Axmed Ismaciil Samater iyo Aqoonyahanka Hargeisa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 มิ.ย. 2021

ความคิดเห็น • 97

  • @Yasin-bq5pn
    @Yasin-bq5pn 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah Professor Ahmed Ismail Samatar. Prof Samatar for Somaliland president insha Allah.

  • @axmedsalaan6226
    @axmedsalaan6226 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo professor aamiin aamiin aamiin ❤

  • @sharmaakemuuse9633
    @sharmaakemuuse9633 3 ปีที่แล้ว +7

    Prof: Ahmed Ismail Samater I'm washing your lecture from Canada 🇨🇦 please Lead this Country and will make political party that I heard what you come to SOMALILAND..life long Adeer

  • @abdimohamoud6168
    @abdimohamoud6168 3 ปีที่แล้ว +12

    Professor i am watching you from UK Yorkshire this is intriguing to your lecture I feel like I back in uni

  • @nashou22
    @nashou22 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah. Professor allah cilmiga hakuu barakeeyo.

  • @abdimohamoud6168
    @abdimohamoud6168 3 ปีที่แล้ว +2

    Professor samatar welcome back to your country needs your wisdom welcome back to your your country SOMALILAND we need your wisdom and say it how it is

  • @abdimohamoud6168
    @abdimohamoud6168 3 ปีที่แล้ว +6

    The next minister viva Somaliland viva prososer ahmed samatar for wasiir arimaha dibada ilaahay wàn u ducaycayna professor samatar inuu dalkiisa hore u sii qoodo

    • @al-ad-aniya4048
      @al-ad-aniya4048 3 ปีที่แล้ว

      No. People like him have integrity. He has to stay free he shouldn’t be a politician we need his knowledge, his knowledge shouldn’t belong to a (party).

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland iyo prof.Samater

  • @amiinosman8282
    @amiinosman8282 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah prof , and we greatly need to comprehense only that three C and trying into our life

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 ปีที่แล้ว +3

    Its always pleasure to see professor axmed samatar speak u can take alot from every lecture that this great mind of our time make
    Cimri dheer iyo caafimaad rabi kusii 👍

  • @abdimohamoud6168
    @abdimohamoud6168 3 ปีที่แล้ว +5

    Knowledge is a power

  • @bowaleed7435
    @bowaleed7435 3 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore mm TV waad ku mahasantihiin barnamijkan pro samater na waa ku mahad santahay xalqadan qof aqoon leh na waa tahay laakin qofka waxyaabo badan oo umada anfaca oo laqaata jira wax badan oo laga taga jira marka anigu ma lihi aqoon malaha inta anfacaysa umada islaamka halaga qaato inta kalena halaga tago ...laakin aniga shakhsi ahaantayda professor kaygu waa sh Mustafa ismaaciil isaga aqoon halaga Bartoo mm TV sh mustafe haloo yeedhoo

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 3 ปีที่แล้ว +2

    An effective seminar. Thank you

  • @mustafemk829
    @mustafemk829 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alah ilaahey cilmiga iyo cimriga hakuu barakeeyo adeer

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 ปีที่แล้ว +4

    Ahmed samatar aqoontu ma geeriyooto calim ka casriga hore usoco

  • @mustaphaahmed9213
    @mustaphaahmed9213 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Prof. Masha allaah caqliga wanaagsani waka sidaa wax u.iftiimiya

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 3 ปีที่แล้ว +4

    Thank you prof Samater, have you ever thought an idea to solve and overcome tribalism in our society.?

    • @karti-soor
      @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

      "The best only way, to eradicate (#Tribalism) is to create jobs.
      All politicians used and manipulate #Tribalism to gain support, and get to power. Poor people in Africa do not benefit from Tribalism... #Haddraawi: Intu maanku Gaajaysan Guushu waa wali..

    • @mahdiali2695
      @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว

      Aqoonyahan faruuq ah

  • @mohamedyusuf4428
    @mohamedyusuf4428 3 ปีที่แล้ว +2

    1-In Islam we have the concept of "God's command kon fa yakun" 2-Botswana economy based on diamond ie Rentier Economy 3- In Africa and other places the western power gave the natives a Bible and took the land 4-Colonial powers have not left really they are in the air we breathe and so called leaders are clueless following their masters shadows, & commands "monkey see monkey do",1st step toward liberation is to realize whatever we consume "cloths and food etc" are foreign made & imported . Just imagine if these things decided to leave us , we will be hungry and naked in the public square, all of us including this professor. The day this idea sinks in is the day the 1st thought of liberation will set in.

