Congo Kinshasa | Hantiilayaasha Baahan | Dadka ugu Fataalsan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 148

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 หลายเดือนก่อน +2

    الحمد لله على نعمة الاسلام

  • @akhalif579
    @akhalif579 ปีที่แล้ว +3

    Waa kuwa guul dareystey waana waxa dib u dhigey. Kongo waa wadanka caalamka ugu quruxda badan qani ah dadkiisana wax tarin sideena oo kale.

  • @cabdiqanikayse
    @cabdiqanikayse ปีที่แล้ว +5

    Dad fakaraya weeye isku kalsoon qalbigana kadaremaya farxaad weeye lkn somalida qaad iyo qabyalaad ayay ku labistaan ❤❤❤❤

  • @Caalamkaislaamka
    @Caalamkaislaamka 2 ปีที่แล้ว +25

    الحمد الله على نعمة الإسلام 💟💯

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 2 ปีที่แล้ว +4

    thanks sxb aweys aarka
    barnaamij yada noocana soo badi wllo 🙏

  • @Caalamkaislaamka
    @Caalamkaislaamka 2 ปีที่แล้ว +25

    وقول الله تعالى: ﴿وَكُلُوا وَاشْرَبُوا وَلَا تُسْرِفُوا إِنَّهُ لَا يُحِبُّ الْمُسْرِفِينَ ﴾
    Waa 1400 oosano kahor goorta eebe inala hadlayaa alxamdulillah calaa nimcmatil islaam

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 ปีที่แล้ว +8

      thanks bro, sida aad noogu bidhaamisay, islaamka ayaaba na faraya inaan israaf la sameeynin, oo hantida lagu tafri falin

    • @Caalamkaislaamka
      @Caalamkaislaamka 2 ปีที่แล้ว +3

      @@ITAALMEDIA haa sxb sidoo kale .

  • @khadar917
    @khadar917 3 หลายเดือนก่อน +1

    Fataal waa ninka naagaaha iyo nimanka isu xareeya waa nin macsi ku caan ah sidaas ayaan u naqaan from Bosaso.

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +4

    Shukran walal itaal walhy waanku taageera

    • @aweyshaji
      @aweyshaji 2 ปีที่แล้ว +2

      thanks bro

  • @fadumarage2682
    @fadumarage2682 2 ปีที่แล้ว +4

    Manshaala eenosobathi inshaala

  • @usamebayle.3985
    @usamebayle.3985 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa barnaamij runtii qurux badan guulayso zxb

  • @dhawrsanmohamed1674
    @dhawrsanmohamed1674 2 ปีที่แล้ว +11

    Quruxdoda intan muuqalka daawanyay anaaba layaabay hhhhh wa fariido dadkani diiday afrikanimo io labis xumo inay isku raacdo lkn inay caqli ku daran ba ka wacan

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 2 ปีที่แล้ว +8

    waa xaqiiq inta qof ee congoles ah aan bartay si ka badbadis ah bay u labistaan silsilado jijin gacmeed dhamr kalaro kala duwan leh baan ku arkay haddana wax saas u sii badan ma haystaan

    • @faaruuqdabaq3883
      @faaruuqdabaq3883 2 ปีที่แล้ว

      @@haredayunis1022 haah Kuwana Asxaab ban noqnay O Collage baan isla dhigan jirnay Kuw kalena Maqaaxiyahay ka shaqeeyan Oon ku bartay wlal

  • @somalifilims2350
    @somalifilims2350 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa dad wanaagsan oo bilicdooda ka fikiriya

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 2 ปีที่แล้ว +5

    الحمد على نعمة الإسلام

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif3938 2 ปีที่แล้ว +10

    Somalida weey ka fiican yihiin, waayo iyagu waay ka lebistaan,, anaguse qaad baan ku cunaa

  • @haredmohamed667
    @haredmohamed667 2 ปีที่แล้ว +3

    Daanyeer Xarago bartay dheh

    • @XafsaCabdiqani
      @XafsaCabdiqani 5 หลายเดือนก่อน

      Subxanaallah ma adoo madow ahy baa dad walaladaa oo madow ah ku caynaya daanyeer

  • @maganXaad
    @maganXaad 2 ปีที่แล้ว +5

    Eyergan Fataal macnihiisu sidaas maaha kumana haboona xogtan aad Soo gudbinaysid.

