MAXAMED BK IYO KHADRA SINIMOO GUMBURAHA 2017 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • XIDIGAHA GEESKA
    CIID SHOW PROGRAM BORAMA 2017
    WARIYE SAGAL MUSTAFE

ความคิดเห็น • 243

  • @abrambrown2236
    @abrambrown2236 7 ปีที่แล้ว +12

    abwanka ereyda sameyay cabdi ismail biso
    faniinta ku luqaysay bk iyo khadra sinimo
    Gaashamo iyoh bari waxasa imara
    mahad badan kuligooba 👍👍👍

  • @haybeqadiye6839
    @haybeqadiye6839 7 ปีที่แล้ว +9

    fanku iska keen keen maha ee wa hibo alle bixiyo
    alle ha idin sharfo xidigaha geeska 💪❤

  • @muktarbulshawi1543
    @muktarbulshawi1543 7 ปีที่แล้ว +54

    boqorka codka maxamed Bk
    tagero buuxda Wlahi

  • @mamulahadhalintaafrica2030
    @mamulahadhalintaafrica2030 7 ปีที่แล้ว +5

    hala gala baxo duriyada sheikh isaxaq alleh aya idin gor yelay wlhi
    hadi ad kamid thy dhasha duriyada like iska buxiiiiiii

  • @duriyadaisaxaaqsheekh38
    @duriyadaisaxaaqsheekh38 7 ปีที่แล้ว +6

    mnsha Allah
    hargeisa ayuu fanku
    yalaa wlhi been Maha
    nolada xidigaha geeska one love 😘😘

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 ปีที่แล้ว +4

    Khadra Silimo codkeeda Waa dahab wlhi♥️. Alla ninka garabaatiga wato oo Silimo gadaashiisa taaga, no care in the world wlhi, Mansha'allaah

  • @abdiqani1139
    @abdiqani1139 7 ปีที่แล้ว +3

    heestan masha Alla waxaa isku helay labda fanaan ee ugu codka fiican Somaliland

  • @boqorkareerhargeisa1796
    @boqorkareerhargeisa1796 7 ปีที่แล้ว +43

    inta afsomaliga kuhadasha yaad hormuud utihiin

    • @fardowsahassan541
      @fardowsahassan541 7 ปีที่แล้ว +5

      Boqorka reer Hargeisa inta af ingrìisga ku hadsho ayu u yahay hourmud

    • @botanbotanxasan2783
      @botanbotanxasan2783 7 ปีที่แล้ว

      Boqorka reer Hargeisa 2

  • @qureeshkayse4968
    @qureeshkayse4968 7 ปีที่แล้ว +5

    Gumburaha iyo banki reer abtigay woooow 😘🤗❤️

  • @Asli-sp3st
    @Asli-sp3st ปีที่แล้ว +1

    My Gumburaha😋❤🌍

  • @suhaibahmed8162
    @suhaibahmed8162 7 ปีที่แล้ว +7

    ✌✌✌👌👌👌 allahow ha i dilin ano Xidigaha geeska nolol ku arkin baashal wcn guys

  • @cabdixakimvillasomalia2540
    @cabdixakimvillasomalia2540 7 ปีที่แล้ว +8

    gashamo iyo barri waa bartaan ku dhashay guryo samo iyo bk boqorka codka

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 7 ปีที่แล้ว +7

    Boqorka codka Bk viva gashamo

  • @abshirbade1848
    @abshirbade1848 7 ปีที่แล้ว +8

    inta khadra tagerta likta ha ila dhafin

  • @lovemanshaallah5472
    @lovemanshaallah5472 7 ปีที่แล้ว +3

    gumburaha baanka my gobolkayga hawd allow barkee viva hawd kayga cashaaq abwaan qaaliya Abdi ismacil biso inder caqliga allah haku siyadiyo

  • @husseinahmed3029
    @husseinahmed3029 7 ปีที่แล้ว +3

    max`ed sucud abdi BK alla yaxafidak nin dadkisa iyo illahay la jiro cid wax yeeli kartaa ma jiro jir ioog viva xidigaha noolaada weligiin guul guul guul

  • @rayfarrah4130
    @rayfarrah4130 7 ปีที่แล้ว +11

    Khadra wale waa fariid cod macaan oo ilbaax ah. Mursal gabadh wanagsan ayad heeshay. Be good to her because she deserves it.

