ISAAQOW OGADEN LA DAGAALAMA DAGAAL DAAROOD BAY WADAAN MEEL WALBANA DAGAAL LAABTA KA OGAADA CALI DUUL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 2 วันที่ผ่านมา +2

    Caliyow ogaadeen balaayuu kaaga deyran yahay. Soomaali waa walaalo.

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu วันที่ผ่านมา

    Maanta ayad ugu caqli fiican tahay laakiin sowdigii oran jiran markey isdilaan garxajis iyo ogaadeen waa isku ogaadeen ANIGU WAXAAN QABA IN ISAAQ ISWADA RAACO WAXNA LEYSKA CELIYO

  • @ahmedabdi33
    @ahmedabdi33 วันที่ผ่านมา +1

    Caliyoow dhulbahantaa ina bootaan idinka qabtee ma waxaad doonaysaa in ogaadeena Abdirahman Cirro qabtaan oo Dhagaxbuur ku xidhaan?

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 วันที่ผ่านมา +2

    Waa dhamatay kasu

    • @mhamadahala
      @mhamadahala 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@lulanor9383 waanu naaraynaa cagdheerta

  • @FaadumoSiciid-wb1eb
    @FaadumoSiciid-wb1eb 2 วันที่ผ่านมา +1

    Intii uulirey caawuu daacad uhadlay odaygu Masham allh waa runtii

  • @rtuqsiile7836
    @rtuqsiile7836 วันที่ผ่านมา

    Waar somaliland gala dagaalka ❤❤❤❤geesiyaasha somaliland noolow ❤❤❤

  • @isnailalsomali9411
    @isnailalsomali9411 วันที่ผ่านมา

    Ali duulduul ma galbeedka cid u soodirtay waar iska aamoose dantayada waan ka naqane 😂

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 2 วันที่ผ่านมา

    My Allah protect my people. they always want fight us. Guul Guul isaac people.

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b วันที่ผ่านมา

      ķkkkkkkkkk oohinta joojiya laangsab malinba reer sheegtaad tihiin irir carab yuhuud oromo sheegatee daarood isma yaqaan ee ogaadeen qudha weeyee iska celiya xaga kalana waa dhulbahante waxaa nasabada idinka saaray kkkk

    • @bellarota8044
      @bellarota8044 วันที่ผ่านมา

      @ Waatahe rubbish. waani waasi

  • @ahmedabdullesheikh6068
    @ahmedabdullesheikh6068 วันที่ผ่านมา

    Isaaq soomaalinimo ha ku soo noqdo

  • @abfjxjj
    @abfjxjj วันที่ผ่านมา

    cimri kuuma harina dabka ha hurin ee damintiisa halaga wada qaybqaato .soomaali waa walaalo muslimiin ah dhiigooduna mabanaana inladaadsho ee illah halaga baqo

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu
    Sharwade war dad soo galay dhib daaya laga waayey

  • @redback043
    @redback043 วันที่ผ่านมา

    Caloow Ha ku Meereysan Caayda Dumarka Ileen Waa Hooyadaa iyo Hugaagii Ee Orod OO Meel Iska Saar Duliga Darood Oo Ay ⛵ Keentay.

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 2 วันที่ผ่านมา

    Soomaali iyadaa yarede ha sii tirtirin.

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 2 วันที่ผ่านมา

    Waac gabowdaye dhalinyarada ha laqminin.

  • @Cabdisuge-q2s
    @Cabdisuge-q2s วันที่ผ่านมา

    Adeer ogaden iskamacelinkartit sorry hababib

  •  7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haddii Argagixiso lagu sheegay maxaa ku jaban, idinkuba dhulbahante Argagixiso ayaad ku sheegteene,
    Haddii aad u dowladeysaan beelaha somaliland , dee xaggaa ha la idinku dowladeeyo.

  • @YusufXasan-ge1vo
    @YusufXasan-ge1vo วันที่ผ่านมา

    Xagi qorulugud ma ukacnaaa

  • @redback043
    @redback043 วันที่ผ่านมา

    Cir,jiiro caloow Caayda Ka Hablaha Ileen Waa Hooyadaa e Ee Orod Raga Dhici Ha Ku Meereysan Dumarka.

  • @abdirisaqabdulahi6194
    @abdirisaqabdulahi6194 วันที่ผ่านมา

    War huurada is ka Nadiifi Nacas yahow

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 วันที่ผ่านมา

    kkkkkkkkkkkkk dad yar oo dhibta wada dareema weeye isaaq daarood isma yaqaan adeer ogaadeen iska celiya iyo dhulbahante adeer daarood waa laandheere aan. is aqoon

  • @mhamadahala
    @mhamadahala 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waanu edbinaymaa cagdheerta

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 2 วันที่ผ่านมา

      oohinta uun daaya uun laangaab baad ka tihiin geeska afrika ogaadeen iyo dhulbahantaad ka ooyaaysaane

    • @saynabSr
      @saynabSr วันที่ผ่านมา

      Hjlooy qorilugud ka warama

  • @saynabSr
    @saynabSr วันที่ผ่านมา

    Tii hjo ahayd qaylayo ayay meel kasta la taagantahay waar idinku wankana maa tihidin nashana ma tihinid eh qorilugud ka warama dhulka bah habarmagaadle ciidan idinkama baahna eh,,

  • @allaacaddeeyayofficial4621
    @allaacaddeeyayofficial4621 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ILLAAHOOW khaatumo xumo hanagu dilin da,duu leegyahay ui fitno ku baaqayo bal eeg ganacsatooy calool xanuun baa laydinku riday war dadku waa walaalo fitnada ka daaya isaaq waa gob darod wa la mid ILLAAHOOW midee

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 วันที่ผ่านมา

    DDS in lagu kala baxayo oo aanu ogaadeen dhul aanu lahayn ka talinayn ma shaki baa kaaga jira ,in badan bay ogaadeen somalida Ethiopia ku amar ku taagleeyeen ,maanta maaha maalintii ay Ogaadeen Receive area ,iyo shiniile ka talinlahayd ,Ogaadeeniya waa la yaqaan dhulkooda haysku gumaadaan ama jeel ogaadeen haysku samaystaan ,Jigjiga waxay noqonaysaa maamul hoos taga Addis ,Receive area na ismaamul gooniya ,shiniile ismaamul gooniya ,
    waa ku khasbanyihiin in dadka dagaankaasu iska celiyo nin aan dagaanka aan u dhalanini ,

    • @cabdiraxmaanxirsi23
      @cabdiraxmaanxirsi23 2 วันที่ผ่านมา +1

      In baddan bay Ogaadeen u dhimanayeen Soomaali. Dagaalkii Cafarta ayaa u dambeeyay.

    • @cabdiraxmaanxirsi23
      @cabdiraxmaanxirsi23 2 วันที่ผ่านมา

      Isaaq,&Ogaden waa wiil & abtigi.

    • @saynabSr
      @saynabSr วันที่ผ่านมา

      Waa laydin fahmayaa hjooy markaa aragteen inaad cila la ciyaaraysaan ayaad bah habarmagaadle isku xoqaysaan

    • @saynabSr
      @saynabSr วันที่ผ่านมา

      Daarood iyo bah habarmagaadle waa habra wadaag waana wiil iyo abtigii ee ka koora raro hjlooy

    • @abfjxjj
      @abfjxjj วันที่ผ่านมา +1

      war illay kabaqa soomaaliyeey dhamaantiinba oo dhiigiina habanaysanina