DEG DEG CALI BAXAR WAA IN MAXKAMAD LASOO TAAGO IYO BEESHA GARXAJIS OO MAGTII BIXISAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.ค. 2024
  • ________________________
    _G__U__D_B__I_N__T__A W_A_R__A__R____K__A
    _w_a_r_a_r___t_a__y_o_l_e_h
    CHANNELKAN SUBSREIBE NOOSAAR
    / @qarandoontv
    Waxaan utaaganay inaan ku qancino warar aanu kaa hubinay nagusoo biir wllo
    __________________________
    100K HIIGSIGEENA
    hadii aad wax cabasho ah qabto acount tiyad hoos kuxusan nagala soo xidhiIdh si aanu u xalino.mahadsanid
    Waxana naga codsi ah hadii muuqaalo kaaqaadanaya ama aanu sikale kuu falanqaynay fadlan adoo waxbo samayn kali kudhufo wathsapka we are online every time waanu xalin doonaa sida uugu dhakhsaha badan
    Mahadsanid

ความคิดเห็น • 38

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 วันที่ผ่านมา +1

    Guulayso oodwyne TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o 3 วันที่ผ่านมา

    Wuunoo yahay cali baxar md Awdal state❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 3 วันที่ผ่านมา

    Maashallh guul iyogobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Gudhuudhe058
    @Gudhuudhe058 3 วันที่ผ่านมา +1

    Afar jasriyadood baa soo dhaweeyay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 วันที่ผ่านมา +2

    Gaalka ragii saxeexa kaqaaday waa ragii markii dambana soomaali Etal ice calanka geeyay taariikh reer sh isaxaaqna ninkale masheegan karo

    • @user-eo7br4hv1o
      @user-eo7br4hv1o 3 วันที่ผ่านมา

      Adigu tuug baad tahay uuf

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi2641 3 วันที่ผ่านมา

    Waa cali Ibrahim wuxu ka baxay dugsigii la odhan jiray Dunbuluq Elementery school 1964.

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi2641 3 วันที่ผ่านมา

    Waa cali ibrahim baxar

  • @user-ik1iv7gt9w
    @user-ik1iv7gt9w 2 วันที่ผ่านมา

    ASC🫡🇹🇯💪
    slyn💪 guul iyo gobanimo 🇹🇯🇹🇯 🇹🇯 🇹🇯 🇹🇯jabimayso dee cadow geedaa jabaya.oodwaynoow magaca qadaadway huwnta slyn.ahayn way kujiraan waa qadaad wayn
    qadaad wayn oodhan xagaad 2ba uga dhigta a horta huwan iyo qadaadway n waar waamid qadaad wayn itoobiya garoowe koonfur kiiniya soomaalida katini oodhan waa qadaad wayn ee 2ba hakadhigin iya gaa iskareeba ee way wada leeyihiin magaca intaa aan sheegay oodhami waa qadaad wayne dee waxba qaadimaaya ane naflacaari gii imikana ma kanay uyeedheen laa ilaaha ilalaah muxamadun rasuululaa SCW waxba qaadimaayaan insha allaahu raxmaan💯💯🎉🎉🎉🙏🖐

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 3 วันที่ผ่านมา +1

    Miskiin sland dalkaa
    Xoog bay kuu hayesata dhulkeeda

  • @dekaELMI-nl3om
    @dekaELMI-nl3om 3 วันที่ผ่านมา

    War awdal wa dad magic ku leh cali baxar walayaqana mid kale ayan ku she gaya ma nicagan oo kale aya cali baxar wax ka shegi karaoke adigiba hadli karaya wa ayan daro saran kasteba mediaga ay soo galaya wllahi wa fajac

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f 3 วันที่ผ่านมา +2

    Reer awdslow xasan iyo adoomihiisu iska jira yaan la idin barakicin kuwa hawl gabka qurbaha ku noqday caydhina wax u yari wayday

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 3 วันที่ผ่านมา

      Ma iidoor baa baracin samaroon cidkale iska hadle ina igire Casado haysto soodaa waxba hala hadhin viva Awdal state

  • @issaahmed4949
    @issaahmed4949 3 วันที่ผ่านมา

    AWDAL State viva somaliween viva

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 3 วันที่ผ่านมา

    Ninkan geele iyo xasan sheekh kushaqaysNayo yuuna waalin reer awdal.

