Xog Dagaalka dhacay Ceerigaabo maxaa ka jira? calanka Somaliya oo guryaha ka muuqda iyo Ciidanka SL?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

ความคิดเห็น • 33

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +8

    Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 หลายเดือนก่อน

      Maro sawir yaa ku istareexa kkkkkkkkk ceeri waa loo dhashaa

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm หลายเดือนก่อน

    XOGAAGAL TV Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪 Guul ciidanka qaranka Somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +5

    Geeeeeeeesi qaran kosoco

  • @user-cl8zk2rm1i
    @user-cl8zk2rm1i หลายเดือนก่อน

    Guuuul. Somaliland

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 หลายเดือนก่อน

    ❤ Guul Somaliland ❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน

    GUULE CIIDANKE QARAAYNKE SOMALILAND🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring หลายเดือนก่อน +3

    ❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuuuul iyo gobenimo somaaaliland ilaahow cadowga jabi somaalilander insha alleh somaaaliland ilaahow cadowga ❤❤❤❤jabi bidmilahi karim ❤❤❤❤❤❤hanolato somaaaliland

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +1

    REER SANAAAG CIIDANKA MADANIGA IYO CIDANKA QARANKA HA GARAB ISTAAGAAAANNNN.....

  • @nuradin876
    @nuradin876 หลายเดือนก่อน

    Yes Yes Somaliland ❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน +1

    Qurjiile naasdheer iyo huwan kuma riyoon karaan iskadaa inay yimaadaane

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 หลายเดือนก่อน

    Ceerigaabo cida Martida ku ah ayaa Marti sharafle noqondoonta ama ka guuri doona. Wadani iyo Ciro maanta na hoosaasin maayaan. Cadow Ceerigaabo rabshad ka samayn karaa ma jiro. Balantuna waa Garoowe.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    BEENTE HAA ISKUU MAWALYAN MARTIDA EDEEBTE DAAN WAA INEE LAXASUUQA 😮😮😮

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg หลายเดือนก่อน +1

    Yey tahay cidda martida ka noqonaysaa? Waa kuwee cidda martida looga yahay oo gaar U leh ama awooddooda looga cabsanayo

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t หลายเดือนก่อน

    Iska difaaca argagixisa garaada da kudaafada ah

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 หลายเดือนก่อน

    Guruyaha ha odhan sadexda cariish ee martida 3% ka dheh

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    CIDA SAEIRTA CALANKA BULUUGA AH GACANTA KA JARA

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s หลายเดือนก่อน

    Waxyar nasuga jiida bari baan soo dhaafayn adeer xaqbaano uleenahy cida ku xad gudbimayno

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน

    HOOYO CIRO MA KALA JECLA IN CEERIGAABO DAAROOD QAATO IYO IN KALE SABABTA DAAROOD U QUUSAN WAAYEY WAA HOOYO CIRO NAAS DHEER OO AH HOOYO SOMALIYEED OO NAASO WAAWEYN

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz หลายเดือนก่อน

    𝐰𝐚𝐚𝐱𝐚𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐛𝐞𝐞𝐧 𝐦𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐛

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 หลายเดือนก่อน

    Ilaa qofka loo dilo hartibaa tahay ceerigaabo nabadi Ka dheer

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    CEEERIGAAABO MADANIGII BA HUBKA HALABSADAY HUWAN CAGTA MARIYAA

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 หลายเดือนก่อน +1

    Reer cerigaabow wadaani iyo kaah iska jiraa waa huwAn kalkaaal iyagaa u carablaladiyaay huwanta marka haayb ha ku dorarina caar wakaasi xisbiga wadaani iyo kaah ciro xirsi iyo kaah haal kaalmad haka idhahdan marya calastaa laascanod jogta ee saxibkod cabdirizak khalif ilaa imika aay la sheqayan

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 หลายเดือนก่อน

    Halaga raro ceerigaabo ninki somaliland iyo muuse biixi kasoo horjeeda.doorashadan soo socotana u codeeya fayal cali warabe muuse abtigii ah.

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim หลายเดือนก่อน

    War waxasi waa dhayelsiga aye arken wlhi meshay jogan halogu tago wixii calan bulug ah sitana anba ku sawiran aqalada laga dumuyo mesha xage lajoga wamaxay dulqadkan kibirka kenay waa loo dul qadanaya afartan dagan cergabo

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 หลายเดือนก่อน

    Waa waa shan huwanta lascanood waxa dabad ka wad xasan sheikh iyo ismaaciil geelah jabuuti waa riyonayan haduu qof ka hadhan rer shakha isaxag waa ku wada dhimananaa waayo waa mash awawooyaashen so stop dreaming faqash guul Somaliland ❤

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn หลายเดือนก่อน

    C GABO WA GOBOLKI AWOOWAYASHEEN MARKA ADER CAYARMAGALI KARO

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e หลายเดือนก่อน

    Laascaanood way iska dumiyeen,waxna maamulaan,Ceerigaabo Fidno uun bay la rabaan laakiin waxba ma yeeli karaan,waa shufto aan Xasilooni,Wanaag iyo Nabadgelyo midna Rabin,Ilaahay baa ka weyn

  • @LAABTA-XUUNSHADATUBE
    @LAABTA-XUUNSHADATUBE หลายเดือนก่อน

    JAMHUURIYADA SOMALILAND WARBAAHINTA IN LAGA QABTO LOOO BAHAAN YAHAY AYAD TAHAY WAAYO BEEN IYO BARO BOGAANDO WAXAN AHAYN KAMA SHAQAYSID

  • @Lagubaray
    @Lagubaray หลายเดือนก่อน

    Haadii darood nabadii diidaay wuxu raaba waa boob,diil iyo dhaac, dagaal meshayka helaana waayka fuuliin ariinkaas,laakiin warsangeeli inu sida hartiga kale ufekeero lagama filaayan,ceerigaabo waa S/L
    Dadka reer S/L waay daafiicii,
    ee argagixiso huwan gobolkan waxka qadimaysiid,
    Qiiyaano darood imisaay socoon tiyo noocyo badan?

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz หลายเดือนก่อน

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐤𝐢 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐲