DAAWO GABAR HARGEYSA KA TAMID OO SU,AAL WAYDIINAYSO CALANKA SOOMAALIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Fadlan ha ilaabin Walaal inaad saarto ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔
    Si ku dhaafin waxa cusub
    ----------------------------------------------------------------------------
    Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ and turn on you'r notification bell so you don't miss out on new videos!

ความคิดเห็น • 633

  • @emanabdalle7470
    @emanabdalle7470 4 ปีที่แล้ว +141

    Waxn ku fanaa Somalinimada✌
    From Hargeiza 😍
    Ayan Ahmed waxad Tahy gabadh karti leh
    Rabi haku xafido💛

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 4 ปีที่แล้ว +3

      Somali wa la wada yahay wll lkn shan dawladood weeyey somali ado somalinimo ku faanaya ayad dawlad wadan leedahay

    • @sacadcabdi9808
      @sacadcabdi9808 4 ปีที่แล้ว +2

      Me too saaxiib.
      Somalinimo ayaa ina wada deeqda 😍 wixi ka hooseeyana waa qudhin .

    • @emanabdalle7470
      @emanabdalle7470 4 ปีที่แล้ว +1

      In badan ayaa moogan wllo
      Oo somalinimada mooda xajiin 😊

    • @sacadcabdi9808
      @sacadcabdi9808 4 ปีที่แล้ว

      @@emanabdalle7470
      Waa aqoon la'aanta iyo dhibaatooyinkii dagaaladii iyo jabhadihi .
      Mustaqbalka dhowna odoyashan ina kala horjooga waa ina dhaafi doonaan mustaqbal dhalinyartu ka tashato danahooda ayaa imandoona iyagoo ku saleynaya aqoon .

    • @emanabdalle7470
      @emanabdalle7470 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sacadcabdi9808 Incha Allah wllo 🙏

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 4 ปีที่แล้ว +5

    Horta somalida wax ma fahmaan..calankan buluuga 🇸🇴🇸🇴 ahi waa calan qoomiyadeed qofkasta oo Somali ah wa inay dhawraan oo ay Ku faanan..calanada kalena waa mid dawladeed..midaa ha la Kala garto love from Somaliland ❤

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 4 ปีที่แล้ว +3

    From jigjiga boy Ax walhi gabdh Waa iga ilmaysisay calanka buuluga iyo Somalinimada wan ku faan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴like

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 ปีที่แล้ว +77

    Waa gabar qalbiga iyo korkaba ka qurxoon masha allah allow ku dhowr oo ku barakee 🇸🇴💕🌹❤️

    • @suleekhayuusuf5998
      @suleekhayuusuf5998 4 ปีที่แล้ว

      Amiin insha Allah

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa qaayimad ilig dheer waxey dooneysaa buugaa si aad uga iibsataan ka dibna weydin arki iyadoo cafis ku soo noqotey sidaas baa la idiinka caqli badan yahaye qadaadweyney goormeydin fahmi ma marka la idin ku dhufto

    • @hibocabdullaahiofficial8935
      @hibocabdullaahiofficial8935 4 ปีที่แล้ว

      @@xaajimasaleh8837 akh dadke la hadlesa ka mid tahy

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 4 ปีที่แล้ว +6

    👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Ayaan dareenkaaga oo aad cabirtey baa laguu xiriye Huuno Hargeisa ha tegin oohin ma karnee sidii Nimcaan iyo Naciimo Abwaan Qorane

  • @uptiazizmohamed99
    @uptiazizmohamed99 4 ปีที่แล้ว +35

    wlalayal Dhibaato idinlama Jeclin Inaan wx isku darsanona Ma Jeclin.
    Jinsayda Somali baan ahay.
    Wadankayguna Waa SoMalIlAnD❤❤

