15 JIRKI NINKI WALSHED QABAY HOYADED USO XAREYSA SIDA USII WADAN VIDEO GURI WALBO SOMALI GALIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @HamdiMohamed-n7s
    @HamdiMohamed-n7s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliyeey ducaysta oo Allah barya somali ku ducaysta Allow waxaan no horaynin hano dambaysiiin dhaha❤

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allow awlaada noo xafid rabiyow awlaadeena nafahan sii

  • @hamdakeyf2345
    @hamdakeyf2345 5 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanallah ilmahayga hadaanan la sheekaysan oo hadalkooga dhageysan maba jiifsan karo habeenkii ilahay haynoo ilaaliyo awlaada

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 5 หลายเดือนก่อน +1

    Balaaa wa badan tahay alaahuma yasir oo nooxifdi awlaada yaa rabi ayadana u gargaar

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 5 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanaĺlah somalidu lcg baka carartay yaa Allah

  • @Ramla22
    @Ramla22 5 หลายเดือนก่อน

    You are absolutely right sis ❤

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 5 หลายเดือนก่อน

    Waa hoyo xun oo aad uxun

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam subxanallah Allha nonaxariiso ya Rabi

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 5 หลายเดือนก่อน

    Waa gabadhii cabdisalaan Hereri waraysanaayay

  • @fortunjelani9982
    @fortunjelani9982 5 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay hau gargaro walashay waliga illahayna kuma ceeliyo qashina hooyo samaliyeede ciyalkada waxay ku dhahan aamin wlhi aad ayaan oga xumahay😢😢😢😢💔💔💔💔

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 5 หลายเดือนก่อน

    Subaxalaahay waa xalayaab😢😢😢😢😢😢

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 5 หลายเดือนก่อน

    Waan soo daawaday shalay.Tan waa dhib badan oo ka jirta guryo badan dhibaataduna waa aaminaad la aanta .Xidhiidh la aanta ilmaha iyo hooyada dhibaatato badan bay keenta.😢

  • @FatuushSulub
    @FatuushSulub 5 หลายเดือนก่อน

    Sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam

  • @kaltuunaadan6425
    @kaltuunaadan6425 5 หลายเดือนก่อน

    Walaahay galabta sacadihii u so dhigay cabdisalam ayan daawaday qaracan ax walaahay ruuney kuwo qurbe joga iyo kuwo dhulkii hooyo jogaba wa umuhiim inay ubadkooda hoos ufiiriyaan

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 5 หลายเดือนก่อน

    Walaaley caruurta maba dhagaysano

  • @fortunjelani9982
    @fortunjelani9982 5 หลายเดือนก่อน

    Like saara please asaxabay❤❤❤❤❤

  • @Muhiim701
    @Muhiim701 5 หลายเดือนก่อน

    Horta why nin aan as ahold ahayn loo keenaa guriga. Waa khalad weyn. Naagtii caruurteeda nin ajnabi ka ah u keentid ogow ciyaalkaaga adaa baylihiyey aaqiro adinkaa waalidow laydiin waydiinayo.

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 5 หลายเดือนก่อน +1

      Xataaa marxamkooda ma aamino
      Weligood baan ilmaha Somalida ladhegeysan dil Canaan kucelin hadalka dad aan islahayn oo meel luguwadaxareeyo Somaliaba ilmaha guryohoda dadkalogukena dhibatayn jiray weligeed baalaya kahulaqaysay guryehena iyo xanuunyaal oo ladanoolayo ninkaasi ma Somaliba? Kuyeh yaakadhaqan xun Jabto kudishay walaashedbu haystaaye maxa ugeeyey ilmaha yaryar allah maxa masiibo guryehena ladaboola

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 5 หลายเดือนก่อน

    Calool xanuun badana bal gabadhaas dhibka gaadhay