Xog Arin Ceebwayn ku ah Somaliland oo ka dhacday Hargeysa iyo Sababta keenray 10 milyan oo la cunay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 60

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 หลายเดือนก่อน +5

    Dawlada Kulmiye ee soo socota waa in ay Casriyayso madaarka Hargeisa.

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 2 หลายเดือนก่อน +14

    Maxamuud xashi waydii saxiib ninkii cuunay ee hawadiina raciiyay ee tuuga ah

    • @zubeirwaran-bari8730
      @zubeirwaran-bari8730 2 หลายเดือนก่อน

      Waxani waa iska caadi madaarada adduunka ugu waa wayn baa cimilo xumo ahaan loo xidho

    • @iftin2024
      @iftin2024 2 หลายเดือนก่อน

      Mahamuud dawladiisii way tagtaye tan hada joogtaa dakhliga ka soo baxa maxay ku samaysaa?? Ha ku riyoon hashi waa ninkii iyadoo qoraxda la taagan yahay Airport kaa idiin dhisay, wax qabadjii dawladii siilaanyo wax qabad kama danbayn, dalkii dhamaa muuse weydiiya😂

    • @idrismhussein3691
      @idrismhussein3691 2 หลายเดือนก่อน

      @iftin2024 muyu kuwasay duumar badan buu gaciiye oo uu Abudabay gayen jiiri tuuga xadhgo gooskah ee waliba doonaya markaleh in uu wax dhaco

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuul somaliland somaliland viiva

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey 2 หลายเดือนก่อน

    XIL BILAA Xisaaba

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 หลายเดือนก่อน +1

    XOGOGAL TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ war wariye wax wacan soo gudbi

  • @rashidmohamed8605
    @rashidmohamed8605 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxani airport maaha wlhi waxaad Moodaa xerox digaag waana muraayadii dalka lagu engine lahaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน

    ina xaashi waa in maxkamad lasoo taago.maantana wuxuu doorasho ugu jiraa inuu madax wayne noqdo ilayn Mar hore ayuu ku badbaadaye❤❤

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaad hore ugu sheegi waydeen in maxuud xaashi lacagtii aitbortka dhacay? Mise mar hadii uu qudhmiye taageri waayay waa la is ceebaynaya?

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxay ahayd in barbara loo leexiyo ,waana Run in la lunsaday lactaa ,waxaana haboon in hada madaar kan ka wayn oo magaala ka baxsan la dhiso oo international ah kana ay isticmaalan diyaaradaha yaryar,

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 2 หลายเดือนก่อน

    Roob roob roob . Ayaa helay

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 2 หลายเดือนก่อน

    Roob Roob Roob

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 หลายเดือนก่อน +1

    10Mallion intu cunay Xashi ayu hada leeyahay Isbadal ban rabnaa?

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sababay muusa sababay inuu xidhmo madaarka😂

  • @hashim4226
    @hashim4226 2 หลายเดือนก่อน

    Asagoo doonaya inuu raaco habka warfaafinta dawladaha hore u maray ayuu Xogogaal faafiyaa arrimaha ceeb ku ah ama taag-daro ku ah Qaran
    leh cadow faro badan. Waxa jira waxyaalo la asturo oo hoos loogu digo Xukuumada.

  • @mahamouddjama7087
    @mahamouddjama7087 2 หลายเดือนก่อน

    Mahamoud hashi. Waatug wayen

  • @FustafeMaxamed
    @FustafeMaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamuud Xaashi caydiisa miyey maqaaxidani ku shidan tahay?

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 หลายเดือนก่อน

    WAXA AYA QARAAN SHEGANAYA FROM JABUUTI 😂😂

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 2 หลายเดือนก่อน

    That will be a pending case for the man who squander the 10 million for the renovation of Eagal international airport and the contractor !!! 😂

  • @mustafecabdi913
    @mustafecabdi913 2 หลายเดือนก่อน

    Ina xaashi waydiiya ceebta ku habsatay maant garoonka diyaaradaha ee Hargeisa.

  • @maxamedyuusuf-bs4mi
    @maxamedyuusuf-bs4mi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dee imikiyo huwan toos ah ayad noqotay hhhhhh walee cid dambe ku daaawan mayso

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 2 หลายเดือนก่อน

    Sowkii ina xaashi cunay ee yidhi isamaxa

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 2 หลายเดือนก่อน

    MAXAMUD XAASHI TUUG TUUG DHALAY ISAGAA CUNAY LACAGTII GARIONKA E KUWAYY BIXISAY

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 2 หลายเดือนก่อน

    Qalab baa jira soohaga oo dajiya diyaaradaha marka ay ceeryaan jirto ama uu roob da'ayo ee ay aragtidu xadidantahay. Qalabkaas buu ubaahanyahay madaarku in lagu xidho.