    • @Aryan-bx7wt
      @Aryan-bx7wt 4 ปีที่แล้ว +2

      Lippah warkadu adbu iqanciyey wlhi from somalia fikirkaga saxda ayad hadashay

    • @uptiazizmohamed99
      @uptiazizmohamed99 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Aryan-bx7wt Haa Zhp Fikir zax ah weeyi lkn Somalia ayaan walaalnimo rabin

    • @fahmodhaqane3578
      @fahmodhaqane3578 4 ปีที่แล้ว +1

      S/land maxaad uqabataa qashinka ayaa casimada hadheeye jid qurxan oo lamarana malihide ,horta daryeel markaa ku faan

    • @hamsekoozaar4614
      @hamsekoozaar4614 3 ปีที่แล้ว

      @@fahmodhaqane3578 🤣waxa laga hadlayo maad fahmin wll ee aabo waydiii

  • @munamahamud6211
    @munamahamud6211 4 ปีที่แล้ว +3

    Qiiro Japan ta iyo beerlaxawsiga kama helo huno waa talabaadde maba aqaan calankan aad ka sheekaynayso waxan ku dhashay ku barbary calanka tawxiidka leh alhamdulillah

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 5 ปีที่แล้ว +21

    Waa runti waa cawalihi cirka logu magac Dary🇸🇴❣💕

  • @nemonoura5866
    @nemonoura5866 5 ปีที่แล้ว +58

    Inantani ilaahy xanuunkii dilaaga ahaa ee cuqdada uu ka badbaadiyey mzha alh waa gabadh caqli leh 🇸🇴🇸🇴💯✔👈

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว +4

      Alle ha Caafiyo imikaba Jiro ayaa ka Muuqatee

    • @nemonoura5866
      @nemonoura5866 5 ปีที่แล้ว

      @@wiilkahargeysajecel8748 kama muuqato ee idinku isdaweeya🤫🤫

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว +2

      @@nemonoura5866 Qaraxyada iyo Dawlad la,aanta Xamar kugu heysata alle ha idinka dul qaado

    • @nemonoura5866
      @nemonoura5866 5 ปีที่แล้ว +3

      @@wiilkahargeysajecel8748 idinka aya qaraxyada wada sow ma ogid lkn dhibta laguma waaro dhaxal loma yeesho

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว +1

      @@nemonoura5866 Naa ilaahay barya Qaraxa alle ha idinka qaade

  • @abdyfaizul3867
    @abdyfaizul3867 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Alalh rer hargeisa somalida kale wax badan ayee dheyryahiin .....la aantooda ayaa meyl ugaari lanahay...we missed them from central goverment

  • @masimyare4453
    @masimyare4453 4 ปีที่แล้ว +21

    msh alh wlshy qli ayaan kaapa wkhtigii iskuulkeena ayn xasuusta wlee hadaldaadi 😂😂😂 lkin anigu somali marky hiil nqoto wn nahy hadana wxn jecelnhy somaliland inay dal gooniya nqoto ictiraafkeedana hesho taa u olaleee😂😂😂😂 viva somaliland

  • @sinduurasomali977
    @sinduurasomali977 4 ปีที่แล้ว +36

    Wlhi waan qiirooday ax ax inta qiirootay like iisaara

    • @yasinabdi8157
      @yasinabdi8157 4 ปีที่แล้ว

      sinduura somali isku marbaan dawanaynay, qiiro waydhaftay

  • @mahamudhaji4227
    @mahamudhaji4227 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaa allaah wll qaali alle haku dhawro meel waliba oo aad joogto... runtaad ka hadashay.... SOMALI WAA MID MEEL WALIBA OO AAY JOOGAAN.... SOMALI WAA SOMALI..... ALLOW KARAMDII SOO CELI....AMIN AMIN AMIB...

