AYAAN WADANI BEST MASHUP

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2021
  • Fadlan Subcribe inoo saara
    / ayaanwadaniofficial
    Team ‪@ABDIASKARITUBE‬
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 262

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 2 ปีที่แล้ว +106

    Wow ..Waxbaa Kadhacay Boqoradda Qaaraamiga & Arooska Qarniga ... Best Mashup 2022 ...

    • @Ayaanwadani
      @Ayaanwadani  2 ปีที่แล้ว +16

      Mahdsanid Wallkey qaliya AbdiAskari 🙏❣️

    • @nn-xz5ik
      @nn-xz5ik 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashaallah

    • @medabdi7467
      @medabdi7467 2 ปีที่แล้ว +3

      machallah fananad ayan wadani guuleysoo qurux san side hooyaded nolow

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Ayaanwadani wlshei boqorda Ayaaan

    • @hibomohamed7712
      @hibomohamed7712 2 ปีที่แล้ว

      @@Ayaanwadani ⁰00000000

  • @mahadmahamedofficial2919
    @mahadmahamedofficial2919 2 ปีที่แล้ว +5

    Boqorada coodka ayan wadani qof an tagero hor u soco wlahy

  • @elhamaweys6477
    @elhamaweys6477 2 ปีที่แล้ว +7

    Naaaa Qurux badnida Masha Allah Shaaadiyo Luuuqa Galisay Wllh😍

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 2 ปีที่แล้ว +2

    M.allah qurux dumar weeye al fanaan AYAAN WADDANI qof qaaliya waa fanaanad buure ah

  • @faizarashidosman5854
    @faizarashidosman5854 2 ปีที่แล้ว +4

    Codkii oo qof ah MashaAllah 😍

  • @faadumobarre9061
    @faadumobarre9061 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a Abayo cood kal iyo lab wlh rooskeyga is sodiyari insha Allah ilxun kuma aragto🤲🤲🤲💞💞💞💞💞💞💞💞💋💋💋👸👸

  • @BintuHajiSaid
    @BintuHajiSaid 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaaana cod laga dhahaa 💯❤💯🎤❤Queeen Ayaan

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 2 ปีที่แล้ว +2

    Omg ayaan wadani boqorada codka wanku wataa qarnigan xita qof kula tartami karo mahaayo keep going abaayo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow wan kugu haystaa qofyahay Ayaan 🖤

  • @fatxielmi8532
    @fatxielmi8532 2 ปีที่แล้ว +2

    Www masha alah wa fanada kaliya laka hayo fanandii hore walahi afkada cano mac laku qaway ❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @djar7-de-hollwood-edm525
    @djar7-de-hollwood-edm525 2 ปีที่แล้ว +2

    Wan ku wata abayo mcn ayaan wadani

  • @sashawwefans6394
    @sashawwefans6394 2 ปีที่แล้ว +3

    Style iyo labiska codka waad nooga egtahay hadan reer waqooyi nahay waxaa lagu moodaa fanaaninta hargaysa hadaad hadasho waa reer koonfur show reer koonfur baad ahayd🤣🤣🤣🤣 qurux ayaan Waddani ❤️❤️

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow 😍 Caadi Maha Masha Allah Wallaal 👍

  • @fatumaadam8568
    @fatumaadam8568 2 ปีที่แล้ว +3

    My favorite soul Ayan wadani kep going wlshy qali❣️❣️❣️❣️❣️

  • @mohamedawil5785
    @mohamedawil5785 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Ayaan wadani ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nuradinahmed4157
    @nuradinahmed4157 ปีที่แล้ว +2

    Asl clkm dhamaan asxaabul qalimka iyo qolka fanaanad a ayaan waddani oo ah qof aan aad uga helay codkeeda sargoynta ereyada raacista ritamka waa qof aad moodo inay fanka ku dhalatay aad ayaan ugu hambayaynayaa weldone wonder voice maansha allaa

    • @maanbila2198
      @maanbila2198 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad waa fanaanad buuxdo jiilka hada jooga ayaan waa number on

