jazaka allah sheikh runti markastoo ay wax igu adkaadaan ...markay ila noqoto inaanan karayn hawl aan rabo si toos ah halkan ban u imaada coz I know in fikirkaygu isbadalayo alle haka abaal mariyo Sh Mustafe♡ 😍😍
Why 🤣 the 👍 to get u ❤️ the y 😭 the 😉❤️ the y to he v rr4vg the rest of the week and I will be at work until you are back 😌🔙 to he 😭😭😭😭🙂 to he h for it to come back to he h and tmmorow to get it yy and next weekend I 🙄😉❤️😉❤️😉❤️ the y to be a s c to he v rr4vg the rest of the week and I will be there at a time and I will be there at a time and I will be there at a time and I will be there at a time and I will be there at a time and I will be there at a time and I will be there at a time when we can get week except for the fact that the rest rest rest ttttt to run to the rest rest is and I will be at the house at a time and I will be there at a check for the 👍 the 🙄 the rest of the rest rest of the day 💞💞💞💞💞💞💞 to uurbr j cole sprouse the rest of the week is going well for you too if the rest of the week is going well for it
Ma sha allah ♥ shekh mustafe allah ha barakeyo allah ha xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah runti shikh waxa tahay qof allah aqoon siyay aad na uyaqana dabecada bin adamka waxa tahay qof qanci kara qofka marka ugu horeyo aad lakulanto mise dhagesta muxadaroyinkaga aniga waxan go'ansaday ina xifdiyo quranka hadana marka dhagestay muxadaradan aad ya idhiiri galisay jazaka allah
Mustafe xaaji Ismaciil Jizakumullahu kheere Dad badan ayaad isku dayda inaad jaahiliyada aad ka saarto Dad badan ayaad ku guulaysatay Ma dhihi karno 100% illahay un baa oran kara 100%.
I listened to this lecture, i think in 2008, and the impact it had on me is unimaginable... may Allah bless the sheikh
Jamal Abdi give examples
jazaka allah sheikh
runti markastoo ay wax igu adkaadaan ...markay ila noqoto inaanan karayn hawl aan rabo si toos ah halkan ban u imaada
coz I know in fikirkaygu isbadalayo
alle haka abaal mariyo Sh Mustafe♡ 😍😍
بعد سماع المحاضرة لا بد من الفعل وشيخنا مصطفى حفظه الله ورعاه
⁰
اي نعم
#TAQWALLAAH_تقوالله
(وَاتَّقُوا اللَّهَ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ مَعَ الْمُتَّقِينَ)
itaqllaha
Waa maxadero fican
November/2024 ayaan mar labaad dhagaysanaya , maqaalkan anigo ka qaada markasta dhiiri galin iyo karti hor leh oon ilawsanaa❤
Sh. Mustafe xaaji ismaaciil haaruun ILAAHAY ha xifdiyo Aakhiro iyo aduunba, ilaahay ha siiyo cimri waara, iyo cibaado suuban
صلو على حبيبي محمد صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
Maashaa allah ❤❤❤❤🥶🥶🥶🫶🫶🫶
ilaahay haku barakeeyo shiikh mustafe 2020 ayaan daawanayaan
7sano kadib
🌟🍀🍂Sh mustafe Alle haku barakeeyo🌳💚❤️
Waxaan dhagaystay 2017 Ramadaan
Maalinkii Koowaad waxan kuqaybay Suuratu AL Acraaaf.
Jassaaka llah sheekhanaa
Sanadkii 2019 ban ku xafiday quraanka dhan
@@nuurtohassan8524 qaabkee u xifdiday
maasha alaah ilaahay ha ka abaal mariyo sh mustafa xaaji noloshayda wax bay ka badashay muxaadaraan
marian ahmed
marian ahmed hellow maria
marian ahmed
marian ahmed
marian ahmed thankz xbb
صلو علي الحبيب صلوات ربي والسلام عليه
Asm
اللهم اجعلنا من أهل القرآن❤❤
Jasakallahu kheyr sheikh mustafe sheikh ismaciil wllahi runtii nafteyda wxbaden bad ka badashey insha allah guusheyda qeyb bad ka tahey.abal kuu hya
Maashaa allah baaraka allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah Jasakala Khayr Sheekh Mustafa Xaaji
Thank you Sh Mustafa 💙May Allah Bless You
Mancha allh jazaka aallh kheyr Shekh mustafe ismail Haruun
Jazakallaahu Khayran WaAxsanalaahu Ilayk Shiikhanal Faadhil
waa maxaadaro wax tar uleh qofkastoo wax barasho diyaar uah m.a alle haka abaalmariyo sheikha
Mansha allah sheekhi mustafe Allah ha kaa abaal mariyo
Jazaak allahu khayr sheekh mustafe iyo dadka so qabanqaabiyay iyo kuwa inoo soo gudbiyay dhamaantiinba Allah ha idiinka abaal mariyo.