  • @maryanabdirahman8927
    @maryanabdirahman8927 5 ปีที่แล้ว +23

    Cawalaha waxan ahay cirka logu magac daray 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧕🏻 Walahi wan xiqoradaa mar walbo aan calanka somaliyed arko 😭🇸🇴

  • @kajalabdalla139
    @kajalabdalla139 5 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah Waa Gabar Allah Qurux IYo Caqliba SiiYeY Rabina Haka Dhigo Midii wadada fiican kusii taagnaata Anagana ha naga kuwo xaqa u dirira
    Mansha Allah Somali Rabi Ha Xifdiyo meelkastoY JoogaN

  • @user-on8he8gs7z
    @user-on8he8gs7z 4 ปีที่แล้ว +2

    شكرا للأديبة الصومالية / أيان أحمد لعباراتها التحفيزية في النهضة والتطور لدى البلاد وللشعب الصومالي أيضا ...
    وأشكر كل الشكر للجامعة الوطنية الصومالية التي يكون في غرفها ملايين الصوماليين المبدعين في الفن والأدب أمثال هذي الفتاة التي نشاهدها حاليا ....
    وتحياتي لكل مواطن صومالي يحب لشعبه ولوطنه
    الوحدة والوطنية شيء غالي علينا ولا يمكن أن نترك منه مهما حصل عائق ومهما يدعي السياسيون في تفرقة الشعوب الصومالية وتمزيق وحدتهم 💓
    حمزة عثمان من برعو أقاليم الشمال في الوطن 🇸🇴

  • @cirmarbadmar5522
    @cirmarbadmar5522 5 ปีที่แล้ว +149

    Dhalinyarada soomaaliyeed ee caafimaadka qaba ee dalku u baahan yahay waa inantan oo kale. Allah yaa Cizak.

    • @abdikareemmohamed3181
      @abdikareemmohamed3181 4 ปีที่แล้ว +1

      ma cafimad qabtee wa kudaafad

    • @abdifatahismail5632
      @abdifatahismail5632 4 ปีที่แล้ว

      Waa dhab

    • @abdifatahismail5632
      @abdifatahismail5632 4 ปีที่แล้ว

      Dadka.oo dhan haday gabadhan oo kale noqon lahayeen weynu isracilahayn

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 4 ปีที่แล้ว +3

      Waxaan kula yaabaa qoladan qadaadweyn hadba ruux bar kuma yaalaan ah ayey xidig moodaan aleylahe wey fudud tahay in la idiin dhigo riwaayado maaweeladii caruurta ah bal iyadana waxey idiinku timid inaad liido geysataane ugu dhaqsada

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abdifatahismail5632 ka weynow qiirada beenta ah qadaadweyntiinii baa sii kala furfuranayee maxaa la is raaci idinkiiba kala danbeyn haysane waxey idiinku timid buuga oo laga iibsado iyo inaad liido la tagtaane

  • @abdidayaxdubane463
    @abdidayaxdubane463 4 ปีที่แล้ว +2

    mansha allaah walhi inanan ka mari karin reer waqooyi waayo waa dad wada murti ah

  • @nmahmed6063
    @nmahmed6063 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan aqliga badan ha lagu daydo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aaminaadam399
    @aaminaadam399 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh allh hano dayo gabdhan oo kle dadku may iska noqdaan allhw ka dhig umadda soomaliyed sidan oo kle

  • @laylayusuf2816
    @laylayusuf2816 5 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan manshallah halayidhaahdo waa gabadh wadaniyad ah oo magaca soomali kutaagan meelkasta oy joogaan 💕❤️ ilaahayna hibo iyo wax garad u dhaliyey

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allah walaashey qaali ah somaliya guul iyo gobonimo

  • @cabdirishiidcumar3560
    @cabdirishiidcumar3560 2 ปีที่แล้ว

    M.a guul

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 4 ปีที่แล้ว +18

    JinsigaYga wxan ahay somaliyed wadankaYguna waa somlilnD💋❤

  • @mumtaazfareey4036
    @mumtaazfareey4036 4 ปีที่แล้ว

    Walahi wan ilmeyey markan dhagestay masada gawadha curisay allow ku barakey qalbigagana alle ha nuriyo alpo