  • @burhanmuhamedabdulahi6757
    @burhanmuhamedabdulahi6757 2 ปีที่แล้ว +2

    nooloow inbadan walaashey Ayaan wadani Ayaan marwo

  • @bekelemulugeta6817
    @bekelemulugeta6817 ปีที่แล้ว +6

    What a wonderful amazing voice ....
    ❤❤😘

  • @ayuumifarax2397
    @ayuumifarax2397 2 ปีที่แล้ว +2

    Fananad qaran boqorada codka my samideey hbo Ayaan qurux ❤❤❤😍😍😍

  • @xamdixarago6569
    @xamdixarago6569 4 หลายเดือนก่อน

    Mnzha Allah Abaayo Ayaan wadani ❤❤❤

  • @nuurojiinow7224
    @nuurojiinow7224 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah horay usoco inbadan ❣❣❣❣❣💯💯💯💯

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 2 ปีที่แล้ว +1

    Caadi ma,ahan heesta qarniga io ina basra❤

  • @mukhtaarjaamac8763
    @mukhtaarjaamac8763 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan wadani inanta dagananta kuso koobta dhaman feeling kayga 🥰

  • @nimcoabdirahman3178
    @nimcoabdirahman3178 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayan wadani codkeda wax kale kama cajiso hestan😍

  • @warfaalegend9341
    @warfaalegend9341 2 ปีที่แล้ว +4

    OHEEY OH🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
    Gabadha kali ah ee Aan Amisanahay heesi hore ee Waabari Grill’s Qaadikarta sharaf Iyo karaamo Ayaan Wadani💯🌹👌

  • @AA-qs1rz
    @AA-qs1rz 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ayshcalaa heeso iyo cod Macaan allaya cizak ayaan hore usoco

  • @kappakappa2199
    @kappakappa2199 2 ปีที่แล้ว +11

    Wow Yartan Waan Yasi jirey weligey ma dhageysan omg 😳 Whet a beautiful 😍 Vocal voice. Xagey Joogtaa l. Wlh waa I gaadey

    • @Shiinkayj
      @Shiinkayj 2 ปีที่แล้ว +1

      What you mean waa yasi jirey🤮🤮

  • @samirasaney5752
    @samirasaney5752 2 ปีที่แล้ว +2

    ❤️👏💯 amazing 🤩 codkaga 💯 iyo Style💯
    Masha allah❤️

  • @Aafa__69_
    @Aafa__69_ 7 หลายเดือนก่อน

    Ayaan wadani wlh Cod Mcan ayaa leedahau Favorite Ayaa i thy 🩸💯✔️codkaaga wa khaaas masha alaah

  • @farxanfartaa101east3
    @farxanfartaa101east3 2 ปีที่แล้ว +2

    Plz Ayan wadani mashup kale ayan rabna oo Qaraami eh 💯wankuwadha keep going

  • @fartundira415
    @fartundira415 2 ปีที่แล้ว +2

    Codka allaha ku barakeeyo🤲❤❤

  • @maryancadee3458
    @maryancadee3458 4 หลายเดือนก่อน

    Naag waceesle cade cida filada jah codkaa ideqay hbo

  • @Kaafmedia3
    @Kaafmedia3 2 หลายเดือนก่อน

    Sun la iidaraa malab ii da’dee
    Calaf lama dagoo lama diidi karo
    Waa deeq ilaah

  • @khadromuuse2156
    @khadromuuse2156 9 หลายเดือนก่อน

    Neecow barwaaqiyo naq iyo doog nimciyo rays inaga oo kuwada nool aaanoqono qayrkeen kuwa ugu nasiib.badan my aduunkayga moha deeq❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah heeso xul ah hadana codkooda iyo music gadeda wata😍😍😍

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan wadani. Waxaan kaa soo salmaa uk. Hada Ayeey ka shintahay gaarigeeyga

    • @Ayaanwadani
      @Ayaanwadani  2 ปีที่แล้ว

      Salaanla mida wall Tamashleeyn wacan 🙏

    • @user-sg2rr5mv2q
      @user-sg2rr5mv2q 4 หลายเดือนก่อน

      Hfkxjvjvkfiishkh😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @farhiyohilowle9531
    @farhiyohilowle9531 2 ปีที่แล้ว

    Maansho alaah waxan dhihi karaa waa boqorada codka ilaahey hakuu siyaadiyo

  • @dahirabdi8151
    @dahirabdi8151 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah Ayaan wadani so keep up

  • @nastehamohamed3925
    @nastehamohamed3925 2 ปีที่แล้ว +2

    M a ayaaney 💋💋wat wounderful voice

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 2 ปีที่แล้ว +2

    AxyaH cod....❤🔥

  • @faizacade4925
    @faizacade4925 2 ปีที่แล้ว +2

    My queen 👸🏻 ayaan wadani🇸🇴😍♥️

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 4 หลายเดือนก่อน +1

    Boqoradaha cododka toolmoon qarniga Ayaan wadani iyo Indho Deeq Labba fanaan oo hibo sare leh.

