War waxan saqajaamada ee Nijaasta afka weeynlee waa xaaramiyad wallahi. Aabihin cabtooyga ka wasa, bar iyo club aya nooga dhigaysan mowlac quran laga mariyo. Iyado whisky ka dharagtay oo sarqaantay aya sawir laga soo dhigay oo biyo lagu qaboojinayo.
waan maqlay sixirooolayasha ilaahay ka furtay dadka kaadida siiya hayaay nagtu ninka way u dhamaysay salamad warninka u gurmada waana kaadibad nagtan dadkan dhegaysnaya wa fadere waxasay caruuurti somalida maqlayan dhaqan xumaadsi meeshaas in la xidho ahayd hada deg deg uga sari waydan waxas meesha somali wa inay gacan wa kaga qabtan dadkan channelkooda
Gabadhaan khadiijo cid cesheto ma qabto miyaa subxaana laah ma xisooto waxay ku hadlayso naa xishood oo wax iskula fal
Daahirow ilaahey ka baq naaagtaan iyo ninkaan iska dhaaf ciyaalaa LEEDAHEY walaalow dhorso iska xir mowduucaan
Acudubillaa bisinka naagtani waa naag aakhiro iyo ilaahey ka baqayn weeye way rabtaa xishoodkii dumarka somaliyeed way ku joogsatey
Daahir calasow Africa waa ilbax war ilaah halaga baqo walee iyo bilee waa butano naagtaas ina lilaah WA ina ilaahey raajucun war ilaahey halaga baqo
WAA NAAG WASAKH AH OO QAXBO WEEN OO DHAQAN XUN
Xasabuna Allah wa nacama wakiilan
Laaxowlow walaa quwati waa aduunyo dhamaatay war dahir calasow fadlan walal nagtani yeeysan magaca kaaga ciyaarin waa iga talo
Ala gabadhu afxuma
Sharaf dhimatey
SubhanAllah daahir Ilaahay umada ha ka qabto nin fican baad iska dhigaysa 😢ceebaha dadkan views baad ku raadimayaasaa
War waxan saqajaamada ee Nijaasta afka weeynlee waa xaaramiyad wallahi. Aabihin cabtooyga ka wasa, bar iyo club aya nooga dhigaysan mowlac quran laga mariyo. Iyado whisky ka dharagtay oo sarqaantay aya sawir laga soo dhigay oo biyo lagu qaboojinayo.
Caku daahiŕ😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Subxan Allah 😂😂
Waxaan waa federo dhamaantood
Ma khadija ubad ka fakeraysa caruurteedii hore meeday
Daahir dhaqan Qaniis ayuu leeyahay nin guskii ayuu falanqaynayaa
War xawaan caadi ma ah wallaahi
Gabdhaan Daahir aa isku rabo lacag uu baray
Gabadhaan khadiijo cid cesheto ma qabto miyaa subxaana laah ma xisooto waxay ku hadlayso naa xishood oo wax iskula fal khadiijo beenleey hadaa ba ka hadlaysaa nas xishood ninkaan Ilaah baa kaa waday
Subxanallah naagtan dhim dhim ayad moda laba labo ayey nugu dishey futada ninkedii ayey ledahay wan fayejirey uf uf aqash maxey xaar cuntey
DAAHIR MIDKA GABADHA SUAASHA WAYDIINAYA QOLKA YUUSAN KAAGA CIYAARIN WUXUU ISKA DHIGAYAA QOF DAACAD AH ILAAHAY UNUU U JEEDO MA MOOGYAHAY
Ceeb
😂
waan maqlay sixirooolayasha ilaahay ka furtay dadka kaadida siiya hayaay nagtu ninka way u dhamaysay salamad warninka u gurmada waana kaadibad nagtan dadkan dhegaysnaya wa fadere waxasay caruuurti somalida maqlayan dhaqan xumaadsi meeshaas in la xidho ahayd hada deg deg uga sari waydan waxas meesha somali wa inay gacan wa kaga qabtan dadkan channelkooda
😂😂😂
nebigeena dhaqay iashi dharkeeda oo xayd leh ceeb miyuaa hadu ku dhaqo raga somalida waxay u diidan waa waxaas hadhow bay ku cayysaa doqonay dabka baaa walee nin wad heshay adiga cidla is dhigay parna wameelaha khamriga lagu cabo dadka walan tagaan subaxan Allah walahay wa naag dhimtay haday waxasi tegayso
Hala xishoodo
😂😂😂
😂
😂😂😂😂😂😂