  • @laraabdi6718
    @laraabdi6718 7 ปีที่แล้ว +5

    viva gunburaha iyo wxi araba

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 7 ปีที่แล้ว +10

    BK boqorkii coodkaa iyo ustaado Khadra siinimoooooooooo wwwwww gashaa ma iyo bari

    • @johninankarersaylacvivagbl2595
      @johninankarersaylacvivagbl2595 7 ปีที่แล้ว +1

      Dhamac Abdi 😂😂😂😂😂😂😂😂hhh mxd tidhi

    • @drizm9257
      @drizm9257 7 ปีที่แล้ว

      john inanka rer saylac viva gbl salal calaashan waa reer gaashamo iyo reer sanaag ayuu ka wadaa malaha 🤔

    • @madarcj2519
      @madarcj2519 7 ปีที่แล้ว +2

      Driz M
      iyadu reer gashamo maha sxb
      Bk tolkisa jooga labada meelod ba bari iyo gaashamoba

    • @drizm9257
      @drizm9257 7 ปีที่แล้ว

      Madar cj waa runtaa sxb labada harta sheekha iyo gaashamo ama harta sheekha iyo sanaag ayaa ka habooneyd

    • @ahmetnuclaer3847
      @ahmetnuclaer3847 7 ปีที่แล้ว

      +Madar cj
      zxp ha LA yaabin wxa uu ka dhashey reer adag oo daga ah bari iyo gaashaamo .......waa NiN haperyonis ah reerkii dagaal looga fadhiizty

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +3

    Ya ila dawnaya 2018 September 😉😉😉💋💋 after mursal and hodan ❤

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 7 ปีที่แล้ว +3

    legend bk
    anigiyo go'aygii garan waynay meeshu yaallee💟👍

  • @hanaumar6151
    @hanaumar6151 7 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan qaaliya, viva Max'ed Bk 👏.Thnx khadra walaalo.

  • @amiinmaxamuudxasanaminarts5559
    @amiinmaxamuudxasanaminarts5559 7 ปีที่แล้ว +3

    BK ILaahay haku soo hadeeyo Diinta fahan

    • @somalimanintheworld1849
      @somalimanintheworld1849 7 ปีที่แล้ว

      Amiin Maxamuud Xasan Amin Arts
      maxaa dhacay! muxuu sameeyay
      malaha wuu ku faraxumeeyay....... hhhhhhhh

  • @ninkajecelnabada6645
    @ninkajecelnabada6645 7 ปีที่แล้ว +85

    #like ta inta gashamo garanaysa

    • @madarcj2519
      @madarcj2519 7 ปีที่แล้ว +1

      Liii maska Hy city

    • @addnllhpranks6923
      @addnllhpranks6923 7 ปีที่แล้ว +1

      hi ,mursal you're to young 😉😉😉😶😁

    • @haybeqadiye6839
      @haybeqadiye6839 7 ปีที่แล้ว +11

      Liii maska hy city dhul isaaq

    • @ninkajecelnabada6645
      @ninkajecelnabada6645 7 ปีที่แล้ว +11

      isaaq Haybe Haa sxp waa dhulka duriya hy city

    • @Asli256
      @Asli256 7 ปีที่แล้ว +3

      Liii maska hhhhhh axya gashaamo san u garanayo waliba wad yaabi ma isu raacna inder hhhh

  • @adamyusuf1765
    @adamyusuf1765 7 ปีที่แล้ว

    Maan shaa allah marba marka ka dabaysa kooxdu way sii xuub siibanaysa , iyagoo Abwaanadoodii , Murtidoodii , cododkoodii , musigoodii , laxankoodii , Farshaxankoodii , Naqshadoodii , Muuqaalkoodii iyo Taageeradoodii kolba kolka ka danbaysa Kor u sii kacayaan , Noolaado oo cadowgiin ha jabo . Viva Xiddigaha Geeska

  • @sharmarkedadan1728
    @sharmarkedadan1728 7 ปีที่แล้ว +1

    I LOVE YOU XIDIGAHA GEESKA WALHAY NOOLAADA WALIGIIN

  • @abdihakimjoseph1867
    @abdihakimjoseph1867 7 ปีที่แล้ว +1

    fanaaniinta qarniga khadra silimoo iyo maxamed bk maasha allah axsan codad xaadda kicinaya dhamaan xiddigaha geeska noolaada