  • @sadamyussuf1984
    @sadamyussuf1984 2 ปีที่แล้ว +10

    Wow what a wonderful voice Ayan wadani keep going sister

  • @iidowyare5550
    @iidowyare5550 ปีที่แล้ว

    Qoftaan kal io laab utaageera ❤cod macaan❤

  • @ikramsalah
    @ikramsalah ปีที่แล้ว

    Fadlan huuno xata gabdha arooska ixtan o heesa haku bashu

  • @HodanBadbaadoChannel
    @HodanBadbaadoChannel 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaw xbbti allaha ku xifdiyo

  • @Zackabdul
    @Zackabdul ปีที่แล้ว +1

    My fananad ❤❤❤

  • @kingmo_productions
    @kingmo_productions 3 หลายเดือนก่อน

    Insane vocals Masha Allah 🔥🔥💯

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan Wadan boqorada Codaka 👍

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab3744 2 ปีที่แล้ว

    Woow masha Allah
    Keep going my dhiiga
    Ayaan wadani waa fanaanda aan ugu jeclahay dumarka he so wlhi cadiim Allah yacisik ❤️ 🙏 🙏

  • @dualemohamedmuse
    @dualemohamedmuse 2 ปีที่แล้ว

    Walee codkii Ayan is my favorite wlhii
    Gewedann marr wanaarkii donaa I.a

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 2 ปีที่แล้ว +1

    Yasalaam boqorada codka ayaan wadani

  • @matachoiyayo9531
    @matachoiyayo9531 หลายเดือนก่อน

    Gebeedah wahhayee thukhh,,

  • @shamasiyad6311
    @shamasiyad6311 2 ปีที่แล้ว

    Saan AA lol heesaa hadii kale shib love her voice mashaa Allah

  • @masbalnuur-ph9dg
    @masbalnuur-ph9dg ปีที่แล้ว

    Wwww a abdi askari istudio naga waalo wA ku slamy 💋 lapax sar sharaf karaamo iigu dholow yqe byby

  • @nastehoahmed8196
    @nastehoahmed8196 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah 😘😘😘🥰🥰💯💯😍❤

  • @sadaaminholyrics2086
    @sadaaminholyrics2086 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayaan Wadani Fanaanada Kaliya Ee Aan Si Dhaba U Taageero Big Respect Wlshy ❤🙏❤

  • @abdirzaqholladn520
    @abdirzaqholladn520 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan wan ku jeclahy wlhi wan ku tagero abyo mcn ilahy haku xiftiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaaw noolow my legend

  • @saacidkilwo3296
    @saacidkilwo3296 2 ปีที่แล้ว

    Markasta wan dawadaa heestaan inaba caadi mahan ayaan wan ku wataa

  • @yunishajjz
    @yunishajjz 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan wadani(boqoraada codka) haa nolatoo🌹❤👊.#bestmashup2021

  • @mustafosman262012
    @mustafosman262012 2 ปีที่แล้ว +13

    I can’t stop listening this song man somehow walahi just keep going girl

  • @abdigeedi8931
    @abdigeedi8931 ปีที่แล้ว

    Wadan.fanankii.lagadabadhacay

  • @zaharaharun1904
    @zaharaharun1904 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah Salaama abaayo best song 🎵 👌 ♥️ ♥️

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    AYAAN WAAN KUTAAGERAA GABAR.DAACAD BAAD TAHAY. KEEB GOING FOR EVER 👍💘💫JAW

  • @axmedshariifzuhuur5858
    @axmedshariifzuhuur5858 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan wadani m.a naag ilhy cod ugu deeqy 2018 kuu qiry ani ina aabo mcn

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 ปีที่แล้ว

    Naagta naagaha fanaaninta eryata

  • @aadancabdi570
    @aadancabdi570 2 ปีที่แล้ว +1

    Ww quruxdi oo qaf ah

  • @zakimohas
    @zakimohas 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadani long life walal

  • @abdikadirnoor2084
    @abdikadirnoor2084 ปีที่แล้ว

    M.A watching now, my favorite Singer, you have my subscription.

