Dood kulul oo dhex martay Cali yare Cabdi Abshir Dhoore Agaasimaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 51

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa xaqiiqo dalkaan Allaah kasii koow ganacsatuu dalkaan intaan kusoo gaaray ragga lacagta dhiibayna laba haloo kala qaado nin taageero u dhiibay iyo nin cabsi u dhiibay hala kala saaro dowladaana howsheeda dayacday

  • @umimohamed2323
    @umimohamed2323 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi si wanaagsan buu u hadlay, well done Cabdi

  • @mahamedibrahim6569
    @mahamedibrahim6569 2 ปีที่แล้ว +4

    ganacsatadu waa dhibta ugu weyn ee somalia

    • @anigah
      @anigah 2 ปีที่แล้ว

      Ganacsade ma tihid miyaa?

  • @finance6286
    @finance6286 2 ปีที่แล้ว

    Runtiisa waaye

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 ปีที่แล้ว

    Somali dadke laha ma jogana cide laheyd halaseyo cideaheyd

  • @suldaantyga9084
    @suldaantyga9084 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi Abshir waa mahadsantahay Runta ayaad ka hadashay wiilkan yarkaa warkiisa waxmacno ah malaha kamana fekerikaro dhubka ka danbeeya iyo culeyska. Uu leeyahay warka uu shegayo marka waad mahadsantahay waadna isku dayday in aad wax fahansiiso haduu wax fahmaayo

  • @mohamedhussein8431
    @mohamedhussein8431 2 ปีที่แล้ว +3

    Aragtideeyda: 1 ganacsatada waxey waxku dhiibeen cabsi iyo xalad amni o ey ubaqeen naftooda iyo maalkooda.
    2 mida kale dowlada laftirkeeda qeybo kamida ayaaba Shabab taageera sideeydon taba ha ahaatee waa in lahelo awood Dowladnimo ola isku haleeynkaro si buuxdana uhanata ilaalinta Amaanka muwaadiniinta Soomaal liyeed.

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 2 ปีที่แล้ว +1

    Ganacsatada ayagaa doolarku ku harey miyaa sheekadu ,dowladu xafiisyadeeda iyo wasaaradaheeda ha dhisato oo ha u ekaato dowlad ciidan iyo xafiisyo leh dawlad marti u ah beesha caalamka miyaa doodeysa yaab ma joogtiinoo suuqa xirahee waa markaad qulquleyseene from shacabka .....

  • @zaharaadigagacantaadamaxaa9156
    @zaharaadigagacantaadamaxaa9156 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa doowlada sheeganaayo ayaa ka masuul ah dhibaatada u mada haysato ganacsadana waxay wax u bixinaayana waa cabsi

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhoore Alshabaab qunyar socod ah

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaaaaah wlky cabdi abashir dhoore xafidullahi ruunta ka hadashey guuleso slm laaahi

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 ปีที่แล้ว

    Ninkani adunka lama socdo,ma waxa uu rabaa inay dawladu wax walba yeelato?

  • @fay6834
    @fay6834 2 ปีที่แล้ว

    Dowladu waa inay umada waxa laga gadayo oo sunta ah laga kantaroolaa, Ganacsatadu waa kuwa umada dhiigooda ku cayiley, waxay gadaayaan waa cudur caafimaad iyo qiimo labadaba, waana argagixiso 😢

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب
    @عبدالقادرعلي-خ8ب 2 ปีที่แล้ว +1

    Ganacsatu maqaldana wayo dalku wuxu leyahay dowlad dowladu waa iney abnigu usameyso askar dhar cad oo sir baara ah dalkuna waxa hormarka gaarsiya Ganacsatu dowladu waxan loojogin ayey ku mashqusha ee eeda kala taga Ganacsatu

  • @diamondmohamed1468
    @diamondmohamed1468 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtiis ninka kahad laya aniga bey igu dacdey

  • @ayanabdirahman2534
    @ayanabdirahman2534 2 ปีที่แล้ว

    Wale somaliya dowlad kamajirto runta in lashego ba fiican alow dowlad caadil ah nasii adaa weyne

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 2 ปีที่แล้ว

    dawlada wax ay leedahay majirto waa runtii

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว

    Sheekadu shabab ka wayn

  • @budeya1028
    @budeya1028 2 ปีที่แล้ว +2

    Kan ganacsatada u doodayo waa qaldan yahay sababtoo ah ganacsatada ma rabaan in Dowlad hanaqaado hadii Dowlad xoog leh dhalato ayada dhexda ka baxaayo, waxeey rabaan in wadanka ayaga xukumaan taas waa run, tan kale Ganacsatada qaar ka mid ah ayagaa Alshabaab ah. hadii eysan saa aheeyn Dowlada ayeey gacan sii lahayeey. marka ganacsatada waa in shaqo laga qabtaa.