  • @cabdiraxmaan826
    @cabdiraxmaan826 7 ปีที่แล้ว +11

    inta xidigaha jecel like isaara

  • @gabadhahabeenkstaiskukadis4280
    @gabadhahabeenkstaiskukadis4280 7 ปีที่แล้ว +7

    gashaamo my magaalo salan gobad tolkay xaruntisi

  • @fowsicumar1073
    @fowsicumar1073 7 ปีที่แล้ว +7

    alaylehe waa boqarka codka bk

  • @najahxargo2996
    @najahxargo2996 7 ปีที่แล้ว +1

    maxamed bk khadara silmo
    😍😍😍😍 Labata fanane tagero her Somaliland shidana

  • @queenqali7559
    @queenqali7559 7 ปีที่แล้ว +2

    Gumbuuraha ❤️❤️❤️

  • @shiineabdi374
    @shiineabdi374 7 ปีที่แล้ว +1

    viva Gumburaha

  • @abdiali5387
    @abdiali5387 7 ปีที่แล้ว +3

    Way qurux badan yihiin habluhu Masha Allah

  • @mtarabiadan5004
    @mtarabiadan5004 7 ปีที่แล้ว +4

    boqorka codka Maxmed bk gaashamo iyo bari

    • @fuaadcade1312
      @fuaadcade1312 7 ปีที่แล้ว

      mtarabi adan hawdkeeni zxp
      gaaashaamo💗💚

  • @abdilqadirzkaysez6264
    @abdilqadirzkaysez6264 7 ปีที่แล้ว +2

    wow gashamo iyo bananadii xalxaliseed dhulkaygii ddsi

  • @asmafate2519
    @asmafate2519 7 ปีที่แล้ว +4

    boqorki somaliland # mohamed bk nolow Abti qli😍

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +10

    wixii #reer #caynaashe ahow like ii saara waa inaadeerkiin oo #reer #gadiid ahe

    • @warso-spt1
      @warso-spt1 7 ปีที่แล้ว

      Azl Mcl Hayee mesha may haadiriyan ilbaxiiti nuh ismael. Kkkk. Reer Caynaashe maahay waha ka qaaday nin Cabdalle Sacad

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว

      kkkk ma sidaasa gobta subeer awal inamadii cabdalle sacad ee gobta ahaayoow?

    • @KM-jc5hl
      @KM-jc5hl 7 ปีที่แล้ว

      Azl Mcl walal here we are #caynashe

    • @suldanyare9400
      @suldanyare9400 5 ปีที่แล้ว

      laandheerayasha reer tolkay REER CAYNASHE wan idin jeclahay ano ah nin isaxaaq carra
      Azl mcl reer Ayeeyday nuh ismail qalbiga boos ku ledihin loveU

  • @cabdifataxadan4526
    @cabdifataxadan4526 7 ปีที่แล้ว

    GUNBURAHA BANKIISOO
    GU AHOO BARWAAQO AH
    GORDOBKII KASOO BAXAY
    abwaan cabdi ismaaciil biso alla maskaxda hakuu barakeeyo fanaaniinta qaaligaa alla hadhawro

  • @maahirsomalilander9980
    @maahirsomalilander9980 7 ปีที่แล้ว +5

    Gaashaamo iyo bari dhulkaygii

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk abtiris baa kadhaca website xitaaa waaa lagu abdirsanaaa dhibweyn baa Somali hasta bk boqorka codka nice song

  • @siimakeyse4232
    @siimakeyse4232 7 ปีที่แล้ว

    waw bk silimo wn ku fanaa xidigaha geska

  • @happyahmed9629
    @happyahmed9629 7 ปีที่แล้ว +1

    wooow alayeleh hara garduur hees danood haro gingimo wooow khadra dhulki wooow gumbuhura garanayaa garanaya walee ruuxna dhulmarin dhaayo la walee

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 7 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful Khadra Cabdi S 👍
    Ifrax Hargeysa 👍