  • @drbrave4546
    @drbrave4546 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you professor samatar

  • @kaariyeismacil5926
    @kaariyeismacil5926 3 ปีที่แล้ว +5

    Reer somaliland Walahi ninkaan ka faa’ideysta

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 ปีที่แล้ว +2

    Proffsor waxa la soo gadhey wakhti aad wax ku soo kordhin laheyd wadanka curdinka ee somaliland, xaga siyaasada, Arimaha waxbarsho, caafimadka, iyo aqoonta casrigaba ito waayo arinmadada 60 sano ah, markeykan dadkiisa dhistey inagu dhulkan ayan leenahey.

  • @abdirahmanguled5297
    @abdirahmanguled5297 3 ปีที่แล้ว

    Manshaa allaah professor ahmed ismail samatar soo dhawaw

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 ปีที่แล้ว +3

    This guy is technical.

  • @abdimohamoud6168
    @abdimohamoud6168 3 ปีที่แล้ว +1

    Isaak newton and Albert eintian thank you professor about gravity

  • @ahmedadam4489
    @ahmedadam4489 3 ปีที่แล้ว

    Prof. Axmed Ismacil aad ayaa loo yaqaan Well-known person, looma baahna in lagu soo celceliyo qofka cusub ayaa dadka la is baraa. Keliya waxa ku filan hadda shaqada uu hayo in aad sheegto.

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 3 ปีที่แล้ว +1

    "Malabkaa da'aya" ma maqashay? Cilmigaa daya Prof. Ahmed I.Samar

  • @suberh8985
    @suberh8985 3 ปีที่แล้ว +2

    Professor'ka 30kii sano ee la soo dhaafay waa la yaqaanaaye maxay taraysaa in had iyo goor dadka iyo isaga la is baro sidii oo imika uun ay noogu horeyso

  • @Nature-ns7us
    @Nature-ns7us 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah pro samatar

  • @museadan2109
    @museadan2109 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxba sheegi maysid aan hayn gaalo waxay ku sheegtay! Adeer aduunkan illaahay ba gacantiisa barakaysan ku maamula! adigu ka fakar Godka yar ee kusugaaya eed ku jiridoontid malaayuun Sano! Mareekanka aad ku fanaysid wakhtigisi waa dhamaad waxa lasugaya uun intu china futada ka ladayo!!

    • @Yeskos
      @Yeskos 3 ปีที่แล้ว +2

      Wataas waxaa uu kahadlayay, dhaqanka somalida waxa kujira xasad oo isma ogola qofba qofkuu ka aqoon badanyahay

    • @drbrave4546
      @drbrave4546 3 ปีที่แล้ว +1

      Muse Aden: xaasid baa tahay ' waliba waxa kuugu biiray jaahilnimo waayo wax dadka duna anfacaya ayuu ka hadlayaa aakhirana allah janadiisa ha inagu casuumo.

    • @karti-soor
      @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

      Jaynaa iyo Ruush iyaa ugu gumeysi cadaawad xun..
      Weji Nuur leh
      Qalbiga iyo wadnaha
      farxad-Xasilooni noololeed
      Amni iyo Kalsooni leh
      Distoor aan la
      Gees marin (#Kiitabka)
      Diinteena weeyaan
      Tukaashada Salad, og
      Dalalka Reer Galbeedka Gaalo badan Muslimay Una badan dadkii heer sare waxbarasho jamaacadeed lahaa..
      Oo nooloshii gaalnimo farxad iyo Xasilooni qofnimo ka waayeey..

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 3 ปีที่แล้ว

    Waa Pro,Ahmed Ismael Samatar,wa inta aad sheegayso dad aad ubadan oo Soomaaliya ah u dibada iyo gudah jooga ayaa og.
    Gooni ugoosad ma aad ka mud noqoteen narkii aad wax cod ah aad ka waysay,dorashaddii madaxtinimada ee 2012.
    Waa taasi taariikhdada dhabta ah.