    • @maganXaad
      @maganXaad 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aweyshaji Fataal macnaheedu waan qof raga iyo dumarka isku keeno isagoo ka qaata lacag ama raga iyo dumarka iskugu Fataal.
      Kalmada ku haboon muuqaalkaaga welibana qofkaasi xarago badan yhy isagoo xayraan ah waa #Fatoosh ama faatoor.
      Waqooya ayaa laga isticmaalaa

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 2 ปีที่แล้ว +1

      Dadka Congo (ex Zaire) soow maahan dadkii labiska qurxoon xiran jiray ee futada Xaarka ku lahaa? Ee marka aay musqushaa kaaga hor maraan, derbiyada Musqushaa magacooda ku qori jiray intaay saxaradooda faraha geliyaan?! Sidoo kale soow maahan dadkii cayayaanka yar yar oo uu Aboorka kamid yahay iyo Dixriga iyo Jiirka cuni jiray?!! Ninkaa an idin aqoon ha la idiin amaano..

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 ปีที่แล้ว +4

      fataalnimo waa afsoomaali fudud oo cid kasta fahmi karto, waxaana loola jeedaa qof hantidiisa ku ciyaara ama ku bixiya wax baahidiisa ka badan, tusaale haddii ay 100 dollar soo gasho isaga oo aan mustaqbalka ka fakarin ayuu ku iibsanayaa wax uusan baahi badan u qabin si istus-tusnimo ah ... mahadsanid sxb

    • @Tsb_pro1
      @Tsb_pro1 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ITAALMEDIA haa waa runtaa fataal lacag kudheel waaye maraamij fcn thanks bro

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 2 ปีที่แล้ว +7

    Congo waligeed ma xasilin ilaa gumaysigii waa wadan macdanta qani ku ah lkn aad u nasiib xun waligiis dowlad fcn kama dhalan oo dadkoo dhan wada gaarta

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 2 ปีที่แล้ว

      Congo hadii saas tahay somaliya kwrn almost 30 years dhib ku jirmaa

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 2 ปีที่แล้ว

    Thanks barnaamij wax ku ool ah

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 ปีที่แล้ว +5

    Somalililand
    Kanso diyari barmamuj walal.
    1920 . Ila 2022
    Wa dal yer oo tariikh muqwayn le
    Shacabkiisuna somalilander ka ah wa dad ilbaxa oo caalamka la jaanqaday

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +1

      Caruur.

    • @sompoysproduction9704
      @sompoysproduction9704 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdihakimmohamed2561 shuubo

    • @SheymaaYaasiin-do5ft
      @SheymaaYaasiin-do5ft ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😂😂😂Yaa lagu maqal

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 2 ปีที่แล้ว +2

    cajiib cajiib

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 2 ปีที่แล้ว +7

    Faqiiriin kibirsan iga dheh😁😁

  • @mohanaadambhai3236
    @mohanaadambhai3236 7 หลายเดือนก่อน

    Dr Congo wa side

  • @MohamedAhmed-ln9db
    @MohamedAhmed-ln9db 2 ปีที่แล้ว +3

    Top top

  • @mohamedgacal3491
    @mohamedgacal3491 2 ปีที่แล้ว +7

    Wadankan anaa joga hda wan ka shaqeya waliba dhanka uvira ayan daganahy

    • @drsuleimaan2428
      @drsuleimaan2428 2 ปีที่แล้ว +1

      War bixin baan ka raba ma heli kara nmbrkaga whatsapka wll
      Waxan kala hdli laha gancsiga ama wax barashada

    • @maskaxmaxamed7585
      @maskaxmaxamed7585 2 ปีที่แล้ว +1

      Adigane faqiirinta kibirsan maka mid thy 🤣🤣

    • @Deposki
      @Deposki ปีที่แล้ว

      @@maskaxmaxamed7585😂😂😂

  • @AliFarai-dc7yg
    @AliFarai-dc7yg 10 หลายเดือนก่อน +1

    Fataal Maaha
    Erayga Fataal waa qof Nin iyo naag ukala fataala ama war ukala qaada
    Not fataal
    Waa fatoosh oo Macniihusu yahay dad Isla weyn

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 ปีที่แล้ว

    😢ganacsi ruux kale

  • @nimcanxasanqalif9134
    @nimcanxasanqalif9134 2 ปีที่แล้ว +5

    Aad ayaan kugu xiisnay saxiib sare

  • @anwarismail9374
    @anwarismail9374 2 ปีที่แล้ว +1

    Kalmada fataalnimada waxkale ayaan u,aqaanaa?

