BARO SIDA LOGA XIRO WIFI INTERNETKA QOFKA AAD RABTO( NETCUT ) ( CSH65 )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • BARO SIDA LOGA XIRO WIFI INTERNETKA QOF AAD RABTO INAD KAXIRTO
    LINK DOWNLOAD
    play.google.co...

ความคิดเห็น • 118

  • @faaraxcabdi8730
    @faaraxcabdi8730 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah akhi waad kuma mahadsntahy sida wngsan oow aad waax nagu sheegto allha ka abal mariyo wax wangsan aad shabcaka u qabtid thnkas bro ramadan kariim

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      marka hore wad mahadsan tahay akhi sida an ku shegay wax kasta waxaa lo bahan yahayb tusale hadal kaliyah wax matalo sababta uu root u fa,ido uleuyahay iyo sida uu ushaqeyo wan ku tusi karta sida rootn losameyt sida aad ku aragtay youtube yada dhaman balse aniga wan jecelahay barnamijka root ku shaweyo hadi u sam root mobile lahyd mashaqeyn kara mise mashaqeyn karto mida kalena walal ka wad u gudbineyso waa iney tahay wax sax ah kalin adan ku fakirin oo kaliyah video iska gali youtube akhi wad mahadsan tahay adiga sida wanagsan aad igu soo jawabayso akhi wan diyariyaya video root edit ayankusubinaya insha,allah cawa ayan soo galinaya marki aad si fican codkisa u hagajiyo waxan sosameyay sida root logu sameyo mobile kaga iyo hadi aad ubahato inad iska delete gareyso root akhi Ramadan karin ilah rali hanaga wada nooqdo akhi

  • @somsoft7519
    @somsoft7519 8 ปีที่แล้ว

    masha allah sxb allah ha ku xafido iyo dhamn musliminta

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว +1

      +Computer IT amin akhi ad ayad umahadsan tahay

  • @xamsemusefoolge6186
    @xamsemusefoolge6186 8 ปีที่แล้ว

    mashaa allah waad mahad santahay walaal Ahmed shafeec

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      +xamse muse foolge Adaa mudan akhi Al karim

    • @garamagumam5152
      @garamagumam5152 8 ปีที่แล้ว

      +IFHAM .lkn walal (Root) Fiican Oo awood uleh (netcut) intee laga heli karaa walal. walal hadda taqaano .fadlan magaciisa hoos iigu sooqor adigoo mahad San ♥ ♥ ♥

  • @ibrahimabdulahi2512
    @ibrahimabdulahi2512 8 ปีที่แล้ว

    Saxib waad mahad santahay Yaanta casharo muhiim ah ayaad youtube soogalisay taasna waad ku mahad san tahay walaal Ahmed shafeec

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      +Ibrahim Abdulahi msha,allah akhi mahadsanid wana kaga mahadcelinaya sida qali ah ad igu soo qoray qoralka wanagsan

  • @mahadabukar8819
    @mahadabukar8819 7 ปีที่แล้ว

    Thanks bro maka heli karna cashar kusabsan sida loo jibiyo WiFi aan ahayn midka aan isticmalayo oo App loo isticmalayo mahadsanid

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      akhi arintas waa mid ka soo horeeda xaqa wll kale , aniga wax alle dadka uroon ayan bara akhi wadna mahasdan tahay

  • @mrahmedaskar1416
    @mrahmedaskar1416 6 ปีที่แล้ว +2

    asw macallin netcut waa ii shaqeyn waayey ee sidee rootka loohelaa fadlan macallin taas iga caawi

  • @faaraxcabdi8730
    @faaraxcabdi8730 8 ปีที่แล้ว

    thanks bro wad mahdsantahy

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      adiga mudan akhi

  • @MavioGaming
    @MavioGaming 5 ปีที่แล้ว +1

    Wifi ka sidee loo jabsan karaa
    Muhiim ayuu ii yahay iga so jawaab

  • @entertainmentchannel2171
    @entertainmentchannel2171 6 ปีที่แล้ว

    mcha allh thakx videoan aad ayaan wax uga fahmay ifham channel mahadsanid

  • @amu9176
    @amu9176 5 ปีที่แล้ว +1

    *Mahatsanid Teacher*

  • @ayanlehassan7445
    @ayanlehassan7445 6 ปีที่แล้ว

    Wll android ma heysto Iphone ayan heystaa marka barnamijkan siduu igu shaqeynayaa

  • @shukriali1280
    @shukriali1280 8 ปีที่แล้ว

    pc iguma xirno calamada qarada waregsan wuu iso Saray kumbiyutarna ma hey sano 2 mobel aya nogu xiran maxaqaldan Bro ??