    • @musekhadir3888
      @musekhadir3888 3 ปีที่แล้ว

      Maa qasab Muqdisho ku joog baa dacwadadu hhhhhhhh

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว +3

    ninkan dhawr iyo lixdan jirka ahi xaas ma leh waligii muu guursan caruurna hadalkeed daa diinta islaamka fikrad khaldan buu ka qabaa noocaasay kulmiye wataan ilmo Abaarso

    • @hodanibrahim6033
      @hodanibrahim6033 3 ปีที่แล้ว

      Guurku waa amar ilaahay dad badan oo aan guursan baa jiree adiga abaarso maxaad kala kulantay ee kaa helay qof waliba wixii helay ayuu ku hadaaqaaye duli

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanibrahim6033 adaa malaa ah hablaha Abaarso farta lagu galiyey teeda kale odaygani waa khaayis aan diin iyo dhaqan toona haysan waana ninkii lahaa xabaashayda maraykan baan ka iibsaday ee Cigaal ku lahaa reer Booramoow nin xabashiisa meel kale ka iibsaday yaanuu idin lug goynin

    • @hodanibrahim6033
      @hodanibrahim6033 3 ปีที่แล้ว

      @@moegreenback6854 qof waliba wuxuu yahay ayuu ku moodaa markaa waxaad ku caytamayso adaa ah

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 ปีที่แล้ว

      @@moegreenback6854 war qof wax yaqaan ha iska dhigin somalida baa laga helaa qof iska dhig dhiga aqoon yahn
      Prof .samatar kuma baahna somaliland iyo wadankiisi buu la hadlaya koonfur waxaay ka naxaan hadlka uu wadankiisa ku kala dhig dhigaayo waayo
      Dad aqoon leh malaha oo faan bay meel walba la joogaan
      Diinta haddii aad taqaan guurka aad sheegtay yaa amarkiisa isla leh bal car intaas uu ka jwb
      Qof ku ma isaga isku haya guurka mise alle ayaa awood u leh iyo in aad caruur hesho
      Dhaqan wanaagsan yeelo qof dambi ku sugan baad tahy oo Bashar awood in uu leeyhy moodaya
      Alle ayaa awood u leh wax walba oo aad moodaysi in aad adigu isku hayso waayo Bashar baad tahy guurkuna wa mimco ale buxiyo qofkuu doono ayuu siiya

    • @musekhadir3888
      @musekhadir3888 3 ปีที่แล้ว

      Wuu gursadey ee Somali maa aheyn nagtisu

  • @ahmedfarah6760
    @ahmedfarah6760 3 ปีที่แล้ว

    Pro. Fatoosh kaligii aqoonyahan. Hadalkiisu waa 00%

  • @nuurkadunidachenel659
    @nuurkadunidachenel659 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigu ninkaa tag madhan ayaan uaqaana ninkuna hadii aqoon diineed lahayan waa faruuq

  • @zakigafane4833
    @zakigafane4833 2 ปีที่แล้ว +1

    1984 PHD

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 3 ปีที่แล้ว +2

    Hoobaanta ka daadanaysa Axmed Ismail samatar dhagaha u raariciya

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 3 ปีที่แล้ว

    Wait! Is a religion peice of culture? Maybe language but religion am think different

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

    "Tell us something that we, don't already know. Prof Ahmed Samatar welcome back.. His famous, and favourite " quotes' is citizenship and leadership..
    Which is of course extremely crucial, when running, a successful "mega" business and in public office. Internally and externally in the case of Somaliland...
    First and foremost we, need to sort out rubbish collection. In every towns and cities.. That should be our top, priority. The proffer is talking about climate change.

  • @nadifahmed5494
    @nadifahmed5494 ปีที่แล้ว

    Faysal me

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 ปีที่แล้ว

    prof aad baan u salaamayaaa

  • @abdimohamoud6168
    @abdimohamoud6168 3 ปีที่แล้ว

    From Apple falling from a tree that is how got that relativity

  • @saybeeriyaboorama390
    @saybeeriyaboorama390 3 ปีที่แล้ว +2

    Labotole!

  • @daudducale1588
    @daudducale1588 3 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan pro/Ahmed ismacil samatar waa qofka kugu haboon ee muse ka dib Ku haboon hogaanka dalkeena somaliland

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 3 ปีที่แล้ว +3

    Colonialism wants you to be addicted but you can make a difference👈

  • @beegsibeegsi1267
    @beegsibeegsi1267 3 ปีที่แล้ว +1

    Axmed ismaaciil samataroow hadaan ku arko talo ayaan kusiin lahaa

    • @musekhadir3888
      @musekhadir3888 3 ปีที่แล้ว

      Suashu waxey tahay makaga bahan yahay taloo,mise wad ku qasbeysa

  • @abdifatahelmi3092
    @abdifatahelmi3092 3 ปีที่แล้ว

    Wax nolosheena oo dhan ku xidhan waa degaankaa ayaad ka hadashay

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 3 ปีที่แล้ว

    OGI OGI DEVELOPMENT / HORUMAR AYAA KU HAROON
    HORUMAR IYO BARBAARIN AYAA LA MIDA ( DEVELOPMENT AND EDUCATION )