جزاك الله خيرا يا شيخ مصطفي وجعل الجنة مثواك
jazakalahu khyran shk; xaqiiqatan silsiladii igu rakibneyd waad iga furtay...hima caaliyah nah waad igu bertay.
Thunder The due 8udus7 hz siwi82
manshalaah sheekh ALLAH ha kaa abaal mariyo
proud of u
Masha Allah sheekh Mustafa
Why 🤣 the 👍 to get u ❤️ the y 😭 the 😉❤️ the y to he v rr4vg the rest of the week and I will be at work until you are back 😌🔙 to he 😭😭😭😭🙂 to he h for it to come back to he h and tmmorow to get it yy and next weekend I 🙄😉❤️😉❤️😉❤️ the y to be a s c to he v rr4vg the rest of the week and I will be there at a time and I will be there at a time and I will be there at a time and I will be there at a time and I will be there at a time and I will be there at a time and I will be there at a time when we can get week except for the fact that the rest rest rest ttttt to run to the rest rest is and I will be at the house at a time and I will be there at a check for the 👍 the 🙄 the rest of the rest rest of the day 💞💞💞💞💞💞💞 to uurbr j cole sprouse the rest of the week is going well for you too if the rest of the week is going well for it
@@zamzamahmed5809 naa caadi miyanad Ahayn waxaay waxan aad sooqortay English iyo jacburkii
Sc wr wb. Salaan ka dib,Skeekh Mustafe Alaah ha xafido aduun iyo akhiraba.
Yaa ila fiirsanoyo 2018 waa dhiragalin tan ugu fican
ilahaay ha ku xiftiyo in shallah sh mustafe xaaji ismaaciil harun
Sheikh Moustapha you are changeed my life thanks i Will take your advice n
Ma sha allah ♥ shekh mustafe allah ha barakeyo allah ha xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jazakallah Sheikh mustafe Allah ku sharfo❤
2024
جزاك الله خير الجزاء حبيب القلب الشيخ مصطفي حاج اسماعيل هارون
jazakalah khayr sheekh mustafe xaaji Ismail illahay haa Ku xifdiyo
Alle haku ciftiyo
Baaraka allah shiekh mustafe xaaji Ismacil 🙏🏽🙏🏽
Calamada gacmaha dadbay diintooda wax la thy ee iska dahaf isticmaaalkerfa
@@Ss53426 okej abaayo qaali eh Thanks
alle ha ku xifdiyo❤❤❤
masha allah sheekh mustafe alle haku dhowro wan kujeclaheeeee
your my favourite sh
Mansha Allah shiikh musdafe Allah ha ku xifdiyo
Manshalah shiikh mustafe muxadiro saamayn igu leh ❤️💯
ALLE haka abaaliyo sheekha. Uu noo faaideeyay runtii.
جزاه الله خير وكثر الله أمثاله.❤
masha allah sheekh allaha kubarakeyo manta ina heesano shiikh mustafa camal wa nimco alx
جزاك اﷲ خير يا شيخ
yaa daawanaya muxaadiradan qiimaha badan leh 2020
Msha allh sh Mustafa xfdllah♥♥♥
Wad na dhirigalisee sheekh misanka xasanadka alle ha ugudaro
waa maxaadiro qiimo badan alle hakaa jasaaisiiyo shiikhanaa
Vedio aad ayaan uga helay markasta akhris ka caajiso waan soo daawadaa mustafe alle ka abaal mariyo
Shiikh mustafe wax badan baad nolosheyda ka bedeshy alle ha ku xafido
Mash Allah Alle Ha ku xifdiyo Sheekh Mustafe
Mnsha allaH shekh jazakallah
2022/12/August
Waxaan sooradiyey maxadaradan on dhageystey 3. Sano ka hore markaan dhagysto silsilado ayaa iga jabta khayr badan alleh Haku siiyo sh mustafe
Mash allah ilahay hakaa abaal mariyo shiq mustafe
Jazaka allahu ya Sh mustafa
jazakallahu khayr aljazaa wa axsan allahu ilayk jannatul firdowz allah hakugu arzaaqo shekh dambigaaga iyo dambiga walidkaba allah hadhaafo
Masha allah allaw xifdi sheakh mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
Masha allah runti shikh waxa tahay qof allah aqoon siyay aad na uyaqana dabecada bin adamka waxa tahay qof qanci kara qofka marka ugu horeyo aad lakulanto mise dhagesta muxadaroyinkaga aniga waxan go'ansaday ina xifdiyo quranka hadana marka dhagestay muxadaradan aad ya idhiiri galisay jazaka allah