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      haa walal hadi wey kusoo baxeyso qarada waa router ip adress kaga mida labad walal hadi aad rabto inad mobilkaga internetka kamamusho oo aad rabto inad qofka wifi gaga isticmalo aad awod uledahay inad u furto oo kaxiro asaga oo ku daremin 1.waxaad ubahan tahay Root inad mobilekaga ku sameyso oo barnamijka ku shaqeynayo walal hadu usan ROOT mobile laheynin maku shaqeynayo sidas ula soco ROOT wixii ku ogolanaya inad mobile kaga aad wax kasta aad kabadalo karto ROOT waa sida manager ama admin user wuxuu leyahay qofkas awood inu mobilkisa wax kabadali karto Hadisa usan laheyd root waxaad tahay oo kaliyah qof cadi ah marka walal sidas ayuu kugu soo sali la,ahay mobile lada kale aad isticmaleysan ROOT waa awood buuxda ayad ulahaneysa walal hadi aan hadalka kugu badiyay karani noqo insha,allah waxan umaleyna inad hada waxbadan ka fahan tahay balse hadi aadan fahmin igu soo warceeli shurkan walal 1000000% wan kaga mahadcelinaya comment & waqtigaa qali ah

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      kaxirida internet computer kaliyah ma,ahan ee wax kasta oo wifi kuxiran ayad internetkaga aad kaxiri karta tusale anahan sida caruurta marki aad rabto inu internetka isticmal aad ka jojiso wad ka xirkarta ama dadkale oo sameynayo iney wifi guriga ka xadayan tas oo dhahda inta badan wadna ogan karta qof isticmalayo internetkaga wifi iyo nooca uu yahy mobileka iyo inusam dib usoo gali karin ila aad u ogolaato

  • @amiinabdirahman1033
    @amiinabdirahman1033 7 ปีที่แล้ว

    Asc sxb wad mahadsan tahay Lkn sxb ipod ma Iso sarayo netcut waxay sababtu sxb ????

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      kan waa android akhi ipad waa apple

    • @amiinabdirahman1033
      @amiinabdirahman1033 7 ปีที่แล้ว

      IFHAM
      Wll android wan ku egay mana shaqaynayo ma wax aya Iga dhamin wll

  • @faisalsogndal8647
    @faisalsogndal8647 8 ปีที่แล้ว

    Ok bro waad mahadsan tahay

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      +feysal sogndal adiga mudan akhi

    • @faisalsogndal8647
      @faisalsogndal8647 8 ปีที่แล้ว

      Waa vedio fiican

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      +feysal sogndal ha akhi waa muhim

  • @suldaanyare2690
    @suldaanyare2690 7 ปีที่แล้ว

    Suaal walal sare softwerkan maku shaqeeni laptob haa haday tahay sidee loo root gareeyaa laptob mahadsanid 👍

  • @maankahussein3051
    @maankahussein3051 8 ปีที่แล้ว

    asc sxb aadbaad u mahadsantahay waxaan u baahanahay in Aad ino soo gudbiso sida mobilka xayeesiinta looga xero tusaalo ahaan marki aad game cayaareyso xayeesiin ayo kugu wareriya marka waka sugaya cashirkaas thanks😊

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      ok akhi waxad ka wada in marki aad games ciyareyso inu kugu dhibo xayesinta insha,alalh wan soo galin doona wadna mahadsan tahay

    • @qeylowyare1686
      @qeylowyare1686 8 ปีที่แล้ว

      +IFHAM Adiga aya mudan sxb

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      +Qeylow yare shukran akhi

  • @faaraxcabdi8730
    @faaraxcabdi8730 8 ปีที่แล้ว

    andro wayen anig talkaga sxb lkin cashirkan igu ma shaqeynayo sida an filayo marka root mab lahn ayan umalenya talefonkaga