  • @sallowadam5982
    @sallowadam5982 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc channel ka itaal fadlan noo Soo Badi barmaamujyad sxb thanks

  • @somalientertainment8965
    @somalientertainment8965 7 หลายเดือนก่อน

    Dhowan baan kusoo biirey channel kaan ma arag channel lamida chanel kan ee soo gudbiya maclumadka oow soo gudbiyo aadban kuwadana wll soo badi muqaldan qimaha badan

  • @SomaliGirl-vh2qw
    @SomaliGirl-vh2qw 2 ปีที่แล้ว +2

    Dalkas dhibaatada heysato wax weye waxa daga 250 qowmiyadood oo kala af duwan kala dhaqan duwan 200 ilaa 300 luuqad ba logu hadla daris xun oo tuugo ahna wuu leeyahay oo ka Faaidaysta kheyradka dalkaas dadkiisuna waa dad ay qowmiyadnimadu madax martay sida soomalida qabyaalada uma madam martay

  • @engmahadismaaciil4738
    @engmahadismaaciil4738 2 ปีที่แล้ว +1

    𝐀𝐰𝐞𝐲𝐬 𝐧𝐮𝐮𝐫 𝐧𝐢𝐧𝐰𝐞𝐲𝐧

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 2 ปีที่แล้ว

    Ereyga fataal wuxuu Af Soomaaliga ku leeyahay labo micne. Sida sheekada ka muuqata waxaa loola jeedaa qof faan iyo istustus badan oo hantida ku ciyaara ama iska tunta. Wuxuu kale oo noqon karaa qofka ragga iyo dumarka aan is qabin isku geeya ama Gawaad.

  • @abdinaser5746
    @abdinaser5746 2 ปีที่แล้ว +1

    Channel faa,iido u eleh
    Uma somaliyeed

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 ปีที่แล้ว +1

    Congolaise) anaa aad u aqaan xitaa markey yurub joogaan Sidanay
    Uugu noolyiin Waa dad riyo kujira

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadkani waa bila agon yago bakhtiyayay aya dhara aya xidhn yihin ku fanayan dhimntodina waa lagurnya

  • @xildhibanada3242
    @xildhibanada3242 2 ปีที่แล้ว +2

    waa wax wngsan fikirkeyga markan cabiro' sababtoo ah hadii aad baahnthy oo labisato adoo baahn laguma fahmy8 tajir bad uegthy blse hadii aad ado dhargsan duluf uegthy faqriga qalbiguu ka gly

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 2 ปีที่แล้ว +14

    Dadka ugu Faataalsan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙈

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 ปีที่แล้ว +2

      haa dadka ugu fataalsan, micnaha dad hantidooda ku fataala/ku ciyaara

    • @aliafrika06
      @aliafrika06 2 ปีที่แล้ว +3

      @@ITAALMEDIA aad baan Kuu fahanay ustaadi balse sida Cajaa'ibta leh ee aad ereyga ula heshay ban ka helnay
      Keep Going
      Wan kula socona
      Wana Kula Jirnaa

  • @caliileeye
    @caliileeye ปีที่แล้ว +1

    Fataal: Dhillay/Sharmuud
    Faataale: Qof iska dhiga waxaanu ahayn.

  • @zadeabdirizak5449
    @zadeabdirizak5449 ปีที่แล้ว +1

    Nio caqli yarida african lugu sheego wax baa ka jira ileen wlhi dad saan ah africa inay ku nooliyiin umalaynayn😂

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 2 ปีที่แล้ว +11

    Runtii farqi wayn baa noo dhexeeya sababtoo ah account gayga dhowr kun baa ku jirto haddana 6 bilood wax dhar ah ma gadan marka aan rabo inaan dhar soo gatana carwooyinka qaaligaa ma aado ee dhanka caro istaagta baan ka helaa Bakàro wadda da shirkadaha ninkii yaqaan baa yaqaan.

    • @xildhibanada3242
      @xildhibanada3242 2 ปีที่แล้ว +1

      jid marexan ma ka gadata kkk

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 2 ปีที่แล้ว

      @@xildhibanada3242 xasuus comment gii 7bilood ka hor aan qoray baad iiga qoslisay sister.