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 2 ปีที่แล้ว

      Sidee dhaxda ooga baxayaan, please nomicnay

  • @mohamedhirsihoosh9795
    @mohamedhirsihoosh9795 ปีที่แล้ว

    war ninku fiicanaa oo run badanaa

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว

    Somalia waxaa haysta abni daro taasna waxaa masuul ka ah dowlada simple

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 2 ปีที่แล้ว +2

    Midkaan ganacsatada idoodaayo halabaaro

  • @abdirizakamin1260
    @abdirizakamin1260 2 ปีที่แล้ว

    Ninka ganacsata masalaayo wA khaain wala ogyahay inay ganacsatada shabab lacag siiyan

  • @aaxmdsalax4881
    @aaxmdsalax4881 2 ปีที่แล้ว

    👈😎 نو نو

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow5413 2 ปีที่แล้ว +1

    Ganacsatada waa dhiigmiirato Dayuus dowlad la aan kutaajiray waaye Cali yare Runta usheeg Time is Ofer

  • @Seki-Saed21
    @Seki-Saed21 2 ปีที่แล้ว

    Dood maaha Ganacsatadu iyagaa baadda siiya oo wixii aannu u dajinnay bay raaci waayeen, kkkk Cali nin macquulaan moodayay. maad ganaaxdo gaadhiga xilligiisa aan soo bixin. ar iga daa kan!

  • @finance6286
    @finance6286 2 ปีที่แล้ว

    Runta waxey tahay in anmniga ha ka shaqeeyan dowlada

  • @sinsinsss5216
    @sinsinsss5216 2 ปีที่แล้ว

    Wong kon main nin gcino opo Jepang karo main ning prancis opo german opo usa tetep milih ning tempat kui. Ue opo usa. Di doboli koe nek ngomkng rendah hati.

  • @shaarkayshaarkay155
    @shaarkayshaarkay155 2 ปีที่แล้ว

    Caloow xamar Hawiye ayaa iska leh waxaadna ka dhalatay dadka Hawiye taladiisa ay go,do, horey usoco, somaliweyn waa meesha aan ku dhamaanay, waxaana rajaynayaa siyaasiyiinta kale ee beelweynta Hawiye inaad tusaale unoqoto caloow,, Geesiga ayaa la xasuustaa,, taalo kuu dhisaynaa..

  • @maxcali863
    @maxcali863 2 ปีที่แล้ว

    Jidadka lugu ganacsado soo dowlad ma dhisin. Odayga maxa ka qaldan ma alshabaaba?

  • @mahamedibrahim6569
    @mahamedibrahim6569 2 ปีที่แล้ว

    xaaaad tuuug ilahay kafurtay dawladiina dumi waxna qaban maaaaa

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ปีที่แล้ว +3

    Haday ganacsatada haday khayr leeyahiin caasimada kaliya maxay uhagaajinwaayen qaraxa ayagaa sameeya dawlada manarabaan dawlad ganacsatada ayaa fidnada wada dawlamarabaan dalkii waykalaxireen umadana ayagaa iskudiraan dadkii waxay kadhigaan kuwa caafimaadkaa dadkayqarxiyaan ,kuwa diyaaradaha leh iyagaa isbaarada jidka dheer ganacsatada waxay haystaan beerdadaw,waxayhaystan hantidii qaranka xisaabtan halayimaadan

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 2 ปีที่แล้ว +3

    Cali yare 10000 kun iyo eber ayay ku dhamaatay ciyaarta dowlad magac uyaal inaytahy waa so baxaday maqaar saar aytahya mana xishoodaan kkkkkkkk

  • @shukrihirsi358
    @shukrihirsi358 2 ปีที่แล้ว

    ganacsatada denbi malahan yaa amankooda sugaaya

  • @sinsinsss5216
    @sinsinsss5216 2 ปีที่แล้ว

    Jajal tp nek ora percoyo oergaan busana nyanyi dll milih beku amrica ue opo milih koe????? Koe di doboli kabeh.

  • @omarabdi2425
    @omarabdi2425 2 ปีที่แล้ว +1

    cabdi runta maxa ushgtay

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 2 ปีที่แล้ว +1

    Waakan caqliga hawiye hadii aanan lagaqaban wadanka waa dhumeeynaa

  • @umimohamed2323
    @umimohamed2323 2 ปีที่แล้ว

    The real victim is ganacsatada waaye, waxay baad siyaan al shabab waxay canshuur siyaan dowlada

    • @mohamudissak1889
      @mohamudissak1889 2 ปีที่แล้ว

      Abayo runta waxey tahay cabsi ey qawan ayey udhiwan mesha na amni majiro

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088 2 ปีที่แล้ว

    War dalka xaad halaga Qabto

  • @dsf9824
    @dsf9824 2 ปีที่แล้ว

    Waar waxani waa mooryaan

  • @sinsinsss5216
    @sinsinsss5216 2 ปีที่แล้ว

    Rendah hati ki nek butuh.