Xildhibaan Dayr oo si Cajiiba uga hadlay Taariikhdii ay Reer Buuhoodle dhigeen Xiligii dagaalka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 หลายเดือนก่อน +2

    Reer buuhoodle darbida dhulloos iyo laf dhabarta d5 ayaatihiin soow tii aad dirwaqooyi oo idil dhawr iyo tobansano kahore aad kalshaale ilaa qurulugad jilbaha dhulka ugu dhufateen axmad garaad la.aantood daarood ma ahi ayaa dhaanta ilaahay haydiin ziyaadsho oo idinma nuqsaansho aamiin 🤲 ilma adeerroyaal guuleysta ssc khaatumo guul iyo horumar waara inshallah from cagdheer💯❣️🇬🇲🇬🇶☂️

  • @bby6
    @bby6 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah reer ayeygay marna tolkay guul iyo gobanimo ban idin rajaynaya

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 3 หลายเดือนก่อน +2

    Khudbad gaaban oo macna weyn xambaarsan qalbi wanaagsan xidhibaan deyr mahadsanid

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 หลายเดือนก่อน +2

    maashaa allaah iyo gobonimo jenaral cabdimadoobe noolow geesiga snm kaga cabaadiyay ilaahaw xifdi cabdimadoobe

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah isku taashi wacaan Reer SSC khaatumo guuleysta 💙💙💙💙👍

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 3 หลายเดือนก่อน

    Ssc khaatumo ❤❤❤❤ buuhodle guulasta adaa iskaleh ssc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @عبدالرحمنداروت
    @عبدالرحمنداروت 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah SSC khaatumo stet midnimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hashihersi
    @hashihersi 3 หลายเดือนก่อน

    Guul ssc Somalia 🇸🇴

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 3 หลายเดือนก่อน

    Faan waynaa walee qoladaan ayaa ba dawladnimo ka raysay
    Waa dawlad afka uun ka shaqaysa

  • @Farah-b9q
    @Farah-b9q 3 หลายเดือนก่อน

    Fank 😂😂😂