  • @amalmohamet9525
    @amalmohamet9525 7 ปีที่แล้ว +2

    waaaaw xidiga somalind tagera buuxdan idinyaynaa

  • @fattimohamed2925
    @fattimohamed2925 7 ปีที่แล้ว +5

    Magicinu hajiro jiidhki layga beeray. dhman reer somaliland hambalyo

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 7 ปีที่แล้ว

    woo mahamed bk iyo kadra mashallah vive xidigaha geesta anissa djibouti and barnet in uk

  • @zamzamnzpoh660
    @zamzamnzpoh660 6 ปีที่แล้ว +1

    boqrada codka khadra cabdi silimoo and maxamed bk faniiniin qaran

  • @samaalemosoomaali2474
    @samaalemosoomaali2474 7 ปีที่แล้ว +5

    sinimo noolow

  • @banuhaashim9539
    @banuhaashim9539 7 ปีที่แล้ว +1

    jaaskan iyo kabanka. hablaha dareenka dadka kicinayaa kaasoo ku durkinaya dhinca Zinada iyo Faaxishada .
    Allah ha ina soo hadeeyo. Aduunyadu waa ayaamo yar. umado badan inaga horeeyey sidaasay u bood boodeen

  • @moahmed5769
    @moahmed5769 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah wxn u malaynayay inaan dhex joogo meesha oo aan ka dhex jaasayo

  • @maizaabdi1190
    @maizaabdi1190 7 ปีที่แล้ว +1

    Tageero ku ahay BK ❤️💯

  • @malapohchannel5399
    @malapohchannel5399 7 ปีที่แล้ว +1

    www meesha wxbaa ka dhcy allow idin dhwr

  • @farduuzmoh2897
    @farduuzmoh2897 7 ปีที่แล้ว

    wooow qatar heesta biso ugu wada shidan waaaaawareey

  • @jibrilahmedmarwanito1774
    @jibrilahmedmarwanito1774 7 ปีที่แล้ว +1

    hablihii wax ciyaarsiiya ayey waayeen ilayn odey ayaa ka maqane

  • @qaaliladan9016
    @qaaliladan9016 7 ปีที่แล้ว +2

    gashama iyo bari ma u qiyartagaysaa wahwah noladaa

  • @axmedhassan8411
    @axmedhassan8411 7 ปีที่แล้ว +5

    woo waa kooxda aduunka somaliland aye dheerta

  • @esseibo
    @esseibo 7 ปีที่แล้ว +1

    wooow masha ninka garanayaan ahay gaasho iyp hawd misrak gashaaaamo

  • @baalebb7371
    @baalebb7371 7 ปีที่แล้ว +1

    #VIVA GASHAMO BARI GUNBURAHA

  • @fattimohamed2925
    @fattimohamed2925 7 ปีที่แล้ว +3

    Cadawgiinu down idinkaa uhaysta dhman inta somaliga kuhesta guuuuul iyo hoyga fanka hargeisa caday style waxwalba number111111

  • @aom5571
    @aom5571 7 ปีที่แล้ว

    war asxbey anigu waxan ku haysta ninka ciyaalki hore ah ee ay ciyarsiyeen waa dhamays juz somali wlahi mxu aha magacisi mxmed miyr mise
    mxy biito mise waa saxardiid niyow saxardiid ba ciyaar somaliga dhamays ahaye kuma ishegi kara magacisa?

  • @tasniimsaami4153
    @tasniimsaami4153 7 ปีที่แล้ว

    ax ax ax waxaan xasuustay yurub meaha ka maqan wllhi yurub halayska saamaxi

  • @abdirisakxaliye9452
    @abdirisakxaliye9452 7 ปีที่แล้ว

    inptigy Abwaan Abdi Ismail Biso
    world class

  • @hoodomaxamuud9129
    @hoodomaxamuud9129 7 ปีที่แล้ว

    Waaw #like inta gashamo garanysa best the best hees iga dheh

  • @MohamedHASSAN-zn3nr
    @MohamedHASSAN-zn3nr 7 ปีที่แล้ว

    i love misraka gaashamo bk bro aad ayaad u mahad san tahay

  • @mohamedamiin8996
    @mohamedamiin8996 7 ปีที่แล้ว +2

    waaaw eishqiyaasak yaa xanaan yaa manan

  • @haajiosmaan9124
    @haajiosmaan9124 7 ปีที่แล้ว +1

    bk nazap wlhi siduu sagal mustafe uu usoo kiciyey gopta

  • @hhhhhh6818
    @hhhhhh6818 5 ปีที่แล้ว

    Yaa daawanaya 2019 bishi 7/18

  • @omarN
    @omarN 7 ปีที่แล้ว +23

    Viva gashaamo hoygii danbarka caanaha iyo barwaaqada.