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah waa uu yimi waan farmaajo iyo khayre😍🇸🇴🇸🇴

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 4 ปีที่แล้ว +3

    MAASHAA ALLAH ABAAYO ILAAHEY HAKU XAFIDO ADIGA IYO INTA KULA MIDKA AH AAAMIIM ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴♥️♥️♥️♥️🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @salwamohamed2578
    @salwamohamed2578 5 ปีที่แล้ว +10

    ayan ahmed aydiid school so wada marnay hargeisa school 2012 miss walhy ❤

  • @xilkasmaxed3388
    @xilkasmaxed3388 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah🥰🥰🥰🥰

  • @miskifarah4859
    @miskifarah4859 5 ปีที่แล้ว +24

    Alla Calankeena buluuga ah saan u Jeclahy iLaahoow Soomaali Mideey Aamiin.
    Abaayo Wlcome wadankaagii Ciidaadii Calankeenii.
    Mahadsanid Dhulka waa Dhulkeenii ogoooooow

    • @mahamoudabdi7426
      @mahamoudabdi7426 2 ปีที่แล้ว

      wa dhooni rac calooshayd u shaqaysata ah

  • @jihanmm7569
    @jihanmm7569 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Alaah 👏👏👏👏👏 ilahaw kuxafid hadalkaagana rabiyow samada laga aqbalaa amiin.

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 5 ปีที่แล้ว +8

    wlhi qofka isaaaqa ahi haduu fahmo somaalinimada aduunyada ruuux udhigmaa majiro alle haydin barakeeyo beshaaseey

    • @azizamehrac9754
      @azizamehrac9754 4 ปีที่แล้ว

      Naa caqliyelo oo kalabaro jinsiyada iyo qaranka isaaq lahayne

  • @xalimacdy8775
    @xalimacdy8775 4 ปีที่แล้ว +1

    Ar aniga rer somaliland jecliya gabigoda waa gabaya wiil rer waqiyo haliso radso idii salamay from muqdisho

  • @abdulrazakfarah2478
    @abdulrazakfarah2478 4 ปีที่แล้ว +6

    I'm proud to be Somalia

  • @DahirMOsman
    @DahirMOsman 5 ปีที่แล้ว +64

    Dhalintu waa mid lkn waxa wadanku ka dagi la,yahay waa siyasinta waqtigodi socunay plz dhalinyaroy an ka taqalusno odoyasha kuwa xun xun👊

    • @suleekhayuusuf5998
      @suleekhayuusuf5998 4 ปีที่แล้ว +1

      Really my brother

    • @umalkhayrcabdi1795
      @umalkhayrcabdi1795 3 ปีที่แล้ว

      DHILINTA MAXAAD U HAYSAA WAXAAN QARAX AHAYN IYO KUFSI IISHEEG TII AAN KAAGA TEGAY BAAD DHEERAAD KU SII DARSATAY

  • @najibnajo1707
    @najibnajo1707 4 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah huuno
    Ale haku xafido❣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤

  • @rajabdayib2206
    @rajabdayib2206 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqda taal woqooyi ama reer somaliland waa midan runtii🇸🇴 dhamaantayo waxaan jecelnahay midnimada soomaaliyeed anaga oo jecel inaan yeelano awood ka midaysan qalbigayga iyo maamul wanaagsan sida xukuumada nabad iyo nolol oo kale hada🇸🇴

  • @nafiso9184
    @nafiso9184 ปีที่แล้ว +1

    Ala calankeyga somalia 🇸🇴 ❤

  • @worldvoice101
    @worldvoice101 2 ปีที่แล้ว +1

    Cadawga Allaha Kaa ilaaliyo aakhiro iyo aduun Allaha kusharfo.