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      akhi wa muhim inu root ku leyahay ee udqado cashirka root an soo wada insha,allah asagoo fahfahsan akhi netcut wuxuu ubahan yahay root inad hesho awood buuxo akhi markas ayuu ku shaqeynaya akhi wadna majhadsan tahay sida qali ah akhi marki an soo sameyo cashirka wankusoo shegaya insha,allah akhi RAMADAN KARIIM

  • @abdijabar2664
    @abdijabar2664 6 ปีที่แล้ว

    asc sxp in aad iga caawiso internet Dowload manager Registration ayaan soo dajistay kadib 30,maal moob oo firee ah ayaa la isiiye.
    ugud danbeentii hada way iga xirantahay sxp qaabka loo soo caliyo iisheeg.
    lkan aniga waan isku dayey balse serial number ayaa igu adkaatay .
    mahadsanid

  • @majidxusni374
    @majidxusni374 7 ปีที่แล้ว

    Mobile waa inad maamulta hadii kle cilad ayuu ka yeelanaya ama u ka xuman karaa maxaad uga jeeda????

    • @BayahowProduction
      @BayahowProduction 6 ปีที่แล้ว

      iyadoo mobilkaaga halkaan kadaawo sxb th-cam.com/video/PXCsDz3Z6xU/w-d-xo.html

  • @keyfabdi7251
    @keyfabdi7251 8 ปีที่แล้ว

    sxb waad mahad santa hay wxn ku weydina talefon malaku isticmali karaa adoo raali

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      haa akhi wad ku isticmali karta balse waa inu ROOT gareysa mobile kaga wadna mahadsan tahay akhi

  • @naturalmotivicatio4234
    @naturalmotivicatio4234 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxp sidee loo ugaadaa ID ga mobilka

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 7 ปีที่แล้ว +1

    Wll root ka maxaa waaye

  • @zaki-ni3uz
    @zaki-ni3uz 7 ปีที่แล้ว

    zxb rootka aa shegesid ma wax lagu shubta isagana

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      akhi mobilekaga waa inu leyahay root aya laga wada kadib ayuu ku shaqeynaya akhi

  • @zakiboy1136
    @zakiboy1136 8 ปีที่แล้ว

    asc wll qali ah Eboow wifi mobilkaaga okaliyah ah ayaa WAdamada qaarkood laga isticmaala Oo meel walbo aad jookto ah bishii nah lacaktaa iska bixinee marka wll kaas sidee loosameeya 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @zakiboy1136
      @zakiboy1136 8 ปีที่แล้ว

      bro fikrad fiican aaka sugaa yaah ✌

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      wsm akhi mafahmin hadalka aad isoo qortay akhi mawaxad kawada wifi mobile kaga ayad ka isticmali karta melwalbo oo aad ado wifi akhi arintas hadi aad ka hadleyso mid aad adiga ka bixi karto ma,ahan ee waa dadka lacagta leh waxeyna bixi nayan lacag aad u badan bish sababto ah ganacsigooda aya ku xiran waxaa kalo isticmalo heyadaha adunka ka shaqeya balse dhaman tooda wifi mahan waxey isticmalayan ee waa dish ku xiran sataleytka tas waye akhi

  • @garamagumam5152
    @garamagumam5152 8 ปีที่แล้ว

    walal wamaha santahay casharo muhiim aya soogalisay youtub ka mahad sanid walal ahmed shafeec

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      adiga mudan akhi sida qali ah ee aadka u wanagsan masha,allah akhi shukran Ramadam kariim akhi

    • @garamagumam5152
      @garamagumam5152 8 ปีที่แล้ว

      +IFHAM .ramadan kariim walal adna akhi sidookale waaku mahsantahay.lkn magaca Root ka waaka sugaa yaah akhi.

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      akhi waa balan insha,allah imtixan ka ha,idhamado akhi waxaan didanaya inan dagdag kuduco walaleyga eysan wax ka fahmin marka akhi waxaan jecelahay si waadax ah in loo fahmmo cashir intas ayan ku dadalaya fahamka iyo cood nadiif ah akhi ilah haku sharfo adun iyo aqiraba

    • @garamagumam5152
      @garamagumam5152 8 ปีที่แล้ว

      +IFHAM .haye akhi lkn walal waan jeclaalahaa inaa Wax badan kaafa iideesano marka walal magaca root ka hala soodahin please adoo raaliya walalkey. (╯_╰)