    • @maahirsomalilander9980
      @maahirsomalilander9980 7 ปีที่แล้ว +1

      omarN been sheegtay wlhi reer gaadhaamo ahay und meesha kulayl loogu dhimanayaa

    • @omarN
      @omarN 7 ปีที่แล้ว

      Thomas Cenedy adaa kuleyl iyo xanuun qaba orod isdawee hooro.

    • @omarN
      @omarN 7 ปีที่แล้ว

      Thomas Cenedy qoraalka iska soo hagaaji.

    • @maahirsomalilander9980
      @maahirsomalilander9980 7 ปีที่แล้ว +4

      omarN hhh wlhi Gashamo wan joogi jiray Ma garanaysaa Tukaankii Suufi mahamuud anigu Boarding kii gashamo kujiri jiray Maamulaha xfdiisa ayaan joogi jiray Gadhwayne maamule fcn ayuu ahaa mesha kulaylkeda ka yapay NiO

    • @omarN
      @omarN 7 ปีที่แล้ว +2

      Thomas Cenedy goormaad Thomas la baxday markaa ma markaad soo tahriibtey hhhhhhhhhhh. Anigu weligey maalin baan arkay laakiin waan ku faanaa somaali oo dhan baa ku faanta waa meelaha suugaanta somaliyeed lagu soo qaato mar walba waxba kama taqaanid gaashaamo.

  • @madarcj2519
    @madarcj2519 7 ปีที่แล้ว

    axya hees gaashamo iyo bari
    bk and silimo

  • @qalpidhayahasan404
    @qalpidhayahasan404 5 ปีที่แล้ว

    Woooow

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 7 ปีที่แล้ว

    Khadra waan jeclahayi you bk fanaanin qaliya .❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shmuuseaxmed6793
    @shmuuseaxmed6793 7 ปีที่แล้ว

    khadra boqorada codka nice

  • @ciyaalyooyoowalalkood423
    @ciyaalyooyoowalalkood423 7 ปีที่แล้ว +1

    katag mesha waxan hees mahane

  • @Larzo19
    @Larzo19 7 ปีที่แล้ว +2

    maansha Allha

  • @omarN
    @omarN 7 ปีที่แล้ว

    Bk iyo Sinimo laba qof oo qaaliya cimri dheer.

  • @abbddria6966
    @abbddria6966 7 ปีที่แล้ว +23

    Bal u fiirso qoladan wala waynta inay inagu hayaaan fara baas 1 xamdka queen waxa guursaday mid qoldasa oo yufyuf qaba wati addis uracday wa furay 2 inantaa dheer ee xoga wayn heblayo qalbjo watii mid rer koonfuriy Facebook live ka furay 3 inantan barnamika wada sagal mid America joga oo qadadwyna wati anu uga taag wayday me imika aaway yurub geenyo war sidan wa inanynu sikayeelna

    • @moahmed5769
      @moahmed5769 7 ปีที่แล้ว

      Abb Ddria hhh wlee waad dheeraynaysaa yarkow dhulka soco in kugu filan

    • @34aym83
      @34aym83 7 ปีที่แล้ว +2

      Abb Ddria ma cay karti mana gaarti

    • @mustafemiami7520
      @mustafemiami7520 7 ปีที่แล้ว +2

      Abb Ddria. dookhu waa cajiib. bro Hala yabiin haduu calafku geyay Mida kale Waa dad isgayaa niin raaga ahaw waliga

    • @drizm9257
      @drizm9257 7 ปีที่แล้ว +5

      Abb Ddria adeer dumarka ma siolkoogaad ka shaqeysaa? maxaa naga galey waxa is guursanaya heesta macaan iska dhageyso uun oo naga daa sheeko dumarka sxb

