Khadija Foodey & Cabdi Cali Bacalwan Ahun | Heestii Jacayl Geeseleh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 31

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 29 วันที่ผ่านมา +3

    What a song! "JACEYL GEESA LEH" Two iconic legendary Cabdi Cali Bacalwaan iyo Kahdiijo Foodey Nuur🙌👏 03-01-2025❤ Friday
    ❤THANKS CAWEYSKA DALMAR👏

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 7 หลายเดือนก่อน +12

    Intay garashadu kugu gaabantahay
    Abaal aad gashaa wax ma goynayee
    Ismaad garanin oo gu' baa kuu dhimane
    Hay guhaadinin'e gooha igadaa
    Guur ma doonayoo iima gaarine
    Gacalaay warlaay waa inoo goor kale✋
    13-june-24 Habeen khamiis ah 4:13 AM Mogadishu, riyooyin badan ayaan leyahay ilahayow ii rumee🤲 maalin un dib waan usoo booqan doonaa Qormadeydan anoo xaqiijiyay qayb ka mid ah Hadafyadayda insha Allah✍

    • @magool8581
      @magool8581 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waxkasto riyooyinkaagu noqdaan waligaa sikastooy noloshu kuuxumysaba waliga dhiig soomaliyed hasiisan shilin❤Malin xoriyad wanagsan ❤

    • @HalisTa..22
      @HalisTa..22 7 หลายเดือนก่อน

      @@magool8581 waad igu ogtahay midaas inaan dhiigayga ushubo moye dhiig somaliyed shilin ku dorsan mayo🇸🇴❤ xoriyada aad shegtayna ma xuma balse inan xor nahay ma aaminsani wllo💯✍

    • @Yosarzef
      @Yosarzef 5 หลายเดือนก่อน

      Hadii intaa Eebe nafta kuu daayo waad guulaysan bro riyo kasta oo aad leedahay xadhiga Eebe hasiidayn Istiqfaarta badi wax waliba way kuu fududaan.

  • @Duucaqabbeh
    @Duucaqabbeh ปีที่แล้ว +13

    Hadad iga sii danbayzoh cafiimad iyo cimri dheer 🫡

    • @ENGROOBLE
      @ENGROOBLE 7 หลายเดือนก่อน

      Sidoo kle

    • @mowlidyou4542
      @mowlidyou4542 7 หลายเดือนก่อน

      @@ENGROOBLE😊

    • @MohamedFaarah-s6h
      @MohamedFaarah-s6h 2 หลายเดือนก่อน

      After one year
      Sido kle bro🫡

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 5 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
    A/ Maxamed Cali Kaariye AHN 1971
    Laxanka
    U/ Cabdi Cali Bacalwaan AHN
    Alle haw naxariiso labada marxuumba

  • @Cabduqaadirseefle
    @Cabduqaadirseefle ปีที่แล้ว +1

    Waa hees qiimo ku fadhiso😢 ismagareninoo ha gu haadinee❤❤❤❤😢

  • @wararkamedia
    @wararkamedia 3 หลายเดือนก่อน +2

    10 bisha 10 /2024

  • @darmaannews6428
    @darmaannews6428 9 หลายเดือนก่อน +2

    2024 anigoo tahriibaya jacayl sibiq igu galay sidoo kale la iigu galad sheegatay 😢

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wahwaah lgend bacalwan❤😊

  • @CEELQODE_OFFiCiAL_66-er2gc
    @CEELQODE_OFFiCiAL_66-er2gc ปีที่แล้ว

    intay garashadu kugu gaabantahay abaalaad gashaa wax goynayee best song and xasuus hore dhalinyaro

  • @calascabdinur5265
    @calascabdinur5265 3 ปีที่แล้ว +9

    Hadii ad ila dhageysanayso 2021 like saar

  • @ODAWAAMEDICALcenter
    @ODAWAAMEDICALcenter 5 หลายเดือนก่อน +2

    Heesaha murtida leh waayahan lama qaado

  • @HaniXashidahir-kl6sf
    @HaniXashidahir-kl6sf ปีที่แล้ว +2

    Ax Yaa qarami ❤

  • @farhanabdi-il6ce
    @farhanabdi-il6ce หลายเดือนก่อน

    3:58

  • @abdullahijamac6758
    @abdullahijamac6758 3 ปีที่แล้ว +4

    Ereyadi maxamed calikaaariye riwaayadi nabar iyo naxdin laxankii bacalaan

  • @ahmedessa6074
    @ahmedessa6074 5 ปีที่แล้ว +1

    Erayadi maxamed Cali kaariye

  • @maxmudsiciid7035
    @maxmudsiciid7035 2 หลายเดือนก่อน

    Cajiib micnaha erayada heesta. 16.11.2024

  • @cadeyabdullahi5348
    @cadeyabdullahi5348 2 ปีที่แล้ว

    Jecyl

  • @Salaadc30
    @Salaadc30 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaa ila gud boon hanuun kaan kaqabo kambadaan helabaa buug inaan gatee kuma doonayoo ima gaarinee gacalaay warlaay waa no gu u kale

  • @ismaaciilraashiya3197
    @ismaaciilraashiya3197 ปีที่แล้ว

    Ax yaa qarami

  • @HanuuniyeOfficialChannel
    @HanuuniyeOfficialChannel 5 หลายเดือนก่อน

    Imaad garaninoo
    Gu,baa kuu dhimane
    29/august/2024

  • @AxmedNuur-nx2yf
    @AxmedNuur-nx2yf ปีที่แล้ว

    Waxan aYaa lagaa dhahaa hes qaramiYa..