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaas waa caadi

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa , jigjiga ma ayaan laheyn airport 4 sano ka hor . Ceeb badanaa isaaq waa is ceebeeyey. Hunger natal ayey noqdeen aan dhulkooda dan kanleyn

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 หลายเดือนก่อน

    INA XAASHI INKAARI KUGU DHACDAY WAA NUNKII RUN WAYGII HARGEISA CUNAY

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน

    LACAGT INA XAASHE BAA CUUNYE

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagtii waa ta maanta uu ina xaashi ku kaanbayngaraynayo ku isticmaalayo oo kaga soo horjeedo dawlad iyo dalka Somaliland . Waa tuu ku kiraystay kuwa quuqlayaal isga u ah fiditya dacaayadiisa, waa xoolii uu umadda ka xaday fariid iyo jookarka isku mooday qaar ugu subcinayaan,
    Waa ninkii xamar ka iibshay la wareegida hawada Somaliland

  • @mubarikcisman9525
    @mubarikcisman9525 2 หลายเดือนก่อน

    Musuqmaasuq ayeynu u bahdilnay waxkastoo. Quruxbadan oo aynu. Qabsanlahayn

  • @AminaMuse-p5k
    @AminaMuse-p5k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar beenta Naga daa jigjiga, laba diyaaradood maba wada fadhiistaane

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 หลายเดือนก่อน

    MASAR KANI SAGARO YAR WEYAAN MAXAMUD XASHI KAHBU KU BEDESHAY

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 หลายเดือนก่อน

    Tuugii ina xaashi ayaa lunsaday waase aakhiro mid kaga horeysa la xisaabtankeedu marhadii cid la xisaabtanta uu waayey

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 2 หลายเดือนก่อน

    Qaranka somalnd mxa kaqaldan

  • @ahmedawad2045
    @ahmedawad2045 2 หลายเดือนก่อน

    Asc aad iyo aad bande uga xumahay in aad waxkasta ku hadasho adhérents lacagta waa la ogyahay cida cuntay xishood oo jooji qabyaalada yar

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 หลายเดือนก่อน

    Si deg deg ah wa in wax loga qabtaa Madarka

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk, waxaasi olale ku noqomeyso imissa malayiin doller ah aya so gashey siilanyo ka dib, xaashi wuxu u qabtey air port ka, dawladan maanta jirta umey qaban

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 หลายเดือนก่อน

    Maxamuu xaashi waa in maxkamad la saaraa oo la xisaabiyaa waa ninkii khiyaameeyey waqtigaas uu xìlkà Haye.

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 หลายเดือนก่อน

    maxamuud xaashi baa cunay lacagtii madaarka iimaanka laga qaad

  • @TewodrosBethlehem
    @TewodrosBethlehem 2 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 2 หลายเดือนก่อน

    tuug ina haashi taasuna waa mid kale

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwait waxay madaarka hargaysa uugu deeqday lacag kabada 20 million oo dolar lacagtaa 90% waxa lunsaday ninkii barigaa joogay duulista iyo hawada dadkuna way wada garanayaa oo hada urur baabu ufurtay oo hunguribaa wali kahay inuu marlabaad dhaco dalka!.

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase 2 หลายเดือนก่อน

    Dadki hawada wareejiyey! Ee cunay lacagti madaarki Hargeisa ayaa wali ina hor socda!!! 😂😂😂😂
    Kalaabi ma daahirto

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 2 หลายเดือนก่อน

    Airport maha kaniye iska dhisa walhi wa ceeb tukanka tesco xafadayada ka wayn 😂😂😂

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 2 หลายเดือนก่อน

    Wilba wuso taganyahay.wa tuug reer lu gabanaya.inu jeelka ku jiro ayay ku haboonayd.

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 หลายเดือนก่อน

    Xaashi ayaa barigaa gacan togaleyay

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 2 หลายเดือนก่อน

    Lacagtii madaarka weydii tuugta wadani ku ururtay

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 หลายเดือนก่อน

    Yarkani wax u sheego markuu waayo ayuu allifayaa been! Waar Ilaahay ka baq

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 2 หลายเดือนก่อน

    Dee mee ninkii u daacad ahaa dalkan iyo magaalooyinkiisa madaxweynuhu waa inuu ogaadaa halka lacagta garoonka ka soo baxdaa ku baxdo oo lala xisaabtamaa cida ku shaqo leh ceeb ka weyni ma jirto qaran33sano jira oo garoomadii caasimadu dayacan yahsy waa dawlad li, waa dareen daro waa damiir xumo waa ceeb dacalo weyn

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iska hadle dhoore,Diyaaradaha habeenkii ka duula madaar ma adigaa kiciya bal noo waran faqash ina faqash ??? !!!!!!

  • @27May1988
    @27May1988 2 หลายเดือนก่อน

    Waa tii la lunsaday

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 2 หลายเดือนก่อน

    Waar waxani madaar maaha ee magaca uun buu iska sitaa, waxa meesha haystaana ,waa qoon waxay dhisaan daaye,umada ayay meesha ku baadhaan ,oo weliba reer moyiya oo kililka shanaad kasoo yaacay oo aan dan kalahayn madaar , maxaad cuntaa mooyaane akhas caleek , dircuno

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 หลายเดือนก่อน

    Tuugu afaar kaaboodala weey

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 หลายเดือนก่อน

    Wasaarada duulistu waa gaabis wax horu mara laguma sameeyo waa la cunaa uun

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 2 หลายเดือนก่อน

      Adero ina xashi waaka ilamaanta kuu ciiyaraya laacagtii

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 2 หลายเดือนก่อน

    Beenta dadka kadaa garoonka wuu horemarsanyahay waa cimilada iyo roobabka daya waxakasta views laguma radsado