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 5 ปีที่แล้ว +2

    Wadankuu Daadkaan oo kale ayu uu bahan yahay wadaniiyada iyo Somalinimada ku dheer tahay allow So baadii dadka damiirka leeh Aaaamiiiin

  • @sahroahmed354
    @sahroahmed354 4 ปีที่แล้ว +4

    Ax waaaa qiiroday illahy haku ciseeyo abyo macan

  • @somalilyrics4027
    @somalilyrics4027 5 ปีที่แล้ว +7

    Ayan ahmed kaaba wllo hore u soco meL kasta oo ad joogtana alle haku garab galo

  • @nasteexomataanwardamataan6975
    @nasteexomataanwardamataan6975 5 ปีที่แล้ว +4

    Mch alaaah wlshy ayaan Ahmed Caydid abwnad qliya allle hku xifdiyo

  • @mohamoudsaid2700
    @mohamoudsaid2700 4 ปีที่แล้ว +2

    iam somali my language is somali my nationality somalilander every somalilander khows

  • @manalcadey2688
    @manalcadey2688 5 ปีที่แล้ว +4

    Meel lagu iibinayo wadankayaga kumaan arag. Wakaa dhaladka somalilanderka ah meel kastuu u shaqo tago uu ogyahay wadankiisa.

  • @abdixaji600
    @abdixaji600 2 ปีที่แล้ว

    i beloved my cityogadishu

  • @musbaaxmaxamedmusbaax4476
    @musbaaxmaxamedmusbaax4476 5 ปีที่แล้ว +4

    Tolow naagahaa hargayisa katagaa maa darajaay modan markaay leyin calankan wadankayaga kumanu araag iyo hargayisa ayan ka imi naa maa Japan badkatimi somaliland iyo Somali meelo layisaga waramo mahe danahagad utagtay dhamayiso un

  • @mahamedahmedmahamed6246
    @mahamedahmedmahamed6246 5 ปีที่แล้ว +1

    qatar M.a Abaayo aad baan kuu amaanaya

  • @fosiaali8816
    @fosiaali8816 4 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah ayaan abasyo adigoo kale alaha noo badiyo

  • @fartuunmaxamed2238
    @fartuunmaxamed2238 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @Jeesto-Jiiro
    @Jeesto-Jiiro 4 ปีที่แล้ว

    Ayaan Ahmed Allaayaxfidak wllo qaali

  • @hamdaahmed6560
    @hamdaahmed6560 5 ปีที่แล้ว +2

    Mancha allh Guuulayso
    Wlllshy qlih
    Ayaaan Ahmed Caydiiiiid Kaaaapa

  • @xafsayunis5391
    @xafsayunis5391 4 ปีที่แล้ว

    Mashallh gabdhan qalbi fiicana ilahow ku dhor walhi wan qiroday somali ha is raacdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bashirhoussein8055
    @bashirhoussein8055 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah runti huno wa dhiiragalin Wanaagsan horaye usco ow guuleyso walalshaye

  • @abdulrahmanaden6769
    @abdulrahmanaden6769 4 ปีที่แล้ว +2

    isku magaalo ayanu ka nimid waad mahad santahay lakin siyaasada siyaasiyiinta udaa adna hal abuurnimada ayaan kuu deynay but thank you

  • @naalayeaadam2909
    @naalayeaadam2909 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaah waa gabadh qalbigu noolyahay, caqli fiican, hadal qurxoon muqaal qurxoona ku darsatay Allaah ha ku dhowro.

  • @atofagad3695
    @atofagad3695 4 ปีที่แล้ว +3

    waa gabar wadani ah masha allah .

  • @DMDmahadale
    @DMDmahadale 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa kabadh fariid ah iyadookale allaha noobadiyo.

