ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Qosolka aduunka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2011
  • waa abwaan Dhoodaan

ความคิดเห็น • 43

  • @Khaliil123
    @Khaliil123 ปีที่แล้ว +5

    Wuxu dib ii celiyay 20 sano; wxn xasusty 2001-2004 oo aan ahaa dugsi sare degmada Garowe ee Nugal. Cajil ayuu ku duubnaa.
    Hda waa 20/02/2023 5:28 pm oo aan shaqo u joogo Jowhar ano ku jiro maalmo xasuus badan xambaarsan.

  • @wadaniga
    @wadaniga 3 ปีที่แล้ว +5

    Alla magane maan hooyaday mara u soo siiyo.

  • @sayidkamc9364
    @sayidkamc9364 7 ปีที่แล้ว +10

    Waxa aad iiga qosliyey caruur yar oonan garaneyn waxa uu ninkani kahadlayo oo qaarkood moodayaan inuu khamri cabsanyahay hhhh xaasha Allaha u naxariistee Abwaan dhoodaan waxanuu akhrinayo waa jacbur waa nooc halabuur iyo qosol laysku laaqay waana ninkii oogu horeeyey ee sameeyey Jacbuurta halka qaarkood kudabayashadiisa kudhimteen hadana wali keeni la'yihiin sidiisoo kale ALLE maqaamkiisa jantul firdows haka dhigo

  • @somvideoproduction9163
    @somvideoproduction9163 7 ปีที่แล้ว +2

    Alle Naxaristii Jano Hasiiyo C/ Laahi Macalin Ahmed Dhodaan

  • @farhanabdi5015
    @farhanabdi5015 7 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto Abwaan C/laahi Macalim Dhoodaan abwaan cajiib ah oo xikmad badan buu ahaa, Soomaalidana uga tagay Sooyaal gabayo oo aad u qiimo badan; gabyaayada aduunka ee hal-abuurka ahna ay gabayadiisu ka qiimo badan yihiin.

  • @tuqo873
    @tuqo873 3 ปีที่แล้ว +3

    Lost kingdom of SOMALI COMEDY

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 ปีที่แล้ว

    Allaw u naxariiso Dhoodaan nin buu ahaa murti iyo maadba rabbi ku galladay.

  • @cawaaleahmed8728
    @cawaaleahmed8728 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allah. Xikmad ilaahay waa udhiibay. Alle ha unaxariisto

  • @jimalemame4980
    @jimalemame4980 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha kuu naxariiisto adeerkey dhoodaan legend waxad ahayd qof daacad ah oo dadka oo dhan jecelaayen wan kuso duceynaynaa markazta

  • @guronjirewalhad4254
    @guronjirewalhad4254 12 ปีที่แล้ว +3

    idinku maydaan fahmin kuwan abwaanka la yaaban ama caayaya waa rer xamar aan fahmayn suugaanta muga wayn ee ku dahsoon jacburka uu tirinayao abwaan dhoodaan ,waligiin miyaad aragtee rer koonfur gabyaya marka la dhaafo bolada dhexe ee hiiraan ugu koonfurayso kkkkkkkkkkkkkk anigu walahi la qabiil ma ihi lakin sugaanta in ilahay nimankaa ogadeen ku manaystay dafiri maayo , rer xamarkan la yaabani waxay ku qoslaan ajakis iyo jeeri iyo wax la mida oo aanay xigmadiba meel u soo marin ,,,

  • @shooqicartan7191
    @shooqicartan7191 11 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi halyeey qaaliya oo umada ka baxay ayuu ahaa ilaahay naxariistii janatul fardawsa haka waraabiyo aamiin

  • @gaalodiidabasgaalojabiye3699
    @gaalodiidabasgaalojabiye3699 4 ปีที่แล้ว +3

    2020 y dawan

  • @Abdi-weli
    @Abdi-weli 7 หลายเดือนก่อน

    Adeer Naxaristi eebe haku siiyo❤

  • @bulcad444
    @bulcad444 12 ปีที่แล้ว +2

    AAAAMUS AMUS WALALO CEEB ABWAAN DHOOODI WA ABWANM SOOMAALIOYED

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 4 ปีที่แล้ว +2

    AUN abwaanka.waxuu ahaa..gabyaa. wayn.gabayada.jacburka.waxaa.u.dheraa.gabayada.caadigaa.ah

  • @PuntHornofSomalia
    @PuntHornofSomalia 11 ปีที่แล้ว +2

    wax walibaa sidii ay ahaayeen baa ay dib ugu laaban. jareer waxaa ay aadi doonaan gurigoodii runta ahaa ee zanzibar, majeerteen +shiikhaal +isaaq +ciise + banaadiri, waxaa ay dib ugu laaban yemen, warsengelina wuxuu aadi srilanka iyo hindiya, abgaal + murursade waxaa ay dib ugu laaban oromo. magaca soomaali waxaa dhiig iyo dhalasho u leh faraaciintiin uu fircoon ka dhashay ee masar u talinayey kuwaas oo ah (Absame, Mareexaan, Dhulbahante, Xawaadle). taas gaalada ayaabam qireysa iney run tahay

  • @Qorane86
    @Qorane86 11 ปีที่แล้ว +2

    waa nin adag allow unaxariiso

  • @slmndow
    @slmndow 11 ปีที่แล้ว +3

    Dhoodaan baabuurta uu ka hadlaayo, hadaa u sheego, dadkiina da`da yar ama waqtigaas magaalo ku nooleeyn ee baadiyo waqtiga ku qaatey...
    Dhoodan wuxuu yiri, baaburka 600( seey-jinto) waa Fiat 600, waxaa kaloo caan ahaa Fiat 500; sdoo kale Volksvageen wuxuu ka hadlaayaa gaar ahaan midkii caanka ka ahaa Xamar waqtigaas oo ah Volksvageen Beetle...

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว

    Aloow unaxriiso cabqari falasoof abwaan macalin dhoodaan

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv หลายเดือนก่อน

    Kkkkķ

  • @libaaxabdi6820
    @libaaxabdi6820 10 ปีที่แล้ว +1

    allaha unaxariisto

  • @sharmakefarrh324
    @sharmakefarrh324 8 ปีที่แล้ว +2

    abwaan cay malaa hala dhawro

  • @slmndow
    @slmndow 11 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan Dhoodaan, waa gabyaa...lkn, jacburkana asagaa noo bilaabay in uu habeeyo, intuu Xama ku noolaa...

  • @hoodohigh
    @hoodohigh 11 ปีที่แล้ว

    abwaan dhoodaaan vivaa

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 ปีที่แล้ว

    Kkkl

  • @osmaan000
    @osmaan000 12 ปีที่แล้ว

    waa odi walan

  • @user-cd1xi6jk6w
    @user-cd1xi6jk6w 8 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅

  • @maxamedsaleebaanaxmedbarad8635
    @maxamedsaleebaanaxmedbarad8635 ปีที่แล้ว

    Cadan hagaageede

  • @yaasirabdi6494
    @yaasirabdi6494 2 ปีที่แล้ว

    AHUN ABWAAN CABDULLE IYO DHOODAAN

  • @suldancami6585
    @suldancami6585 7 ปีที่แล้ว

    !!!!!!!!!

  • @mustafedakare2418
    @mustafedakare2418 8 ปีที่แล้ว

    ?

  • @saaxilka1
    @saaxilka1 12 ปีที่แล้ว

    kan miyuu waalan ahy misa ani ayaa moodo