Saif waxa la waayey 485 Maalmood 😭😱 Egypt 🇪🇬 😱Part 2 💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 8 หลายเดือนก่อน +5

    Weligaa waalidka wuxu ku yidhaa waa ma adeeca wayo meel fog bay wax ka eegan wax fican na way inala jecel yihiin ❤❤❤ rabi waalidkeen ha ino xiftiyo. Naagtaas masiibo ayay ahayd 😢😢 weliba akhlaaq xun

    • @FARHIYAHAPPYTUBE
      @FARHIYAHAPPYTUBE 5 หลายเดือนก่อน +1

      Saax waalidku waa il dheer yahay

  • @cawilabokor2431
    @cawilabokor2431 8 หลายเดือนก่อน +5

    Subhanallah dhiiga islaamka Alle ma qarigo.. talada waalidku waa muhiim.

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 8 หลายเดือนก่อน +10

    Laaxowla walaa quwata ilaa bilaah subxanalaah naxariis darana qofta dumara ilaahow hanagu imtixanin musiiboyinka dhacaya aamiin alaahuma aamiin 🤲

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 4 หลายเดือนก่อน

      Hadan so daawaday part1 inalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
      Iimaan darana naagta ocaqli xumaa
      Ma inay intay dishay ninkeeda ayey trabtay inay aduunka ku raacaysato?

  • @ilhanaliapdulahi
    @ilhanaliapdulahi 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mama mcn jimcaha channelka kale no so gali qisaska istiqfarta iyo saliga nabiga scw insha allh

  • @user-fu3kl7hg1o
    @user-fu3kl7hg1o 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subhanallah 😢 maskiin xaasibuu ahaa iyadaa zaaniyadbay aheed
    Rag masaakiina baajira iyo dumar masaakiina
    Waalagu imtixaamayey iyada nimacada ay haysato ee shaydaanku ka indho tiro

  • @arwamustapha8969
    @arwamustapha8969 8 หลายเดือนก่อน +3

    Subaxallah Subaxallah Subaxallah illahaya how naxriiisto willka

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdu lillaah Haddii ‘ Qaatiliintii
    La qisaasay Alx

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah ilaahey ceebtoodee banaanka ayuu keeney ilaahow ceebteena astur

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 8 หลายเดือนก่อน +3

    Acuudu bilaa allow hangu keenin iimanka ka maqan wlhi

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 หลายเดือนก่อน +4

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 8 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallah khayr walaal

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 8 หลายเดือนก่อน +5

    Waxaa layaabay dad dambi islagalaya jacaylka ay jilaan wuxuu yahy

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 4 หลายเดือนก่อน

      JACAYLKU WAAKA XAARAAN QIYAANO IYO DHIIG WAAYO WAANKU JECLAHAY DHIIGNA IGU ADEEC WAAN YAABANAHAY WALHY !!!!!¡ MA INAY KU WAARAYAAN MODAYEEN WALHY WAA CAMAL SHAYDAAN OOWEYN BISMILAAHI
      WALHY SOMALI HADAN NAHAY WAANU DHAQAN FICANAHAY
      QABYAALADA UUN ALE HAYNAGA MASAXO AAAAAAAAMIIIIIN

  • @mariamjamaa5683
    @mariamjamaa5683 8 หลายเดือนก่อน +3

    Carabta waa dad aad u calool adag waxey isku dilaan hanti xaasid nimo maseer nolol quuri waa naag ninkeed dileyso waa Qalbi adeeg

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 4 หลายเดือนก่อน +1

      DUMARKENA SO.ALIYEED WAA DAHAB MARKA LA EEGO CARAB
      O CARABTU EEY QISAS BADAN YIHIIN MUSIIBOOY DEYRAN
      YAA ALLAAH
      WALHY IIDKII DHOWAA 4KUN DOLAR HELAY WAAN NAADIYAY MAALINA KATIINAD DAHAB 30 GARAAM ALAA IGU OG
      WAAYO ALE AYAA IIJEEDA
      BISINKA BISINKA
      WAA QISO MUCJISO AH

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin سبحان الله

  • @foozia426
    @foozia426 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay how naxariisto insha allaah

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 หลายเดือนก่อน +1

    AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc weaba wedkaada jeclow

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 4 หลายเดือนก่อน +1

      Haa naagtu ninka wedkiisay ahayd
      Ninkuna wedka naagta 2dodaba dhegtaa dhiiga loodarayaa inshaa allaah

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 8 หลายเดือนก่อน +1

    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم، نسال الله السلامه والعافيه.