  • @aliadanahmed9025
    @aliadanahmed9025 3 วันที่ผ่านมา

    ،Guul Somaliland ❤🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedhamada1423
    @ahmedhamada1423 3 วันที่ผ่านมา

    Sax 👏👏👏👏👏

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar4894 3 วันที่ผ่านมา

    waaryahee waxan kumodi jiray nin wanagsan ilen saqajan bad aheed

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 2 วันที่ผ่านมา

    Guul somaliland

  • @Rikisolo1
    @Rikisolo1 3 วันที่ผ่านมา

    1mill

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaa fiican in aynu kala garno wadaniyada uu wadanku xaqnoogu leeyahay difaacano iyo mucaaridnimady wax tahay adigoo mucaarid ah waa in aad difaacado wadankaaga oo aanad moodin in uu leeyahay Muse Bihi kuwa sidaa moodayaa laba mid uun inuu cadowga u adeegayaao iyo inuu yahay jaahil caqli gaab iyo xisbiga qaran dhigayaa maxay qabyaaladay u daraysaa Garxajis waa waalahayo in wadanka hogaaminyaana ma diidnan laakiin waa lahelaa nin daacad ah oo karti leh waxaa yidhaahdo (Charimas) waay nin cadowgaagii la saf oo aad aragto cidna cod siinmayso

  • @user-uy2ir1vh2v
    @user-uy2ir1vh2v 3 วันที่ผ่านมา

    Cali Baxar wa ka hadki faqash ta wana faqash. Awdal wa reer Somaliland isna ma xuukumo

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 3 วันที่ผ่านมา

    anoo samaroon ah Kuma raacsani in ay samaroon ka shaqeeyaan Dano dad kale amba Dano qabiilo kale samaroon dantooda kama shaqeeyaan Dan ciise ayuu ka shaqeeyaan taana anuu Kuma raacsani waa Laan gaabnimo iyo damiir xumo

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 วันที่ผ่านมา

    Iska hadloow xadka galbeedka waa gibileey isaaq siyaasad xumada dhulka inaad ka dagto imaanso hadii kale habar maxbuus badan isku diyaari

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 วันที่ผ่านมา

    Guul soomaalilaan ilaahay cadawgeena hajebiyo❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 วันที่ผ่านมา

    Indho isku qabte miyaad hurudaa oodweyne news

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 3 วันที่ผ่านมา

    GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE
    GOODBYE SNMLAND

  • @Ahmed-ds9qx
    @Ahmed-ds9qx 3 วันที่ผ่านมา

    Cali'baxarka'jabhada'sheeganayaa'waa'reer'jabuuti'??

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 3 วันที่ผ่านมา

    Gadabuursi iyo jibriil abokor waxa isku diray afwayne snm na heshiisbay dhexdhigtay imikana kuwii isku keen diri jiray ayaa isku dirkii bilaabay 33 sano EE snm dalka haysatay nin gadabuursiya iyo nin jibriil abokorii lama dilin oo qolodiisa looma dilin

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 วันที่ผ่านมา

    Wr waa nacaskii oodweyne duli

  • @dekaELMI-nl3om
    @dekaELMI-nl3om 3 วันที่ผ่านมา

    Ðarbi jifki aya hadlaya khamrigi xalay aya wali kugu jira mid waliba oo reerkodu ka qustay dabigagi iska jifso dhalodadi iska qado maxa ku wareriyay

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 3 วันที่ผ่านมา

    Beentii oo dhar xidhan

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 3 วันที่ผ่านมา

    Baxar waa beenaale

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 3 วันที่ผ่านมา

    Qoomalood iyo dhilooyin cod naagood leh soo dhaqo futo

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 3 วันที่ผ่านมา

    Waar bari ka aad iman ee dadka beenta ka daa

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 3 วันที่ผ่านมา

    Ma hal minyan ayaad boorama Ku baabiinaysaa guriga fooqa a EE borama Ka dhisani halmilyan Ka badan