Safarkaygii Garowe Ilaa Wardheer/ My journey Garowe To Wardheer

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.พ. 2024
  • Saaxiibayaal waan soo badinaya muqaladan oo kale

ความคิดเห็น • 46

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa safar dheer .531 km weeye .
    Well done balse ha dhihin dhulka somalida Ethiopia ..waxa Ethiopia la dhahaa ma jirdho waa uun dhul somali leedahay

    • @UbixiiUdgoonaa-vc9lo
      @UbixiiUdgoonaa-vc9lo  4 หลายเดือนก่อน +2

      masaasaan iri waa khalad haddaan saa iri , waa dhul soomaaliyeed mahadsanid adna

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 4 หลายเดือนก่อน +6

    Wardheer ,Ethiopia Maa aha waa dhul Somaliyeed doqonoow.

    • @UbixiiUdgoonaa-vc9lo
      @UbixiiUdgoonaa-vc9lo  4 หลายเดือนก่อน +1

      Anniga miyaa iri waa dhul ethiopia marka walaal

    • @SeetahayFican
      @SeetahayFican 20 วันที่ผ่านมา

      Afkeeni hooyo aad nacabtin magac ogadenia waxad ka jeceshin magac axmarad Aniga waxan wiil xawalad ah

  • @hodanegal151
    @hodanegal151 หลายเดือนก่อน

    Galadi sida Sudan ayey guryaha u dhistaan. I watch Sudani documentary and their homes look the same as Galadi homes. Good Job beautiful land full of sun shine and sand.

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 3 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa alaah waa ciid nadiif ah aaway geedihii ku yaali jiray ee aadka u dheer dheeraa aaway hareeri laan dheer aaway gacosadii aaway libaaxyadii alaahu mustacaan ma dhuxul baa laga dhigtay

  • @user-hw6qc8ps4d
    @user-hw6qc8ps4d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wllayaal inoo soo badiya clipyadan muhiimada badan
    Mahadsanidiin❤❤❤❤❤❤

  • @hkay980
    @hkay980 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mohamud wanu kumagalni...share iyo liket..Mahadsanit

  • @umsaad9390
    @umsaad9390 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sooma ogidin ducada qofka musaafarka ah in la aqbalo waxaa laga doonayaa qofka muslimka ah qalbigiisu inuu allah ku xiranyahay xaal walboo uu ku suganyahay rabigeenow naxifdi dhamaanteen amiin

  • @umsaad9390
    @umsaad9390 4 หลายเดือนก่อน +3

    Meel kasta ood joogto iyo waxkastood qabanayso ilaahay baa latakalaa e hees iyo munkar laguma safro munkarku waxuu sanabaa allah caradiisa e iska ilaaliya

    • @UbixiiUdgoonaa-vc9lo
      @UbixiiUdgoonaa-vc9lo  4 หลายเดือนก่อน +1

      aaamin waa talo wanaagsan waana qaatay walaal mahadsanid

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 4 หลายเดือนก่อน +3

    ASALAMU CALEYKUM Walaalkeen Iska Fuji magacaa xunee Shaashada ama Muraayada Hore Kuugu dhegen , UMADEENA SOOMAALIYEED MA JECLA cadowga iska leh .

    • @UbixiiUdgoonaa-vc9lo
      @UbixiiUdgoonaa-vc9lo  4 หลายเดือนก่อน

      Wcs magacee sheegin, ani safar baan ahaa, laga yabaa gaarigu in uu warqado badan oo canshuura ay kudhaganaayen, marka waan lasocda xaalka Ethiopia aynu kala joogna mahadsanid adn

  • @abdulrahmanhassankafi6312
    @abdulrahmanhassankafi6312 3 หลายเดือนก่อน

    Imisa saaac baaad u kale soco tay sxb

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py 4 หลายเดือนก่อน +1

    Muuqalada soo badi

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb namaadin tusin wardheer love to see wardher waligey maaan arag lkn waa jeclahey wardheer iyo shilaabo iyo qabridahar iyo dhagaxbuur magacyada uun baan kahelaa wallahi

    • @UbixiiUdgoonaa-vc9lo
      @UbixiiUdgoonaa-vc9lo  4 หลายเดือนก่อน

      mahadsanid sxb safar bn ku ahaa xilli haben ah baan ku beegmay saasaanan muuqaal uga duubin sxb

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@UbixiiUdgoonaa-vc9lo lkn waadnatusidoontaa sowmaaha sxb
      Thanks for your response so quickly

    • @UbixiiUdgoonaa-vc9lo
      @UbixiiUdgoonaa-vc9lo  4 หลายเดือนก่อน

      @@saadhussein5466 haddii ay macquul noqoto saaxiib waan ku khasbanahay in aan si deg deg kusoojawabo

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 3 หลายเดือนก่อน

    Safarka maxaa ka wanaagsan in quraanka la dhageysto

  • @AHMEDEGALCOEGAL
    @AHMEDEGALCOEGAL 4 หลายเดือนก่อน +1

    Markaad Garoowe ka.soo baxday baaba basaastu kaa muuqatay

  • @kamaalabdirisaaq
    @kamaalabdirisaaq 2 หลายเดือนก่อน

    Wow❤

  • @yuusufMohamoud
    @yuusufMohamoud 3 หลายเดือนก่อน

    Cajiib❤

  • @ashoelmi3185
    @ashoelmi3185 4 หลายเดือนก่อน

    Waaw masha allaha wan jeclahay wadankena

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 4 หลายเดือนก่อน +1

    Horey usoco

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 หลายเดือนก่อน

    As, Familyyyyyy familiessss systems jiilbajiil YawayE.

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 4 หลายเดือนก่อน +2

    galaadi maxaa udiiday inaybeertan guryaha hortoda geedomirimiri ah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 หลายเดือนก่อน

    Wadajir muqtishooy. As

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mustafe787
    @Mustafe787 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xadku tuuladee ayuu maraa inta aanad gallaadi gaadhin

    • @UbixiiUdgoonaa-vc9lo
      @UbixiiUdgoonaa-vc9lo  4 หลายเดือนก่อน

      Walaal kantaroolada ethiopianka Markaan wardheer katagnay baanu aragnay inta kale soomali baa haysatay

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 4 หลายเดือนก่อน +1

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc meeqo km bey isku jiraan garoowe iyo wardheer.