  • @khadiradiamondofficial4221
    @khadiradiamondofficial4221 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah tabaarakallah allah yaxfidak aakhiriyo aaduunba guuleyso aameen💕💕💕💕👏

  • @mubashirchannel1315
    @mubashirchannel1315 5 ปีที่แล้ว +20

    kuwa manta caasiyo igu sheegay caamo bari ii ciyaar tumi
    masha Allah allow dhowr oo barakey

  • @idilmohamed8489
    @idilmohamed8489 5 ปีที่แล้ว +5

    Balayo kula ilko badnaatay noocaas markii horeba cilaaj ayey ku jirtay markasa qadad weyna u sacbinayaan😂😂😂😂

  • @alishekeye1398
    @alishekeye1398 5 ปีที่แล้ว +4

    Abwaanad Ayaan Ahmed Caydiid Keep going

  • @amaaracabdullahi2652
    @amaaracabdullahi2652 4 ปีที่แล้ว +10

    Ax waan oyaay waligey ma arg muqdisho jeecliyaa dhulkeyga hooyo

    • @sacadcabdi9808
      @sacadcabdi9808 4 ปีที่แล้ว

      Waligey ma arag anna walasha 💓 cisimada .

  • @abdifatahosman6018
    @abdifatahosman6018 4 ปีที่แล้ว +4

    manshallah Geber qimo badhan heybada allee hakuziyadhiyo

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Maash allah 😍😍

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Fariid sister noolow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @abdidarwiish740
    @abdidarwiish740 4 ปีที่แล้ว +4

    United 🇸🇴 somalia insha`allah from burao

  • @fatimamashaallahyouguysdoi4690
    @fatimamashaallahyouguysdoi4690 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah beautiful masha Allah

  • @macalinhamzamohmoud2381
    @macalinhamzamohmoud2381 5 ปีที่แล้ว +2

    Inantan waxaad ku sheegteen in ay calool fayowdahay.
    Waa ayo cida calool xumi?
    Waar waligay ma arag qof dhalinyaro reer Koonfureeda oo ka xun sidii hargaysa diyaaradu u rushaysay.
    Isma oga waxbay aslaysaa.
    Waligeed ma dhacayso in aanu dib ula midowno umad aan soomaalinimada waxba ka aqoon,
    Somalilsnd guul guul
    Idinkana illaahay nabad ha'idin siiyo

    • @fahmabile1806
      @fahmabile1806 5 ปีที่แล้ว

      habo sidan baad macalin ku tahay oo dad wax bartaa iyaa maxaad u sheegtaa ardayda adigiibaaba cuqdadeysane habo xayi iska dhig oo cuqdafa iska saar.

    • @nimcoshaandi3606
      @nimcoshaandi3606 4 ปีที่แล้ว

      Ama diid ama doon somali baa thy

  • @iamsomalilander5485
    @iamsomalilander5485 4 ปีที่แล้ว +18

    Hargeisa waad iman 😂😂ayaaaneey😂😂aalakh muuse liiga😂😂xuuux😁😁😂

    • @xamdi9142
      @xamdi9142 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @sacadcabdi9808
      @sacadcabdi9808 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 tolow xilima naloo fasaxaya .

    • @iamsomalilander5485
      @iamsomalilander5485 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sacadcabdi9808 la isma fasaxayo ilaa nala aqoonsado 😂😂

    • @ayannamohamed8113
      @ayannamohamed8113 4 ปีที่แล้ว +1

      This was 9 months ago, she is already in Hargeisa.

    • @amiiradheeg7264
      @amiiradheeg7264 4 ปีที่แล้ว

      Muuseba hadu hrlyo midnimada somaliyeed abaal bu ku qabi laha

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 4 ปีที่แล้ว +3

    Cimrigaa ku gaarsiin anoo caada marayee😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @guledabdi4646
    @guledabdi4646 4 ปีที่แล้ว

    calankani waa calan ayaan daran dadxumada koobkuu qaaday ku kudanaysta iyo ku isku sawira ala ayaan daranaa ilaahay khayr ha udanbaysiiyo