  • @CaafimaadkaRagga
    @CaafimaadkaRagga 5 หลายเดือนก่อน

    Waa doqmo runtii

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 2 ปีที่แล้ว +2

    haadan canbula ku soo qadayo shaati qimahisa jooga 300 doller run aniga is waley

  • @aadanraasto9610
    @aadanraasto9610 2 ปีที่แล้ว +2

    Sida ay ila tahay erayga Fataal waa mid macna ahaan ka duwan sida aad u adeegsanaysid,
    Waayo tilmaamaha aad soo sheegtay kuma jirto wax fataal nimo ahi.

    • @ahmedmohamedmohamud9257
      @ahmedmohamedmohamud9257 2 ปีที่แล้ว

      Haa sax Fataal waa magac looyaqaan dadka sameeya nooc kale oo dhaqan xumo laakiin arinkan uu sheegayo Faataale ama Qaf Darayo uuna gaadhin iska dhiga

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 ปีที่แล้ว +2

      fataalnimo waa afsoomaali fudud oo cid kasta fahmi karto, waxaana loola jeedaa qof hantidiisa ku ciyaara ama ku bixiya wax baahidiisa ka badan, tusaale haddii ay 100 dollar soo gasho isaga oo aan mustaqbalka ka fakarin ayuu ku iibsanayaa wax uusan baahi badan u qabin si istus-tusnimo ah ... mahadsanid sxb

    • @XamdiYusuf-mo1hm
      @XamdiYusuf-mo1hm ปีที่แล้ว

      Anigu wan dawaday wana runtis dadkan wa fatalin fatalin dhafay wiliba

  • @zakariamustapha1093
    @zakariamustapha1093 2 ปีที่แล้ว

    Wan yabayba muxu Dalka ucayayayaban idhi fataal cayban uaqanaa Congona anigaa kunoloo sadas usula sii wawayn maha
    Waa inta yare lacagta leh tasina xitaa soomaalida leh africankaa kasiman

  • @happy-il2nr
    @happy-il2nr 2 ปีที่แล้ว +5

    Wallahi anigaa sidaas ah bil dhan mushaharkii an shaqeenayey aan waxan ka baxsaday siut ama isku joog suud Armenia sida u taqanid 2800$ oo dollar 💵 fataalnimo igama eheen ee isir Ajuuran ban ka ahay xaragada iga muhimsan baahida

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 2 ปีที่แล้ว +1

      Mustaqbalkaada ka fikir fataalnimo xarako saan qabiil hebel unahanay wax kuuma taraysee

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 ปีที่แล้ว +2

      aad iyo aad waa talo aad u wanaagsan, walaal xoolahaaga haku ciyaarin waxna hadda maamulo inta kalena mustaqbalkaaga u qorshee, inteey doonaanba hala ekaadaane wax uun keydso

    • @happy-il2nr
      @happy-il2nr 2 ปีที่แล้ว

      @@ITAALMEDIA thanks bro

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 ปีที่แล้ว

      Ninyow lcgta dhaqaleso ajuran layne dunidu xisab waye

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaa gabilay oo Dal ah 😅😁😅😅

  • @mohamedawcali3202
    @mohamedawcali3202 2 ปีที่แล้ว

    Erayga Fataal nimo, Xaga Waqiiyi wax kale ayaan unaqaan waliba aad xun (Fataal kalmad aan ficnayn in aaan xitaa halkan kuso qoro ayaa waqoyi logayaqaan).Mahadsanidiin

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 ปีที่แล้ว +3

      Sidaas si la mid ah; Ereyo badan oo waxaa jira, waqooyiga marka la joogo caadi ka ah, laakiin koonfurta ceeb ka ah, marka kala duwanaanshaha ereyadu waligood ayay jireen wayna jiri doonaan, kaliya waxaa muhim ah in ujeedka la fahmi karo
      (Fataal, waa qofka dhaqaalaha ku ciyaara)

    • @mohamedawcali3202
      @mohamedawcali3202 2 ปีที่แล้ว

      @@ITAALMEDIA waa runtaa konfurtana wa jiraan ujeedka na sifican ba u fahmi karaaa qofkasta oo garasho lehba, Aadbad baad u mahadsantahay