  • @abdimohamoud6168
    @abdimohamoud6168 3 ปีที่แล้ว +1

    Absultily we need to leave clans and vote who ever will take our country for ward without clans Viva you

  • @madarmahamud7755
    @madarmahamud7755 3 ปีที่แล้ว

    Anigu waxan waydin laha waxan haysta lacag hadii aan u qayib lay yidhahado somaliland cala qof 100$ ayaa ku hagagaysa hadan waxba kumu tari somaliland wax ha ku qabto hadu muwadin yahay reer somaliland taasan odhan laha

  • @faysalbarre1315
    @faysalbarre1315 3 ปีที่แล้ว

    Wangaari Mathai 2011 ayay dhimatay

  • @h.9943
    @h.9943 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh xasaan ninkan wa gaal bu dhahay 😂😂😂😂

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว

    Wxaban xasuustay maalin dhawayd waatii buurta kla jeexan iyo ta ka shishaysa midbay ahayd waatii so duntayuun ee gaadhi wadada maraaya qalibtay🤔🤔🤔

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 ปีที่แล้ว

    Professor Samatar aad baan u garab taagan nahay...

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 3 ปีที่แล้ว +1

    kani muxuu soo doonay maanta ma muusaa u yeedhay. he is a looser ku fashilmay siyaasada.

    • @musekhadir3888
      @musekhadir3888 3 ปีที่แล้ว

      Dalkisa iyu yimid ee mad ka xumtahay

    • @MrQawdhan1
      @MrQawdhan1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@musekhadir3888 that makes me laugh. sxb.

  • @luqmaanbarkhad7551
    @luqmaanbarkhad7551 3 ปีที่แล้ว +1

    Xisbi furo professor

    • @karti-soor
      @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

      Profku "Deg-deg u cadhooda dadka Af ingiriis waweyn ku hadla.. Aad u jecel yahay oo qiimeeyaa..

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว

    AQOONYAHANKA HARGEISI WAA KUWEE 😂

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 3 ปีที่แล้ว

    😂😂waan qoslaa wllhy marka ay yiraahdaan ( siyaasi) hebel.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan faruuq ah

  • @abdisamaddirir3740
    @abdisamaddirir3740 3 ปีที่แล้ว

    Brofessorka 50 ari ah ayuu uqalay qabiil qabiil ku dulaya arintaa majecleysan

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว

    Aar ninka daadihiyaha ah afgaal iyo af muslim mid uun ngula hadal yaa yidhaahda😂😂😂

  • @raseedfaarah9311
    @raseedfaarah9311 3 ปีที่แล้ว

    The Professor always talk about the symptoms and never a solution.
    Wuxisu farta ku fiiq oo calacal ,MARKA dambena wuxu ku noqda America.
    He suppose to stay in SL and lead the way ,,,Laakin intul no faano ayunbu carara

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 ปีที่แล้ว

    Envoronmental Monitoring control ayanu uu bahanahay ....

  • @hassanm4489
    @hassanm4489 3 ปีที่แล้ว +1

    Professor Samater make a muslim intellectual organization.

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 3 ปีที่แล้ว

    Professor Ahmed I.Samater.
    Waa lago yaqaan,waxa aad tahay.
    2012 waa tii aad,aad ka mid ahayd,musharixiintii u tartamaysay jsgada madaxwaynaha Soomaaliya.
    Markii daadko ku qaaay baad u xuubsiibatay Soomaali diid,oo waliba aad tiri ,oo weliba leh ( recorded in video) oo tiri Calanka Soomaaliya ha la badalo,marka wax lagaa dhagaystaba ma jirto.
    Maantay dadka dagan Minnesota ee Soomaalida ah,waa ay naceen oo imininka waa mid aan laga soo dhawayn,xagaa wadaninimada waa dib u socd liita.
    Bal hadda waxa uu ka sheekaynayo waa, wax dadka badankood waa ja war qabaan.
    Ingiriis ayuu marar badan ku hadlayaa,ogow dadka uu la hadlaayo waa Soomaali.
    Gunaanadkii war Axmed Ismaaciil Samatar,waxa tahay waa ka yaqaan ee ee dhalinyaradan cudurka Soomaali diidka ha ku abuurin.
    Soomaaliya way midoobi calankeeda cid bedeli karta ma jirto,adiga iyo wuxii kula mid ahna way guuldaraysan.

    • @drbrave4546
      @drbrave4546 3 ปีที่แล้ว

      Abdulaahi cilmi: adiga waxba kaagama baahna doqon yahaw xumi dadka soomali ugu liita aad tahay waayo aqoonyahan baad wax ka sheegaysaa' doqontu markay ku gaadhi waydo halkaad joogta way iska hadashaa malaayacni.

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 3 ปีที่แล้ว

      OGI OGI PRO AXD WUXU IDIIN YIMI ISAGOO AAN IDIN AQOON MARKAASAAD IS BARTEEN DABEETONA WUU IDINKA QUUSTEY SIDII HABAR HAANTEY LULAN JIRTEY ( HAANTU IYADOO DOORA OO DOOR AHOO DOORA OO DOOBI LABADII LEH AYEY DOORA DOOROWDEY OO DOOB QUSH WEYN ARAGTEY DABADEEDNA LAGA QUUSEY ) OO MICNAHEEDU YAHAY QUUS LAGA WAAYEY WIXII LAGA DOONAYEY --- DAMMED WHO STAY WITH YOU WHEN THERE IS BETTER SUBSTANTIAL.

    • @wabarkawanaaga292
      @wabarkawanaaga292 2 ปีที่แล้ว

      Midaw ganad ka shekaynaysa wa riyo

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 3 ปีที่แล้ว +2

    MUUSE JAAHIL KA BILOOW DIKTAYTARRADA WAAYO WUXUU AAMINSAN YAHEY 10SANO INUU JOOGO OO CASHUURTA URUURSADO WAXOOGAA YARNA JILIBKIISA UU U SHAQAALAYSIIYO

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +1

      caayda madaxweynha waxab u dhimi mayso ee wax dadka tuseysaa in aad tahey jaahil

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 3 ปีที่แล้ว

    Somaliland uma bahna lufad ee waxay u baahan tahay dhalin yaro.

  • @HRU20209
    @HRU20209 3 ปีที่แล้ว +1

    WAAR KANI AQOONA MA LAHA WAA EBER, MUXUU SOO KORDHIYEY AAN HADAL AHAYN ,
    BULSHADAN JAHLIGA IYO QABYAALADU RAGAADISAY AYUUN BUUN XUBIN KA YAHAY...
    KELMADO INGIRIISIYA AYUUN BUU DADKA DHEER YAHAY...

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 ปีที่แล้ว +1

    Reerka eelayda waxay ku maahmaahaan, " Af waakan may laki aamee" taa oo macnahoodu yahay, hadal kaliya waxba ma taro, camal baa loo baahan yahay. Ninkan intaa wuu hadlaa, hal ceel ah ibidkii reer uma qodin.

  • @Muzamil701
    @Muzamil701 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan sidaas buu u hadlaa dadkuna way ku sii wareeran hadii uu daacad yahay wuxuu soo sari lahaa R&D Group of Somalilander ka faaloota Philosophy of Politics and Stability
    Ma dhacdyso waa nin khiyaali iyo Show of ah

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 3 ปีที่แล้ว

    Waar inna Ismaaciil Samatar in teejeer buu Illaahay iyo Rasuul keenii aduunka wax ka gaadhsiiyey . Wuxuu wax ka bartay dad aan wixii sameeyeyba aqoonin. Wuxuu joogaa wakhtii uu Illaahay xagiisa u jeesan lahaa.

  • @MohamedAhmed-vx8ku
    @MohamedAhmed-vx8ku 3 ปีที่แล้ว

    THE PROFESSOR IS LECTURING TO THE WRONG PEOPÑE,

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 3 ปีที่แล้ว +1

      OGI OGI SUPPOSE YOU ARE ONE OF THOSE PEOPLE

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 3 ปีที่แล้ว

    Somaliland waa saaqidiin waxbarashadii iyo noloshiiba iyo diintii iyo horumarkii intaba ka saaqidey ,oo qaad iyo qabyaalad oo labaduba waa daroogo markaa somaliland waxaa la odhan karaa waa dad daroogoyahan ah.

    • @nashou22
      @nashou22 3 ปีที่แล้ว +3

      Saaqid ahmed .Doqon dorogiste. Qurbaha jooga oo sadaqad iyo benefit caydh qaata. Shaqadaadu waa musqul cleaning iyo duq dabada udhaqa. Markaad ayaad proud somalilander wadankiisa jooga oo caano geel cabaya la hadlaysa.