  • @hannaaden7500
    @hannaaden7500 5 ปีที่แล้ว +12

    Waxaa mudooyinkan danbe soo badanaya oon arkaa runtii dhalanyaro badan oo rag iyo dumarba leh oo reer somaliland ah oo xaqiiqsadey iney somalinimadu 1 tahey calankeenii 🇸🇴 kufaanaya Mansha allah dhalinyaradii somaliyeed way israacdey insha allah 10 sano ee soosocda waxaan wada rajeyneynaa somaali oo midowdey bidmilaahil baari

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว +1

      Dhilo been isku Maaweeli, Qarax iyo Dhimasho maan kugula Midownaa

    • @suleimangoox6075
      @suleimangoox6075 5 ปีที่แล้ว

      @@wiilkahargeysajecel8748 hablaha lama caayo sxb fikirkaaga uun dhiibo. Waa ka mamnuuc Islaamku inuu caytamo say kaa noqotay sida akhyaarta u hadal.

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 4 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqda Waxaa Ah Qofka Halbuur Yahey Dadka Wuu ka Dal Jecel yahey Waaana Arin Aan arkey Alle Qofka Xigmad iyo Aqli Xumo Iskugu Daro Qof walboo Xigmad leh Aqlina Wuu Usiii Dheeer yahey Abidkey Qabiil Uurka kama Dhicin Afkana Hadal Xun kama Oran Hada anoo kasoo Jeeda Qabaailada Cududweynta Sheegta Allow Waqti Aan Dalkeyga iyo Diinteyda Aan wax ugu qabto Isiiii😭😭😭😭😭

  • @honburcotvhonburcotv5475
    @honburcotvhonburcotv5475 5 ปีที่แล้ว +5

    Waan jiidhiicoday Allah hadaynu khare isku leenay miidniimadu Allah haynu dooro

    • @dr.gutale6980
      @dr.gutale6980 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin Wllo ilaahay umadda kala xidhan Allaha mideeyo cududooda

  • @abdirisakkahen
    @abdirisakkahen 4 ปีที่แล้ว

    Ama qiirooda ama qayliya ama qarxa ama qosla ama ilmeeya ama Oriya walaahi in aan Somaliland. Idiin solo noqoneyn calanka tawxiidkana loo dajinayn maro bulug ah stop calaacal iyo cabaadka horaa loo soconayaa viva Somaliland

  • @Mubarik_mk
    @Mubarik_mk 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah samalia guuL lam from hrgysa somaliland

  • @fadumocabdiqadir6347
    @fadumocabdiqadir6347 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah

  • @asiyadiamond5693
    @asiyadiamond5693 5 ปีที่แล้ว +5

    Rer somaliland aya mel gadhsiyaya calnka markay sameyen markay katagena waka hosta udhacay ilahyba umaqan somalia

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshaa Allah

  • @mohamedjaiir747
    @mohamedjaiir747 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah i love her reality

  • @geelleafrax8238
    @geelleafrax8238 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 5 ปีที่แล้ว +7

    Thank you abaayo 🙏❤️🇸🇴🥰

  • @abdiazizmohammed3786
    @abdiazizmohammed3786 4 ปีที่แล้ว

    mashlh somaliyad qiimo le

  • @farhiyamohammedhaji1644
    @farhiyamohammedhaji1644 4 ปีที่แล้ว +3

    💖💖💖💖💖 maasha Allah maasha Allah maasha Allah 💝💖💞💖💖💖💖💖💖💝💖💖💖💖💖💕🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝

  • @ahmedmo1094
    @ahmedmo1094 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh

  • @yasinmayow735
    @yasinmayow735 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alle Haku xifdiyo