    • @IfrahOsman-py9rt
      @IfrahOsman-py9rt ปีที่แล้ว

      HaA wall fatal wa lofar

  • @abshirbarre7092
    @abshirbarre7092 2 ปีที่แล้ว +1

    Halkaas waxaa iiga cadaa tay in qofku haduu isku qanciyo labis khayaaliya uu hodhow kaqoo mameen doono waayo waqtigiisii uu khayaaliga kubixiyay

  • @mohsaed7055
    @mohsaed7055 2 ปีที่แล้ว +2

    Congo Barasafil
    Kongo kinshasa

  • @abdulkadirahmed8339
    @abdulkadirahmed8339 2 ปีที่แล้ว

    Labiska badan oo qaaliga ah fataal lama dhaho bro dhica afka soomaaliga wax kale loo yaqaal fataalka

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 2 ปีที่แล้ว

    Fataalnimada waxaynu,unaqaanay miyaa lagabedelay,afsoomaaligaasi muxuu,aha?

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 ปีที่แล้ว

    Like somaliland bristh and somalia Italien. Kongo kinsha french and Kongo brazaville Portugal

    • @XafsaCabdiqani
      @XafsaCabdiqani 5 หลายเดือนก่อน

      Mar us adaaba xasuusta gumaysahii duliyahow😐

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 2 ปีที่แล้ว +2

    Africa waa dad liita garasho ah laakin somalia maba ah Africa

    • @XafsaCabdiqani
      @XafsaCabdiqani 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂 Haa waa European

  • @bashirsiyad7497
    @bashirsiyad7497 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalia aya kasii daran o kanasip xun dadkan waba kuwo labisane

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 ปีที่แล้ว +1

    ERAYGA FATAAL :-
    HADAAN REER WAQOOYI NAHAY WX KLE AYAAN U NAQAANA OO XUM

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +1

    Soomaalida ayaa kaliidata

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 ปีที่แล้ว

    CONGO kinshasa waxaa soo gumaystay begium KONGO brasaville waxa soo gumaystay france

  • @aflooxasan9006
    @aflooxasan9006 ปีที่แล้ว

    Dadka wax muslina male kudar sxb daka

  • @abdiraxmanwadani9286
    @abdiraxmanwadani9286 2 ปีที่แล้ว

    Somalida ugufanbadan isdhahayey gushii dadkaba qaatay 🤯😂🙊🙈🙉

  • @abusalman1071
    @abusalman1071 2 ปีที่แล้ว +2

    Walhi soomalida waa ka fiicanyahiin waxaa laga yaaba wiilka soomaliyeed in uu maalinkii ku qaato 25$ marduuf qaad ah lkin hal shaati inuusan kuso iibshan 12$ marka soo lagama fiicno

    • @jooinajamacgari9983
      @jooinajamacgari9983 ปีที่แล้ว +1

      Badanaaba raga jaado qorshe yaal kale baa u degsan guryay dhistaan reerkoodu cunto fiican bay siiyaan caruurtooda waxbay Baraan kaydna way sameeyaan marka laga reebo qof qof asagu xitaa aan awoodin lacagtuu Ku jaadi lahaa oo shaxaad Kaas ku jaado oo noloshiisa dhan ay tahay shaxaad lkn qof labis maahe aan waxkale Ku fakireen qofkaas wuxuu Ka xunyahay kuwa khamriga cabo waana sababta uu dalkooda faqiirka u yahay

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 2 ปีที่แล้ว

    Runti wadad layablih intan ku arakay rakooda waa iscadeyan dahabkana waa xirtan islaweeninah meel ayeey dhigteen dumar iyo ragba midkale ee aan aadka ola yaaby ayaa ah hadii ay wax kasheegayan adoo latagan ayey kuxamanayan maantodhan

  • @hawlqabad7803
    @hawlqabad7803 ปีที่แล้ว

    Abaarta kama jirto

  • @kiprich920
    @kiprich920 2 ปีที่แล้ว +1

    Hashac

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan xusustay magalo halkana oo busarada laga labisto

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk aduuunyo wareer badana

  • @YasirCarafat19
    @YasirCarafat19 2 ปีที่แล้ว +2

    Fataalnimo=qaniisnimo

    • @aweyshaji
      @aweyshaji 2 ปีที่แล้ว

      Fataalnimo = hanti ku ciyaarid / is tustus

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 ปีที่แล้ว +1

      fataalnimo waa afsoomaali fudud oo cid kasta fahmi karto, waxaana loola jeedaa qof hantidiisa ku ciyaara ama ku bixiya wax baahidiisa ka badan, tusaale haddii ay 100 dollar soo gasho isaga oo aan mustaqbalka ka fakarin ayuu ku iibsanayaa wax uusan baahi badan u qabin si istus-tusnimo ah ... mahadsanid sxb

