QISASKA QURANKA 📜 XALAQADII 2AAD ┇BILCAAM BIN BACUUR ᴴᴰ┇ Sh.Abubakar Xoosh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ค. 2020
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _________________________________________________________
    ►Subscribe Link:
    th-cam.com/users/subscription_...
    ►Nagal Xiriir:
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    TH-cam: / alnasiixa
    ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
    ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, TH-cam, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the TH-cam channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
    ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    th-cam.com/users/subscription_...

ความคิดเห็น • 353

  • @drjamila8927
    @drjamila8927 4 ปีที่แล้ว +44

    Subxanallah , walciyaadu billah
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك 🤲🏼

  • @israfiilabdi8880
    @israfiilabdi8880 4 ปีที่แล้ว +60

    Masha allah shiiqaan wan jeclahay ilahay dartiis. Waliba waxan jeclahay casharadiisa siirada nabiga s.c.w. Labo bilood oo isku xiga ban ku riyooday nabi maxamed s.c.w. Markii an dhagaystay ka bacdi ila casharkii dodobaad 7. siirada. Ilahay ha ino daayo , ilahay liban aqiro iyo mid aduunba ha siiyo isaga iyo walidkiis.

    • @Shacni.
      @Shacni. 4 ปีที่แล้ว +3

      Markaa ku riyonesay maxaa cml ayaa arkesay walal

    • @HassanMohamed-cj2rq
      @HassanMohamed-cj2rq 4 ปีที่แล้ว

      🙏🙏🙏

    • @ridwanhirsi4680
      @ridwanhirsi4680 4 ปีที่แล้ว +1

      Mansha allah aaminn

    • @ridwanhirsi4680
      @ridwanhirsi4680 4 ปีที่แล้ว +1

      Amba wllhi sheekhan aaad baan ujeclahay wllhi billlahi tallahi ninkan ilaahay dartii ayaan u jecelay . Markasta oon dhagaysto wllhi waan qiiroodaa .
      Ilaahayban kabaryayna inuu noo ilaaliyo aaammmin . Halagu daydo oo halaga fasidaysto abubakar xasan xoosh ilaahay haka raali ahaado isaga iyo cidi ilaahay darti ujecel iyo muslimiinta dhamaantood aamin .

    • @zainabahmed9405
      @zainabahmed9405 3 ปีที่แล้ว +1

      Maasha Allah, naseeb badan baa ku sugnaaday.

  • @rohosafi7888
    @rohosafi7888 2 ปีที่แล้ว +13

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي طاعتك

  • @Deeq1998
    @Deeq1998 4 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah Allah nagama qaado oo nagama fidneyo diinta iyo iimanka wanagsan🤲🤲🤲🤲

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 4 ปีที่แล้ว +7

    Lee ilaaha, Ilalaah Muhamadow Scw Rasuulilaah, Muu ilaahay Swt weydiisto aduunyo iyo dumarba, ducadiisa ayaaba la aqbalayee, nin ay taladu dhaaftiyo, nin laf-dhabarka ka jabay labaduba dhantaameen,, maalin walba inaad soo Gali Saan ayaanu ka jeclahayn, dhammantiin jasaakaalaahu khayr 😘💯

  • @miskimahamed3156
    @miskimahamed3156 3 หลายเดือนก่อน +1

    الله أكبر
    الحمد لله ❤
    سبحان الله ❤
    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم ❤
    حسبنا الله ونعم الوكيل ❤
    اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 4 ปีที่แล้ว +18

    Mashaal Allah
    Thank you for sharing this
    Qisaska Quranka

  • @aishaabow8231
    @aishaabow8231 4 ปีที่แล้ว +44

    Walalaheyga Somaliyeed sanooyiin badan owalad radiis ayaan ahay Ramadan kariim fadligiisa iso ducey inuu ilmo bari kheyr qabo inu Ilaahey igu arsaqo Ramadanka fadligiisa ameen

    • @waryaacabdi100
      @waryaacabdi100 4 ปีที่แล้ว +1

      ALLE HA KU SIIYO WAA MALIN RAMADANE AMIIIN

    • @mohamoudabdirahaman9073
      @mohamoudabdirahaman9073 4 ปีที่แล้ว +1

      @@waryaacabdi100 ilaahay kuwa khayr qaba hakusiiyo walaalo

    • @ibrahassanibra6451
      @ibrahassanibra6451 4 ปีที่แล้ว +1

      Allh kusiiyo awlaad saalix ah oo anfac kuu noqda kuuna horseeda janada

    • @maxbuubcade2191
      @maxbuubcade2191 4 ปีที่แล้ว +1

      Allah ku siiyo owalad baariya bishii ramadaan ayaa lagu allah ku siiyo oowlaad wl.