  • @kalidomar2531
    @kalidomar2531 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah wll qaaliya Kaaba caydiid waa gabadh soomaalinimadu ku wayn tahay
    Aniguna Hada hargaysaan kunoolahay walow an ahay reer boorama
    Jacaylkaan uqabo calanka 🇸🇴
    Markaan dhagaysto heesaha wadanigaa wlh waan la ilmeeyaa
    Waxan rajaynayaa inaan Mar uun arko calanka oo korkayga ka babanaya
    Soomaali weyn 👉🇸🇴

  • @amranxasan7821
    @amranxasan7821 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allow soomaali mideey

  • @umalkhyryare2750
    @umalkhyryare2750 2 ปีที่แล้ว

    Thank you.abaayo.mcn

  • @nasrinisse9009
    @nasrinisse9009 4 ปีที่แล้ว

    Asc dhalinyarada reerwoqooyi waa kafamaysa waana dad wax gal ah laakiin waxaan waxba heyk kuwa reer koonfureed ee difaacaya kuwa kismaanyo ugu

  • @garaadmaxamed7617
    @garaadmaxamed7617 5 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland waan joogaa waana kamid ahay dhul ahaan lakiin somalia waa mid waayo somalia waa dalkii hooyo no maamul goboleed wuu dhamaaday runtii waan aragnaaa

  • @iidcqaadirgaaciro1779
    @iidcqaadirgaaciro1779 5 ปีที่แล้ว +2

    Mash alaah alah kubarkeyo

  • @habanemohamed9967
    @habanemohamed9967 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah illahay hakubarakeyo wa gabadh qimo badan dadka in losameyo mel ay waxku diyariyan laguna daydo ayaquman

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 5 ปีที่แล้ว +4

    Xaqiiqadii waxay kamid thy #Dhalinyarada_Soomaali ubaahanthy wadciga maanta taagana D.D.D kasaari karo.
    Xaqiiqdii beryahan waxaa soo carfaya #Dabeyl mideyn doonta goordhow #Soomaali oo idil dabeyshuna waxay kasoo bilaabatay #Arinta Kenya.
    Marka waxaa muuqda ififaalo midnimo oo #dhalinyaro hormuud uthy

  • @guureguure8161
    @guureguure8161 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku xifdiyo abyo daaljacaylka

  • @felisabdi766
    @felisabdi766 5 ปีที่แล้ว +1

    maashaa Allaah, Allaah kaa xafido in lagu xiro hadaad u noqpto magaaladaadii, abwaanad geesiyad ayaa tahey

  • @cawoali7171
    @cawoali7171 5 ปีที่แล้ว +25

    waakaa tolkaygii xalaasha aheyd gobonimo inaadeer

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว

      Dhilo tahay Naaya adiga iyo Tan kaleba

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว

      @Abdi Sh Gaab Qaracow siilka Walaasha imisa ayaad Amisom kaga kireysa

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว

      @Abdi Sh Gaab Xaaraami ayaa tahay Dal Gubanaya Oo Qarxaya maad Rabtaa in aan La midowno

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว

      @Abdi Sh Gaab Reer koonfurka kuwa Daba dhilifiinta u ah ayaaba Nagaga daran

    • @ubaxmaxamud8585
      @ubaxmaxamud8585 4 ปีที่แล้ว

      alah hablaha wallaha ad tihin cayda ka daaya wayo adigba gabdh aya kula dhalty and jeclyn in la caayo
      lkn imy cajbin gabdhni waxa laysla so mary bany wr ka hayn waxa ay ku ledahy nin iyo curdki wayu midna u oleya somlia midna madxa is qabta waxn lenhy aabuhu wax ay somlia so marisy ay ogyay nacs kolba cid iska daba raacna ma aha lkn curdku adunba wax kama arg doqn daycy dlkisi weeyi

  • @xamdi9142
    @xamdi9142 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala calanka somalia jecliya mar walba arko waa ilmeya somaliana waxa kudhashay waqoyi lkn maan arag muqdisho xisa uqaba wlhi

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      Xamdiyeey walaal Allah yaa cisak xagaad weli joogtaa

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah 😍