Masha allah sheekh allah ku xifdiyo aakhiro iyo aduunba anagane allah nagu anfco Inasha allah
Hadaad sheekh mustafa jeceshihiin like isiiya
Mashaalaah
mansha ALLAH JazakaLAHu khayran jazaa sheekh mustafe
❤❤❤
KHAYR BADAN ALLEH HA KU SIIYO SH.MUSTAFE
+ALI wadani homeymoon maansha allaha kheyre ha ku siiyo
+Mohamed Khalif
ilaahye khyre haaa kusiyo
😅@@halabuurcabdisalaan8917
sheikh musate alle ajar iyo.xasanaad.hakaa siiyo
MashAllha ❤ awood aan lhayn Baan isku arlay😊
جزاك ةالله عنا وعن الإسلام خيراجزا
Cali Cabdi g
في كلامك خطء عربي
@@somaliweynofficial6824 0lp⁰q
Alleh haku barakeeyo sheekh mustafe xaaji ismacil haruun alleh waxaan weydiisanayaa cilmigiisa iyo mid ka badanba inuu isiiyo yaa rabbi
االله يسعدك يا شيخنامصطفى
jazakallah sheikh mustafa wa dhiri galin midi ugu ficneyd 👏
Maansha alaah alaah ale hakuxifdiyo muxaadiradaada awood baankuhelaa fakarkana waa igaba aa saxaad naxasuusidaa aawooda alaah nasiiyay dadkahormaray waxkale maahee maskaxdeey kafaa iideesteen
Sh burco wlhi illahey darti ayaan ku jecelahey ❤
Yaa iga danbeeeyo 2019❤️❤️❤️❤️❤️
mnshallah Allah keep you sh.mustafe
Mashalh sh.mustafe ilahy ha ka abaal mariyo
Sheekh mustafe alaaha ku barakeeyo
mansha allah shekh mustafe
*Manzha Allh dhirgelin tii ugu fiicneyd barakalah sheekh*
Sheikh Mustafa Illahay haxafido
Allow ku xafid sh.
Waa muxaadirada kaliya een mar walba aan ku calisto !
Walaalaha waxaan kula talin lahaa in markasta ay ku cashtaan .
Kulimidbaan ahay alxm nolasheyda waxbey kabadashay sabab ayuuna unoqday inaan quraanka bilooyin kuxafido alxm🤲🤲
2. Saaca iyo badh qof 3 boga ka lushay muxuu hal saaca Shana ku qaybaa الله اكبر waa aniga qof kaasi alle hanoo fududeeyo quraanka
Waa muxaadaro dad badan ku kaalmaysay inay Quranka qaybaan
Masha allah tabaraka allah rabi ha inaga yelo kuwa kafaideysta
Jazakallah shiikheena bil xaqiiq waa muxaadiro aan qiimeheda laspp kobi karin iyo faa iidada ay leedahay. Jazakallah
wa ruux kartiiiyo dad nimo le nolowe
Allah yacizak sheikh mustafe xaaji Ismail
ManshAllah jaskllah kheyr sheikh mustaf
Alle sheekha cilmiga iyo caqligaba haw barakeeyo
Shugaran shakhaa musatafa ❤❤❤
Masha allah,sheekheena allaha ka abaalmariyo aduun iyo aakhiro
Mustafe xaaji Ismaciil
Jizakumullahu kheere
Dad badan ayaad isku dayda inaad jaahiliyada aad ka saarto
Dad badan ayaad ku guulaysatay
Ma dhihi karno 100% illahay un baa oran kara 100%.
Manshallah
Masha allah ilahey haka raali noqdo shirkh Mustafa
الحمدلله على كل حال
mncha Allah sh.mustafe
masha allah
sh. mustafe xaji
Wlhy waa xaqiiq qofka wxa la dhaho ayuu noqdaa
Qurnka wxa iigu danbaysay 6sano dhigashadiisa
wxn goansaday inaan malcamad galo dadyduna waa 20sano
Subax ayaan ku kalahay malcamadii
Subixii 1aad ayaan bog diyaariyay waayo in badan ayaan ka maqnaa quranka
Markaan ka baxaya quranki ayaa macalinkii igu yidhi wxan aad akhrinysaa maaha quraan
Ana waan niyad jabay dibna uguma noqon malcamadii subaxaa kliya ayaan tagay
Runtii inaan dhameyo ayaan ku rajo waynaa lkin mclinkaas ayaa i niyad japiayay
Hadana haka caajisin
Sido kale Quraanka wardi kadhigo 1page na hanoqotee
Abid intaan noolaa shekh lamida ma arkin....صاحب العقل والعلم
Xuma dadka unlike saray lagayaba wadad imaanku kalunsanyahay alaah haydin soohadeeyo alaah hakubarakeyo sheikh mustafa ya iladawanaya 2019
Laga yape dadkaas iney liktaba modaan iney tabteen
Waxan dawana habeen 11:17 sanadka 6/28/2020 waxan gadhay go aan illahay waxan karajayna inuu ila garab galo
Magaartay hadafkaaga sanad kadib
jazakalahu kheyr sheekh
Yaa ila fiirsanaya 2019
Masha alh wlhy ilaahey maskax buu nasiiyey ilaahey xana faxan siiyo sidan ugu faa.ideysan lahayn
shekh allaha raadhi ha kaa noqdo