  • @mohamedsalah-sf5bu
    @mohamedsalah-sf5bu 2 ปีที่แล้ว +3

    89 million 😂😂 soomaali xagee jirtay

    • @Samaaletv
      @Samaaletv ปีที่แล้ว +1

      Ma ahan hal Qawmiyad ee waa Qawmiyado

  • @daadahmed9197
    @daadahmed9197 2 ปีที่แล้ว

    Fataal micno kale ayuu leeyahay!

  • @burhaanosmaan9204
    @burhaanosmaan9204 2 ปีที่แล้ว +1

    Fataal nimada noo jilci qof si buu uyaqaan

    • @maskaxmaxamed7585
      @maskaxmaxamed7585 2 ปีที่แล้ว

      Dadka faanka jecel

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 ปีที่แล้ว +1

      fataalnimo waa afsoomaali, fudud oo cid kasta fahmi karto, waxaana loola jeedaa qof hantidiisa ku ciyaara ama ku bixiya wax baahidiisa ka badan, tusaale haddii ay 100 dollar soo gasho isaga oo aan mustaqbalka ka fakarin ayuu ku iibsanayaa wax uusan baahi badan u qabin si istus-tusnimo ah ... mahadsanid sxb

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 ปีที่แล้ว +1

    Caqliga afrikaan waaye

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 ปีที่แล้ว

    Wariye iga dheh

  • @AliBinAli-yw3cj
    @AliBinAli-yw3cj ปีที่แล้ว

    Yaaaaaaaaah😂

  • @dekeofficial8817
    @dekeofficial8817 11 หลายเดือนก่อน

    Dad somali jarer ladhaho dhaqan sifcn uyaqano isku hla mel ka wada yimaden

  • @popfirex2059
    @popfirex2059 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂🤔markii aan dhashey aad ayaan u ooyeyey hooyadeyna waxee dhahdey dhaafa wiilkeyga markii uu weynaado aad ayaa u u xaragoonaya. 🇸🇴somai haddee nahy walidku eaxa uu inagu bar baariyaa asaaga adigu dhaaf halka iyaga lagu koriyo xaragood
    Axl illahy baa somali iga dhigey ☪️☪️☪️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤮😎😍❤

  • @abdulwahabaden2116
    @abdulwahabaden2116 2 ปีที่แล้ว

    Somalia iyo somaliland marbay hal wadan ahaan jireen 😭

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 2 ปีที่แล้ว

    Marka hore salan aways
    Magacaygu waa mohamed amiin
    Degan hargaysa , somaliland
    Sual sxb kalmadda ( Fataal ama ugu fataalsan ) xaga dadka reer somaliland waa cay ta ugu xun , hada wan ka xishoonaya in aan afka soo mariyo kuma sharxo bal xaga koonfurta aad u isticmashay barnaamulka congo , hadanan qalad fahmin ( ugu xaro go badan ) marka yaab bay igu noqotee kalmadaha qaar , iska waayo dadka aad wx u gudbinysa waa 5 tii somali wax guud ka fikir , thanks bro waa siday ila thy .

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 ปีที่แล้ว +1

      fataal waxaa loo yaqaan qof lacagta ku ciyaara oo wax uusan u baahneyn iibsada si uu ugu faano

    • @muhamedhusseinjama2007
      @muhamedhusseinjama2007 2 ปีที่แล้ว

      @@ITAALMEDIA sxb aniga in aad ii sharaxdo may ahyn wanan fahmay ula jeedka aad ka lahyd , lkn adigu ma waxa kugu xidhan koonfur somali oo kliya ? Mise inta somaliga ku hadasha ?
      Hadad rabto somali oo dhan , taladda qaado anigu iyo deegaanadda waqooyiga kalmadda fataal waxaanu u naqaana qofka raga dumarka u geeya , adna sidaad barnaamujka ku sheegty ama aad ii sharaxday , ama aan ka dhadhansaday barnaamujkaaga kalmada ( fataal , in aad u taqaanaan hadaan kalmadda saxda ku siiyo waaa( tasaruf ).
      Hada taladayda aan u soo jeesto.
      Markad wariyo thy
      Ama macalin
      Ama waxii la hal maala ( iwn )
      Waa in aad qaadata kalmadaha ay wada fahmi karaan umadaad u gudbinyso waxaad rabto
      Waxaa jira ama aynu aragnaa somali oo dhan in farqiyo yar yari u dhexeeyo xaga lahjadda , marka ka tag kla duwanaashahaa qaado waxa ay ka siman yihiin adna lagugu fahmi karo ..
      Waa iga Talo.
      Siyaasadna ha iga qaadan , waa iga nasteexo iyo aniga oo kugu xidhan.