    • @garamagumam5152
      @garamagumam5152 8 ปีที่แล้ว

      Mahad

  • @teamstatisticians5430
    @teamstatisticians5430 6 ปีที่แล้ว

    Sxb rood talefankeyga kuma juro marka rood la aan ma shaqeyn karaa epow

  • @qozaliyoxarapo2162
    @qozaliyoxarapo2162 7 ปีที่แล้ว

    Bro Netcut SO DajistaY kadipna
    lkn bile root mashaqaynYao

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      root lan mashaqeynayo

  • @1shaarkeygaming919
    @1shaarkeygaming919 8 ปีที่แล้ว

    oky waa kaas

  • @abdisaamad5368
    @abdisaamad5368 8 ปีที่แล้ว +1

    🇮 🇫 🇭 🇦 🇲 ahkhi hal dhib ayaa jiro ahna internet download nameka iyo passwordka ayan ilawey maxan sameya sxp ama mel.ankala xiriro ishe

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      waxad iga soo firir karta skyoe ifham202 ama facebook ahmedshafeec

  • @mohamedamiinabdi4855
    @mohamedamiinabdi4855 7 ปีที่แล้ว

    Sidee sameecada mobilka loo dheereeyaa sxb

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      waxey ku xiran tahay mobile quality

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkk GOOGLE wax walba wuusoo saarayaa markaad searchingka waday wuxuu soo qoray Waa sidee wasmada ugu macaan

  • @susansusan5551
    @susansusan5551 8 ปีที่แล้ว

    waad mhd snthy sxp

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      adiga mudan akhi

  • @ilyaasofficial10
    @ilyaasofficial10 6 ปีที่แล้ว

    ok sxb

  • @1shaarkeygaming919
    @1shaarkeygaming919 8 ปีที่แล้ว

    ifaham skpe ma isticmaashid miyaa

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      haa wan isicmalaya balse malmaha wan mashqulsana akhi

  • @keyfabdi7251
    @keyfabdi7251 8 ปีที่แล้ว

    sxb rood muxu yahay sidee talefonka ugu furta

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      waxan kusoo diray video ka hadlay muxuu yahay wuxuu qabto & sida lo isticmalo ROOT wana labo video
      WAA MAXAY ROOT MUXUSE FA,IDO LEYAHAY ( CSH127 )
      th-cam.com/video/YEdn4ZH1Fds/w-d-xo.html
      SIDA LO ROOT GAREYO ANDROID PHONE KAGA ( CSH128 )
      th-cam.com/video/EWU0SMDknp0/w-d-xo.html
      SIDA LOGA REMOVE GAREYO KINGROOT ANDROID PHONE ( CSH129 )
      th-cam.com/video/Tmon9_LZ8oU/w-d-xo.html
      SIDA LO ROOT GAREYO ANDROID PHONE ( ROOT GENIUS ) ( CSH130 )
      th-cam.com/video/PkvBvQJHaMU/w-d-xo.html

  • @WR.Mohamedmostapha
    @WR.Mohamedmostapha 7 ปีที่แล้ว

    Labtob ma hayno sxp mopil ayaan haysanaa

  • @1shaarkeygaming919
    @1shaarkeygaming919 8 ปีที่แล้ว

    oky

  • @marioyaska5609
    @marioyaska5609 7 ปีที่แล้ว

    hda ayan ku shubay akhii cilad u yout tup ka isa soo turo ayuu keenay

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      markas wuu didan yahy mobilekaga

    • @marioyaska5609
      @marioyaska5609 7 ปีที่แล้ว

      wll kan so dejinya rootka cheker miya

  • @dabaashemediashow408
    @dabaashemediashow408 5 ปีที่แล้ว +2

    fadlan subscribe igu caawiya

    • @YARAANILYRICS
      @YARAANILYRICS 4 ปีที่แล้ว

      Waaa kuu saarey ee iisaar zxb

  • @1shaarkeygaming919
    @1shaarkeygaming919 8 ปีที่แล้ว

    waa kaa aan kaala hadlaayo akhi

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      ok wan ku fahmay akhi mahadsanid

  • @bashiirmaxamad1410
    @bashiirmaxamad1410 7 ปีที่แล้ว

    ma shaqaynaayo sxb wax shaqaynaaya malahaan

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      waa inu root ku leyahay mobile kaga