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 4 ปีที่แล้ว +1

      Adiga iyo inta aan haysanba. Rabi awlaad khayr qaba haydin siiyo miin amiin amiin.

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 4 ปีที่แล้ว +18

    Sheikh Abubakar ❤ Saaar Ramadan kareem
    Ilaaheey cimrigiisa caafimaad ha ugu dhameeyo
    Ilaaheey ha u dambi dhaafo.
    Ilaaheey maalinta aaqiro ha ugu abaalmariyo Jannatul firsowsa
    Ilaahey ajar haka siiyo sida uu diinta islaamka u fidiyay. ❤😍

  • @raxmoruun4461
    @raxmoruun4461 4 ปีที่แล้ว +17

    M.a qisaska quran waa kuwa mcn
    Sheikh Allaha qeir kusiiyo😍

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 4 ปีที่แล้ว +3

    maa.shaa allaah alle.ha.ku xifdiyo.sheikh

  • @abdiqanicaano8728
    @abdiqanicaano8728 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah aad baan ugu taxanahay qisooyinkan
    Alle ha ku barakeeyo sh xoosh

  • @farduusayuub3593
    @farduusayuub3593 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah sheikh abuubakar janatul firdowz al aclaa ilaahay ha inugu wada kulmiyo wax badan ayaan kaa faaidnay.

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 4 ปีที่แล้ว +46

    Ilaaah dartiiis ayaan kuu jeclahay SH ABUBAKAR XOOSH

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 2 ปีที่แล้ว

    Sh. Abokor Xoosh ILLAHAY ha ku xifdiyo

  • @naciimajibriil6711
    @naciimajibriil6711 4 ปีที่แล้ว +4

    Dar ilahay ay ku jecalahay sheekh abubakar xoosh , ilahay a ka abaal mariyo wacdiga fican ee ino samaysida mar walb 😊😊

  • @mohamedguhaad3949
    @mohamedguhaad3949 4 ปีที่แล้ว +8

    M.a ilahay ku wii kucibroqata alle hanaga dhigo🤲🤲

  • @jeelejeele7162
    @jeelejeele7162 4 ปีที่แล้ว +18

    Asc,
    Sh Abuubakar Xoosh Ilaahey Soonka hanaga wada aqbalo
    Noo soo badi 👉 Qisaska qur aanka kariimka

    • @ahmedwarfaa2737
      @ahmedwarfaa2737 4 ปีที่แล้ว

      Iskafiiri waxaad qortay

    • @ahmedwarfaa2737
      @ahmedwarfaa2737 4 ปีที่แล้ว

      Jeele daryeel makaa qaldantay

    • @jeelejeele7162
      @jeelejeele7162 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedwarfaa2737 . Hee sxb maxaad aragtey ?

    • @jeelejeele7162
      @jeelejeele7162 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedwarfaa2737 .
      Meeshii aamin la'iga rabey baan Insha allah ku qorey soo maah mise wax kala qaldan ? Mahadsanid sxb waa iska soon soone 😅

  • @abdirahmanhaji8870
    @abdirahmanhaji8870 4 ปีที่แล้ว +8

    Jazakal allah sheq abukr xosh dadka qisaska ku cibro qatay allah naga dhigo

  • @abukarabkey9567
    @abukarabkey9567 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah sh.kh Abubakar Xoosh Xafidakal Allah

  • @abdisalanmohamout9725
    @abdisalanmohamout9725 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha dhawro sheekhena abubakar xoosh .zidokle alle ha barakeyo cida gacanta ku hyza al nasiixa media 💕❤❤💘

  • @xasuusogeerida1458
    @xasuusogeerida1458 ปีที่แล้ว +1

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على الدين

  • @mohamoudaden7882
    @mohamoudaden7882 4 ปีที่แล้ว +4

    Shukran Shiikh

    • @abdimuncim8521
      @abdimuncim8521 4 ปีที่แล้ว

      Mnsh allaah mnsh allaah mnsh allaah mnsh allaah ilhy haaa ku xafido aaakhiro iyo aduunba sh.abuubakar

  • @caliyacabdi2811
    @caliyacabdi2811 4 ปีที่แล้ว +3

    اللهم ثبت قلوبنا فی ديننا
    اللهم یا مقلب قلوب ثبتنا علی دننا

  • @queennisha246
    @queennisha246 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah jazakallaaho kheer walal