  • @ameeradheman6632
    @ameeradheman6632 8 หลายเดือนก่อน

    Macha Allah fatouma mouna tu ns racontes des bon histoires

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 7 หลายเดือนก่อน

    Amiin Ya Rabb

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 7 หลายเดือนก่อน

    Qisooyinka gabdho nolol adag soo marey ,waxbadan baan maqley, oo nimankooda shirqoolo, maxey ka wadaan , ,manolol cajibisa bey arkeen ,oo imankii ka tagey

  • @ilhanaliapdulahi
    @ilhanaliapdulahi 8 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto saif lkn walidka in la maqlo weeyi

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 6 หลายเดือนก่อน

    Bisinka masaridu waa bahalo

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks Walal Fatima muna 👋❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Xia_whoami
    @Xia_whoami 7 หลายเดือนก่อน

    Allah u naxariisto

  • @abshiroxassan5224
    @abshiroxassan5224 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 7 หลายเดือนก่อน

    Dilkiisa waxaa iiga daran lafaha lasoo saaray ayaa qaracana
    Guurkaaga hadaad waalidka ugu baari sameyn waydo wax kasta filo 😭😭😭😭😭

  • @foozia426
    @foozia426 8 หลายเดือนก่อน

    Naagtu mujrimad bay ahayd

  • @z-1il
    @z-1il 3 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs walaashey mcn faatima muna sidookale walaashey

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 5 หลายเดือนก่อน +2

    Aduunka naagaha wax ka dhagar badan ma jirto qofki la rabo in la soo dabo naag aya lo diraa

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa naagaha shaydaamiinta ah walhy ilaahay ku dhaarte inaan dhiig islaameed yeeleen macadamia waaba ilmahayga aabahoode😢😢😢😢😢😢
      Naag indho adag ahayd laakiin allaa kashifay

    • @NuuraOmar-yp6bj
      @NuuraOmar-yp6bj 22 วันที่ผ่านมา +1

      Quraanka lagu sheegay

  • @shwomp3368
    @shwomp3368 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAllaha thanks fatima ❤

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤Aamiin

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 8 หลายเดือนก่อน

    إن كن كيد عظيم إنها إبليس

  • @foozia426
    @foozia426 8 หลายเดือนก่อน

    Amiiiiiiiiiin ya rabbi

  • @user-ee9mn3dd9l
    @user-ee9mn3dd9l 7 หลายเดือนก่อน

    Subxannallah 😢😢😢

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 8 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalah 😢

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 8 หลายเดือนก่อน

    Xasbunallah

  • @habiboelmo7877
    @habiboelmo7877 8 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan maqurxona

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 8 หลายเดือนก่อน

    kor wayel wa wada indho wanada walidka qofki dida warabaha cunaya

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 8 หลายเดือนก่อน

    Qaatilinta maxad u qarisay wajigooda ahun miskiinka

  • @ubahhashi7870
    @ubahhashi7870 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @Hinraaz777
    @Hinraaz777 8 หลายเดือนก่อน

    6.4 subscribers
    6.2 views
    6 days
    680 comments
    Was wada 6666 😛😛

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku cadaabo Nasgtaaseey!!!
    Wanaagii uu’u sameeyey waxay -
    ugu badashey inay Dhiigiisa Gashay Naf iyo maal !!?🦂🦂🦂

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 8 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah

  • @foozia426
    @foozia426 8 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah