3 VITAMIN OO UWANAAGSAN XANUUNKA NEERFAHA UGU DHEER JIRKA(SCIATICA)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 เม.ย. 2024
  • WAXII SU AALO AH QEEBTA HOOSE EE COMMENT NOOGU DHAAFA WAA IDIN SOO JABAABI DOONAA IN SHA ALLAH

ความคิดเห็น • 56

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 3 หลายเดือนก่อน +10

    Xanuunka ani Mudo 8 bilood ah la dhibanahay Wlhi Melan tagine ma jirto 💔🥺

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 หลายเดือนก่อน +4

      Allaha kaa caafiyo xabad sowdada laasimo ohabenkii marso NABIGAA SCE no barakeeyay

    • @yunnaali3117
      @yunnaali3117 3 หลายเดือนก่อน

      Wll allha ku cafiyo long sitting iska daa, physiotherapy na aad.waxyalo badan sababa,rajo dhabarka isa saar.

    • @ahmednucman4333
      @ahmednucman4333 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@yunnaali3117 Amiin Wll Wlhi xanunkan waku wareray kuna dhibtoday inta ugu badan dhaqtar nerfo len adaa inaa lafo Aado waye 🥺

    • @malabey197
      @malabey197 3 หลายเดือนก่อน

      ILAAHAY hakaa caafiyo 🤲🏾

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot 10 วันที่ผ่านมา

      Qalinka mise kaniniga vitiminkan iyo hal xabo tramadol usku qado almindoyinka rer galbedka e so dhiganna samey bro allah ku cafiyo nawadana cafiyo wll sory 😢

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 3 หลายเดือนก่อน

    Dr kheyr Alle hakusiiyo

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks Brother 🙏

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah jazakallahu Khayir ❤❤❤

  • @dadirisse9058
    @dadirisse9058 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dr dhibkan abahey ayaa qabo mrka vitamin B50 ma siin karaa mise B1 B6B12 an siyaa kebaa fcn labadaan

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah mahadsanid wll

  • @luulabuuni3735
    @luulabuuni3735 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ❤

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much

  • @gasirasheikhhassan6584
    @gasirasheikhhassan6584 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllo👑👑👑

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid in badan

  • @malabey197
    @malabey197 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid 💯

  • @ismahanmind5504
    @ismahanmind5504 3 หลายเดือนก่อน

    Thank you very much

  • @mustaftahlil6727
    @mustaftahlil6727 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran pro

  • @maandaarchannel544
    @maandaarchannel544 3 หลายเดือนก่อน +3

    Shugran

  • @hodanhaayir2394
    @hodanhaayir2394 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks wll Abahyba Xnuunkazi ka cwda mahd sanid wll

  • @____0934
    @____0934 3 หลายเดือนก่อน

    Asc brother miya qadan kara dhaman b 6 b12 b 1 on same days let me know please thank you very much for your explanations ❤

  • @nimcohappy6806
    @nimcohappy6806 3 หลายเดือนก่อน

    Dr maxa keena caloosha guuxda marmarna nuxnuxsaneyso oo damqashada leh plz iga so jawab Dr mahadsanid

  • @AmranMaxamed-yd8xy
    @AmranMaxamed-yd8xy 3 หลายเดือนก่อน

    Asc digtore aad baad u mahadsan tahay ee daawadacsawirkeeda noo soo dhig ama qoraalkeeda

  • @eesy8947
    @eesy8947 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @NuuraFariid
    @NuuraFariid 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ala maxan 2 year la dhibanaa xanuun kaas 😢😢 jazakalaah dr Waan soo iibsanaya vitamine daas Mahadsanid

    • @ayuubeyrooble1316
      @ayuubeyrooble1316 3 หลายเดือนก่อน

      Same a nahay

    • @user-gl9wd2xh5s
      @user-gl9wd2xh5s 2 หลายเดือนก่อน

      Yaa Allaah caafimad bnku waydisaney😢

    • @NuuraFariid
      @NuuraFariid 2 หลายเดือนก่อน

      @@user-gl9wd2xh5samiiin Yaa rabi 🤲🏻🥺🥲

    • @NuuraFariid
      @NuuraFariid 2 หลายเดือนก่อน

      @@ayuubeyrooble1316 Alle haku caafiyo

  • @qaaliahmed1273
    @qaaliahmed1273 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dr xage kala soo xariira xanunkas aniga qabo mudo sanado badna ayuna i haya mar dhaw aya leygu dhahy nerfahas aqabta marka kaninigasa raba

  • @ahmedaybaraf8559
    @ahmedaybaraf8559 หลายเดือนก่อน

    xage laga heli kara Dr xaruntadu waa xagee abahaya naga xanusane

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jidhkoo dhan baan xanuun ka dareemaya 1kg oo biyo ah xita ma qaadi karo xanuun awgeed

  • @barkhadisse-tq6vj
    @barkhadisse-tq6vj 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @al-taqwaquran3251
    @al-taqwaquran3251 3 หลายเดือนก่อน

    Dr dhamaan ma isla is ticmali karaa?

  • @qurbahaiyoqoyskamuslimka1689
    @qurbahaiyoqoyskamuslimka1689 2 หลายเดือนก่อน

    Xanuunka aad kahadashay ee neerfaha sidee loo daweeyaa kahortag ma leeyahay

  • @mukhtarmohamed2181
    @mukhtarmohamed2181 3 หลายเดือนก่อน

    Asc ditoore ayaamahan wxn isku arkey maskaxda ayn daal Zaid ah ka dareemaa siiba xiliyada aan wax akhrinaayo markan is dhaxo fikir wngsn ama qorsho daji maskaxda ixanuunta sidoo kle xiliga salaada aan ku jiro maskaxdeyda ma controli karo meelo badan kasoo celiyaa kadibna maskaxda ixanuunta mxaa keena mxaana daawo u ah ???ditoore iisoo jwb mahadsanid 2:55

    • @user-ed1rd9hs4m
      @user-ed1rd9hs4m 3 หลายเดือนก่อน

      Istaqfar badi abyo iyo towxidka

  • @shaaiyebaashiabdi4041
    @shaaiyebaashiabdi4041 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dr marka hure Aad iyo Aad ayan ku salamay waxan ahy nin dhalin yaro ah xanukas Ayaan isku arkay waxana ka qaday gym anigo sameeynaya Mar walba oo aan dhakhtarka u tago ama siinaha ilaa barida computer la iisaro waxa la iigu dhaha waxba ma qabtid anigana xanuun saa iid ah ayaan daremay xata in bdn ma fadhin Karo side marka baritan ku sameeya Dr in aan xanuunkas II hayo

    • @ahmednucman4333
      @ahmednucman4333 3 หลายเดือนก่อน

      War Wllkey waa ikan Wlhi anaa kula mid ah GYM ayan ka qaaday dhaqtar anan tagin maleh sida hada shegtaa lii hayaa Wax badan ah ma fadhin karo Sinta ayaa I xanuunto ilaa barida Xetaa waxan isku Arkay Hur iyo kuleel badan ah xetaa waxa qatay dawoyin neerfo ah is badal wen kuma arag dhaqtar walba waxo ileyahay wax ma qabtid MRI xetaa wan isa saaray Sinta waxa daremaa inay wax iga taganyahiin hada fadhiyana xanun daremaa dhaqatirta waxay ileyihiin jimicsi samey Alle dawadena hasoo ifiyo bro mudo sanad ku dhaw sas ahay Wlhi 💔😭😭😭😭

    • @afiifotayib6120
      @afiifotayib6120 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmednucman4333 alle ha idin cafiyo wllyal lkn fadhiga badan iska ilaliya io Ina wax culees qadaaan taxadar sameeya yey idinku badine gyma Ina wax culus si qaldan u qaaden laga yabaaaa iskana dhaafa gymka🙂

  • @qanjeybrothers6489
    @qanjeybrothers6489 2 หลายเดือนก่อน

    Dr xanuun nerfaxa daawo kale malahan miyaa

  • @YasminAden-lq8ir
    @YasminAden-lq8ir 2 หลายเดือนก่อน

    Walhi had ayu ii xanunoya 😢😢

  • @fartuunMaxamed-sz2hr
    @fartuunMaxamed-sz2hr 2 หลายเดือนก่อน

    Xanuunkas waxa uu hahahaha mudo 3 sano ah

  • @user-cq1qz7oi4s
    @user-cq1qz7oi4s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dr Quumanka ayaa. I xanuunaya markasta dawo na wan ka dalay maxan ku sameya iso sheeg plz😢

    • @yunnaali3117
      @yunnaali3117 3 หลายเดือนก่อน

      Allah ku cafiyo wll, bacteria aya mararka qaar kenta, marka ,wala abuuraa (swab throat culture) same si dawo Ku habon lo helo.

  • @user-iu3ue9zb2q
    @user-iu3ue9zb2q 2 หลายเดือนก่อน

    Muscle cramps??

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah

  • @abdinajib9760
    @abdinajib9760 3 หลายเดือนก่อน

    Dreeeee ma isbadashay Mese waaa walalkaa😅

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 3 หลายเดือนก่อน

    Hada ixanuuneysa sinta fadhiga xataa waa idhibaa

  • @MarhuusDiyab
    @MarhuusDiyab หลายเดือนก่อน

    Ova care myo
    kaninigas lesoqoray maxutara

  • @husseinali6617
    @husseinali6617 3 หลายเดือนก่อน

    Xage laga helaaa vitamin B 1

    • @RahmaBanooda
      @RahmaBanooda 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaa laga helaa Holland and Barent

  • @ilyasmax
    @ilyasmax 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro

  • @heeganbuuxa-tx1te
    @heeganbuuxa-tx1te 3 หลายเดือนก่อน

    WAAD KU MAHADSAN TAHAY SOO GUDBINTAADA,SOOBADI CLIPYADA CAAFIMAADKA WAXAAN GARANAAYAA DHAQAATIIR BADAN OO DHOWR MILYAN OO QOF KUXERAN KANA CAAWIYA CAAFIMAADKA,WALAALKAANA UFUR QADKALE MAHADSANID