    • @mahamedabdifatah9452
      @mahamedabdifatah9452 7 ปีที่แล้ว +3

      Driz m
      😂😂😂😂😂😂
      heesta iska dhagaysta dhe
      wle runta ushegtay

  • @nasteexofarhan8234
    @nasteexofarhan8234 7 ปีที่แล้ว

    mnsha allah bk boqorka Codka iyo khadra abdi silimo

  • @ahmedabdi9894
    @ahmedabdi9894 7 ปีที่แล้ว +1

    #xiddigaha #geeska

  • @jimcaleabdi3081
    @jimcaleabdi3081 7 ปีที่แล้ว

    Waaw waxaasa quraxa mansha allah

  • @abdiahmad8991
    @abdiahmad8991 7 ปีที่แล้ว

    waa gabaree furunka iibinjiray wax jira maha bk

  • @hamseomerbatuun8391
    @hamseomerbatuun8391 7 ปีที่แล้ว

    waaw maxamed siciid cabdi xasan faarax bk
    khadra cabdi sinimo noolaada fanaanin jira

  • @laylahzawjatulbasher9509
    @laylahzawjatulbasher9509 7 ปีที่แล้ว

    ax yaah heeez iga duulizeen
    my dadkygiiii

  • @fatemaaslam7942
    @fatemaaslam7942 7 ปีที่แล้ว

    Asi ninwalbo like haliisaro auooleyahyee maxalaga faaidaa likta bal ana aantijaabiyee
    Caawa liketa bal iigu qabtaa soomali weeen

  • @yonishassan4131
    @yonishassan4131 7 ปีที่แล้ว +1

    waa hees iyo Badh wallee

  • @abdikarimosman3934
    @abdikarimosman3934 7 ปีที่แล้ว

    bk jiro joog

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +2

    Hamda Abdi Kinal Queen Ada qurx ugu sitA xidigha wlhi inolw inader💜💜

  • @mahadaden2400
    @mahadaden2400 7 ปีที่แล้ว +1

    waxbaa ka dhacay Waxaan mooday in aan dhex joogo ha la baashaaalo

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige ปีที่แล้ว

    AHUN Maxamed Miyir Xaaji.😢

  • @shabcaanali8377
    @shabcaanali8377 7 ปีที่แล้ว +1

    like isaara ka socota meeshane like ila ogaada

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 7 ปีที่แล้ว +4

    Gaashaamo iyo Hawd beri rag reer caynaaashe la yidhaa ayaa ilaaahay inta kasokaysa danbaaba

    • @abdirisakxaliye9452
      @abdirisakxaliye9452 7 ปีที่แล้ว +1

      Geel Jire bro aan ku saxo gaashaamo bari iyo Hawd are different.

    • @suldaanhalabuur4662
      @suldaanhalabuur4662 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdirisak Xaliye waxay doonaan ha ahaadaane saw anaku ma dagno Mise Waad igu Diiday

  • @sultanaabi6708
    @sultanaabi6708 7 ปีที่แล้ว

    maxmed abdi siciid bk $khadra abdi silimo alle haydin poqro axya fananiin

  • @somever4959
    @somever4959 7 ปีที่แล้ว

    inta afsomaliga kuhadasho like isara

  • @hajjihamseahmed9587
    @hajjihamseahmed9587 7 ปีที่แล้ว

    Geeloo irmaan bixi hhhh
    khadra xoola ma jiraane
    abaaraa dhacee.
    idinku hyzta hore u socda bk iyo sinimo

  • @nafisasicid2383
    @nafisasicid2383 7 ปีที่แล้ว +13

    Dumashiday Qurux Wale inaderkay mursal gabadh badhu helay way so ridatay

  • @samaalemosoomaali2474
    @samaalemosoomaali2474 7 ปีที่แล้ว +1

    boqorka codka bk bk noolow geesi

  • @yonisyousuf3005
    @yonisyousuf3005 6 ปีที่แล้ว

    Khadra silimo dhiidhida ayey madaxa u galisay bk waa inanta ugu codka fcn wakhtigan waxaanay ku heesi kartaa laxankasta eesha calaa fanaananad

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh ปีที่แล้ว

    Maxamed Miyir 😢

  • @hanayucuf5006
    @hanayucuf5006 7 ปีที่แล้ว

    waa hal qabiil oo wada heeesaya yaahuuu

  • @mawliidmohamud1636
    @mawliidmohamud1636 7 ปีที่แล้ว

    Gashaamo😍😍😍