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 4 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsid sh khyr alle hakaa siiyo sh Abokor

  • @tijaabo143cde2
    @tijaabo143cde2 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah Ilhy haku xifdiyo sheekh sida aad no barooyso qisaska quraanka ku dhax jira

  • @akhilowle1
    @akhilowle1 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Sh Abukar Xoosh I loved your lecture jazakumullah khairan

  • @fatimainamahamed2422
    @fatimainamahamed2422 4 ปีที่แล้ว +3

    Walciyadu billah 😔 SubhanAllah Allah na astuur

  • @FPT326
    @FPT326 4 ปีที่แล้ว +10

    From Jigjiga
    Asc jazaakallah barnaamij qaali ah weeye sheekh noo soo badi oo soo dadaji insha Allah

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 ปีที่แล้ว +4

    أللهم ثبتنا على الإيمان 🤲😥💕🌱🌷

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 4 ปีที่แล้ว +7

    Shekh abuubakar jasakllah kheyr❤🥰💯

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso alle ina soo gaadhsiiyey SW amuurteedana wadata
    Ilaahay waxaan ka baryeynaa in uu iimaanka iyo dariiqa toosan inagu Oofsado
    Sheekh abubakar حفظه الله caafimaad iyo cimri dharar

  • @Maaher07
    @Maaher07 3 ปีที่แล้ว +2

    💖(اللهم صل وسلم على نبينا محمد)💖

  • @abbasdahirshiekhahmed3283
    @abbasdahirshiekhahmed3283 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid SHIIQOW 💙 shukran 👌 jizaa kuma Allah 😁 Xajiyow Abuu bakar 💙😭🤩

  • @CabdinuurAadanjaamac-nx9qv
    @CabdinuurAadanjaamac-nx9qv 10 หลายเดือนก่อน

    فزاك الله جنة الفردوس الأعلى

  • @mohamedabdiadam8905
    @mohamedabdiadam8905 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم ظهر قلوبنا من الشك و الشرك

  • @haykalfilms
    @haykalfilms 4 ปีที่แล้ว +3

    Mzha allH Waa qisas aad uqiimo badan Alle hanagu anfaco Xafida kalaah Sheikh Abuubakar Xoosh

  • @izmaelabdirizak8254
    @izmaelabdirizak8254 4 ปีที่แล้ว +2

    Qisaskaan qalbigeygaa ku dhagay walhi jazakalaah shiekh hoosh

  • @respectjungle5119
    @respectjungle5119 ปีที่แล้ว

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك

  • @maxamedmuse6311
    @maxamedmuse6311 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير

  • @suldanhamze9424
    @suldanhamze9424 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah hakajisayo siinayo khayrkaas aad noso gudbisay adiga iyo sheikh khuba lakiin nuguso dhakhasada

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsantihin dhaman al nasiixa

  • @abdisalamdiriye3502
    @abdisalamdiriye3502 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazakalllah ya sheikh

  • @nuradiinhassan461
    @nuradiinhassan461 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahay ajir haka siyo anagana kuwi ku wana qata ilahay ha inaga dhigo

  • @walkawissly1098
    @walkawissly1098 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazza'ALLLAH khair Cheik Aboubaker Hosh😍🕋

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤manshAllahmacalin❤❤❤❤❤❤

  • @user-fq9je8bn8l
    @user-fq9je8bn8l 8 หลายเดือนก่อน

    Aamin allah nagu sugu imaanka aduun iyo aakhiraba

  • @ahmedabdirizaklecture762
    @ahmedabdirizaklecture762 4 ปีที่แล้ว +2

    اللهم ثبتنافي الدني

  • @gafuurwayneofficial1684
    @gafuurwayneofficial1684 4 ปีที่แล้ว +5

    Kanaalkaan
    Masha allah😰

  • @omarabdullahiaskalan3131
    @omarabdullahiaskalan3131 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah haku xafido sh. Abubakar

  • @mohamed.369.
    @mohamed.369. 3 ปีที่แล้ว +1

    مشاالله باركالله فيكم

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم يا مغلب القلوب ثبت قلو بنا علي ديننا

  • @mulkyabdi4003
    @mulkyabdi4003 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashaallah my fevourite sheikh

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 4 ปีที่แล้ว

    Maaaasha Allaaah Skeekh Abubakar xoosh Rabbi haku barakeyo aduun iyo aakhiro

  • @zuhaib4520
    @zuhaib4520 3 ปีที่แล้ว +2

    Jaza akallah🔥🤩

  • @munacasayr3733
    @munacasayr3733 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash’alah tabarakalah sheekh mustafihii labaad weeye waaba isku cod sheekh mustafe iyo sheekhani ilahy khayr hasiiyo

