีที่แล้ว

    Aad ayan ugu farxay inay numbere one1 galan mansha allah

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 5 ปีที่แล้ว

    aisha buhari waxey leedahay midabka madowga dahabiga ah marka labaad waxey leedahay qurux aan gacanta lagu sameyn oo truuko iyo bootar iyo meg ab aheyn quruxdeeda waa urigino masha alaah

  • @mowliidk998
    @mowliidk998 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah gabdheheena iyagaa ugu sita qqarada africa allaaha idin deesto

  • @mohammedaamin9857
    @mohammedaamin9857 6 ปีที่แล้ว

    #Wadan keena #nabad ahay mudo dhan #30 sano #Gabdho heenana wali ugu qurux baden yihin #africa #Alxamdullillah #Mansha #Allah #Gabdho hanaga somaliyeed Allaha nooh #ilallsho #iyo gabdho ha #Muslim ta ah #dhamantood #Allah #Ciftiyo dhamantoor Aamin

  • @maxamadyare8968
    @maxamadyare8968 5 ปีที่แล้ว

    gabdhaha somaliyed ayaa ugo qorox badan maan sha alaah

  • @cheikmoussarijal9542
    @cheikmoussarijal9542 4 ปีที่แล้ว

    Ku wa jabuti ugu haysta mesha wallahi ❣🇩🇯🔥

  • @ibraahimfiqi5115
    @ibraahimfiqi5115 6 ปีที่แล้ว

    Ow yeah i definitely agree and don't forget to say masha Allah

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 6 ปีที่แล้ว

    Somalia is the best

  • @maxamuudcabdulqaadir5848
    @maxamuudcabdulqaadir5848 6 ปีที่แล้ว +1

    Qurux badanaa gabdhaha Somali allaha idin dhowro wallad gob tihiin

  • @macallinahmed6771
    @macallinahmed6771 5 ปีที่แล้ว +5

    Soomaali quruxda waa lagu ogaa

  • @nafisaaxmad2903
    @nafisaaxmad2903 6 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allh allaha daayo soomaali 💝💝💝 hablaha somaliyed guuulesta😘😍

  • @shiinesomali7794
    @shiinesomali7794 6 ปีที่แล้ว +8

    Kenyana mesha ma igu so darteen sidaan folxumadoda u arkayay anigaba ayaga u ekaday

  • @fuusnuureabdinuure3056
    @fuusnuureabdinuure3056 4 ปีที่แล้ว

    Maaha Allah gabdhaha somaliyed allaha nodayo

  • @Iqra74
    @Iqra74 6 ปีที่แล้ว +1

    MnshaAllah somalia guul

  • @khalidmohamed5609
    @khalidmohamed5609 6 ปีที่แล้ว

    Manshlh HablaheeNa SomalIyed Ilahy Ha noo DaaYo

  • @hibanura6097
    @hibanura6097 6 ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somali zo nice😎 somalida ayaa ugu gabdho qurxoon

  • @mohamedmoalin3475
    @mohamedmoalin3475 6 ปีที่แล้ว +3

    waw masha Allah

  • @nasraabdi7805
    @nasraabdi7805 6 ปีที่แล้ว

    Somali are THR best

  • @xusenshcaddow6051
    @xusenshcaddow6051 6 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha somaliyeed gabdha kaqurux badan oo ka asluub wanaagsan dunida lamabado saarin africa oskaba daaye

  • @ciildoonciildoon9458
    @ciildoonciildoon9458 6 ปีที่แล้ว +3

    Africa gabdhaheenaa u qurux bdn somalia hanoolaato

  • @amiirkaamiirada5687
    @amiirkaamiirada5687 5 ปีที่แล้ว

    labada gabdhood ee somalida ah ee is haysta qoslayana aad bay uqurxon yihiin waxana ka muuqata qurux ay udherthy farxad wlhy labada gabdhood markan arko waxan so xasuustaa wadankii wayo farxad aad ubadan oo aada qurbo KU haysanin ban haysanay 😭👌

  • @zakifadap9177
    @zakifadap9177 6 ปีที่แล้ว +23

    Djibouti Somalia sooma,aha maxaa wadan looga dhihgy

    • @sahrayusuf7468
      @sahrayusuf7468 6 ปีที่แล้ว

      Digriyoow Abdi jamuti africa hadi ladhoho goni ayey utagantahay wane la aqonsanyahay walalkey isku af ayaan ku hadalna moye wadan afrika ah waye

    • @mohamedhassanjeilani1154
      @mohamedhassanjeilani1154 6 ปีที่แล้ว +1

      Digriyoow Abdi taasa waqtigeedii ayay nasiibka u yeelatay somaliland markaas ayadaa diiday inay gooni noqoto marka iska ilow waayo gaaladii shalay kuu ogolaa inaa gooni noqoto adaa ku xumeeyey oi diiday manta ku adkays ayay kuugu wadaan iska sabra

    • @sashaasif
      @sashaasif 6 ปีที่แล้ว

      Waabey aheed lkn hda ma aha cadowga nakala gooyay 😢😢😢

  • @xamdicali471
    @xamdicali471 5 ปีที่แล้ว

    yes ma jiro wax naga qurux bdn adunka viva Somalia ❤❤❤❤💋💋

  • @xabiiboibrahim3310
    @xabiiboibrahim3310 6 ปีที่แล้ว

    masha allahhaa waa sax walee ileen abwaana hore uyiri qurixi waa diin