  • @SomaliTiktok-Reaction
    @SomaliTiktok-Reaction 7 ปีที่แล้ว

    Adaa mudan bro

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      shukran akhi 100%

  • @engabdirisaqdiiriye8550
    @engabdirisaqdiiriye8550 7 ปีที่แล้ว

    HADII LAABTOOB LAGU SAMEEYO WAA ISKA CAADI MAAHA MACALIN

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      maaya mobile ayuu ku awood badan yahay uu ku shaqeynaya

  • @teamstatisticians5430
    @teamstatisticians5430 6 ปีที่แล้ว

    Rootka masoo dagsan karaa pro

  • @karazai3524
    @karazai3524 6 ปีที่แล้ว

    Cashar kan kii ka horeyey meeh

  • @cabdifitaaxkhaliif3229
    @cabdifitaaxkhaliif3229 7 ปีที่แล้ว

    sxp root kayga malahan mashaqeenaa bro

  • @willkacidacajinkadhiblowga4461
    @willkacidacajinkadhiblowga4461 7 ปีที่แล้ว

    macalin sida loo dhereyo samecada mar ku root ku no so duub

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      insha,allah wll

    • @musdafemaxamed9752
      @musdafemaxamed9752 7 ปีที่แล้ว

      IFHAM root ayaan ku shuvay king root ah mobelkayga j5 ka ah wuu bakhtiyaya kadib maxasemeya macalin

  • @afdheerchannel4538
    @afdheerchannel4538 4 ปีที่แล้ว +1

    Rout muxu yahey sidee se mobilka ugu yeelaya

  • @somsoft7519
    @somsoft7519 8 ปีที่แล้ว +1

    mahad sanid

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว +1

      +Computer IT aada mudan walal keyga qali ah

  • @zakikhan8920
    @zakikhan8920 7 ปีที่แล้ว

    war waxan tuugada waxba mashaqeeenayaaan

    • @abdiweliiidle9520
      @abdiweliiidle9520 7 ปีที่แล้ว

      Zaki Khan bro wuu shaqeynaya kowda hore tolefonkada root garee

  • @teamstatisticians5430
    @teamstatisticians5430 6 ปีที่แล้ว

    Cashirka xiga roodka noo sharax ok

  • @karazai3524
    @karazai3524 6 ปีที่แล้ว

    Waan u bahanahayay

  • @djlayaqn1013
    @djlayaqn1013 8 ปีที่แล้ว

    Sxb isheg SIDa pejka fcbok lacag logs sameyo

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว

      akhi melkasta aya lacag laga sameyn kara waa inad marka hore sameysata account website wax xayisiya akhi adibna link ey kusoo sinayan oo aad wax u xayisineysa facebook ayad poste gareyneysa akhi
      kadibna qofkasta oo clikc ku siya senti ayad heleysa akhi

  • @abdalaomar2657
    @abdalaomar2657 7 ปีที่แล้ว

    barnamijka magacii aad leeday coputerka ayaad ka furanaysaa

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      akhi mawaxad kawada midka aan u isticmalay internet computer oo an ku xirayo android phone kas oo si tass ah aan ugu isticmalayo internet

  • @cabdifitaaxkhaliif3229
    @cabdifitaaxkhaliif3229 7 ปีที่แล้ว

    sxp root miyuu rabaaa

  • @engabdikareemimaan8637
    @engabdikareemimaan8637 8 ปีที่แล้ว

    walaalo qli waxan doonya inan kula so xidhiidho waayo su'aalo muhiima ayan ku hyaa plz ila so xidhiidh walaalo
    leeleefow984@gmail.com

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  8 ปีที่แล้ว +1

      akhi wad mahjadsan tahaya akhi igu soo darso facebook ahmedshafeec

  • @marioyaska5609
    @marioyaska5609 7 ปีที่แล้ว

    ifham wall root wa maxy

    • @IFHAMTECH1
      @IFHAMTECH1  7 ปีที่แล้ว

      wll videogan daawo insha,allah markas aayd fahmeysa
      WAA MAXAY ROOT MUXUSE FA,IDO LEYAHAY ( CSH127 )
      th-cam.com/video/YEdn4ZH1Fds/w-d-xo.html

    • @marioyaska5609
      @marioyaska5609 7 ปีที่แล้ว

      wll ciwan isheeg anka la xirii ro