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayyaan Hooda Badan ❤️

  • @daadaamiin7139
    @daadaamiin7139 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha alah boqorada codka xfidulah

  • @mohamednur7940
    @mohamednur7940 2 ปีที่แล้ว

    Waa waa mix cajiib ah. Masha Allah

  • @nn-xz5ik
    @nn-xz5ik 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaaa deyran isha mashaallah

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    AYAAN iyo gabdha kale hore u socda

  • @fadumomaxamed6073
    @fadumomaxamed6073 ปีที่แล้ว

    Wadani wan ku tagera abayo m.c.n

  • @nuurcabdi7613
    @nuurcabdi7613 ปีที่แล้ว

    Haduu beerku qeybsamo barbaan kusinlaa katakana waanlabixila ❤ayaan wadaniyey

  • @NasroMohamed-bp2vw
    @NasroMohamed-bp2vw 6 หลายเดือนก่อน

    Habo mcn❤❤❤❤

  • @giirekhayre6050
    @giirekhayre6050 6 หลายเดือนก่อน

    I from Holland i love

  • @queenzluula573
    @queenzluula573 11 หลายเดือนก่อน

    Poqortooyo ayaan wadani ❤❤❤❤

  • @nalkadesmartquen6188
    @nalkadesmartquen6188 2 ปีที่แล้ว

    Qaramigaa ayey shabahdaa ayann m.aa

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan wadani cod dahabi❤

  • @sahalkeyowraxeste8502
    @sahalkeyowraxeste8502 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going ayaney

  • @AbdulazeezSani-fj3od
    @AbdulazeezSani-fj3od 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 ปีที่แล้ว

    Ayyy ayaan wadani m,a you have got a beautiful voice and amazing song wlhy very talanted girl♥️🌹🌹👏my fov song weew 👏👏👏🥳🎸🎸

  • @aymanmohamud2867
    @aymanmohamud2867 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaan Gar iyo 3Gardaraba Waku Wataa Cod Style Intaba wla shartimid lkn waxa ka xumahay nasiib uma yeelan inaa arooskeyga kugu casumo wuuna dhacay lkn waxa ka balan qadaa jamlada guriga ii buxan inaa utunto insha alh kugu haysta wlshey sharaf badan hormar wacan

  • @mohacabdi4598
    @mohacabdi4598 ปีที่แล้ว

    M.a cadey tageran ku ahay

  • @abdiqanishiriigstudio3256
    @abdiqanishiriigstudio3256 2 ปีที่แล้ว

    Waan daalanahay ahaa 💋💋💘🤎

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 ปีที่แล้ว

    Play back heesta 1aad Ayaan wadani caadi maaha hoosta ayey ka xaday hhhhh

  • @Ibrahim-kf3jl
    @Ibrahim-kf3jl 9 หลายเดือนก่อน

    Quftan libiis qurxontahay mashaalah she is beautiful

  • @abdirzaqholladn520
    @abdirzaqholladn520 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan wlhi wan ku tagera abyo wlhi 😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @dadnimoproduction2284
    @dadnimoproduction2284 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan Teena Cod Macaa

  • @akramlyrics9788
    @akramlyrics9788 ปีที่แล้ว

    Ayaan Wadani Cod iyo style isku darsatey

  • @cabdikarincabdulahi2447
    @cabdikarincabdulahi2447 7 หลายเดือนก่อน +1

    This is amazing song 😊❤

  • @kawsarcabdiqaataa9804
    @kawsarcabdiqaataa9804 2 ปีที่แล้ว

    Allaha codkaaga kuu daayo boqorodayda

  • @AbdihassanHassan-zd3ot
    @AbdihassanHassan-zd3ot 8 หลายเดือนก่อน

    my tolka wa kusalama ishaa ku ku hayaa ina adeer adi oyo aarka iinoloda

  • @yahyefashion7342
    @yahyefashion7342 2 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwww nice 👌 fanaanad buuxdo

  • @hassanyasinali9087
    @hassanyasinali9087 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ina Adeer ♥️ ♥️ 🙏

  • @alihosseinsugal9919
    @alihosseinsugal9919 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah horay usoco

  • @ibrahimaden8851
    @ibrahimaden8851 ปีที่แล้ว

    M a wlhii Ayaan wasabi♥️♥️♥️♥️♥️♥️