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 ปีที่แล้ว

      @@muhamedhusseinjama2007 haddiiba aad fahantay kalmadda waxa loola jeedo, maba jirto sabab kale oo aan uga doodno reer koonfur iyo reer waqooyi, lahjaduhu way kala duwanaan karaan lkn qof kasta lahjadda uu yaqaan ayuu wax ku gudbin karaa ... mahadsanid

  • @sakadaadhigaofficialtv1952
    @sakadaadhigaofficialtv1952 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaa dad waalan hhhh

  • @basracabdi9745
    @basracabdi9745 2 ปีที่แล้ว

    Yaa igeeya 24 hours labis 🤣🤣🤣

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣war waxaan faataalnino wey dhaafen bisinka😁

  • @sahalosmanxaaji7412
    @sahalosmanxaaji7412 2 ปีที่แล้ว

    Aweys aarow dhalnayradaaan muqdishaa la yaabanaaay iyagoo 5dollar heli karin iphonka 13 wada qaaatay
    Kuwaan ayagana ayagoo 3waqti heli krin mee xaraga rawaaaan

  • @kamaalyareshire7607
    @kamaalyareshire7607 2 ปีที่แล้ว +2

    Fursado ganacsi aya kanan 🤣🤣🤣

  • @bayax9509
    @bayax9509 2 ปีที่แล้ว

    Wale been maadan sheegin markan imanaye waxaan layabana raga sidii dumarkii boorsoyinka dumarka ku xaragoonayo

  • @Quranly
    @Quranly 2 ปีที่แล้ว

    Hhh

  • @hawlqabad7803
    @hawlqabad7803 ปีที่แล้ว

    Aqli male

  • @abdirahman418
    @abdirahman418 2 ปีที่แล้ว

    Erayga fatal gobalada konfurta io waqoyiga somalia isku macna uma yaqanan

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 หลายเดือนก่อน

    Fataal ?waar ninku afxuma nacal

  • @jamayusuf9343
    @jamayusuf9343 2 ปีที่แล้ว

    Somalida qabiil bay isku dilaan waxba kama liitan

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan waalan oo cajiiba ayaad keentay

  • @MuxamedNuur-nf7wy
    @MuxamedNuur-nf7wy 4 หลายเดือนก่อน

    Fataal waa qofka loo dirto naago dhaqan xumo lala sameeyo ee markuu keeno la siiyo gambooyin markaa Fataalnimo maaha tani ee waa Loofarnimo malaha sidaa ayaad u jeeday

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 ปีที่แล้ว +1

    Africa 😅😅😅😅

  • @footballhighlights-cl1pt
    @footballhighlights-cl1pt 2 ปีที่แล้ว

    Conga Kinshasa runtij dhibaatoyinka ka jiro oo ay kamid thy
    Dhibaatoyinka ka dhasha dagalka qabiladda , dagal diimeed iyo kuwa badan , hadana weli nolosha lasii herdamayaan waxaad daremeysaa in somali hadii nahay aan ka dhibaatoyin yarnahay oo dhibaatoyinkeena ubadan yihiin dagaladda qaba'ilka inkasto dhibaatoyinka dabiiicigaa aa laga wada Siman yahay sida abaraha .

    • @abdirisakadenisse586
      @abdirisakadenisse586 ปีที่แล้ว

      Shabaab iyo dowladda soo diin iskuma hayaan.
      Dhib nooma yaro.

  • @abdisalamlibaax802
    @abdisalamlibaax802 2 ปีที่แล้ว

    Taasi fataalnimo maahee jaahilbaa tahay aan dhaqan lahayn

  • @Milkacase666
    @Milkacase666 2 ปีที่แล้ว

    Wtf

  • @basracabdi9745
    @basracabdi9745 2 ปีที่แล้ว

    Fataal 🤣🤣🤣