Maxay Tahay Sababta Xildhibaan Barkhad Batuun Uu Ugu Hiiliyay Dawlada Jabuuti ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2024
  • Maxay Tahay Sababta Xildhibaan Barkhad Batuun Uu Ugu Hiiliyay Dawlada Jabuuti ?

ความคิดเห็น • 31

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 หลายเดือนก่อน

    Barkhad Batuun wax garad aa tahay Kuwa marada madow madaxa ku soo xiranaayo waa ka aqli badan tahay mansha allah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 หลายเดือนก่อน +1

    shlay kolku xayraan ahaa Djibouti/Somalia macno umu samaynayn lakiin marku xildhibaan wadankisu u doortay inu dhangad umadisa loo isticmaalo noqdo ayay la donayaan aduu aqbalo sida dayeerka !!!!!!!!! from saylac

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9k หลายเดือนก่อน

    Laa illaaha illa allaahu s c w

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 หลายเดือนก่อน

    Khaayin

  • @saalaxy
    @saalaxy หลายเดือนก่อน

    Djibouti Waa walaal ❤

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp หลายเดือนก่อน +1

    Dadkii siyaad bare raacsansa barigii hore maantan waa sidii

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 หลายเดือนก่อน +1

    Djibouti waa cadow

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 หลายเดือนก่อน +2

    BARKHAD KHA’IN WADAN SOMALILAND IYO ISAAQBAA WAX KAADHIGAY MARKAAD BAAD KU SOO KAADIDAY
    INA GUMEED

    • @user-bp9rx5tz4x
      @user-bp9rx5tz4x หลายเดือนก่อน

      Wasidii laascaanood ay ugu doodayeen ee ay la jireen imikana jabuuti ayay dabada u lulayaan tuug faqashtii baa miciyo libaax nagu yeelatay 2 saño ayaa idiin ahadhay adiga iyo ku kale ee ciyaalasuuqa ah sida ina guun iyo ina abiib iyo inaqaliif tontoomo barkhadow bisad indhaha isku haysa ayaad noqotay

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp หลายเดือนก่อน +1

    Hadii uu walaalnimo diiday oo xumaanta uu wado ismaaciil miyaad iska raacaysaa

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan หลายเดือนก่อน +1

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien หลายเดือนก่อน

    Midgaan wa midgaan

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyadaa afka cas ka was halkaagii baa lagugu Celine

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 24 วันที่ผ่านมา

    qofka su'aalaha weydiinaya waa wariye misa garsoore

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 หลายเดือนก่อน

    Hargeisa Abaalkeedu waka, midgaan kay wax ka Dhigtay wakaa.

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 หลายเดือนก่อน +1

    Markii shaqadiisa iska watay ee tima jiraha iska ahaa djiboutina may aqon cid kaoena may aqoon ee markii 26000 reer somaliland ku maamuuseen ee magaciisa iyo muuqiisuba cirka mareen waa abaalkiina in uu cadawgiina idinsoo raaco
    Wadanka dhanba salaantii uu ismail gele salaamay iyo bassabirtka yar ee 3 sano ah ayaa kala wayn

  • @abdiyusuf9006
    @abdiyusuf9006 หลายเดือนก่อน +2

    Marku codkagu khasaro wa noocan oo kale. Hadhaw buu odhan doona madaxwaynu midgan buu igu yidhi

    • @faisaldini
      @faisaldini หลายเดือนก่อน

      Abdiyusuf9006 waa ruunta inadeer. Nasiib daroo somaliland waxaa ku filaan xilibano barlaman oo khasara Aah oo ka turjuminin dareenka umada, dalka iyo dowladooda. Waa noocaas oo miidhan. $5000 mushahar iyo wax oo hooseeya. xagaa askariga polisku iyo ka military gauna oo mushaharkiisu aad oo hoseeiyo. Ilahey walaahi wuu ina ciqabayaa.

  • @xogtadahsoon9581
    @xogtadahsoon9581 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta ayaa kuugu dambaysa cod dambe . Khasaare baatuun

  • @faisaldini
    @faisaldini หลายเดือนก่อน

    Abdiyusuf9006 waa ruunta inadeer. Nasiib daroo somaliland waxaa ku filaan xilibano barlaman oo khasara Aah oo ka turjuminin dareenka umada, dalka iyo dowladooda. Waa noocaas oo miidhan. $5000 mushahar iyo wax oo hooseeya. xagaa askariga polisku iyo ka military gauna oo mushaharkiisu aad oo hoseeiyo. Ilahey walaahi wuu ina ciqabayaa.

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Isagu ma waalana, waxaa waalan dadkii isga micno darada ku doortay ee yidhi waa Xildhibaan.

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs 20 วันที่ผ่านมา

    WAAR KAN GUDAFADA AH WA CADAW NUGUDHEXNOOL.
    ABAHA IYO MIDGANKAADTAHAY WAAS

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน

    WAR SOMALILAND WA MID A SHAY DAN KA INAGA NAARA

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 หลายเดือนก่อน

    Isikahadake.maraki.hore.algu.khaladamay

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr หลายเดือนก่อน +1

    Waad khasaarisay codkii ay ku siiyeen dadk somali land wakiilfaqasha atad tahay

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 หลายเดือนก่อน +1

    Waar yadhaheen jabuuti miyanay ka soo hadlin jabhado maxaa kaasi yaa dagaalka qaady Parliament kii Somaliand waa lagu khasaroobay kama hadlayan xaqiiq da ee waxoodu waa majara hababin iyo cidkale inay u shaqeeyan waa la arkaa.

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 หลายเดือนก่อน +1

    War yaa markii magac iyo maamuus laguu yeelay ninkan aad moodo inuu always haysto sanboorkow Caga dhigo jaahil yahow

  • @user-xp3cc1qs4g
    @user-xp3cc1qs4g 4 วันที่ผ่านมา

    Sax

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 หลายเดือนก่อน

    muse bixi iyo dalku waa kala laba !!!!!!!!!! ilahayba ku faray daacadnimo umadaa/ dalka/diintaba inaanad u labawajiilayn lakin caloshi laciyaar iyo abujahal talana haka sugin hana tirsan !!!!!!!!!!! from saylac

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 หลายเดือนก่อน +1

    Waar adigu miyaad maamushaa. Dalka shaqadaada Ku koobnow walalkaa haduu Ku noqday somaliland cadow maxaad u taageeraysaa

  • @FuaadCabdi-hr2bv
    @FuaadCabdi-hr2bv หลายเดือนก่อน

    Waaka xxx