  • @khalidosman1014
    @khalidosman1014 4 ปีที่แล้ว +3

    Mzha alllah ilahy haxafido sheelheena DHAMATEEN ILAHAY JANADA HANAGU KULMIYO🤲

  • @mohamedalinur7381
    @mohamedalinur7381 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakala Sheikh Abubakar

  • @mhdamed7603
    @mhdamed7603 4 ปีที่แล้ว +5

    Jazzakallahu kheir machallah qu'Allah azawajal t pardon

  • @abullahifarah7909
    @abullahifarah7909 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Allah jannatul firdows hakugeyo you are amazing mashallah love you for the sake of Allah

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha kudaayo sheekh abubakar

  • @muxzinmohamed6334
    @muxzinmohamed6334 4 ปีที่แล้ว +2

    اللهم ثبتنا علي الايمان/الاسلام وكل من قال امييين❤️

    • @rohosafi7888
      @rohosafi7888 2 ปีที่แล้ว

      ءامين يارب العالمين

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha inagu xafido diintiisa aamiin

  • @jowbanabdullahi6363
    @jowbanabdullahi6363 4 ปีที่แล้ว +1

    M.A Sh. Abubakar xoosh Jazaka Allaahu kheyraa, amiin ya Rabb.

  • @abdifatahnouraden3304
    @abdifatahnouraden3304 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha inoo hagaajiyo dumarkeena

  • @nasteexobashiraadnraxmo6017
    @nasteexobashiraadnraxmo6017 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah jasakallaahu

  • @saciidocabdi1832
    @saciidocabdi1832 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnzh allh Sheekh shukran rabi haka abaalmariyo

  • @maxamedakram3493
    @maxamedakram3493 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Al Nasiixa Media, Alle garabkiina ha galo.
    waxa aad umada soomaaliyeed u haysaan shaqo weyn.
    GUULAYSTA.

  • @sumadadhalinyarta8201
    @sumadadhalinyarta8201 4 ปีที่แล้ว +12

    Mshaallh jasakallah

  • @aarhagiofficial4419
    @aarhagiofficial4419 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sh Abu bokor xoosh

  • @zahraomar1385
    @zahraomar1385 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalahu qeet

  • @asmaxirsi857
    @asmaxirsi857 2 ปีที่แล้ว

    Alle hakaa abaal mariyo sheykhunaa abubakar

  • @janaat11
    @janaat11 4 ปีที่แล้ว +3

    Maanshallh waa suuradee sheekh

  • @safaqasim6074
    @safaqasim6074 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheikha qudheen ka helo qisaskiisa inaan dhagaysto
    jzaka Allah ya shekhuna

  • @kawtharuae619
    @kawtharuae619 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @mohamedmoktaar3340
    @mohamedmoktaar3340 4 ปีที่แล้ว +3

    حفظه الله يا الشيخ💘💘💘💘❤❤❤❤❤💓💓💓💝💝💝💝💝💝💝💝💝💖

  • @mrliban8330
    @mrliban8330 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sh abubakar xoosh❤️

  • @maryamaabdikadir587
    @maryamaabdikadir587 4 ปีที่แล้ว +1

    الحمد الله علي دين السلام الحمد الله

  • @hanitasou6588
    @hanitasou6588 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazzakallahu kheir

  • @Oumsabachir
    @Oumsabachir 2 หลายเดือนก่อน

    Baraka allah fiik

  • @umuyakhubahmed7505
    @umuyakhubahmed7505 4 ปีที่แล้ว

    Laa ilaaha ilalaahu muxamadu rasuululaah

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh abubakar maashallah tahsy

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 4 ปีที่แล้ว

    allow adigoo kale noo badi sheikh abuubakar

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 4 ปีที่แล้ว +3

    Nooso Badi🥰

  • @aminaali7093
    @aminaali7093 4 ปีที่แล้ว

    Jasakallahu khayr sheikh

  • @shaafkashaafa9971
    @shaafkashaafa9971 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashala asc allah

  • @SaadSaad-km2sh
    @SaadSaad-km2sh 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ku barrakeyo

  • @ridwanhirsi4680
    @ridwanhirsi4680 4 ปีที่แล้ว +2

    wllhi billlahi tallahi ninkan ilaahay dartii ayaan u jecelay . Markasta oon dhagaysto wllhi waan qiiroodaa .
    Ilaahayban kabaryayna inuu noo ilaaliyo aaammmin . Halagu daydo oo halaga fasidaysto abubakar xasan xoosh ilaahay haka raali ahaado isaga iyo cidi ilaahay darti ujecel iyo muslimiinta dhamaantood aamin .

  • @ahmedsalad8738
    @ahmedsalad8738 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah Kheyr Sheekhunaa

  • @mohammedolat1654
    @mohammedolat1654 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @asmaaabdulahi7162
    @asmaaabdulahi7162 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa alalh sheikh rabi hakaa abaal mariyo waa qisooyinka kuwa ugu faaidooyinka badan oona loogu jecelyahay جزاك الله خيرا رب يسعدك ويفرج همومك

  • @mohaazajr
    @mohaazajr 4 ปีที่แล้ว +2

    Nashiidadad magaheeda ii sheeg

  • @baniinitv3648
    @baniinitv3648 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @hasseimabdullahi6173
    @hasseimabdullahi6173 4 ปีที่แล้ว +2

    janal aan 2 sano aan ku xiranahay wax bdn neh an ka fa iday kana barty mash allah
    lkn waxan ka codsan laha
    softwork is ticmasho ina ishegto walal🙏
    cafimad cimri iyo nolol bila dhib ah ku rajeynaya
    akhina janatul fardowso 💯🌺

  • @suleimanmahdi354
    @suleimanmahdi354 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kheyr insha allah
    Walalaha AlNasiixa Media aad iyo aad ayad umahad san tihiin Marwalibo insha allah

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh shek abubakhra

  • @HaykalApdiOfficial
    @HaykalApdiOfficial 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabay ku saabsan qur,aanka kariimka ah القرآن الكريم
    by: apwaan Hussein Ibrahim Ali
    *Ilaahay wuxu uun qaadaray qaaradaha buuxa
    *Qof intii ku nool caalamkiyo dunida qawigeeda
    *Siduu nebigii qaaliga ahaa qawalka ku cadeeyey {scw}
    *Nin qur,aanka qayboo fidiyey qaybtiisa
    *Oo intuu qaryadii uu fadhiyey kitaab kor u qaaday
    *Qiraa,ada tajwiid ugu akhriyey lagu qushuucaayo
    *Qalinkiyo tawaada ugu dhigay qaafka iyo jiimka
    *Dabadeed qaraabiyo xigtiyo qaranba gaadhsiiyey
    *Ardayduu qur,aanka udhigayna qaybo kale hayso
    *Oo qoomamkiisii aflaxay diinta laga qaato
    *Isagaa dadka u qiimo badan waana loo qiray ee
    *Ilaahay qur,aankiisu waa qaali aan jabin ee
    *Waana qawal ilaahay yidhoo qaadir soo rogay ee
    *Waana shay qofkii laasimaa wada qaboobaayee
    *Qiyaamahana wuu udoodayaa qaarigii wacan ee
    *Qareen iyo wuxun buu unoqon looyar qiimo leh
    *Markaasuu janada qaaliga ah qay ka helaysayee
    *Qiraa,ada wuxun buu ku fanan qaybahaa sare ee
    *Waxa loo qorsheeyoo loona qalabeeyey
    *Qolaalkii fardawsiyo guryii quruxda weynaayee
    *Markaasuu qudhqudhiyaa nimcadaa qaadirku u dhigay ee
    *Balse kii ka qoortaagi jiray wuu qabsanayaayee
    *Qaladkuu ka galay iyo danbigiibuu ku qirayaayee
    *Isagana khasaaraa ku dhici qoomamiyo ciilee
    *Ilaahay qur,aankiisu waa aalad qaro wayn ee
    *Qawaaniinta kale waa wuxu qalad ka buuxaayee
    *Qabyo lagama waayaba wuxu aadmi soo qoray ee
    *Qur,aankiyo xadiiskaa ku filan gebi quruumaayee
    *Umadii sharciga qaadacdaa way qaribantaaye
    *Way qaran jabtaayoo ma jiro qiil u baxayaayee
    *Balqabsada qur,aankiyo sunuhu waa qiyaadadee
    Curiye qore Hussein Ibrahim Ali 📝🖊️

  • @marpdiaziz4711
    @marpdiaziz4711 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll kheyr badan allah kaa siiyo
    Anakana kuwii Ku waano qaato Allah ha naga dhigo. Ilahow iimaanka nagu sug

  • @cabdirashiid4020
    @cabdirashiid4020 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo shekh